Sofiane Abraham
Sofiane Abraham
  • 28
  • 33 456
Sanad guuradii 47 dalkeenan jabuuti 🇩🇯 iyo dabaaldagii bulshada.#Djiboutian_boy#Cham_Mohamed #Sakina
Inagoo kafaa’iidaysanyna dabaldaga sanadguurada shacabka ayan ladexmarnay su’aalo #micro-trottoir.
Natiijadii way noqotay in energy bulshadu soobandhigtay.
Daawasho wacan
Переглядів: 612

Відео

4 Shay waa inaad maanta hadii kaleh baaba'a noloshaada adigaa kamasuul ah.
Переглядів 4235 місяців тому
Wax walba oo noloshaada kusaabsan waa inuu micna gaar ah kuugu fadhiyaa. Guushu waxay u baahan tahay tacab iyo jajab, balse adigu ha noqon baabi'iyaha guushiisa. Talaabo walbood qaadaysoo adigay kor kuu qaada amba hoos kuu dhigtaa. marka taxadarkaaga badi 🚨. videoga like saar 👍 asxaabtaadana lawadaag si uu muuqaalku ugaadho saaxibo badan: youtube.com/@SofianeAbraham?si=eVo3one4PksQFyzU www.pexe...
3 Shay hadii aad fahanto xumaanta lagu larabo waad xakameyn doontaa
Переглядів 2535 місяців тому
marwalba caalamku sida aad malayso u masocdo hadaba muuqalkan waxaan kugula wadaagi waxyaabo daaha kaaga qaadaya xaqiiqooyin aan larabin inaad ogaato. filimadu marwalba muuqaalka aad kahaysato xaqiiqadoodu maaha, waxa kadambeeya mashruucyo taargetkiisu yahay siduu adiga laguugu xajinlahaa meelaha hoose ee nolosha. hadaba go'aanku gacantaada ayuu kujiraa inaad baabi'iso mashruucaa amba in isagu ...
Is hachingaree si aad noloshaada u maamusho. "Dan Candell"
Переглядів 2995 місяців тому
maanta barnaamijku muuqaaladii hore uu kaduwan tahay. Waxaan aa sidaa usameeyayna waxay tahay inaan bulsho waynta soomaaliyeed waxyaabu waxtar leh , cadayntiisana wata. hadaba Dan Candell wuxuu kahadlay waxyaabo farabadan oo runtii macquul ah wuxuuna banaanka soo dhigay xaqiiqooyin Naga qarsoonaa. Nin walibana fahankiisa way kuxidhan tahay. channelka subscribka saar si ay kuu soo gaadhan muuqal...
1 Shay wuxuu kuuhorseedaa daganaanta nolosha
Переглядів 3267 місяців тому
wakhtiga lataaganyahay waa muhiim, naftaada, maskaxdaada iyo noloshaada guudahaan muhiim ayuu uyahay. Iskuday inaad diirada saarto wakhtiga lataaganyahay si aad abuurto daganaanta noloshaada. muqaalka like saar 👍, asxaabtaadana lawadaag hadii aad kaheshey.
Qofwalboo nigamidi waa muhiim waanad mahaadsantihiin dhamaan
Переглядів 837 місяців тому
todobaakan gudihiisa waxaynu gaadhney 1000 subscribers waana lamafilaan. muqaalkan inaan Malmö kahor soogaliyo ayey aheyd balse wakhtigu wuxuu iisaamaxay inaan caawa soogaliyo. Dhamaatiin mahaadsanidiin
Awooda ugaar ka ah qofka leh shakhsiyada introvert
Переглядів 1,2 тис.7 місяців тому
Muqaalkan koley sidaad udaawatay waxaan kugula wadaagay Awoodaha introvertiga , taaso kuu sahlaysa aqoonta iyo horowmarinta shakhsiyadaada. Muuqaalkii horee: ua-cam.com/video/SckGF4iArXE/v-deo.htmlsi=6ECrlKPwiU9XFRYn muqaalka asxaabtaada lawadaag si bulshadeenu ubalaadhato. subscribka saar:youtube.com/@SofianeAbraham?si=ubcOhSzvr7UmUQWu
Asaaska aqoonta qofnimadaada"waxa larabo inaad ogaato maanta"
Переглядів 2,4 тис.8 місяців тому
Bani aadamaka Faraha badan ee kunool dunida waxay ku kala horowmareen waa aqoonta. Aqoonna waxa ugu wayne aqoonta NAFTA, hadaba muqaalkani wuxuu kaa caawindoona aqoontaas barashadeeda wuxuuna bilow uyahay Safar dheer aynu wadagali aniga iyo idinku . muqaalka like saar 👍asxaabtaadana lawadaag subscribekana saar . Daawasho wacan❤️🧠
Horowmari dabeecadahaaga si aad uyeelato qofnimo aad u saraysa
Переглядів 4,1 тис.8 місяців тому
Dabeecaduhu WAA waxa lagu qiimayn karo qofka dabeecadahaaga kadhigo kuwa iskudheelitiran adigoo dhaqan galinaya 3 dan talaabo. muqaalka asxaabtaa lawadaag si u meel dheer ugaaro, videogana like saar chanbalkana subscribe saar: youtube.com/@SofianeAbraham?si=QSxnBfZ-uRYcbYyO
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
Переглядів 7 тис.9 місяців тому
Inaad farxad kunoolaato WAA Shey qaali ah balse badanaa qaladka Ay Dadku galaan ayaaa WAXAY tahay Inay farxadooda kuxidhaan waxyaabo badan . Muuqaalka like 👍 saar asxaabtaa usheergree si inoogu soobiiraan. subscrib : youtube.com/@SofianeAbraham?si=g_6ghcGnUjwyZrMb 2024 sanadkaaga kadhigo insha allah
3 Shey WAA inaad gabi'ahamba aad ogaata 20jirkaaga kahor
Переглядів 7 тис.9 місяців тому
3 dan Shey WAA muhiim hadii aad rabtid natiijo dhaqan gali muuqaalka like 👍 saar asxaabtaa usheergree. subscribkana saar. daawasho wacan
3 Kadigtoonow si aadan ogeyn kuu saameynaya
Переглядів 3,2 тис.9 місяців тому
Kusoo dhaw hadaad kusoo biirto asxaabtayda waxan kulawadaagii muqaalo WAX tard kuuleh. subscrib : youtube.com/@SofianeAbraham?si=zeobtZq88p9qYgUj muuqaalka like 👍 saar oo lawadaag asxabtaada
NOLOSHU HAKUUDHANDHANTO
Переглядів 8569 місяців тому
Hadaf iyo qorshe noloshaada kuqiimee . videoga asxaabtaadaa usheergree si Ay ugafaa'iidaystaan , like 👍ans subscrib
Aduunku uu xumaaday 🖤
Переглядів 13911 місяців тому
MUHIIMDA INAAN ISLAFAHANO LARABI WAXAY TAHAY INAAN XAQIIQADA DHABTAA AAN WAJAHNO BESS
DHIIRIGALIN :GAFKAAGA WAX KABARO
Переглядів 233Рік тому
DHIIRIGALIN :GAFKAAGA WAX KABARO
Nolosha mafududo balse adigu waad fudeydin kartaa nolooshaada gaarka ah
Переглядів 511Рік тому
Nolosha mafududo balse adigu waad fudeydin kartaa nolooshaada gaarka ah
Markii uguhoreysay ee aan Arintan aan kahadlo.....
Переглядів 223Рік тому
Markii uguhoreysay ee aan Arintan aan kahadlo.....
Try to not to laugh hadiikaleh....😅
Переглядів 233Рік тому
Try to not to laugh hadiikaleh....😅
VLOG: Mouloud ayaan dalxiis utagay maxaan kala kulmay?
Переглядів 354Рік тому
VLOG: Mouloud ayaan dalxiis utagay maxaan kala kulmay?
su'aasha kajawaab hadiikale......!||su'aalihii ugudarnnaa aduunka 🤣+ Prank😱|| Fanny🔥
Переглядів 415Рік тому
su'aasha kajawaab hadiikale......!||su'aalihii ugudarnnaa aduunka 🤣 Prank😱|| Fanny🔥
Iisheeg misaanka markabka TITANIC?||caloosha ayaa ixanuusatay sidaan uqoslayay||dhamaad🔚
Переглядів 393Рік тому
Iisheeg misaanka markabka TITANIC?||caloosha ayaa ixanuusatay sidaan uqoslayay||dhamaad🔚
tartan wiil iyo gabadh dhexmaray qof ayaa si lamafilaan ah kuguulaystay hadaba waa kuma kulaystuhu ?
Переглядів 283Рік тому
tartan wiil iyo gabadh dhexmaray qof ayaa si lamafilaan ah kuguulaystay hadaba waa kuma kulaystuhu ?
Tartan dhexmaray wiil iyo gabadh 🤯|| 30 ilbiriqsi gudohood su'aasha kagajawaab. Yaa guulaystay🧨🏆 ?
Переглядів 306Рік тому
Tartan dhexmaray wiil iyo gabadh 🤯|| 30 ilbiriqsi gudohood su'aasha kagajawaab. Yaa guulaystay🧨🏆 ?
Tartan wacdaro dhigay oo dhexmaray wiil iyo gabadh. Ayaa guulaystay ?🤣💔
Переглядів 430Рік тому
Tartan wacdaro dhigay oo dhexmaray wiil iyo gabadh. Ayaa guulaystay ?🤣💔
waxbaa kaadambeeya !! 😱💀
Переглядів 198Рік тому
waxbaa kaadambeeya !! 😱💀
IISAXEEX|| HEES MEELWALBA QABSATAY|| AWAALE AADAN IYO RAHMA HASSAN|| RACTION VIDEO
Переглядів 376Рік тому
IISAXEEX|| HEES MEELWALBA QABSATAY|| AWAALE AADAN IYO RAHMA HASSAN|| RACTION VIDEO
TIRO QABSOO SU'AASHA KAJAWAAB ||LAMAFILAAN😂||EMOTIONAL DAMAGE 💔||S. ABRAHAM FT SOUHEIB &GALABO
Переглядів 714Рік тому
TIRO QABSOO SU'AASHA KAJAWAAB ||LAMAFILAAN😂||EMOTIONAL DAMAGE 💔||S. ABRAHAM FT SOUHEIB &GALABO

КОМЕНТАРІ