- 517
- 571 731
Kaaraamardha News
Приєднався 27 жов 2021
Welcome to Kaaraamardha News, an independent media outlet that provides interesting information and useful programs, set up to contribute to the community.
Kaaraamardha is a key Channel For Informing, Educating, Entertaining, Engagement And Platform For People to Discuss Their Views And Ideas.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform, Educate and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Barre Ilkacase

XOG Maxay Tahay Sirta Uu Fashiliyay Cali Cabdullahi Cosoble Ee Md Xassan Maaganaa?
XOG Maxay Tahay Sirta Uu Fashiliyay Cali Cabdullahi Cosoble Ee Md Xassan Maaganaa?
Переглядів: 2 432
Відео
DEG DEG Dilaa Hashim Oo Qirtay Oo Inuu Dilay Gabdhihii Somaliyeed
Переглядів 3,6 тис.4 години тому
DEG DEG Dilaa Hashim Oo Qirtay Oo Inuu Dilay Gabdhihii Somaliyeed
DEG DEG Guusha Wayn Ee Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xujada Hortaalla,Kulmiye Oo Sigtay
Переглядів 7 тис.12 годин тому
DEG DEG Guusha Wayn Ee Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xujada Hortaalla,Kulmiye Oo Sigtay
DEG DEG DAGAALKA WASIIR FIQI IYO REER SOMALILAND OO MEEL XUN GAARAY
Переглядів 12 тис.16 годин тому
DEG DEG DAGAALKA WASIIR FIQI IYO REER SOMALILAND OO MEEL XUN GAARAY
WASIIR FIQI OO SI ADAG UGU HANJABAY SAFIIRADA DALALKA SHISHEEYE EE HARGEYSA UDHUUNTAY
Переглядів 42316 годин тому
WASIIR FIQI OO SI ADAG UGU HANJABAY SAFIIRADA DALALKA SHISHEEYE EE HARGEYSA UDHUUNTAY
DEG DEG QOYSKA DEEQA OO XOG YAAB LEH NALA WADAAGAY
Переглядів 6 тис.14 днів тому
DEG DEG QOYSKA DEEQA OO XOG YAAB LEH NALA WADAAGAY
DEG DEG Dambiile Kale Oo Loo Qabtay Dilkii Deeqa Iyo Maxkamadda Oo Lasoo Taagay Isagoo ooyaya
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
DEG DEG Dambiile Kale Oo Loo Qabtay Dilkii Deeqa Iyo Maxkamadda Oo Lasoo Taagay Isagoo ooyaya
DEG DEG XOG NAXDIN LEH OO KASOO BAXDAY GABADHII AFRAAD QAABKII UU U QASHAY DILAA HASHIM
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
DEG DEG XOG NAXDIN LEH OO KASOO BAXDAY GABADHII AFRAAD QAABKII UU U QASHAY DILAA HASHIM
DEG DEG ABIY AXMED OO MARKALE KU HANJBAY INAY QASAB TAHAY INAY ITOOBIYA BAD HESHO
Переглядів 34821 день тому
DEG DEG ABIY AXMED OO MARKALE KU HANJBAY INAY QASAB TAHAY INAY ITOOBIYA BAD HESHO
X.FAARAX MACALLIN''SHIDAALKA SOMALIA IN LASOO SAARO WAA ARIN FIICAN LAAKIIN HESHIISKA..
Переглядів 95521 день тому
X.FAARAX MACALLIN''SHIDAALKA SOMALIA IN LASOO SAARO WAA ARIN FIICAN LAAKIIN HESHIISKA..
Wararkii Ugu Dambeeyay Hablihii Somaliyeed Ee Sida Foosha Xun Loogu Nairobi Iyo Xogo Cusub
Переглядів 1,5 тис.28 днів тому
Wararkii Ugu Dambeeyay Hablihii Somaliyeed Ee Sida Foosha Xun Loogu Nairobi Iyo Xogo Cusub
DEG DEG JIGJIGA OO U MUUQATA INAY GACANTA SOMALIDA KA BIXI DOONTO
Переглядів 550Місяць тому
DEG DEG JIGJIGA OO U MUUQATA INAY GACANTA SOMALIDA KA BIXI DOONTO
DEG DEG URURKA ONLF OO KUDHAWAAQAY SHIR AAN CAADI AHEYN IYO CABSI LAGA QABO DAGAAL KALE
Переглядів 814Місяць тому
DEG DEG URURKA ONLF OO KUDHAWAAQAY SHIR AAN CAADI AHEYN IYO CABSI LAGA QABO DAGAAL KALE
XOG ITOOBIYA OO DHAXDA KAGA JIRTA DHAQAALE XUMIDII UGU DARNAYD ABID
Переглядів 275Місяць тому
XOG ITOOBIYA OO DHAXDA KAGA JIRTA DHAQAALE XUMIDII UGU DARNAYD ABID
DEG DEG MUUSE BIIXI OO RAJO LA,AAN NOQDAY IYO CIRRO OO GUUSHII USOO CARFAYSO
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
DEG DEG MUUSE BIIXI OO RAJO LA,AAN NOQDAY IYO CIRRO OO GUUSHII USOO CARFAYSO
XOG CULUS OROMADA OO QORSHANAYSA INAY DEEGAANKA SOMALIDA QABSATO
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
XOG CULUS OROMADA OO QORSHANAYSA INAY DEEGAANKA SOMALIDA QABSATO
''Axmed Madoobe Waa Khabiir Wuuna Fahmay Qorshaha Xassan Sheekh''
Переглядів 2,6 тис.Місяць тому
''Axmed Madoobe Waa Khabiir Wuuna Fahmay Qorshaha Xassan Sheekh''
siyaasi Axmed Xashi''Xassan Sheekh Maamul Ma Yaqaanno Ee Ha Iscasilo''
Переглядів 354Місяць тому
siyaasi Axmed Xashi''Xassan Sheekh Maamul Ma Yaqaanno Ee Ha Iscasilo''
DEG DEG MADAXWEYNE KUXIGEENKA KENYA OO WAJAHAYA XAALAD ADAG IYO XILKA OO LAGA TUURAYO
Переглядів 245Місяць тому
DEG DEG MADAXWEYNE KUXIGEENKA KENYA OO WAJAHAYA XAALAD ADAG IYO XILKA OO LAGA TUURAYO
DEG DEG Wsiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Noqday Madaxweynaha Itoobiya Iyo Somalida Oo Baddalaysa
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
DEG DEG Wsiirka Arimaha Dibadda Itoobiya Oo Noqday Madaxweynaha Itoobiya Iyo Somalida Oo Baddalaysa
Cabdullahi Cilmoge''ITOOBIYA IN BADDEENNA LAGALA HADLO WAA XAARAAN''
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
Cabdullahi Cilmoge''ITOOBIYA IN BADDEENNA LAGALA HADLO WAA XAARAAN''
R/WASAARE XAMZA OO ITOOBIYA KU BAHDILAY GOLAHA AMAANKA HORTIISA
Переглядів 807Місяць тому
R/WASAARE XAMZA OO ITOOBIYA KU BAHDILAY GOLAHA AMAANKA HORTIISA
TALIYAHA CIIDANKA ITOOBIYA OO HADALLO YAAB LEH AY KASOO YEERAY
Переглядів 2,4 тис.Місяць тому
TALIYAHA CIIDANKA ITOOBIYA OO HADALLO YAAB LEH AY KASOO YEERAY
XOG SIDAY KU TIMID MAGACAABISTA TALIYE ASAD DIYANO?
Переглядів 2 тис.Місяць тому
XOG SIDAY KU TIMID MAGACAABISTA TALIYE ASAD DIYANO?
DEG DEG ITOOBIYA OO KU HOR CALAACASHAY QARAMADA MIDOOBEY
Переглядів 1,8 тис.Місяць тому
DEG DEG ITOOBIYA OO KU HOR CALAACASHAY QARAMADA MIDOOBEY
DEG DEG MARKAB HUB AH OO DAKADDA MUQDISHO KUSOO XIRTAY IYO XOGTIISA
Переглядів 1 тис.2 місяці тому
DEG DEG MARKAB HUB AH OO DAKADDA MUQDISHO KUSOO XIRTAY IYO XOGTIISA
DUQA KISMAYO''KISMAYO WAA MAGAALADA UGU AMNIGA FIICAN SOMALIA''
Переглядів 2492 місяці тому
DUQA KISMAYO''KISMAYO WAA MAGAALADA UGU AMNIGA FIICAN SOMALIA''
Caddaani Hirmooge Oo Fariin Culus Udiray Dhalinyarada Dawlad Deegaanka
Переглядів 8312 місяці тому
Caddaani Hirmooge Oo Fariin Culus Udiray Dhalinyarada Dawlad Deegaanka
XOG CULUS:ITOOBIYA OO MARKALE HUB GALISAY GUDAHA SOMALIA
Переглядів 9112 місяці тому
XOG CULUS:ITOOBIYA OO MARKALE HUB GALISAY GUDAHA SOMALIA
DEG DEG DAGAALKA LAFTA GAREEN IYO DAWLADDA FEDERAALKA OO MEEL XUN MARAAYA
Переглядів 8812 місяці тому
DEG DEG DAGAALKA LAFTA GAREEN IYO DAWLADDA FEDERAALKA OO MEEL XUN MARAAYA
❤
Butland iyo Hiiraan kama tira badna sababtoo ah Umada Ku nool oo sidii koronkorada isu dul saaran
Koonfur hal qabiil maa dagamn hee
Xifaaltanka reeraha dhex mara xilliyada doorashooyinka ree Somaliland wallaahi waad yaabaysaa.La isma dagaalo waxna la isuma reebto. Hal reer iyo sheekadaasu kama shaqayso.
War Xasan tuug buu lataliye uyahay
Thank you
8k buu dhiig islaam ku banaystay eebow ninkaa tabtuu hablaha soomaaueed u dilay loo dilaa asaga iyo kuwa la midka ahba
Adigu canway baatahay siyaasadnamataqaanid iidoor Sonimanki malas noodhiibijiray ma aha iidoor waagaalo eehataagerin kalexo wasifiqihacadaabee
Xarood xasidiin wadani wa rag isaaqa waan idin fahansanay jigjiga xoree
hhhhh
Simply proud inaan gabadh reer soomalilaan ahay dooratay muuse biixi 2017 markay maanta siyaasadiisi ku qanci waydana ka codaysay oo cirro dooratay Allow ku astur xilkaas Muusena abaal ayaan ugu ahayna inuu qabtay 2 doorasho oo isa saaran oo 90% dhaqaalaha qarankaygu bixiyay Soomaali iga laandheeraysan ma jiro Allahuma lakal xamd❤😂
Wcs wll wasax barnamishkan
Kkkk garacan yadhalay
Somaliland waa loo taliyee haku mashquulina Xamse iyo xasan ha isisoo dhiibaan
Waxad muse urakaysen inu muse kii faqash xasuuqay ahaa oo kii mabaasiir inugu beerey hadaad tihiin xarood wana kii biyo raaciye aabihini xarood afweyne mujirim oo dariqii fircoon matalaye markaa madaamod nin birlab ahaa oo libaax 1milyaan oo xarood u dhigmaye ahaa oo lagu dhici karin ayad nacybeydeyn hadad xarood faqash tihiin oo u ka tirsana ururkii snm ey libaaxyadi geeska afrika ey qaxooti iyo silic ini baday ed ila maanta ad la qaxooti tihiin kii afweyna isagow qaxoti ku ah nigeria suli amba mashqul lagu saxarodow ku dhex bakhtiye markaa taas ayad ka urinayseyn muse oo u yahay nin an la marin karin midnimo dhimatay iyo xamar qudhuntay oo adunyaduba nacday ka diiday inu dib ugu laabto oo u ahaa nin ad ugu taqaqusay arimaha faqashta taas ayad rajaysayn inu ciro ka fudud yahay lakiin hadan tiina ini racow ciro kuma dhici karow inu midnimo dhimatay u yidhaado somalia qadadweyne ayan la midoobaya laakin xalay wad faraxden oo waxay noqotay sheykadinu dhegdheer dhimatay dhulkii wa nabad oo mabaasiirti u muse ini qaadsiyey ed mudow aydun seexan ey caloolxanuunka inigu haysay aya xalay ad ka bogsateyn
Cagdheer foolqul cagdheer Xasiiden xayawaan peace of Somaliland bay khafifen Cagdheer reer qudha 2024 laa gumaysto ka sheekay uuuuuuuffff
Muuse waxa loo eryay wuxu haaba waan ogaaney
TV LAAN GAAB ILAYN OGADEEN MA DHACAYSO BILAASH BAA BUUDHI LOOGA KIREEYEY
Xabashi miyaa xaa sheegaysaan somali soo weerartay ⁉️😇
Somaliland is not easy , aduunkoo dhan baa hadal hadalhayaa . Ogaadeen kii oo siyaasad falanqaynaaya marxuumkii oo hanbalyey , xasan oo Ciro moodaya inuu somaliland keeni Karo oo faraxsane baan arkaa balse somaliland maaha sida LA moodaayo hadal hayntu waa sharaf .
Keenidu muhiim maaha lkn waxaa muhiima in nabada laga shaqeeyo waqtigii muuse xilka hayay dagaal bu utaagnaa mar walba saas darteeda aduunkii baa arkay iyo soomaali dhamaanteed
Welkom 🤗 Ilkecase iyo Cabdiraxman
Gudomiyaha dorashada Musa Bixi aya magacaabay. Gsbadhi ad shegeyso ea ilma Xaraam daba shidaysa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
5 somali ee midnimada laga ranay 1960 way beeniwday mana dhacayao oo 65 years ba laga joga marka bari inu i manayo ninka sugayaa wlhi haben muu jirin ee an isku ducayno oo nin walba 5 xidigod midkisa ha bismilaysto ✅sasa somalinimo lagu wada ahan kara ❤viva somaliland
Adr runta ka hadla. Wasiir Fiqi waa nin rag oo Soomaali asala ah oo Itoobiya siiyay jaawaabtii ku haboonay ee Soomaliya siiso Itoobiya mudo dheer. Lkn dagaal kulama jiro Somaliland iyo cid kale ee kuwii Soomaaliya baabiyay ee Isaaqa iyo Daaroodka munaafiqiinta ah ayaa isaga dagaal kula jira ee Soomaalidu runta haysku sheegto. Hadii kale Oromo iyo Xabash qudhmuun ayaa waligood boori oo dhakada ka garaaci doona. Sidaas ayayna rabaan duligu.
War naga aamus war kan nacaska ah eed waraysato bare ilkacase muxuu ahaa waan ku daawana qofkan naga qabo wasiir fiqi wax khaldan muu sheegin laxyahay waxaad leedahay booga danqan iidoor miyuusan ahayn kii shalay udanbaysay laascaanood duminayey anagigoo Reer jubaland ah ayaa taageersan fiqi
Maseerku xuma ninka naqaska haysy xaasid nino dartteed
Wariyahani run buu sheegay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xabad loogamasaarin Siyaad Bare weey kaamaqantahay maanta Cabdoow😂😂😂😂😂😂 isiiiiiiii sisinta iimey
Asc alle hakuu rumeeyo riyadaada waxaynu nahay isku riyo farqiga magalada madaxda baa inoo dhexeeya isagana weynu ka heshiin insha.allh
Rag Walalo wax uu ku dhaamo lawaa!
Fiqi wuu saxan yahay waa wasiirkii arimaha dibada ee somaaliya
Ilig baa saa yiri buu leeyahay
Ma idoor baa qiima leh waa iidoore kani waa nin aan waxbadan ogayn
War kani majuur maaha
Maya maya majerteen cuqdad ma qaban waa la is dila lkn waa dad wanagsan from SSB
weriyaha caqligiisa waa 0 walhi
Qabyaalad aya dhiigiina kabooxda ee hooyadinwasa munaafiqiin ayad tihiin
Ilaahay baa runta kugu jecel waa masayr fiqi warkiisu Adigaa ku fiicnaa bookable fiqi Walalkay jir oo joog noolaw
MashaAllah..#vivaSomaliland
Waa dood murti yaysan .tv ❤❤❤ Fiqi iyo JAAMAC galad waa Isku fikir Cunsuriyiin ah❤❤❤
Waa lana fogeeyaa laakiin Anaga reer sland ahaan ma fogin sidaa MADAXWAYNE muuse Ayaan fogayn
WARIYAHA waa Runtii minimada umada soomaaliyeed Markasta waxaa duugaya koonfylurta soomaaliya❤❤❤❤
Waxaa dagaal mudan tugada Soomaalida kadhexshaqeynaya
Haa fiqi wa xaasid
Warya fiiq wuu saxan yahay ee caadi iska dhig
Kuwaann horta ma somalia?
hhh
3 gole ee ku metela isaaq dawlada federaalka waa in loo diraa degaankooda si ay ula soo hadlaan dadkooda waxay ka keenaanba markaa DFS ku dhaqanto
Kuwaasi waa dambiile qaran waxay kuu keenaan daayoo horta ma iman karaanba 😂😂😂😂😂😂
ma hadad dhalatay edo ma iman karan ba ka horaysa kuwasi nama maralane hala so eryo
Reer somaliland wayka gudbeen qabiil waxayna dheheen ayaa dan inoowada