- 81
- 105 684
cabdirahman kusow
Приєднався 13 січ 2021
My official UA-cam channel, welcome guys and subscribe thanks
Відео
Riyooyin ka turjumaayan caafimaad iyo degenaan
Переглядів 344Місяць тому
Riyooyin ka turjumaayan caafimaad iyo degenaan
16 riyo oo halis ah qofna haa la wadaagin riyooyinkan
Переглядів 1402 місяці тому
16 riyo oo halis ah qofna haa la wadaagin riyooyinkan
Riyada xaydka aay dumarka ku riyoodaan maxay tahay??
Переглядів 2102 місяці тому
Riyada xaydka aay dumarka ku riyoodaan maxay tahay??
4 riyo oo halis ah qofna haa la wadaagin
Переглядів 2164 місяці тому
4 riyo oo halis ah qofna haa la wadaagin
Riyada imtixaanka ama school jaamacad madarasa intaba maxay tahay halkaan ka ogow
Переглядів 2,7 тис.6 місяців тому
Riyada imtixaanka ama school jaamacad madarasa intaba maxay tahay halkaan ka ogow
WAREYSIGEYGA EE KUSABSAN ARIINTA SARA IYO XAQIQADA JEERTA WATAN KAOGOW WAREYSIGAN
Переглядів 2436 місяців тому
wareysigigeyga KUSABSAN ARIINTA muranka dalisi ee Sara @cabdirahmanmedia9077 @BadbaadoChannel fadlan subscribe thanks 💯
WAXAN KURIYODI XAFLAD AROOS __TAFSIRKA@cabdirahmanmedia9077
Переглядів 1966 місяців тому
#somalia #subscribe #viral #tiktok
FASIRADA RIYOOYINKA , WAXAN KURIYODI ANIGO AQRINAYA SURATUL YASSIN &KUWAKLE @cabdirahmanmedia9077
Переглядів 1646 місяців тому
soma #contentcreator #somalia #viral #subscribe
Riyooyin ka turjumauan inuu ku haaysta xasad
Переглядів 81810 місяців тому
Riyooyin ka turjumauan inuu ku haaysta xasad
Riyooyin ku tusaayan arzaaqad waasic ah iyo taajir nimo inshaallaah
Переглядів 45110 місяців тому
Riyooyin ku tusaayan arzaaqad waasic ah iyo taajir nimo inshaallaah
riyooyin aay dad badan isoo waydiiyeen daawa
Переглядів 1,4 тис.Рік тому
riyooyin aay dad badan isoo waydiiyeen daawa
6 riya oo tusaayaan culaysya kaa tagaayan iyo inuu kuu Soo Socda faraj
Переглядів 1,6 тис.Рік тому
6 riya oo tusaayaan culaysya kaa tagaayan iyo inuu kuu Soo Socda faraj
Tafsiirka riyooyinka oo suaala iyo jawaaba ah
Переглядів 332Рік тому
Tafsiirka riyooyinka oo suaala iyo jawaaba ah
riyooyinkan hadii aad ku riyoota waxaad maqli doonta inshaallah warar farxad leh
Переглядів 840Рік тому
riyooyinkan hadii aad ku riyoota waxaad maqli doonta inshaallah warar farxad leh
riyooyinkan hadii aay ku riyoota gabdha aan guur ayaa u soo dhow nin wangsan
Переглядів 607Рік тому
riyooyinkan hadii aay ku riyoota gabdha aan guur ayaa u soo dhow nin wangsan
Shikoow waxan kuriyoday anigo tahribaay kadibta canugeeygi iga lumaay wana waay oynayo ayana kaso kacaay pls maxey noqon karta❤
Sh. Waxa ku riyoday anigo ilmo sadex malin jira oo dad farabadan iqadan rabo waxana kacabsanayay inu ilmahas igalatago dadna way igu harereysan yihiin waxna may iitareyn waxan rafadaba wan kabaxay kadip riyada dhana ilmahas sadexda malin jira u cabsanayay Plz sh. Maxa waye 😢
Asc. Riyada guriga cusub maxey ka dhigantay? Noo soo faa faahi shukran
shekhe waxan ku riyodey libax qof kale cunaya on anu ka bad baday 😢 iso jaba
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheekh waxn ku riyooday anigo akharinaay zaliga nabiga اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد oo joga masjidka nabiga scw oo leh fadaaki umi wa abii ado raaliya ii fasira
Asc sheekh wxn ku riyooday anigo masjidka nabiga صلى الله عليه وسلم joga bal iso fasira ado raaliya
Hilib ayaa Soo gatay iyo beer waxaana kasoo gatay tukaan ay naag gadeyso garoob ayaa ahy wll iifasir riyadan
(Adhi ari )baa iga luma jabeenkasta😢😂
Hareysi muxu ka wada sheeqa?
Masha allah wll waad qurux badan tahay ilahay haku barakeeyo amiiiin
Inta aan mar ku riyoday anigoo imtixaan form four galayo
5 kamid aha wn ku riyoday shekh
Sh. Maamo oo I caydhsanaysa ayaan ku riyooday Subxanalah ❤😢 riyadaas askar badan oo I xabadeynaysa na way ku jireen
Wlhii diig ayan tufayee hawen hoore said waliboo
Nin aan kala harnay shukaansi inaga dhayey raadinayey mana helin 😂 aniga garoob ahay
Sunaami ayaan ku riyooday malugu dari karaa
Wax xun ha ku fasirin
Asc sheikhow ..waxd ishegta waxn ku riyoday markan sexdo mas ayaa ifijina mana ordi gari
Asc sheik cabrxm epow waxa rabaa riyo ina ii fasirto aabe oo dhinty baa kuriyooday asagaa qur,aan isaaraayo xoogaha marku quranka isaray sajuudeyda wax xanuun badn ka baxeen. ) haben kle waxa ku riyooday aabe oo codkle qof igu dhahaayo aabaha dhimashadiisana wxuu u dhinty naak qumayo ah Dishy wana ahlu jano markasa arka abbe wuxu idhaha habenkey sadexsac so xaroo Samada uu uduulaa anaa wa kadaba dulay kadip hurdada ka kacy )ee ifasir khyr allha ku siyo
M.a kheyr bay ba u egtahy 😊lkin fasirada maku ficni
Shek waxan ku riyoday biyo Tuba iga jabtay inta xirayay mas gold ah igaso boday ku riyoday lakin waxba ima yelin wa boday qaylo alx Bal riyadas ISO sheg
asc sh/ waxan kuriyoday anigoo masjidka ŵeen kutukànaaÿo safka hore waxaane igatagay labo ragco kutub ayana heystay salaada dgexdeda qof ayana igaqaday kutubkii oo yidhi waad daashay waana udhiibay lugahana dhiqo ayankulajiray lakiin horay ayan ooga baxay
yaarabi waan kujeclahay
Asc sheeq waxan ahay marwo la qabo waxan ku riyoday aniga oo beer ari so aad uqurux badan aniga oo gadanaayo
Wll anoo lafuray ayaanku riyooday hilib geel ceerin oo aan cunayo dad kalena ila cunayo iifasir
Asc
Shekhow waxanku riyoodaa xalawad qudhun ah ano cunaya iso fasir mahadsanid
Asc walaale xagee laga xiriiki karaa
Waa arkay. Hilib. Ceeriin iyo. Kaluun. Oo. Hortay da. Yaal. Waa fiiriyey Bas. Macunin. Ma. Taaban. Bas. Waa. Arkay‼️
Sheikh laabton iska lumay oo aan dib u helay riyadeed maxaa waaye?
Masha Allah ilaahay ha ku barakeeyo sheeq
Asc shiiq waxaan kuriyoday ninkayga oo idhahayo hilib iso dhiib her gab ayaa ihaayo anigana uma sogadin hilibki uma na dirin marka riyada maxay noqon kartaa shiiq yasakallah shiiiq 🙏
sheekh halkii isbuucba 2 kamid ah waxaan ku riyooda ano gabadho kala duwan galmo lasameeynaya arinkasina uu idhibay waxana Raba in biyahaygu kaydsamaan ee please talo isii jasaaka Allah
Mas madow o 1 cunug wata oona rabo inuu iwaheshada oo meshan adaba iga daba adaya ku riyoday anigana inan ka baxsadan rabaa mana ka baxsan kari hoostu iiga juraa
Lakin ilmo aan maqlaayo dhawaaqiisa lakin aan arkaayo oo ilmaheyga ah hadaa ku riyoodo maxee noqonee midkle imaha bahalka qadanaayo kabacdina aan dhawaaqiisa maqlaayo lakin aan argeeyn maxaa lagu fasiraa?
Anigoo dugsi quran joga oo macalinka uuii aqrinayo quraan anan waligay maqal😂😂😂waxan ahay xaas arday badana mesha way fadhidaa
Waxan ku riyoday xale hoyo hilib hafa lasiyay kadib markan cun iskahay cariin igu noqoday wllke iyo aniga ehen asaga wuu laqay anah wan tufay iso fasir
M.a sh xasaan
Kaso hadal talefanka laxadayo
حسبنا الله ونعم الوكيل
May Allah protect you and your family
Asc sheikh aniga waxankuriyodey anigoo qaxotiga xagardheer omankanya anjogey kunoqdey markii aan dariskii adeyna meesha majogaan walibo dhulkii wuisbadaley odhiir ayakabaxdey dad angaraneyninmakaas o anlahadlaayey ayaigulaha meshaasna mamo heeblo ayadaganaanjirtey kadib wan ooyey ohiin anqeylo laheyn balse anleyahay Alla xasuusbadana meeshan idhàfiya igawada bal isofasir
Sh Mar walba waxan ku riyoodaaa aniga oo imtaxaan gslaaya lkn aan qishaayo😢
😅😅😅sem here
Alxamdulillah wax ku riyooday anigo timir cunaya allow hamigag Aduunka iyo ka akhirab i rumee
Asc walal waxan rabaa fasirka anigu masjidka ku jiro oo mel aan ku weyso qato radinayo
Wll riyada dhumitanka cunuga wn ku riyoday lkn wn hely riyada dhxdeda qf laqbana maihi
Ani wxn kuriyoday wiilkayga oo dad dafay anoo ad umuraysan baa hadana lagasosaray
Sheikh waxan ku riyooday ayadoo Sheikh caana ii keenayo canjeero Malabar kabuuxo markaa inaa cuno rabo aa faraxalo isdhohona aa Malabar faraha lagalaayo Waa maxay riyaads Waxaan ahay xaas
kan balaya sheg waye 😁 walah
Iifasil riyada dadka guriga joogo ooqayb nopotay daayeer
Shiikh riyaadan ii fasir Wxaan kuriyoodey walasheyda oo dhisaneysa guri qol ayaa wuxuu ahaa qabyo marna waa qol qasri Ah oo qurrux bdan waxn ahay marwo laqabo oo uur Leh pls iisoo fasir