Heeskan iskuuladaa lagu dhigan jirey waayo waxaa ku jira afsoomaali fara badan oo qaaliya. Allaah ha u naxariisto Abwaan Yam Yam AAmiiiiiiiiin Waxaa u curiyey 1976 anigoo dugsi sare dhameeyey. Waxan dhegeysanaya 2024 SSC khaatumo buuhoodle
Gundhigii xishoodkay Adiguna garaad badaney Maanku kaama guuree Murti aan la goohiyo Gunno weeyeh kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladey ha gaagixin.
Allaha U Naxariisto Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Siyad (Yamyam)
Tuu londonku habaarayey weydii iyo Snm tii kkk.
Heeskan iskuuladaa lagu dhigan jirey waayo waxaa ku jira afsoomaali fara badan oo qaaliya. Allaah ha u naxariisto Abwaan Yam Yam AAmiiiiiiiiin Waxaa u curiyey 1976 anigoo dugsi sare dhameeyey. Waxan dhegeysanaya 2024 SSC khaatumo buuhoodle
Alloow kuu naxariiso abwaannada soomaaliyeed waxay ahayeen hoggaamiyayaal,samawadayaal,xeer ilaalitaal, garsoorayaal, dhaqan ilaaliyayaal oo wada daacad ah runtana sheega oo dadka u dhaxeeya ALLAAH HA WADA NAXARIISTO DHAMAANTOOD WAXAAN KA CODSANAHAYAA KUWA HADDA JOOGA INAY KU DAYSADAAN OO HIDDO RAACAAN
Waxaan kamid ahay qaraabada abwaanka Anooyar ayaan muuqaalka daawanjiray inkastoon geeljire ahaa afsoomaaliga sifiican uyaqaan hadana waan yaraa waliba aad Imika xeeldhewrida heesta iyo tashabuhaadkiisa sifiican ufahmay markaan kuceshtay 4/jun 2024
Waa xili hore wlhy wll.😮
Erayadii aun Yamyam. Xalay gelin dhexaadkii Maraan mayrac guuraha Sheedda guriga faallalay Oo himilo gaariyo dayaxoon galsho lahayn Ilayskiisa galalacay Sida goonni daaq cawl Gaaf meeray socodkii Oon guud haldhaa iyo Mililicay gob waynoo Midba goonni laamaha Rucub miro ah gunuddoo Gadgaddoonka raamuhu Dhexda dari garaaro leh Hadba gees uliicaan Oon wali gar eexaad Lagu niqin guntiisoo Gudin nabar uyeeshiyo Gacan cadaw ku dhicinoo Oo xididka gaarrani Dayrta oo gudaaddiyo Gu' la waayay aragoo Goondaha rayska kula jira Oo hoos galbeedkiyo Harka gelinku bixiyaa Neecaw gaara leeyahay Oon halaq galeeniyo Inna godad lahaynoo Gardhadiyo caleemaha Aanay haaddu guran karin Oo meel gabboodiyo Saba guri ku yaallo Leexa is galaashiyo Ufa garamme kiciyo Dabaylaha gilgilayaa Manka aanay goyn karin Kalgacayl igalay iyo Gocashada xasuustiyo Haybadday la gudubtoo Naxariis indhuhu godol Baalashii is galiyeen Ayaa gedefkan muuqaa Geed iiga dhigayee Illeen araggu waa gabar Mase garanyee talo? Guurtii yaa umari lahaa Goob xarashada yaa Isagoo gefine sugay Garta kaligii naqi lahaa Naftu gogotay laabtee Googaala badanaa Gudbi wayday saantee Ma god ba horteedaa Inaan laba mid soo galo Soo ilama gudboona Geesi waaya aragihi Dantii kama gaddoomee Saw ardaaga gurigii Gaashaanka maan dhigan Soo erayo googo'an Goonni baar kumaan oran Guuleed ma joogaa Guntaanaha sarbeebtaa sow maanay garanoo Kaftan dhiirri galiniyo Googgaa ma oranoo Sheekadii igama ay gurin Oo gudashada xeeliyo Gaari camalladeedii Gogol iima soo dhigin Hasaawee guudoo Gardaadiyay jacayloo Sow barashoo guudoo Aannu libin ka gaarnaa Goobtaa kamuu dhalan Laxawgaa guntama iyo Faraxaa kasoo go'ay Qalbigii gurnaaye Irmaanaaday galbtoo Gacma furan dhankaygee Daala geedaheedii Danhi aan ka gura iyo Guntimooyin ubaxoo Xariir lagu galeeyaa Idiin galiyay qoortee Deeq gacalo Gobaad wxaad u dhiibtaa Boholyow aan qof ii gelin Intii aan gu' noolaa Gundhiggii xishoodkaay Adguna garaad badaneey Maanku kaama guuree 👑Murti aan la goohiyo Gunna weeyee kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladay ha gaagixineey. By Beeroof❤
❤❤❤ ala hakuu naxariisto murqaan buu cirkaa intuu lamaray buu xaafado ugeeyay
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
Alleh ha,unaxariisto waxaan dhagaysanayaa 02/01/2024
Gundhigii xishoodkay Adiguna garaad badaney Maanku kaama guuree Murti aan la goohiyo Gunno weeyeh kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladey ha gaagixin.
Hees qaaliya iskuulkan kudhigan jirey
buugaa xagee laga heli karaa tolow
“Yamyam baa wax soo tirin Taladaba kumaan darin. Ninka maad taqaanaan Tooraduu la kowsaday Yamyam tuutahaa dhalay Hadaa tayga (tie) loo xidhay” Hadraawi AHUN.
Hhh.odeyaal kaftamaya ama is xifaaleynaya ayey ahayeen.allaw idin wada naxariiso..aamiin aamiin.
@@axmedsahal7268Haa AHUN Labadaba
Allow idiin naxariiso intiina dhimatay inta nool ee xasan kamid ka yahay ilaahay cimriga ha u barakeeyo
Alle ha u naxariisto abwaanka
Eeboow Kuu Naxriiso Anoo Yar baan Maqli Jiray Erayga ah Guuleed ma Joogaa inuusan Jooginna Wuu ogyahay
Alow kuu naxariiso
Allaha unaxariisto awoow gay Cabdi khaadir xirsi
Alaha unaxariisto Ustada Cabdi qaadir xirsi yamyama 💯🙏👏🌺🇸🇴
Buugaas intee lagaheli karaa? Abwaanka allha unaxariisto inuu dhintay ayaa igu ma qaala.
laxowgaaguntamayiyo
Cabdi Good wuu fahmi waayey heestan ee ha la gaadhsiiyo
Abwaan Yam Yam allaha kunaxariisto🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heesta tiraahda Usha maad u qaban ee khadra daahir isagaa lahaa
Ilaahay haunaxaristo abwanka weyn yamyam walee ereeyo murti leh waye
allow ku naxariiso abwaan yamyam
wakhti jacayl uu ahaa, anaguna wakhti dagaal ayaa allah wadanka nabad nooga dhig.
Hadalka adaa dhameeyey
Fan mareexan waa kaa wax lasooqaray arinayo naa aqrinayo xayawan figeradas malihid
Mareexan iyo qabiil mxaa ka dontay adiga Abwanka ilaahay haunaxaristo
Marexaan waa Qabiilkiisa Ee abwaan Yam yam deen miyaad kuleheed aankusinee
Waad masayrtay miyaa.
Adigu waxba malihid kuukuuyo ka tahay somaliya
Hoyada was marexan wad ku qafiftay dhila ku dhashe
ilhahow u naxariiso cabdiqaadir xirsi yamyam
Allow u naxariiso ereyo mcaana
Caadi maaha hestani
Allah naxariistii jano haka waraabiyo waxaan heesihiisa ugu jeclahay Heestan Guuleed ma joogaa iyo Daalo aragtideedaay Allah yaa arxam
5 sano kahor baad comment gaan qortaye kwrn wll
Abwaanka ninka waraysiga kaqadayaa waa khadar cakule waa ninka kadhex hadla shirkada Telesom waana saxafiyiinta waa wayn ee soomalida xiligaa wuxu ahaa Wariye Tv ga Qaranka somaliland 2005 tii ayuu warisigaa Qaaday Khadar cakule mardambe wuxu noqday agaasimaha Tv ga Qaranka Uduceeyaa abwaankii waynaa Ee yamyam allaw dhaxal iyo erayo cajiiba ayuu inooga tagay
Somalilander pure
Hadhaagaagu waa eber dollar ninka igu waaley Miyaa waad mahadsenthy
Alle janadaa haa ka waraabiyo wllo thanks
wlhi abwaan ayuu ahaa alle ha unaxariisto heestan hees ka ereyo badan abid ma dhagaysan
Alle ha u naxariisto
Allow Kuu Naxariiso Waxaan Aamin Sanaha Heeskan Inuusan Jiren Hees Ka Erayo Macaan Oo Somalia 🌹🔥💯🙏
Erayo miisaan leh abwaan yammay allaha kuunaxariisto
Waa gabar 😋😋dhowarsan suu sheegayey abwaanka Allah u naxaristo 😍
Faarax afcad,aadan gurey ,guled jucfe, yamyam viva
MSBARE ku darso. Guuleed jucfe samatar ma halkaasuu ahaa
abwaan heeso wanaagsan
Good
Allah naxariis waarto ku siiyo adeeer
masha alaah ilaahayoow kuu naxariisa walee gabeyga waxaa u dheeraa caqli badni
Kkkkkkkk wax taagtay weeye marqaan buu cirkaa lama raye allaw kuu naxariiso
B
Masha.allah Abwaan Cajiiba Wlhy yam yam
Good
allow ku naxariiso
Ilahow unaxariiiso abwaanka
Kkkkkk shaxari waka