ilyaas Ibraahim Cali
ilyaas Ibraahim Cali
  • 128
  • 198 086
xuska Mowliidka 1446
Qaar kamida Kaqaybgalayaasha xuska Mowliidka ee dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa Bulshada Muslimiinta ah oogu baaqay in ay Marwalbo Kudhaqmaan Cashidarii Laga Bartay Nabigeena Muxumed ee ahaa Iscaawinta, kudhaqanka wanaaga iyo Astaanta diinta islaamka oio ah Nabada.
Переглядів: 95

Відео

Mawliid wanaagsan Ethiotelecom
Переглядів 72 години тому
Mawliid wanaagsan Ethiotelecom
Muuqaal: ubadka iyo dhallinyarada usoo kacaya Deegaanka Soomaalida.
Переглядів 134 години тому
Muuqaal: Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo qasriga Madaxtooyada DDS kula kulmay qaar kamid ah ubadka iyo dhallinyarada usoo kacaya Deegaanka Soomaalida.
Degmada Tulli iyo xaalada Geeska Afrika.
Переглядів 614 години тому
Odayaal dhaqameedka, waxgaradka, culimada, dhalinyarada iyo haweenka degmada Tulli ayaa cadeeyay mowqifkooda ku aadan xaalada Geeska Afrika.
Waxgaradka magaalada Qabridahar oo sheegay in taagersanyihiin baaqii dhawaan kasoo baxay.
Переглядів 1134 години тому
Waxgaradka magaalada Qabridahar ee xarunta gobolka Qorraxay oo kulan iskugu yimid ayaa sheegay in ay garab taaganyihiin baaqii kasoo baxay waxgaradka iyo odayaal dhaqameedka deegaanka.
Beeraha badinta siidhka ee Shirkadda Siidhka Xulka ah ee DDS.
Переглядів 164 години тому
Xubno ka socday Wakaalada Dabagalka iyo Taakulaynta Shirkadaha Horumarinta Dowladda ayaa kormeer ku tagay beerta badinta siidhka ee Shirkadda Siidhka Xulka ah ee DDS.
Waxgaradka, odayaal dhaqameedka iyo cullimaa'udiinka degmada Awbarre ee gobolka Faafan
Переглядів 434 години тому
Waxgaradka, odayaal dhaqameedka iyo cullimaa'udiinka degmada Awbarre ee gobolka Faafan oo yeeshay kulan lagaga hadlayay arrimaha mandaqadda geeska ayaa cadeeyay mawqifkooda ku aadan sidii dhinac uga soo wada jeedsan lahaayeen wax kastoo caqabad ku noqonaya nabadda dalka.
Shirwaynaha wacyigalinta iyo abaabulka dakhliga S.M.2017-ka ee degmada Qabribayax
Переглядів 64 години тому
Shirwaynaha wacyigalinta iyo abaabulka dakhliga S.M.2017-ka ee degmada Qabribayax ee gobolka Faafan ayaa ka qabsoomay madasha kulamada ee degmadaasi.
buundada isku xidhaysa degmooyinka Baarrey iyo Doollo-bay ee gobalka Afdheer.
Переглядів 34 години тому
Hawlwadeenada Wakaaladda Dabagalka iyo Taakulaynta Shirkadaha Horumarinta Dowladda ayaa kormeer indho’indheyn ah ku soo maray buundada isku xidhaysa degmooyinka Baarrey iyo Doollo-bay ee gobalka Afdheer.
Maxay hodan ku tahay Godey?
Переглядів 8612 годин тому
Maxay hodan ku tahay Godey? Hadii aad Godey aado, waxaad ku qureecan, ku qadayn, kuna cashayn waxsoosaarka dihin ee Godey caanka ku tahay.
Mustafe Muxummed Cumar oo ka hadlay qoddobo door ah oo la xidhiidha Deegaanka iyo Geeska Africa.
Переглядів 25816 годин тому
Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar oo ka hadlay qoddobo door ah oo la xidhiidha Deegaanka iyo Geeska Africa.
Xuska Maalinta Qaranimada Dalka oo halku -dheg looga dhigay ayaa ka qabsoontay jigjiga.
Переглядів 8619 годин тому
Xuska Maalinta Qaranimada Dalka oo halku -dheg looga dhigay; Qaranimadeena waxaa gundhig u ah midnimadeena iyo nabadeena, ayaa ka qabsoontay madasha kulamada ee Mac'hadka Maareynta iyo Adeegga Shacabka DDS.
Madaxwayne Muuse biixi cabdi oo ka hadlay masar waxa ay itoobiya karabto
Переглядів 29419 годин тому
Madaxwayne Muuse biixi cabdi oo ka hadlay masar waxa ay itoobiya karabto
Wax ka ogow mawqifka waxgaradka Deegaanka Soomaalida:
Переглядів 11819 годин тому
Wax ka ogow mawqifka waxgaradka Deegaanka Soomaalida:
Odayaal dhaqameed, waxgaradka DDS ayaa soo saaray Baaq ku saabsan xaalada taagan ee soomaliya
Переглядів 19719 годин тому
Odayaal dhaqameed, waxgaradka iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan ee deegaanka Soomaalida ayaa soo saaray Baaq ku saabsan xaalada taagan ee Geeska Afrika.
faadumo
Переглядів 4221 годину тому
faadumo
ubax fahmo waraysi SRTV
Переглядів 88421 годину тому
ubax fahmo waraysi SRTV
Xuska aas-aaska Sanad-guurada 47aad ee taliska Ciidamada Difaaca Qaranka itoobiya jigjiga
Переглядів 181День тому
Xuska aas-aaska Sanad-guurada 47aad ee taliska Ciidamada Difaaca Qaranka itoobiya jigjiga
Muxiyadiin Cabdi Faarax -Kufitaan Markay taladu kuu taagan tahay horay udhac.
Переглядів 4814 днів тому
Muxiyadiin Cabdi Faarax -Kufitaan Markay taladu kuu taagan tahay horay udhac.
Muxiyadiin Cabdi Faarax Faa idada akhriska
Переглядів 4314 днів тому
Muxiyadiin Cabdi Faarax Faa idada akhriska
Soo dhawayntii madaxwayne Mustafe muxumed cumar Horashagax
Переглядів 7714 днів тому
Soo dhawayntii madaxwayne Mustafe muxumed cumar Horashagax
Ninka ugu geela badan deegaanka Soomaalida
Переглядів 7114 днів тому
Ninka ugu geela badan deegaanka Soomaalida
Mashruuca tijaabada bariiska ee DDS
Переглядів 1214 днів тому
Mashruuca tijaabada bariiska ee DDS
Warbixin kooban: Qaybo kamida horumarka laga qabtay Magaalada Godey isbeddelkii kaddib.
Переглядів 9014 днів тому
Warbixin kooban: Qaybo kamida horumarka laga qabtay Magaalada Godey isbeddelkii kaddib.
Muuqaal: Bilicda iyo Cagaarinta Kuliyadda Tababarada Xirfadaha Sare ee JIJIGA
Переглядів 621 день тому
Muuqaal: Bilicda iyo Cagaarinta Kuliyadda Tababarada Xirfadaha Sare ee JIJIGA
Adeer Salleye, oo da'da jira 115 Wuxuu sheegay in 12 dumara guursaday
Переглядів 45Місяць тому
Adeer Salleye, oo da'da jira 115 Wuxuu sheegay in 12 dumara guursaday
Bushra Sulayn oo kamida Bulshada ku dhaqan degmada Guradhaamoole ayaa sharaxaysa agabka dhaqanka
Переглядів 66Місяць тому
Bushra Sulayn oo kamida Bulshada ku dhaqan degmada Guradhaamoole ayaa sharaxaysa agabka dhaqanka
Muqaal :Buurta Taariikhiga Ah ee Kaara-mardha Duleedka Magaalada Jijiga
Переглядів 55Місяць тому
Muqaal :Buurta Taariikhiga Ah ee Kaara-mardha Duleedka Magaalada Jijiga
Muuqaal: Cagaarinta iyo Bilicda Kuliyada Maaraynta iyo Adeega Shacabka DDS.
Переглядів 87Місяць тому
Muuqaal: Cagaarinta iyo Bilicda Kuliyada Maaraynta iyo Adeega Shacabka DDS.
dood-wadaag lagaga wadahadlay siyaasadda cusub ee furfuridda sarifka lacagaha qalaad itoobiya.
Переглядів 28Місяць тому
dood-wadaag lagaga wadahadlay siyaasadda cusub ee furfuridda sarifka lacagaha qalaad itoobiya.

КОМЕНТАРІ

  • @XalimocumarCumar
    @XalimocumarCumar 17 годин тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 2 дні тому

    Haye haddey saastahay jabuti iyo kenya nama qasaan iskuma diraan dadkena hub isuguma dhiban duqonkeena ma adeeg sadaan anagu idinma so raadsan ee haddad dowladdas tihin ood xortihin magaca itobiya la dhaho ayaa wadankeeni amaan ka la'yahay ee u tago dariskeena daaya dhaha oo gado haka baxdo amaan hanasiiso anagu idinma so donan ee dowladdinu hanadeyso , wadankenana ciiddaan dono aan kensaneyna dhexdisa masar dowladena ay heshis yihiin haddeysan itobiya naso donan donanmeyno .

  • @BlowinDummy-z8i
    @BlowinDummy-z8i 7 днів тому

    Johnson John Davis Deborah Lopez Maria

  • @MohamedFarah-s5x
    @MohamedFarah-s5x 14 днів тому

    wa aqonyahan wacan

  • @khadarnuur4883
    @khadarnuur4883 19 днів тому

    maanshaa allah ilaahay haubarakeeyo❤❤❤❤❤

  • @bajeel
    @bajeel Місяць тому

    Wow 😲🎉🎉

  • @MohamedHasan-d2l
    @MohamedHasan-d2l Місяць тому

    Maansha allah

  • @MohamedHasan-d2l
    @MohamedHasan-d2l Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqoMohamed-gc6zt
    @DeeqoMohamed-gc6zt 4 місяці тому

    Masha Allah waarun walah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @face_king1
    @face_king1 5 місяців тому

    Yaa halgamey 😂😂 ONLY ONLF AYA HALGAN SHEGAN KARTA 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @aziizabin45
    @aziizabin45 6 місяців тому

    Eileen magaacaa ilyaas eh

  • @foosali9882
    @foosali9882 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉

  • @user-fr3kw2rf3z
    @user-fr3kw2rf3z 7 місяців тому

    2024😂

  • @user-fs5dw2ft7m
    @user-fs5dw2ft7m 7 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CarabAbdiqani
    @CarabAbdiqani 7 місяців тому

    M allh

  • @AbdiaziizSalad
    @AbdiaziizSalad 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤👍👍👍😭😭😭😭

  • @Liban-gd8jk
    @Liban-gd8jk 8 місяців тому

    😎👸😎

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42 Рік тому

    War dadkygoow ma noshihin 😢

  • @BBARRE
    @BBARRE Рік тому

    karig ey waye😂

  • @abdirahmanadde6560
    @abdirahmanadde6560 2 роки тому

    Imis baaaa lagu seexdaaa

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 роки тому

    Abwaan GEELE YARE

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 роки тому

    Abwaan Geele yare waa AFTAHAN

  • @gargaartv4609
    @gargaartv4609 4 роки тому

    Hore usoco huno

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 5 років тому

    Haa wllhi ma garan kartid xiliga uu kugu dhacayo jacalku

  • @salmadhalboqortoyo740
    @salmadhalboqortoyo740 5 років тому

    Oogada waxbaa mara eeshcala jawaab nimco liina hno hore usoco

  • @impactafrica3254
    @impactafrica3254 5 років тому

    Layla cabdul qadir aya Ku raczanay taladeda qof kaa tgy haku lapan wayo habenka INA dhafa mazo lapanaya

  • @Sma276
    @Sma276 5 років тому

    Nimco liinaay Raga Haku daba Lumin

  • @leylocabdulqadir8761
    @leylocabdulqadir8761 5 років тому

    Iney calafkeda iska radsato sababtoo ah qof markaatagay marnaba hasoceshanin waa hbn kii xly tagay ookle

  • @nurayaray4583
    @nurayaray4583 5 років тому

    Abayo mcn gadaal ha ufirin ninkaah ee calaf kaga ka raac

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 років тому

    wooooow codba ku dhan

  • @khadanyuusuf5458
    @khadanyuusuf5458 5 років тому

    Daageero buuxan kuu ahay Nimco

  • @alia090
    @alia090 6 років тому

    Nzpk iyo nasapad is hela Cr 😍 Liina

  • @zahramohamed4080
    @zahramohamed4080 6 років тому

    waxa leyahay calafkga radso

  • @farhiyoabdifarhiyoabdi6964
    @farhiyoabdifarhiyoabdi6964 6 років тому

    😅😅😅😅😅😅😅abaayo waa arin yaab leh runtii inta badn raga aamin ma galan sas aya thy aniga waxa aan kul talin lahaa in aad calfga sugto waxa walib dhaawc kugu soo gaaro waa lag bogsan karaa lkn qof aad si aad u jacelty ma iloobi karo qofka musqatlga ku dheely nolo kuum noqd iska iloob han ku mashquulin talad allh saaro waxii allh kuu soo qoro ma waaynisid walshy 😭😭😭😭

  • @axmedismaciil972
    @axmedismaciil972 6 років тому

    Macak axla sawat

  • @ikhlaasaragsan3650
    @ikhlaasaragsan3650 6 років тому

    go up my sis

  • @zuheybjnb1010
    @zuheybjnb1010 6 років тому

    nimocoH liina hore u soco hno macaan ✌✌

  • @happyabdilahi4753
    @happyabdilahi4753 6 років тому

    Eesh calaa hees dheh

  • @rahmabshdjrjr7545
    @rahmabshdjrjr7545 6 років тому

    Calafkaga radso abayo

  • @hedhadumarkawahebadrabi6465
    @hedhadumarkawahebadrabi6465 6 років тому

    Walalshey marka hore illahey talo saro marka xigta qofki shaly kuku firsdy dhibka o an Ku garb istagin marnba ha u jilcin why jacelka laku shegy wa kalsoni naxris qalbi dacd ah labad qof e xirirka jacelka kadhexso wa inay mar walib is garb istagn Farx murug dhib iyo dhef shaly marka garbka kuku bahneda e ad dartis u wesy wax walib o aya Ku yacen cidn o mustaqbalkaki Ku lumy hlkas wu ka jesty oo wuxu samesty nolo cusub marki u heli waye wuxu raby ayu adiga Ku so jalecy had ma waxd is ledahy jacel aya Ku qaba my abayo mcn kuma qab jacel e Kali wuxu rab sida u owald u hel lah manta hadi aya nagtid owald u dhali lah miy Ku so laban lah wa my abayo calf kher qabo Allah ku siyo marnba yey Ku qadin dumarnimo iyo jiljilce rag wexey cadestn inay dumarka Ku tunta had si fudud aya iku so labtan ayaganh aya iska samxan waxn Ku leyahy nolosha hore u si rac ha u jojin han isku mashaqulin why naf baxdy iyo kalsoni lunty qalbi jabay inta soma labtan adiga qalbigaga Allah Ku qabjiyo qali dumar

  • @mohasaid9475
    @mohasaid9475 7 років тому

    Wwwwww nice song miss xiis

  • @ahmedbashbash5753
    @ahmedbashbash5753 7 років тому

    Waaw

  • @alinahaji6379
    @alinahaji6379 8 років тому

    qali wax ku dhih lah iska ilow qofks wayo marka garbkis u bahneda o in u murugta kula qebsado u bahneda u ka tagy had marki u olad wayay aya u kuso noqon tas wax ay caden u tahy wali inu wadto dandis hadi u adiga ka heli wayo carur so Kama tagyo aniga wax ku leyahy dib u wad waxa barshada o ha nuglan asg iyo waxi lamid ah

  • @fayruusnhuseen6792
    @fayruusnhuseen6792 8 років тому

    wow nice words wlshy xiis

  • @nimcoalifarah1074
    @nimcoalifarah1074 8 років тому

    waxaan leyahay Abayo marna ha firin,Xumaan uu Qof kugalay. Abayo waxan ku leyahay Willka mustaqbal laqaadan karta, lakin mcn Hoyoo iyo Aabe kow rali gali. Qadar bay ahayd in aad itaxanka ku dacdo, lakin mahan in aad Waaridkaa kala go`daan.

  • @mohamudAhmed216
    @mohamudAhmed216 8 років тому

    Waaaw manshallah sxb si fcn ayad ugu baxsatay waxad ushaqenaysa bulashada alaha ku xifdiyo sxb mukhtar

  • @Geelboob
    @Geelboob 9 років тому

    waxaa looga digaya dhamaan dumarka soomaalida in ay ka digtoonaadaan waxyaabaha halis galinaya naftooda iyo dhaqan koodaba