- 31
- 6 653
Dr Ismail Speciality Hospital
Приєднався 4 лис 2019
Hospitalka takhasuska daaweynta iyo qalliinka Lafaha, muruqyada, kala goysyada iyo seedaha, ee Dr Ismail Speciality Hospital
waxa aanu muddo ka badan 35 sanno ahayn isbitaalka ugu weyn ee Soomaalilaan iyo Soomaalida kaleba u qaabilsan arrimaha baadhista, dawaynta iyo maaraynta dhaawacyada lafaha ee dadyawgii ku waxyeelloobay kuna dhaawacmay dagaalladii sokeeye.
Waxa aanu adeegga ka bixin jirnay isbitaallo kala duwan sida ‘Al-Kawsar’ iyo ‘Gargaar’.
Sannadkii tagayna waxa aanu soo kordhinnay isbitaal cusub oo shaqayn doona 24/7 oo gaar u ah dhanka lafaha, kaas oo loogu magac daray aasaasaha “Dr. Ismaaciil”.
Iyada oo laga faa’idaysanayo khibraddiisa ka badan 35-ka sanno iyo qalabka farsamada cusub ee casriga ah, ‘Isbitaalka takhasuska ah ee Dr. Ismaaciil’ waxa ay ujeeddadiisu tahay in uu bixiyo adeegga lafaha ee tayadiisu ugu sarrayso iyo daryeelka ugu fiican ee la bixin karo si loo yareeyo baahiyaha caafimaad ee dadku dibadda u aadaan.

Khadar Askar | Bukaan Sanka Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Khadar waxa uu galay shil gaadhi, waxana kasoo gaadhay dhaawacyo badan, waxa uu ka jabay sanka iyo lugta, dhaawacyadaasina waxa ay ku keeneen xanuun iyo damqasho badan. Dhaawaca sanku wuxuu ku keenay inuu si sax ah u neefsan waayo, wax urin kari waayo.
Waxa la keenay Dr Ismail Specialty Hospital, waxana uu la kulmay dhakhtarka takhasuska qurxinta maqaarka iyo wejiga, waxana uu dhakhtarku u sheegay in sanka qalliin lagu samaynayo, lana toosinayo, shaqadiisii oo dhamaystiranna la soo celin doono idam alle, waxana loo sameeyey qalliinkii.
Khadar maanta wuxuu dareemayaa caafimaad, waxana uu aad ugu faraxsan yahay in sankiisii sidii hore kusoo noqday, una toosan yahay, si sax ahna uu u neefsanyo waxna u urinayo isagoon laga dareemayn inuu mar sanka ka jabay ama uu qalloocsamay.

Переглядів: 1
Відео
Khadar Cali Jibriil | Bukaan Seedaha Faraha Loogu Hagaajiyey Dr Ismail Hospital.
Переглядів 14 години тому
Khadar waa nin dhalinyaro ah oo ay niman budhcadi dileen una geysteen dhaawacyo aad u culus. waxa ay gacanta kaga dhufteen faash, waxana go'ay dhamaan seedaha ka shaqaysiiya faraha. Dhaawacyadaasi waxa ay si wayn wax uga badaleen noloshiisii, isaga oo ka fadhiistay shaqadiisii, awoodina waayey inuu taageero qoyskiisa iyo caruurtiisa, waxana la keenay Dr Ismail Specialty Hospital isaga oo xaalad...
Nasriin Baashe Dhamac | Bukaan Cududa Loogu Qalay Dr Ismail Hospital.
Переглядів 304 години тому
Nasriin waa hooyo la kulantay shil gaadhi, waxana ay ka dhaawacantay gacanta. Si kedis ah ayay nolosheedii isu bedeshay iyadoo awood u yeelan wayday inay gacanta wax ku qaado, waxna ku qabato, nolol maalmeedkii gurigeedana si madax bannaan u raacato, caawimaadna u baahanaysay markay doonto inay wax qabsato, taasna waxay ka qaaday niyad jab iyo mooral xumo. Waxa la keenay Dr Ismail Specialty Hos...
Cali Qorane Maxamuud | Bukaan Biixiweynta Loogu Qalay Dr Ismail Hospital
Переглядів 16День тому
Cali waa nin muruq maal ah oo doog kusoo kacday. Nabarkaa yaraanta soo gaadhay waxa uu ku sababay inuu socodkiisii qalloocsamo oo uu dhutiyo. Wax uu la noolaado xanuunkaasba waxa uu go'aansaday inuu daryeel caafimaad raadiyo hasayeeshee waa uu waayey goob caafimaad oo ka haqab tirta meelaynta cillada xanuunka ku keenaysa, una dhigta qorshe lagu daweynayo. Waxa uu yimid Dr Ismail Specialty Hospi...
Gaasira Cabdi Cali | Bukaan Kalxanta Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital
Переглядів 5011 місяців тому
Gaasira waxa ay ku dhaawacantay shil Bajaaj, waxana ay ka jabtay kalxanta. Laba bilood ayaan xaaladeeda waxba laga qaban, waxaana ay ku noolayd nolol adag oo ay ku khasbanayd inay gacan kaliya wax ku qabsato. Waxa ay la noolayd xanuun, damqasho, iyo tabar darro. Waxa la keenay Dr Ismail Specialty Hospital, waxana loo fuliyay qalliin. Muddo kooban kadib waxa ay soo ceshatay caafimaadkeedii, awoo...
Khadra Maxamed Gaboobe | Bukaan Bawdada Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 125Рік тому
Khadra laba sano ka hor ayuu dhaawac kasoo gaadhay bawdada, dhaawacaas oo isa soo tarayay wuxuu keenay in ay labadii bilood ee u dambeeyay socon kari waydo xanuun dartii oo ay noqoto sariir yaal Iyadoo la sido labada lugoodna ay isku xidhanyihiin ayaa la keenay Dr Ismail Speciality Hospital, halkaas oo lagu ogaaday in bawdadu jabantahay oo ay is dhaaftay (stress fracture), waxana loo fuliyay qa...
Cabdiraxman Ibraahim | Bukaan Lugta iyo Daanka Loogu Qalay Dr Ismail Hospital.
Переглядів 72Рік тому
Cabdiraxmaan waxa uu ku dhaawacmay shil gaadhi, waxana uu ka jabay labada lugood, daanka (mandible), iyo feedhaha. waxa la keenay Dr Ismail Speciality Hospital isaga oo xaalad khatar ah ku sugan, waxaa loo fuliyay gaargaar degdeg ah, kadibna waxa loo sameeyey qalliino badan oo lugta iyo daanka ah. Cabdiraxmaan maanta waxa uu ku soconayaa labadiisa lugood, waxana uu awood u leeyahay in uu shaqay...
Nuradin Cabdi | Bukaan Jilibka Loogu Qalay Dr Ismail Hospital.
Переглядів 100Рік тому
Nuradin waxa uu dhaawac kusoo gaadhay ciyaar, waxa uu dhaawacaasi wuxuu ka horjoogsaday inuu wax barto, ama ciyaaraha uu ka qayb galo. Waxa uu yimid Dr Ismail Speciality Hospital isagoo dhul yaal ah, waxana loo fuliyay qalliin. Nuradin maanta wuxuu awood u leeyahay inuu waxbarto, noloshiisiina si madax bannaan u maamusho si caafimaad ku dheehanyahay. Ka bogo qisada Nuradin.
Farax Maalik | Bukaan Misigta & Gacanta Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 179Рік тому
Farax waxa ay gashay shil gaadhi oo culus, waxaana ay ka dhaawacantay gacanta iyo misigta oo saddex meelood ka jabtay. Farax waxaa la keenay Dr Ismail Speciality Hospital, waxaana loo fuliyay dib u qaabayn dhawr qalliin isugu jirta oo misigta loogu sameeyey, waxaa sidoo kale loo qalay gacantii. Farax maanta waxa ay si madax bannaan u maamulataa nolosheeda iyo hawl maalmeedkeeda si farxad iyo ca...
Salma Maxamuud | Bukaan Lugaha Loogu Toosiayay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 29Рік тому
Salma waxa ay ku dhalatay xaalad ku keentay in lugeheedu qalloocsamaan, kuna keenay dhibaatooyin caafimaad iyo socodkeedii oo is beddelay. Waxaa loogu fuliyay Dr Ismail Speciality Hospital Qalliin loogu toosiyay lugaha. looguna suurto galiyay inay socodkeedii caadiga ahaa soo ceshato nolosheedii iyo waxbarashadeediina si fudud ugu noqoto.
Sahal Faarax | Bukaan Dhabar Xanuun Laga Daweeyey.
Переглядів 44Рік тому
Sahal waxa uu muddo la halgamayey dhabar xanuun aad u daran oo ka horjoogsaday socodkii iyo gudashadii cibaadada. Waxa uu yimid Dr Ismail Specialty Hospital, waxaana loogu sameeyey jimicsi ama physiotherapy. Sahal muddo kooban ayuu kusoo kusoo ceshtay socodkiisii iyo gudashadii cibaadooyinka isaga oon wax xanuun ah dareemayn. Hadaba ka bogo qisada Sahal iyo habka loo daweeyey.
Mohamoud Cabdi | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 77Рік тому
Maxamuud waxa uu misigta kaga dhaawacmay shil gaadhi oo uu galay. Waxa uu dhaawacaasi ka horjoogsaday socodkii, hurdadii ayaa ku adkaatay waxana uu u diiday inuu shaqadiisa qabsado, reerkiisa iyo caruurtiisana uu masruufo. Kadib markii uu yimid Dr Ismail Specialty Hospital waxaa loo sameeyey qalliinka beddelista Misigta, qalliinkaasoo u saamaxay inuu dib socodkiisii usoo ceshto, noloshiisii caa...
Sahra Cabdilaahi | Bukaan Dhabarka Loogu Daweeyey Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 89Рік тому
Sahra waxaa dhabarka hoose kasoo gaadhay jug, jugtaasi waxay dhibaato gaadhsiisay nudaha u dhexeeya riciraha qaybta hoose e lafdhabarta, waxay timid Dr Ismail Specialty Hospital iyadoo dhinac u liicaysa, hawl maalmeedkuna ku adagyahay, socodku dhibaayo, wax culus aan qadi karayn, gudashadii salaaduna ku adagtahay, waxaa jimicsi loogu sameeyey qaybta Physiotherapy ga ee Dr Ismail Specialty Hospi...
Guled Cabdirashid | Bukaan Seedaha Faraha & Baabacada Loo Beeray.
Переглядів 176Рік тому
Guleed waxaa gacanta kaga dhacay midi, waxaana go'ay seedaha faraha iyo baabacada, wuxuu dhaawacaasi ka horjoogsaday inuu qabsado shaqadiisii dareewalnimo. Kadib markii uu yimid Dr Ismail Specialty Hospital, waxaa loo sameeyey Qalliinka beerista seedaha oo dib loogu beeray seedihii faraha iyo baabacada. Guuleed maanta gacantiisii si buuxda ayuu u isticmaalaa, waxkastana ugu qabsadaa. Ka bogo qi...
Cabilaahi Cilmi | Bukaan Labada Jilib Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 95Рік тому
Cabdilaahi waxaa jilbaha kaga dhacay xabbad, shil gaadhina wuu ku dhaawacmay, labadii jilib way joojiyeen shaqadii waxana ku adkaatay inuu sameeyo waxyaabihii asaasiga u ahaa nolol maalmeedkiisa sida socodka, fadhiisashada, gudashada salaada iwm. Waxa la keenay Dr Ismail Specialty Hospital isagoo biro ku soconaya, waxana loo sameeyey qalliinka beddelista jilibka, Cabdilaahi maanta waa soconaya ...
Suhayb Yare | Bukaan Xanuun Misigta ah Laga Daweeyey.
Переглядів 98Рік тому
Suhayb Yare | Bukaan Xanuun Misigta ah Laga Daweeyey.
Abdirshid Maxamed | Bukaan Qalliin Loogu Sameeyey Dr Ismail Specialty Hospital
Переглядів 43Рік тому
Abdirshid Maxamed | Bukaan Qalliin Loogu Sameeyey Dr Ismail Specialty Hospital
Mahdi Axmed | Bukaan Misigta Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 137Рік тому
Mahdi Axmed | Bukaan Misigta Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital.
Fadumo Muxumed | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital
Переглядів 158Рік тому
Fadumo Muxumed | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital
Mustafe | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 82Рік тому
Mustafe | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Xamda | Bukaan Lugta Loogu Toosiyay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 122Рік тому
Xamda | Bukaan Lugta Loogu Toosiyay Dr Ismail Specialty Hospital.
Muuna Ahmed | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 229Рік тому
Muuna Ahmed | Bukaan Misigta Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Suhayb Koosaar | Bukaan Seedda Jilibka Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital
Переглядів 97Рік тому
Suhayb Koosaar | Bukaan Seedda Jilibka Loogu Qalay Dr Ismail Specialty Hospital
Hussein Awil | Bukaan Jilibka Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital
Переглядів 59Рік тому
Hussein Awil | Bukaan Jilibka Loogu Beddelay Dr Ismail Specialty Hospital
Nuux Rakaab Xasan | Bukaan Misigta Loogu Bedelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Переглядів 166Рік тому
Nuux Rakaab Xasan | Bukaan Misigta Loogu Bedelay Dr Ismail Specialty Hospital.
Bukaan Jilibka laga badelay (Total knee Replacement) 2021
Переглядів 3133 роки тому
Bukaan Jilibka laga badelay (Total knee Replacement) 2021
Bukaan Misigta Laga Badelay (Total Hip Replacement)
Переглядів 1323 роки тому
Bukaan Misigta Laga Badelay (Total Hip Replacement)
Qaybta Toosinta Qalooca Lafaha (Deformity Correction Unit)
Переглядів 1083 роки тому
Qaybta Toosinta Qalooca Lafaha (Deformity Correction Unit)
Plastic Reconstructive, Burn & Maxillofacila Unit
Переглядів 323 роки тому
Plastic Reconstructive, Burn & Maxillofacila Unit
Bukaan Loo Sameeyay Qaliin Misigta Laga Bedelay & Qaliin Dhabarka ah
Переглядів 3,4 тис.3 роки тому
Bukaan Loo Sameeyay Qaliin Misigta Laga Bedelay & Qaliin Dhabarka ah
M.a ayaan ibraahim
Masha Allah xagee lga heelaa dhqtarkaas waan ubhnhy lugtaa liga hayaa
❤❤❤
Sawir
Dhaqtarka xagee buu joogtaa nambarkiisa Ii Soo qorra mahadsanidiin
ماشاء الله جزاكم الله خيرا ورضى الله عنكم
Mashaalah ilaahay ha idinka abaal Mariyo dedaalka aad wadaan 👍
Dr xage kaala so xariira d Meshaas aya ka jabay
Dr ismail Speciality hospital waad ku mahadsantiin soo kordhinta adeegyada cusub iyo la talaabsashad caalamka .markastena raali gelinta bukaankiinu ay tahay role kiina u wayn . Magaciina iyo muqiinuba ha jiraan
Dr Ismail Speciality hospital Go forward and never give up be a leader and role model for all hospitals. Always consider the needs of your people and your country.🥰🥰