- 37
- 521 558
Centro Studi Somali
Приєднався 30 тра 2013
UA-cam Channel of the Centre of Somali Studies, an interdisciplinary centre belonging to the University of Roma Tre.
host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/
it-it. Centro-Studi-Somali-708186475950112/
Our online documentation project, the Somali Archive, can be reached at the following links:
www.archiviosomalia.it
dspace-roma3.caspur.it/handle/2307/723
host.uniroma3.it/centri/CentroStudiSomali/
it-it. Centro-Studi-Somali-708186475950112/
Our online documentation project, the Somali Archive, can be reached at the following links:
www.archiviosomalia.it
dspace-roma3.caspur.it/handle/2307/723
Radio Muqdisho
Breve video relativo all'inaugurazione di Radio Mogadiscio alla presenza del Primo Ministro somalo Abdullahi Issa (1956-1960).
Short video related to the inauguration of Radio Mogadishu at the presence of the first Somali Prime Minister Abdullahi Issa (1956-1960).
Short video related to the inauguration of Radio Mogadishu at the presence of the first Somali Prime Minister Abdullahi Issa (1956-1960).
Переглядів: 5 078
Відео
Rowaayd Caruurta Agoonta Dugsiga Ayuub Marka
Переглядів 8 тис.7 років тому
Video-hani wuxuu muujinayaa masraxiyad iyo madaallo kale ay sameeyeeyeen caruur agooma ah oo ku nool xarun agoomeed ku taalla magaalada Marka, waxaana la sameeyey qiyaastii 90meeyadii. Video messo a disposizione del Centro di Studi Somali da Maxamed Roberto (Universal TV). Video relativo a uno spettacolo di musica, canti e teatro preparato e realizzato da bambini e ragazzi di un orfanotrofio di...
Golaha Shacabka
Переглядів 2,1 тис.7 років тому
Video-han waxaa Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ay ka heshay Maxamed Roberto (Universal TV). Wuxuuna ku saabsan yahay furitaanka mid ka mid ah kalfadhiyadii lagu qabtay golaha shacbiga Soomaaliyeed 70meeyadii, xilliga Kacaanka. Video messo a disposizione del Centro Studi Somali da Maxamed Roberto (Universal TV). Immagini relative a una seduta parlamentare tenutasi a Mogadiscio durante il gov...
Kaydka Soomaaliyeed iyo Aasaaskiisa - The Somali Archive and its origins
Переглядів 31 тис.7 років тому
Kaydka Soomaaliyeed iyo Aasaaskiisa - The Somali Archive and its origins
Axmed Faarax Cali 'Idaajaa': "Suugaan"
Переглядів 38 тис.7 років тому
Complete speech on Somali literature by Axmed Faarax Cali 'Idaajaa' recorded for the documentary "The Somali Archive and its origins" produced by Centro Studi Somali and Centro di Produzione Audiovisivi of University Roma Tre. We publish here the full-lenght version since the speech within the documentary has been cut because of duration constraints. Intervento integrale sulla letteratura somal...
Prof. Giannattasio: La musica, stato dell'arte della ricerca [Somali music: the state of the art]
Переглядів 6297 років тому
Intervento del Prof. Giannattasio in occasione della Giornata di studio "30 Anni di Studi Somali" organizzata nel 2008 presso la Facoltà di Lettere e Filosofia dell'Università degli Studi Roma Tre. Il contributo verte sulla musica somala, con un focus sulla ricerca e relativi rilevamenti effettuati sul campo negli anni '80. Khudbaddii Prof. Giannattasio oo ka jeediyay shirweynihii "30kii sano e...
Prof. Antinucci: Nuovi mezzi per la poesia [New media for poetry]
Переглядів 2067 років тому
Intervento del Prof. Antinucci in occasione della Giornata di studio "30 Anni di Studi Somali" organizzata nel 2008 presso la Facoltà di Lettere e Filosofia dell'Università degli Studi Roma Tre. Il contributo verte sulla tecnologia come strumento di registrazione e conservazione dell'oralità: nel caso somalo, la poesia orale e i nuovi mezzi. Khudbo uu Prof. Antinucci uu ka soo jeediyay xuskii 3...
G. Banti: Cos'è il Somalo scritto? [What is written Somali?]
Переглядів 5737 років тому
Intervento del Prof. Banti in occasione della Giornata di studio "30 Anni di Studi Somali" organizzata nel 2008 presso la Facoltà di Lettere e Filosofia dell'Università degli Studi Roma Tre. Il contributo verte sul somalo scritto, le varietà linguistiche e il grado di standardizzazione raggiunto. Muxaadaro uu ka soo jeediyay Prof. Banti shir lagu magacaabay "Maalintii diraasaadka iyo 30 guuradi...
Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Maxaa inaga khaldan? Prof. Cabdalla C. Mansuur
Переглядів 25 тис.7 років тому
Waxaa Prof. Cabdalla Mansuur muxaadaradan ku falanqaynayaa dhibaatooyin la xiriira dhaqanka Soomaaliyeed: 1) wuxuu aaminsan yahay in Soomaalidu ay ku fashashay ama kari la’dahay in ay is waafajiso saddex nidaam oo ay ku dhaqanto, kuwaasoo kala ah: nidaam dowladeed, nidaam diimeed iyo nidaam dhaqameed, isla markiina middoodna si fiican uma haysato Soomaalidu; 2) Sidoo kale wuxuu falanqaynayaa ja...
Farbarashada carruurta - A. M. Waasuge
Переглядів 3728 років тому
Qoraalkaan waxaa loogu talaggalay caruurta, gaar ahaan kuwa ku dhashay ama ku soo barbaaray qurbaha, in ay ka bartaa alifba'da ama farta af Soomaaliga. Il testo, relativo all'insegnamento della scrittura della lingua somala, è destinato ai bambini, in particolar modo quelli nati o cresciuti all'estero. The text aims at teaching Somali language writing and is meant for Somali children, especiall...
Somalia - Modern photographs (CSS for Expo Milan 2015)
Переглядів 1,2 тис.8 років тому
Video edited by Centro Studi Somali for Expo Milan 2015, Somalia Pavillion. Modern pictures related to agriculture made available by Maurizio Gigli, Maria Vittoria Giuliani, Stefano Scagnetti and pictures of domestic tools drew from the volume Aspetti dell’espressione artistica in Somalia (1987). Video-hani, oo Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed ay u diyaarisay Expo Milano 2015, qaybta Soomaali...
Somalia - Shop signs (CSS for Expo Milan 2015)
Переглядів 6408 років тому
Video edited by Centro Studi Somali for Expo Milan 2015, Somalia Pavillion. Pictures of shop signs (coffee shops, restaurants, fish shops, grocery shops) taken in Somalia in the '80s and belonging to Prof. Massimo Squillacciotti private collection. Video-han, oo Xarunta Cilmibaaristu ay u diyaarisay Expo Milano 2015, qaybta Soomaaliya, waxaa ku duuban sawiro dacaayadeed oo ku naqshadaysan darbi...
Somalia and agriculture - B&W photographs (CSS for Expo Milan 2015)
Переглядів 9038 років тому
Video edited by Centro Studi Somali for Expo Milan 2015, Somalia Pavillion. Pictures related to agriculture dating back to the colonial period and belonging to the collection of the Laboratorio di Ricerca e Documentazione Storica Iconografica, University Roma Tre and to the Fondo Iconografico Carlo Pedrini, Biblioteca di Storia Moderna e Contemporanea in Rome. Video-han, oo ay soo abaabushay Xa...
Studi Somali cultural project for Somalia (CSS for Expo Milan 2015)
Переглядів 1,3 тис.8 років тому
Video edited by Centro Studi Somali and Centro Produzione Audiovisivi of University Roma Tre for Expo Milan 2015 - Somalia Pavillion. The video presents the main cultural events promoted by Somali Studies researchers' group (made up by teachers and researchers of La Sapienza and Roma Tre universities) from the 70s to nowadays: presentation of the Somali-Italian Dictionary, Mogadishu 1985; Third...
Correre verso la speranza. Per la rinascita della Somalia
Переглядів 3229 років тому
Estratto audio del dibattito svoltosi in occasione della giornata "Correre verso la speranza" dedicata alla Somalia e promossa dall'UNHCR, il Centro di Studi Somali, il Centro Linguistico di Ateneo e l'Ufficio Iniziative Sportive dell'Università di Roma Tre. Interventi di: Prof.ssa Annarita Puglielli (03:01) Monia Czech (12:02) Zakaria Mohamed Ali (20:38) S.E. Mohamed Osman Jawari (29:20) Aless...
Servizio TG: Mostra per il Terzo Congresso dell'Associazione Internazionale di Studi Somali
Переглядів 5759 років тому
Servizio TG: Mostra per il Terzo Congresso dell'Associazione Internazionale di Studi Somali
Universal TV: Barnaamij ku saabsan cilmi barista
Переглядів 6209 років тому
Universal TV: Barnaamij ku saabsan cilmi barista
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (2)
Переглядів 41 тис.10 років тому
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (2)
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (1)
Переглядів 19 тис.10 років тому
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur Bandhigga Buuggiisa "Taariikhda iyo Luuqadda Bulshada Soomaaliyeed" (1)
Bandhig masraxiyeed oo ay dhigeen kooxda Masraxa Qaranka Soomaaliyeed
Переглядів 13 тис.10 років тому
Bandhig masraxiyeed oo ay dhigeen kooxda Masraxa Qaranka Soomaaliyeed
Muqaalka dhabta ah ee Muqdisho (1)
Переглядів 3,9 тис.11 років тому
Muqaalka dhabta ah ee Muqdisho (1)
Somalia: il futuro nella ricostruzione (Parte 2)
Переглядів 29611 років тому
Somalia: il futuro nella ricostruzione (Parte 2)
Somalia: il futuro nella ricostruzione (Parte 1)
Переглядів 60511 років тому
Somalia: il futuro nella ricostruzione (Parte 1)
Visita Primo Ministro Somalo Abdiweli Mohamed Ali
Переглядів 27411 років тому
Visita Primo Ministro Somalo Abdiweli Mohamed Ali
Adnkronos. Somalia: premier a Roma. Aperto canale dialogo con al-Shabab
Переглядів 15311 років тому
Adnkronos. Somalia: premier a Roma. Aperto canale dialogo con al-Shabab
Conferenza: President Hassan's vision for Somalia
Переглядів 18111 років тому
Conferenza: President Hassan's vision for Somalia
Mj gu been badanaa,af somaliga dawladii kacaan ka ayaa abaal loogu hyaa waxan kle aad shubaysaa waa sheeko faan mj.
Hooyadaa iyo habar jeclo iyo habar awal wastee,hooyadeen magaado iyo sadexdii wiil ee kala ahaa ayuub arab Garxajis ayay sheegayaan,ka bahgooniga ahi ee hooyadii ka luntay u badi inuu garac yahay .
AHUN PROF MAANSUUR
Wanool yahay wlhy hada lajoooga
AXMED GUREY WAA NIN BAALCAD ABSAME AH
Wakhtigii imam axmed absame somalina ma ahayn xarlana ma ahayn gaalomadawbuu ahaa dagaalkana kuma jirin
Qoray taarikhyahaan afka amxariga wax ku Qoray..Ye Ahmad geran warera akhriista. Karanleh Hawiye.Axmad Gurey.
Waa in aad amxariga akhiin kwartaal. Ye Ahmed Gran Warera.
Axmad Gurey waa Karanleh. Buuga uur Qoray Tekesadiq Makurita. Ye Ahmad geran warera
Yes that's true the original name it's afdal
Habar magaadle
Asagaaa u baahan afka un labaro😊
Waxaa asal ah waa maayga Beentaasi nagala hortaga
Axmad Gurey waa Karanleh Hawiye.
Qoraga Etobiyan ka la yirahada Teklesadig makruya wuxuu Qornay buug la yirahada Ye Ahmad gran warera. Raadi oo akhtiido. Kusow iyo proffesor Mukhtaar . Respectful scholars.
Buuga la yirahada Ye Ahmad gran warara. Mr.Mansur you v wrong.
Karanleh Hawiye Axmad Gurey. Teklesadig makruya.. Ethiopia Historian .
😂😂
Qofka iney murayad kutahay hadii iyadoo kuhortagan iska tirto sanka adigana iskatirtid aba isha uu iska tiro iskatirtid hadu isaga iskakaahor arko inuu bilabo aqtuf sidokale madax xogataa shanta mase farta farta weey ceemata hadishanta lagalin madaxa kuxogan yakadanbeya aqtuf qofka haduyaryahay qofka wayelkaa wax loshega wasaqda sanka uu cunaya cunuga aba dabeyshada ee xasasiyodo qoyaan dhamad laheen samesmo
Annarita!
Codsi cajaladaha xusuusta intaan keliya ma ahee saaxiboo noosoo badi ama cinwaan and kawa hello into soo she waayo waagaas waankudhex jirey lln isma arko
Walaahi waa asxaabtii an islasoobarbaarney alarm waa xusuus
Alla ha xafido cabdalla cumar maansuur wax badan baan ka faa'iidnay
Wardheer news
Mashallah
Asc maashaa Allaah tabaarak al raxmaan fiikum allaah ha idin xafido aniga qiso igu dhacda ayan idin sheega oo kusaabsan qabiilka biciid yahan dagaalkii afarta bil oo ceydiid iyo cali mahdi Allaah ha ugu raxmado raxmadiisa waasaca ah labadoodaba Allaah ha u danbi dhaafo aamiin? marka dagaalkodi ayan kabaxna soomaalya waxaan soconaba qabridahare ayan kadhacnay waxan raadinaayay baabuur oo boosaaso usocda marka dadaa idhahay baabuurkaas aya baxaayo ninka leh meesha kama dheera ee bax utak ee laheshii yacni meequu kaa qaadana baabuurkii aktiisan imid niman taagnaay mid kamid ayan ku dhahay abti baabuurkan ninka leh aaway wuxuu igu yiri abti waakaas nimankaas lasiisocde ee kagaar wuxuu iiraaciyay waakan shaalka buniga garabaka usaaran waa biciidyahan anigane waaka daba orday ano dha dhahooyo abti biciidyahan abti biciidyaha waaka daba qeylinoya magaciisan umuday wallaahi markii iigu horeysay ayey eheed oo aan maqlo qabiilkaas dadkii waa igu qosqosleen maso koobi karo sheekada raali ahaada anaga qabiil qabiil makaseynin somaalya hanoolaato soomaalya guuul wadankeena nabad iyo barwaaqo bi idin Allaah yaa rab al caalamiin
Xayaysiin sayidkaa weeye qaybtani
Dhaman waxan salamaya madaxda sare iyo dhaqatirta soqaban qabisay shirka qaymaha badan ee heer calmiga iyo kor uqadida is dhexgalka bulshada somalida anooh shiqsi dqneya is dhexgalka bulshada una Ola oleya is dhexgalka bulshada isku sojedidashada bulshada had iyo jerba u hura jaqtigiisa jecelna is dhexgalka bulshada
Madanle & megaadlee waa isku mit /hadana waxaa loyaqaanaa( masai)
Cabdalla Cumar Manssuur = C/ALLAAHI OONMAAR MAXMUUD
Grazie mille Prof. Giannatassio per aver raccolto e presentato questo prezioso musica tradizionale e folklore della Somalia. I tuoi sforzi sono molto apprezzati.
Sorry waan ilin Alan iska Celin
Nuur aaf somalika weeyaan aafka faraansiiska nour o+u=ou waxay uu dhiikaanta uu n ,iyo r ,n, wa na aaf somalika n ,aaf faraansiiska waa ,en maarka aaf f waxa loo aqriya nour waa salamantahay
Somalidu haa gataato dhaaqaanka ciisaha iyo xeerka ciisaha siidasaay naabad iyo miidoow ku gaadhaayan
Yuusuf eelaay cabdi boonga diimoow odi sheeqnuur way naga horeeyaan maanta aduunyo
Ilaahay haidiin fududeeyo qaamuuskaa
Waxaan ahayn Daarood: Geri. Laylkas. Jid waaq, Jibaad Waaq, jiwaaq roon.
Calanka Switzerland ba kohoryaal ama idin horyaalka markasa dalkayga iyo afkayaga kahadlaysaan somalia ajanabi maleh dhaqankayga waa ka difaacana
Calanka Soomaaliyeed wuu yaalaa ee eeg.
Axmed gureey waa yaxye saalax waa nin carab meheri
Sheekh Abadir iyo 40 kii sheekh ee maka/ madina kayimid ee dariiqsda Harar kabilasby madaarista diinta islaamka Ayaa Ka horeeyey Axmad guray xaga fidinta diinta
Maashaa allaah Axmed f.idaajaa.
Dhaqanada soomaalida 1. Dhaqanka nolosha miyiga 2. Dhaqanka islaamka 3. Dhaqanka magaalada Dhaqan waa hab nololeedka ay umad ama bulsho leedahay kaasoo ah aqoon, fikrad, caadooyinka, hab diimeed, xeer iwm kaasoo jiilba jiilka ka danbeeya usii gudbiyo iyadoo aan qornayn. - dhaqankuna asalkiisuba wuxuu ka yimaadaa deegaanka dadkaasu ku nool yihiin iyo xirfadaha ay leeyihiin sida ugaasato ama xoolo dhaqato. Dhaqanka reer guuraaga(miyiga). - dagaal badnaan, hilib cunimo, Garta geedka ee soomaalidu waxay ukala baxdaa 1. Dhiig 2. Dhaqan Qabiilku wuxuu ka dhashay 3arimood 1. Nolosha miyiga 2. Xoolo dhaqashonimo 3. Dawlad la'aanta Talooyin: siloo hagaago, burburkana looga soo kabto 1. In dad ladhiso 2. In dhaqan magaalo oo fiican ladhiso 3. In dadka iyo dawladaha reer galbeedka laga qaato wixii fiican ee aan diinta iyo dhaqankeena aaxba yeelayn. 4. Waxa soomaali mideeya oo ladhiso( afsomaliga).
Axmed gureey wuxuu ahaa karanle hawiye
Xuusus bad igelisay ascbtaan dadkeyga faadumo whliye fadumo mungiyo masokobikar
m.a waqti iyo nolol cajiib ehed
Afka Ummada geeska Afrika ku hadashaa maaha AfSoomaali laakiin in ku dhow 28% Dadka ayaa Soomaali ah Erayga Soomaali ma aha eray fiican waa aray aan ku wac nayn Magac qoomiyadeed waana eray ruuxii sheegtaa aanu sheegan karahayn muslin oo Runtii muslim iyo Soomaali isma raaci karaan waayo islaanka waa looga digay inay Soomaali noqdaan muxuu se jaahil ka ogyahay!!!! Heestan luuqda wacan haweenku ku qaadayaah ee Xayoo xay waa hees adhi waana hees Soomaali laakiin Gabay, Geeraar, Guurow, Giblo, Jiib, Jariire, masaafo, IWM ma aha dhaqan Soomaalii ciddii ku sheegtaana waa gef qayaxan se muxuu jaahil ka ogyahay!!!!! 😔 😔 ☹️
Ma carab ismood baad tahay nacas yahow
@@Cirguje2 kkkkkkkk maya ma ihi carab iyo carab ismood se Waxaan ahay Dadka Carabta, reer binu israa'iil iyo Dadka aduunka camiray maanta ay kasoo jeedaan, Waxa aan ahay Nabi Nuux Cs dadkii uu ka dhashay ee afkooda uu ku Hadli Jiray Walaal!!😔 😔 ☹️ ☹️ ☹️ Se muxuu Soomaali halow ahi ka ogyahay!.
Oo "Erayo/luuqad" fiican amaba ha liidatatee oon Somali aheyn hadaadan qoraalkaaga ku sheegin... kii aad tiqiinayna ceyday! See wax kaa yihiin!!
@@Shiine1st Soomaali eray San maaha! Illaaha ina abuuray ee Allah waxa uu ina faray ama uu inagu dhahay Soomaali Hanoqonina ama Ha Soomaaliyoobina! Jaahil ayaa Allah waxaanu oran Allah baa yiri dhaha Allah Wayn
Adero ma maskixiyan baad uxanoosanaysaa
Book aan ku xasuusan doono waliba book somali laqoro kuwa ugu qiimaha bdn ayuu qoray, prof wuxuu badaly wixii nala oran jire oo ahaa somalida waa oral society dad wax qoro ama aqriyo ma ahan
Magaca buugga waa kee wlshei
Soomaalidu waa dad laheysto oo maskaxda carab duli uu maamusho...been bey kunoolyihiiin
una meraviglia che desidero conservare per me e per la generazione che vedra' dopo di noi. Grazie (Giuseppe Yusuf Pedrini)
Waar kan Pro sheeganayaa wuu madhanyahay oo hubaal dhaqanka iyo afkaba iyo taariikhdaba wuu ka madhan yahay! 😔 😔 ☹️
Maxaad kutiri?
@@saxarla7207 walaashay Ummad soojireen ah oo Taariikh dheer oo qoran leh baynu nahay se ninkani odayga ahi wuu ka gudhan yahay sidii ruux agnaan ah ayuu u tiraabayaa hadana aqoon yahan ayuu isku magacaabayaa!!!.
Prof wuu madhan yahay ma dhahden hadaad dib u micsan laheed book tiisa
@@mulkidahir3837 you are very funny girl do you think writing alot of books will make you an excellent expertise of everything? I doubt it my sister. To be honest with you he don't know what he is talking about because he just passing on a western concept ideas not really knowledge at all sister. Waxaan sidaa kuu leeyahay waxa yaala dhulkeena Taariikh qoran oo soo taxnayd in ka badan 20,000 hada labaatan kun oo sanadood se Hubaal laakiin Pro mansuur iyo jaahil midna ma oga walaashay.
Adigu xukunka profka haku degdegine marka koowaad historian ma ihi buu ku yidhi ee linguistic baan ahay Taariikhda aad sheegaysana caddayn baa loo baahan yahay marka ad qorayso hadhow la daliishado dhulka soomaalidana wax badan weli daraasad laguma samayn
Yaa salaam caruurtan hada waa dad weyn allah yaa raxma Dr Ayub
Asc Adeer Dr.xow ahaay ma macallin iskuul ayuu ahaa mase iiga sheekeyn kartaa haddaad aqoon fiican u leedahay taariikhdiisa
Xaqiiqada ayuu farsaare
Masha allh idaaja 💓