Abdullahi Ahmed Nur
Abdullahi Ahmed Nur
  • 160
  • 54 405

Відео

Ciidamada itoobiya Sharci iyo Sharci daraba dalka kuma joogi karaan wixii ka danbeeya....
Переглядів 44Місяць тому
Bixitaanka Ciidamada itoobiya iyo lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin.
Axmad Madoobe oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamse kana digay...
Переглядів 2962 місяці тому
Axmad Madoobe oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamse kana digay...
24 Qof oo Soomaali ah oo ku geeriyootay Madagaskar.
Переглядів 1482 місяці тому
Laba Doomood oo ay saarnaayeen dad Soomaali ubadan oo ku dagay Badweynta Hindiya gaar ahaan Madagaskar.
Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay iska hor imaadkii Saaka ka dhacay Kismaayo.
Переглядів 1232 місяці тому
Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay iska hor imaadkii Saaka ka dhacay Kismaayo.
Damaca Xasan Sheekh iyo Danta Xamse ayaa isbadalay ee Dasturku isma badalin Jubalana xaq ayey....
Переглядів 522 місяці тому
Damaca Xasan Sheekh iyo Danta Xamse ayaa isbadalay ee Dasturku isma badalin Jubalana xaq ayey uleedahay in ay doorasho qabsato.
Sheekh Sharif" Wiil Difaaca Qaranka ku jira in Qoyskiisa loo Daba maro oo halkii uu daganaa la siiyo
Переглядів 2393 місяці тому
Sheekh Shatiif oo si adag uga hadlay Dagaalkii Maanta ee Dagmada Hodon arin Xanuun badana ku tilmaamay in Wiil dhalinyara ah oo Difaaca Qaranka ku jira in Qoyskiisa loo Daba maro oo halkii uu daganaa la siiyo mid wax heysta.
itoobiya oo si cad usheegtay in aaney Deked rabin balse ay rabto....
Переглядів 84 місяці тому
itoobiya oo si cad usheegtay in aaney Deked rabin balse ay rabto....
Galmudug oo arin aan horey udhicin lagu arkay
Переглядів 214 місяці тому
Galmudug oo arin aan horey udhicin lagu arkay
Prof Cabdi Wahab"Mar dhaw waxaa la arki doonaa Wasiiro iyo Askar taageeraya Itoobiya.
Переглядів 1444 місяці тому
Itoobiya dad kala duwan ayey Soomaaliya ku dhex sameysatay 25kii sano ee udanbeeyay.
xildh Yuusuf Geele" Xildhibaanada KGS ma ahan dad lagu nisbeeyo taageerida itoobiya rali galin ayana
Переглядів 464 місяці тому
xildh Yuusuf Geele" Xildhibaanada KGS ma ahan dad lagu nisbeeyo taageerida itoobiya waana dadka ugu horeeya Difaaca Dalka.
Ma runbaa in DFS ay ka noqotay Warqadii ay udirtay Qaramada Midoobay.
Переглядів 128 місяців тому
Ma runbaa in DFS ay ka noqotay Warqadii ay udirtay Qaramada Midoobay.
M/w Xasan oo digniin udiray Dowladaha aan wali mowqifkooda cadeynin kana hadlay wixii uu Muuse Biixi
Переглядів 4Рік тому
M/w Xasan oo digniin udiray Dowladaha aan wali mowqifkooda cadeynin kana hadlay wixii uu Muuse Biixi
Sanbaloolshe” Wasiirada Cabdi bilayaasha wata waa in laga reeba Muqdishana Qoriga laga Mamnuuco.
Переглядів 11Рік тому
Sanbaloolshe” Wasiirada Cabdi bilayaasha wata waa in laga reeba Muqdishana Qoriga laga Mamnuuco.
Isimada SSC Khaatumo oo go’aan ka gaaray 17ka Xildhibaan iyo ka qeyb galka Doorashada Puntland.
Переглядів 7Рік тому
Isimada SSC Khaatumo oo go’aan ka gaaray 17ka Xildhibaan iyo ka qeyb galka Doorashada Puntland.
Muqdisho meel kasta dhalinyaro dharcad ah ayaa taagan Xasan Sheekhna waxa uu na baray in AS laga ad.
Переглядів 12Рік тому
Muqdisho meel kasta dhalinyaro dharcad ah ayaa taagan Xasan Sheekhna waxa uu na baray in AS laga ad.
Muxuu ahaa ninka Cadaadiska saaray Wasiir Mukhtar Roobow?
Переглядів 206Рік тому
Muxuu ahaa ninka Cadaadiska saaray Wasiir Mukhtar Roobow?
Ma runbaa in Dowlada Turkiga ay joojisay tababaradii ay siin jirtay Ciidamada Soomaaliya?
Переглядів 3Рік тому
Ma runbaa in Dowlada Turkiga ay joojisay tababaradii ay siin jirtay Ciidamada Soomaaliya?
Soomaaliya oo ku biirtay Wadamada ku bahoobay Bulshada Bariga Africa ee EAC.
Переглядів 4Рік тому
Soomaaliya oo ku biirtay Wadamada ku bahoobay Bulshada Bariga Africa ee EAC.
R/w Xamse oo si kulul uga hadlay dhibaatada lagu hayo Falastiin Xamaasna ku tilmaamay Mujaahidin
Переглядів 8Рік тому
R/w Xamse oo si kulul uga hadlay dhibaatada lagu hayo Falastiin Xamaasna ku tilmaamay Mujaahidin
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay gar gaar udireyso Shacabka Falastiin ee ku nool Magaalada Gaza.
Переглядів 8Рік тому
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay gar gaar udireyso Shacabka Falastiin ee ku nool Magaalada Gaza.
Xijaar” Dowlado Yurub ah iyo kuwa Africa ah ayaa la yaabay sidii hufneyd ee aan uqabanay Doorashadii
Переглядів 2Рік тому
Xijaar” Dowlado Yurub ah iyo kuwa Africa ah ayaa la yaabay sidii hufneyd ee aan uqabanay Doorashadii
Firdhiye oo ka hadlay Aqoonsiga DFS ee SSC iyo Wefdi Wasiira ah oo dhawaan tagi doona Laas Caanood.
Переглядів 6Рік тому
Firdhiye oo ka hadlay Aqoonsiga DFS ee SSC iyo Wefdi Wasiira ah oo dhawaan tagi doona Laas Caanood.
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo aqoonsatay Maamulka SSC Khaatumo.
Переглядів 5Рік тому
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo aqoonsatay Maamulka SSC Khaatumo.
Xasan Sheekh oo si ka duwan sidii hore Maanta ula hadlay Cidamada Eritrea lagu soo tababaray
Переглядів 8Рік тому
Xasan Sheekh oo si ka duwan sidii hore Maanta ula hadlay Cidamada Eritrea lagu soo tababaray
Fiqi” waa ilaahey mahadiis hadii uusan na isku key qarxin kii Abwaanka sheegtay.
Переглядів 8Рік тому
Fiqi” waa ilaahey mahadiis hadii uusan na isku key qarxin kii Abwaanka sheegtay.
Mw Xasan Sheekh oo si cad usheegay sababta ay umideeyeen Doorashooyinka Maamul Goboledyada fariina..
Переглядів 4Рік тому
Mw Xasan Sheekh oo si cad usheegay sababta ay umideeyeen Doorashooyinka Maamul Goboledyada fariina..
Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdulqadir firdhiye oo Manta Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay
Переглядів 8Рік тому
Hogaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdulqadir firdhiye oo Manta Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay
Mw Xasan Sheekh maka dhabeyn doonaa balan qaadkan uu usameeyay Dadka eedaha Musuqa lagu waayay?
Переглядів 4Рік тому
Mw Xasan Sheekh maka dhabeyn doonaa balan qaadkan uu usameeyay Dadka eedaha Musuqa lagu waayay?
Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin Hambalyo ah udiray Shacabka Soomaaliyeed.
Переглядів 7Рік тому
Madaxweyne Xasan Sheekh oo fariin Hambalyo ah udiray Shacabka Soomaaliyeed.

КОМЕНТАРІ

  • @sharmarkeqassim5816
    @sharmarkeqassim5816 4 місяці тому

    Rat hunter Yaxya sin war 2:38 is needed.

  • @CaafiFaatix
    @CaafiFaatix 4 місяці тому

    Yaa ALlAAH

  • @HaarunalimaxamedAlibiit
    @HaarunalimaxamedAlibiit 6 місяців тому

    Suxufi sare Abdullaahi ahned nuur fb io universal TV unbaa taxane kaga ahaa inad UA-cam ledahay ma ogeen zhp

  • @muudhaaji308
    @muudhaaji308 Рік тому

    Hadaad dhimato waxaa luguu aqoonsahaa in aadtahay qof geeriyooday oo aduunyada katagay هذاالكلام هل هومفيداوغيرمفيد ¿

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Рік тому

    BEENTAA SHACABKA SOOMAALIYEED DHALASHO IYO DHULEEDBA WAA LEEYIHIIN EE QATARTAN LAGUU SOO DHIIBAY GURIGAAGA IYO CARUURTAADA KU MAAMUL WAA LAGUULA FAHMAY KHATARTA LAGUU SOO DHIIBAY XASAN NACASOOW

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan4846 Рік тому

    Soomaaliya dulmigaasi intuu jiro haku riyoonina inay hagaagto acuudu bilaahi sidee buu xasan useexdaa ama udhergaa ama ugu galmoodaa naagahiisa iyadoo askar iyo shiciba dadkii gaajo laqalaleen subxaana allaah.

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 Рік тому

    Daraawiishta dawlad goboleedyada ayaa mushaarka siiya marka lafta gareen ayad kuleedihiinwaayo ciidan fadaraal matihiin

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Рік тому

    Somaliya meel xunbey kadageysaa wakaa caqliga hawiye ilaahoow dalkaan kabadbaadi hawiye jaahil oon dowladnimo waxba ka aqoon jaaw Somalia ilaahay unbaa umaqan inshallah

  • @xaajiciiley5092
    @xaajiciiley5092 Рік тому

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    AsFamilyyyyyyyyyyy, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo oiriyareeydataan marwa dumaroo igateh dumar igateh wadayareey wadajir hamareey khatreeyqaraneeykheyrto tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneey dumaaar yaashu tii kujirtayba iyaaaaah waziuradataan princseseseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey tiikujirtayba dumaaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba dhamaystiran

  • @bissadlibah8282
    @bissadlibah8282 Рік тому

    nepotism and tribalism are legalized...the gateway to hell..long live to guelleh academy

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Рік тому

    Asc shaqalaha Dowlada waa in losameyo dad qaas ah oo daacad ah oo qabiil shaqo ku laheeyn oo imtixaan ka qaado dadka shaqo doonka ah si loo helo cadalad iyo sinaan qof kastana waa in ow ogadaa Arsaaqda Alle ayaa bixiya.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @kfh8717
    @kfh8717 Рік тому

    Kitaab

  • @kfh8717
    @kfh8717 Рік тому

    Waxaan lee nahay

  • @kfh8717
    @kfh8717 Рік тому

    Tastur malihin

  • @kfh8717
    @kfh8717 Рік тому

    Tastuur maxow yahay

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 Рік тому

    Dagaalka Somaliland iyo SSC Tan iyo Markii uu dhamaaday Muddo xileedkii MW Muuse Biixi ee Soomaliland ee uu kadibna dagaalka ku Qaaday Laascaanood Waxaa gobolka Sool ka socday dagaal dhiig badan ku daatey, gaar ahaan agagaarka Xerada Goojacade!!!! Dagaalka ka hor reer Laascaanood waxay sheegeen in dad ka badan 100 Qof oo Xul ah ay maamulka Soomaliland si Qarsoodi ah uga dileen iyagoo doonaya iney sanka ka geliyaan gooni u goosadka SNM ee Waqooyiga Soomaaliya taas oo la sheegay iney ku dhisnayd aargoosi dagaaladdii dawladdii Kacaanka Soomaaliyeed iyo Jabhadii SNM ku dhexmaray Gobolada Waqooyi Soomaaliya oo Qayb ka ahaa Burburkii dalka Soomaaliya!!! Burburka Somaaliya wuxuu ka dhashay dagaaladdii dhex maray Jabhadihii iyo Dawladdii Kacaanka aheyd ee uu hogaaminayey General Mohamed Siyaad Bare!! Jabhadahana Waxaa ugu Waaweynaa SSDF, SNM, SPM iyo USC. Somaliland Waxey sheegtaan in reer Koonfureed oo dhan ka dileen Reer Somaliland dad aad u tiro badan una geysteen Xasuuq diyaarado lagu duqeeyay Mudadii ay dawladdii Siyaad bare ka soo horjeedeen!!!! Dagaalka Laascaanood, gaar ahaan Wuxuu sii laba kacleeyay markii muwaadiniin ay isku beel yihiin Muuse Biixi ay Maraykanka dacwad ay ka wadeen ku xireen Nin ka tirsanaa Ciidanka XDS oo reer Sool ah laguna Magacaabo Col. TUKE!! Colonayl TUKE oo lagu eedeeyay dagaaladdii Waqooyiga ee dhex maray SNM iyo Ciidankii Xooga dalka Soomaaliyeed 1988 ayaa loo xirey eedaymo la xiriira danbiyo dagaal oo Ka dhacay Somaliya 30 Sanno ka hor!!!! Col. TUKE Wuxuu Noqday Sarkaalka Kaliya ee Soomaaliyeed ee loo Xiray Wixii dacwado ahaa ee tirada badnaa ee ay SNM ku oogeen Saraakiil Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa!!! Waxaa Fashilay dacwado lagaga oogay dalka dibadiisa oo uu ku jiray Wasiirkii hore ee Gaashasndhiga iyo RW hore ee Soomaaliya (AUN) General Mohamed Cali Samatar. Arrintaas lagu Xiray TUKE Waxey ku noqotey Muuse Biixi Shimbiri maalin ayey dab Qaadey maalintiina Guriga Hooyadeed ayey ku gubtay!!! Waxey dareensiisay reer Laascaanood in dhamaantood ay khatar ugu jiraan in Wax garadkooda loo ugaarsado AANOOYIN la xiriira dagaaladii Jabhadda SNM iyo Kacaankii waxeyna ka shakiyeen in Muuse Biixi doonayo inuu mid mid iyo koox koox ugu laayo shirqoolo. Mid dal gaalo laga dacweeyo sida Col. TUKE, Mid Madax duub iyo Qarsoodi lagu dilo deegaanka Laascaanood iyo mid Ciidanka Muuse Biixi Duqeyn Madaafiic ku laayaan ama Xidhaan !!! Arrintaas oo khasab kaga dhigtay reer Sool / SSC iney Maamulka Somaliland ka goostaan oo sameystaan Maamul goboleed ay lee yihiin oo ay kaga badbaadaan Muuse Biixi.!!!! Waxeyna galeen difaac adag oo mideysan oo ay hogaaminayaan Garaadada reer Sool. Durba Waxey gaareen Guul iyagoo banaanka uga saaray Ciidankii Somaliland Magaalada Laascaanood iyo inta badan Gobolka Sool. Haddana Waxay Qarka u saaran yihiin iney ka guul gaaraan dagaalka is difaaca ee ay kaga Xoreynayaan Maamulka Muuse biixi deegaanka SSC iyagoo kala soo baxay dadkii Wax galka ahaa ee Maamulka Muuse Biixi ka tirsanaa!!!! Waxey jabiyeen dhamaan duulaamadii Muuse isku dayey innuu mar kale Xoog ku Qabsado Laascaanood. Waxaana dagaaladaa kaga dhintay Muuse Biixi intii badnayd Saraakiishii Hogaamineysay Ciidankiisa weerarka ahaa iyo Tiro aan ka yareyn intii uu ka diley reer Laascaano!!!! Bilowgii dagaalkana Muuse Biixi Ciidankiisu Wuxuu sameeyay duqeyn lagu sheegay Xasuuq oo Ciidanka Soomaaliland ku duqeynayaan magaalada Laascaanood iyadoo dumiyey Masaajido, Iskuulo iyo Cisbitaalo. Waxaana lagu dilay dad ka badan 300 oo Qof, halka lagu dhaawacay qiyaastii 700 Qof iyadoo 150 kun oo shacab ahna lagu bara kiciyay!!!! Waxay reer SSC Xaqiijiyiin Taageerada Soomaali intii badnayd iyo Beesha Caalamka. Gaar ahaan Gurmadka Beelaha Puntland oo ay deris iyo Shuraako yihiin oo la arkayey iyadoo beeluhu tartan u galeen iney garab istaagaan reer Sool dadaalkooda ay Muuse Biixi kaga saarayaan dhamaan deegaanka SSC. Gurmadkaa Shacabka reer PL ayaa si weyn u badashay Isu dheelitirnaantii Dhinacyada dagaalka!!! Waxaana Meesha ka baxday Rajadii Muuse Biixi ee inuu mar kale Qabsado Laascaanood!!! Dhanka kale waxaa soo foodsaarsy Muuse Biixi Culaysyo Siyaasadeed iyo kuwa amni markii uu taageero uga waayey dagaalka uu ku Qaaday Sool Qaar ka mid ah beelaha ugu Waaweyn Soomaliland oo ku fasiray in dagaalkaas uu yahay gardaro Muuse Biixina uu u galay si uu doorashada uga dhuunto oo uu Beesha ugu salka Balaaran Somaliland Xukunka uga ilaaliyo oo uu muddo dheer oo aan la Aqoon iska haysto!!! Dadka Siyaasiyiinta iyo Dhaqanka ah ee kaga Soo horjeestay Muuse Biixi dagaalka uu ku Qaaday Laascaanood Waxaa ugu Caansan Siyaasiga Jaamac Shabeel iyo Boqor Buurmadow marka laga tago Odoyaasha dhaqanka ee Beesha garxajis intii Badnayd!!! Muuse Biixi, Waxaa kaloo Culays ka soo fuulay beesha Caalamka iyagoo bil kasta dhowr goor ugu baaqa innuu goojacade Ciidankiisa kala baxo!!! Waxaa kaloo Muuse Waajahayaa Culeysyo dhaqaale isagoo Qaar dhumiyey taageeradii dibada haatana Qarka u saaran innuu dhumiyo intii kale oo uu Wajaho Cunaqabatayn Caalami ah iyo dacwooyin la xiriira danbiyo dagaal oo Caalami ah. Saddex iyo tobanka isim ee hogaamiya reer Laascaanood waxey u dhigmaan tiro iyo tayaba 13 kii aasaasay Ururkii SYL ee horseeday Guushii Horiyada Soomaaliya 1960kii!!!! Waxaan Fileynaa iney Garaadadu door weyn ka Qaataan midnimada Soomaaliya oo hadda Muddo 30 Sanno ka badan kala dhantaalnayd. Munaasabada bilowga Todobaadka Xoriyada oo ku beegan 26 Jun awgeed Waxaan allaah uga rajeyneynaa Soomaalida oo dhan Nabad, Heshiis, Cadaalad iyo Midnimo Insha-allah. Anigoo ka xun Colaadaha ka taagan 1. Laascaanood ee SSC iyo SL ee ku saabsan Goosasho iyo Midnimo Soomaaliyeed, 2. Garoowe ee PL dhexdeeda oo ku saabsan Doorashooyinka Qof iyo Cod iyo Mid dadban 3. Hiiraan ee ku saabsan Midnimada Hirshabele iyo Gooni isutaaga Gobolka Hiiraan 4. Baraawe ee daraawiishta Maamulka KGS iyo Ciidamo ka tirsan Xooga Dalka Soomaaliyeed oo la sheegay iney hab beeleed u dhisan yihiin 5. Gedo ee u dhaxeeya Jl iyo reer Gedo oo Ka dhashay Loolanka hogaanka Jubbaland iyo doorasho loo dhan yahay!!! 6. Gobolka Banaadir oo Qaraxyo iyo Qushmaano kale ka dhacaan oo ay isaga hor yimaadaan Al shabaab oo dhan ah iyo dawlada oo ay taageerayaan ATMIS Gaar ahaan Waxaan Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan ee Raascaseyr ilaa raaskambooni iyo inta u dhaxeysa Allaah uga baryayaa belaayooyinka dhacaya in allaah dhinac ka mariyo!!! AAMIIN

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Рік тому

    waryaa looma baahna cbb huush huush afbarad looba baahana qabyaalad barad waa gadaalka gaadh

  • @CasirCali-t5w
    @CasirCali-t5w Рік тому

    Qaim ku naxay dulmi

  • @ZaniaYussuf
    @ZaniaYussuf Рік тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Рік тому

    WAHAABIYOW MAAD KA HADASHAAN DILKA DHACA KUFSIGA IWM BEENAALAAYAAL BAAD TIHIIN FILIMKANA WU SOCONAYAA

  • @awil5645
    @awil5645 Рік тому

    Please ninkan caafimaad ahaan haloo baaro inshaa,alah

  • @143-k1d
    @143-k1d Рік тому

    Al Cadaala Masha-allah Allaha Ku Xafido Waxaa Tahay Nin Wadani Ah.

  • @aaronmiller8503
    @aaronmiller8503 Рік тому

    Mmmmmmkay

  • @SadiiqMaxamed-h8j
    @SadiiqMaxamed-h8j Рік тому

    Mudane madaxweeyne xalad degmad diinsoor kahadal

  • @SadiiqMaxamed-h8j
    @SadiiqMaxamed-h8j Рік тому

    Asc

  • @shamadof1
    @shamadof1 Рік тому

    Farmaajo waadigii ku diidey doorasho qof iyo cod ah maanta kooxdan ad maanta ka dayeyso inad ku tiirsato marking waxba kuu shaqeyn waayey masiirka umada soomaaliyeed cider kaa yeeleysaa ma jirto

  • @shamadof1
    @shamadof1 Рік тому

    Madaxweyne wixii ad farmaajo ku diidey maintain lagan yeelimaayo

  • @najid6908
    @najid6908 Рік тому

    Shaqo ay qabtaan ayey waaye en. May qaraxyada ka hadlaan iyo dhibaatooyinka kale

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Рік тому

    Farmaajo waa ogaaday in 3 dagmo oo oo lagu tijaabiyay wuu hakraday laakiin doorashada hada dhacday wuu usoo hanbalyeeyay

  • @idil5758
    @idil5758 Рік тому

    Waxyaabahaan ku arkay waxaa ka mida in gabadhu khimaar kaliya iskuul ku tagto, xijaab weyn ayagoo xidhan ku arki maysid, xitaa iskuulada somaalida saa looma dhigto, wax TVga Bile waxaan idin leeyahay Alle ka cabsada.

  • @ZaniaYussuf
    @ZaniaYussuf Рік тому

    الله اكبر ولله الحمد

  • @ZaniaYussuf
    @ZaniaYussuf Рік тому

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Lacagtii deyncafintaa kuxirantay putland ee wax wanaaga umahaysaan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Waxaad dhiseysaa iyo awood iyo aad leedahay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому

    Masaajidka ciyaarta ka daa Xasan sheekh .. Masaajidku maaha Radio Muqdisho al qabyaala .. Masaajidku maaha baarlamaankii iyo golihii wasiirada .. hadii lagu xisaabo intaaanad madaxweyne noqon iyo maanta waxa cad in aad Malaayin Dollar Umada Somaliyeed ka dhacday , qoyskaaga , xaaskaaga caruurtaada iyo walaalahaa Xilal siisay .. Waa madaxweynihii ugu liitay , ugu hanti boob badnaa ee Umadan soo mara walee.. Waa madaxweynihii ugu Tuugsanaa , ugu hantiboob badnaa .. ee Somali soo mara .. SUBXAANA LAAH

  • @am.b5688
    @am.b5688 Рік тому

    Wadanka waxa la wareegay niman Dhulbahante la yiraahdo, iyagaana wada heshiiska aad sheegaysid mudane madaxweyne, wax is dilayana ma jiraan Puntland! Qofkii rabsho keena godkii Goojacade oo kale Ayaan ku ridaynaa! Harti ninkii isku taaga sanadkan god kuu geli lahaa ha raadsado!

  • @anisabdulahi8753
    @anisabdulahi8753 Рік тому

    Culimada dhaca iyo boobka iyo dulmiga dalka yaalo haka hadlaano

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Рік тому

    وَلْتَكُنْ مِّنْكُمْ اُمَّةٌ يَّدْعُوْنَ اِلَى الْخَيْرِ وَيَأْمُرُوْنَ بِالْمَعْرُوْفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِ ۗ وَاُولٰۤىِٕكَ هُمُ الْمُفْلِحُوْنَ

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Рік тому

    وَلْتَكُنْ مِّنْكُمْ اُمَّةٌ يَّدْعُوْنَ اِلَى الْخَيْرِ وَيَأْمُرُوْنَ بِالْمَعْرُوْفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِ ۗ وَاُولٰۤىِٕكَ هُمُ الْمُفْلِحُوْنَ

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Рік тому

    Mashaa ALLAH , Culimada Muqdisho iyo dadaalkooda ka hortagga iyo cadaynta dhan xumada ummadda soomaaliyeed . waan idin garab taaganahay .

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Рік тому

    Mashaa ALLAH , Culimada Muqdisho iyo dadaalkooda ka hortagga iyo cadaynta dhan xumada ummadda soomaaliyeed . waan idin garab taaganahay .

  • @zamzamaadam7575
    @zamzamaadam7575 Рік тому

    Been badanaa oday wayn oo aan been ka xishoonayn

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 роки тому

    Mar uun afjara quulaystayaasha dhiiga shacabka xalaalaysey! Hadal wax ma taraaye. Somalia Allah bow maqan.

  • @cantarbuleendo2935
    @cantarbuleendo2935 2 роки тому

    Kan woo washtay

  • @abdullahiosman8062
    @abdullahiosman8062 2 роки тому

    Stupid parstdan

  • @sarahm9729
    @sarahm9729 2 роки тому

    wlhi waarutah shacabka sacido. weyna kashalayen

  • @wardaawes4059
    @wardaawes4059 2 роки тому

    👎👎👎👎👎👎👎

  • @gureyaxmed1914
    @gureyaxmed1914 2 роки тому

    isaga walaaladii weeyaane waxkaqabto calidheere xaafaddi8sa wuu yaqaanaaye iyo kuwa baadda siiya intaba wuu yaqaanaa haddii uu wax kaqaban gurguurte hareerihiisay joogtaa shabaabtuba muxuu meel fog uga raadin

  • @farhioabdi5307
    @farhioabdi5307 2 роки тому

    Waad ogtahaye saxibkaa kaso bilaaw beesada gurigadey katimadaa