Haji Ali
Haji Ali
  • 2
  • 51 459
Casharka 1aad Ee Barashada Mega Book of Modern English Grammar
Baro Naxwaha Ingiriiska oo Af-Soomaali Lagu Sharaxaayo
Переглядів: 301

Відео

Gabaygii Xasan Geedi Abtoow Allaha U Naxariistee.
Переглядів 51 тис.6 років тому
Waa Gabaygii "Soomaalida Nin Xaakimaha Galo amase Xoog Sheegtee Xasan Geediyoo Kale ma dhalan Ayaan Ku Xirayaayee" Xasan Geedi Abtoow Aybakar Cali Aadan (AUN) Wuxuu ahaa Nabad-doonkii Magaalada Muqdisho 1888-1926 Wuxuuna halgan adag oo Afka ah la galay Gumeystayaashii Taliyaaniga, ilaa Markii Danbe ay Gumeystayaasha u Ogolaadeen in Maamulka Magaalada Muqdisho iyo Deeganada U dhow dhow ay Isaga ...

КОМЕНТАРІ

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 2 місяці тому

    Marbaan maqlay in dad soo kaxeeyeen amxaaradii balcad ilaa jowhar

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 2 місяці тому

    Maashaa Allah Illaahay ha u naxariisto

  • @YasiinBashir
    @YasiinBashir 8 місяців тому

    Alaahayow u naxaris

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 Рік тому

    Asc

  • @bashiirmacalin2006
    @bashiirmacalin2006 Рік тому

    Allah ha unaxariisto abkow xasan Geeedi

  • @ShukriGaraseey-dk1xp
    @ShukriGaraseey-dk1xp Рік тому

    Amiin

  • @SaidaAbdiAbdullahi-vf2vu
    @SaidaAbdiAbdullahi-vf2vu Рік тому

    Ina geedi waaa niin aad u waanaagsaan allow ikaa xaafiid baaqoortooyo ina geedii

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 Рік тому

    Hhhhhh gabay miyaa

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Рік тому

    Hassan Geeddi Abtoow, Maxaa geesi nasoo maray....Allah Naxarista janno hasiiyo.

  • @TheCarlosdiaz79
    @TheCarlosdiaz79 Рік тому

    Mahadsanid in aad soo gudbisay murti iyo hanti soomaaliyeed iyo in aad i bartay Xassan Geedi. Greetings from Hargeisa.

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 Рік тому

    Ab #Xasan Geeddi naxariista janno allaha siiyo aamiin.

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 2 роки тому

    Allah u naxaristo abwaan jimcaale dhagatag &xasan geedi abtoow dad is jecel ayee ahayen

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 2 роки тому

    Abtigeey AUN Xasan Geedi Abtow wuxuu ahaa boqorka xamar iyo xamar daye. Wlhi murusadaha aan ka dhashay reer hooyadeey mcn mataan cabdulle aan ka jecelahay reer diinle- caraale diinle- maxamuud maxamed dheere reer abtigeey

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 Рік тому

      Waan abti soo dhawoow murusade waa dad jira oo xigto iyo xigaal aa nahay

  • @saladcali242
    @saladcali242 3 роки тому

    Masha Allah abkow xasan geedi iyo abwaanka alle ha u naxariisto

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 4 роки тому

    Mudiluud hiraab dhaha

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 4 роки тому

    Aamiin allaha u naxariisto

  • @gaabwardhere7655
    @gaabwardhere7655 4 роки тому

    Xasha lilaah xasan gedi raximahumulahu Raxmatan wasica

  • @betridinmahmoud3049
    @betridinmahmoud3049 4 роки тому

    Masha allah ilaah U naxariisto Xasan Geedi Abtoow, Nabad-doonkii Magaalada Mogadishu

  • @hamdimohamed8093
    @hamdimohamed8093 4 роки тому

    Abgaal cusmaan yaa gadaal mari karo

  • @abdimohammedabdi3935
    @abdimohammedabdi3935 4 роки тому

    Allaha u naxariisto labadaba xasan geedi abtow iyo jimcaale dhagataag.

  • @mohamedabubakar46
    @mohamedabubakar46 4 роки тому

    A

  • @maxamedaxmed9001
    @maxamedaxmed9001 4 роки тому

    Allah una xaristo awowe hasan gedi abtow

  • @falxadxaaji5979
    @falxadxaaji5979 5 років тому

    Saas waaye 9 abgaaal ❤️❤️

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 5 років тому

    maasha allaah NB Xasan Geedi Abtoow AUN waa halyeey taariikhdu xustay

  • @dadirfarah5601
    @dadirfarah5601 5 років тому

    Masha. Allah. Xasan. Geedi. Abtow. Naxariistiii. Jino allah. Kawarabsho. Waxa uuuu. Ahaa. San. Kumaqlay. Nin. Aaaad. U. Aqlibadan..

    • @HajiEasy
      @HajiEasy 5 років тому

      Aamiin Aamiin

  • @caaliyaquen1878
    @caaliyaquen1878 5 років тому

    masha allah abwaan jimcaale dhegataag amaantiisa badan waa

  • @mireabdi3555
    @mireabdi3555 5 років тому

    Masha alh wlh Waan maqalay xasan geedi abtow waa ninkii talyaniga ay udireen inuu soo xisaabiyo ABGAAL kdbne uu soo gudbiyo xisaabta balse waxuu ukeenay badarka layiraahdo WAANBO kadibne waxuu yiri xisaabti waatanaa ee iga xisaabiya Sidaas kumaqlay taarikhda alaha unaxariiisto waxuu ahaaa nin caqli badan

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 7 місяців тому

      Cid walbo apgaal cunug ka keen in ladhahay oo dooro ilmo wado jiijiil iiga soqabo dhahyay dooradi ku buuftay talyaaniga mala qaban karo markee dhahen ayuu dhahay apgaal ilmahoda saas waaye waalidkood ayaa kugu boofaa allow ku naxariiso adeer xasan geedi abtow

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 років тому

    Ninkan wuxuu diiday inla dhiso kaniisada xamar laga dhisay. Lakin mardambo uu kakeenay dalyaaniga gobolo ka fog Xamar kuwaas oo lahaay kaaba qabiilooyin talyaaniga jeclay

    • @caaliyaquen1878
      @caaliyaquen1878 5 років тому

      Masha allah xasan geed abtow abwaan jimcssle dhegataag waa Wada geriyooda allah u naxriisto

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 років тому

    Maashaa alaahi taariikhda dadka Muqdisho waa laxaqiray ninkaan wuxuu ahaay nin aaqil ah oo ka difaaci jiray talyaaniga qayaanooyinkiisa

    • @HajiEasy
      @HajiEasy 5 років тому

      Sax Waaye Mahadsanid

  • @shankaronsharaf8400
    @shankaronsharaf8400 6 років тому

    Allah u naxariisto insha allah awowe xasan geedi abtoow

  • @faraxsiidow866
    @faraxsiidow866 6 років тому

    xiligui gusiga aan wada jir eheynay janar daud iyo adan cade allaah ha wada na xariistee iyo abwaankaan ee allaah janada fardowso ka warabiye waxaa loo bahan yahay in la dhagiisto si macquul oo ad u fahmi kartid si aad u dareento xurnimada somaliya ee soo martay

  • @abuubakarmohamed8913
    @abuubakarmohamed8913 6 років тому

    Masha allah ilaah ha unaxriisto waan maqlay taaariikhdi wanagsaneed