- 4
- 201 829
anzalootii
Приєднався 30 лис 2008
Відео
Waa Wada Macaan Dumarku
Переглядів 43 тис.14 років тому
Heestan, oo ah hees aad looga dabadhacay laxaneeda, miraheeda, iyo musigeeda, ayuu Abwaan Cali Xasan Warsame (Awdoon) ku amaanayaa Guud Ahaan Dumarka oo Dhan kana sheekeeynayaa Waxa ay yihiin ahaato sharaftooda, Garaadkooda, xilkooda nolosha aadamaha guud. Wuxuu tusale usooqadanaay iney iyagu dhaleen Nabi Muxammad (CSW) iyo Nabi Ciise (CS). Ana Waxaa si sharaf leh idinku soogudbinaa WAA WADA MA...
AQOON LA'AAN WAA IFTIIN LA'AAN.wmv
Переглядів 6 тис.15 років тому
GABAY MIRO YAR BALSE TAYO MACAAN LEH OO AY TIRISAY ARDAYAD YAR "DA' AHAAN" LAAKIN MIRAHA MURTIDEEDA FARIIN CULUS XIMBAARSAN, WAA GABAYGII: AQOON LA'AAN WAA IFTIIN LA'AAN (WITHOUT EDUCATION THEIR IS NO LIGHT) HADABA DAAWADAYAAL WAA NAGA GUDOOMA IDIL AKA BABY WARANWEYNE IYO GABAYGEEDII WITHOUT EDUCTION THERE WOULD BE NO OBAMA.
Kudayo Puntland
Переглядів 146 тис.15 років тому
Heestii Puntland iyo Abwaan Cali Xasan Warsame, oo markii ugu horeysay uu abwanku ka qaadey xafladii Sodhaweynta Waftiga Puntland ee uu Hogaamineyey Madaxweyne Faroole iyo wasiirada dowlad goboleedka Dhulka Soomaliyeed ee Puntland. Adna waa tan heestaadii ee dhageysi wacan....Puntland
Here now
Miyaa?
@@Daljirka-Dahsoonhayeh
Maashaallaah magaaladeydii wacneyd illaahow ku barakeeeee
But inshllh i will be there 1 day hdii anan dhiman😗😗😗😗😙😚
I really miss that place so much
big love mom yaajogo 2018 15 march 6:02 pm thursday
Missed you GALDOGOB and TREINDS
i have never been in Galdogob in my entire life but i love there my great family belongs there i have good friend out there... Bille Curtuqo.Tataa Jama jakata ...i wish we will have eat together in that place........
Allayaa cisak wiil puntland
best song of awdoon
mansh allah wale wan qiiroday markan heestan maqlay afku kuma go'oo waa waad macaane dumarku waa run tasan been ahayn duma laantod nolool ma jirto mansh alah
what a beutiful song - gacanta hasareyso
nice video
nolow adeerkey cali aad mahadsan tahay long live adeer cali
Can someone plz write for me the lyrics to this beautiful song
allayacizak abwaane waa hees aad u macaan qiimo badana xambaartay mar kale mahadsanid
masha alaah wlhi been kuma sheegin waan ladhacay heestaan dumarka laantood abaar waaye ilaahow qalbigooda naxariis noogu beer haweenka maalinki aan arkay heestaan ilaa hada ayada aan kuheestaa
walaahi caadi maaha abwaanka fanaanka masha allaah run ayaa ka sheegtay
Eeboow xaa ku cod macaana duqaan, xayse kuugu taal puntlanuu ka yimid lol.
Sxp comment-igaan 13 sano ka hor aad soo qodhay ayaa iga qosliyay wlhi haduu puntland ka yimid maxaa ku jaban?
this song really nice and hve meaning good jop bro
@FADUMO954367 Abwaan, Fanaan, Laxameyste Ali Hassan Warsame Ali puntland waxuu ku noolyahay UK magaalada London
War heestaan soomalidu ma rate-gareyeen inaba caadi maaha it's touching runtii
Oh my god this is the best of all wallaahi Cali puntland waad ku sugtay absolutely incredible voice as well as powerful, meaningful wording and lyrics
woow waxaas ayaa cod ah yaa salaaam cali xasan warsame 2 julyy ayaan ku arkay asaga oo ka heesaya 5o tun kuu radii ka soo wareeg tay marka calan soomaliya oo xor ah laga taagay gayiga soomaliya marka waxaan oran karnaa waa fanaan wadani ah
way kaaga mad celinayaa dhamaan haweenka somali yeed! thank you my broder
@fatah0fatah sxb waa ku salaamey waadna mahadsan tahay
Yes bal eeg Bari iyo Sanaag bal eeg badaha isku xira jaleec labadaada baal yes,,,,,,,,,,,, puntland forever.
reer waqooyi meelaan joogno kama hadli karaan,,,, cozz xornimadoodu gacanteena ayeey ku jirtaa ,,,, dad dhahaya xornimaan rabnaa iyo in nala aqoon sado sideebay noola hadlaan anagoo dawlad nala ictiraafsanyahay oo soomaai ah kasii ah dalkii uduga ee puntland
what a sweet song!
Ilaahayow daarood daa
@DURIYADASHISXAAQ Aabahaa iyo sharmuutadii ku dhashay iyo isxaaqba was
reer waqooyi waxa kusoo galiyay golaha puntland waa qaraar iyo ciil ku haya, wali ma hanala aqoonsadadii baad wadaan iyo tuugsigii?? dufkubax puntland waa la aqoonsan yahee caalamka meel reer waqooyi laga aqoonsan yahay maku aragtay??.
ilahow ha idilin intaan aadayo puntland, am goin this summer insha allah :) waan sugi la ahay>
puntland ha nooo laato.....heestaan jecliyaaa very patriotic...............Gobanimo iyo Somalinimo raga laagu yaqaan... Doowlaadnimo jeceel iyo Walaatinimo..
. darood Sar-sare... Geesiyadaa Reer-Garaad aan la ilaawi kariin.. Gobanimo iyo Somalinimo raga laagu yaqaan... Doowlaadnimo jeceel iyo Walaatinimo.. .
puntland haaaaaaaaaa noo laato.......jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa............
Alla jecliyaaaaaaaayeeeeeey puntland .... :) KU DAYDA PUNTLAND. oo qoryaha dhiga. ILAHOW PUNTLAND DAA NABADANA U SIYAADI, WADAMADA KALE O SOMALIA KA MIDANA SII. AAAAMIIN. LUV SOMALIA... PUNT MORE LOL..
haah
puntland waa halbowlaha somalia waana xanaada umada soomaliyeed puntland waa hooyada nabada waana horumarinta shacabka somaliyeed puntland waa hooyo hooyana waxay qabato cidna looga sheekayn maayo puntland noolow waligaa jiroo hajabin puntland puntland I love it.
masha allah love u puntland state
this is real state of somalia walaahi. thats what we need to C in all somalia. well done..
bal sanadkaa maanta ah Gabadh puntland ah aan doono
Dadka in ay caan noqdaan waxay ku qaadayaa mudo badan, laakiin abwaan Cali Xassan Warsame 6 daqiiqadood ayuu adduunka caan kaga noqday. Waa heestii ilaa yaabka badnayd sida ay hal mar caan u noqtay. Hambalyo Cali Xassan Warsame, waxaa kuu sugnaadayd guul iyo magac dadkii puntland-na waxaad marisay hal wado.
Heesta ma fahmin... Ku dayo Puntland Ku dayo... laakiinse inta kale maxaa raaca.. can i get da lyrics of this song.... qofkii hayah... drop 2 my page plz if u have!!!
kudayo puntland the land of peace puntland iyo somalia ha noolato
long live puntland kudayo puntland ma home straight outa puntland
bal eeg buntinle & mudug, bal eeg boocame & sool. Bal eeg Badhan & sanaag, Bal eeg bari iyo nugaal. waxaa balankenu yahay hobeey, heshiiska ku booriyoo,somali usoo baxa,bukaanka xanaaneya,kan baahan wax siiya,dhulkeena ilaaliya,amaanka baraariya, badeena ilaaliya - khayraad kala soobaxa oo hobeey
LovelyIdil its not Independence Day but foundation day ( birthday ) of the government of Puntland ...Hees aad umacaan...Adeerkay cali xasan warsame Awdoon walee murti baad la aamusnayd...
Ku dayo Puntland ku dayo! That is right, the rest of Somalia should follow puntland footsteps in order to succeed.
ku dayo puntland ku dayo....the rest of somalia must follow puntland's steps!
wow ! man u having my grandfather's name !!!! OMG.. My eyez r tearing now...