- 24
- 78 421
Ahmed Farah Ali - Idaajaa
Kenya
Приєднався 28 чер 2020
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa keydka Suugaanta Soomaaliyeed iyo Qisooyinka Qur'aanka ee aan diyaariyay iyaga oo maqal iyo muuqaalba leh.
Mahadsanidiin.
Mahadsanidiin.
Qisadii Nabi Saalax AS || Ahmed Faarah Ali Idaajaa||
Sheekoyinka Qura'anka waxaa qoray Maxamad Axmad Jaadal Mawla oo kamid ahaa aqoonyahaanada xafiiiska manaahijta ee wasaarada waxbarashadda iyo barbaarinta ee dalka masar, bartamaha qarniga labaad waxaa somaliyeyay halkana idinkaga soo jeedin doono iyadoo qaybqayb ah Axmad Farax Cali Idaajaa.
Nabi Saalax C.S. waxa uu kamid ahaa nabiyada Alle, wuxuuna Eebbe u soo direy reer tamuud. Reer Tamuud waxay caabudi jireen Sanamyo iyo tamaasiil ay samaysteen, sidii qawmkii nabi Nuux iyo qoomkii Caad
04:06 Suratul Hud ayada 62
06:33 suratul Hud ayada 63
08:02 suratul shucaraa ayada155 iyo 156
09:54 Suratul A'raaf Ayada 88
10:38 Suratul A'raaf Ayada 76
15:04 Suratul A'raaf Ayada 77
15:43 Suratul Hud Ayada 65
18:47 Suratul A'raaf Ayada 78 iyo 79
Nabi Saalax C.S. waxa uu kamid ahaa nabiyada Alle, wuxuuna Eebbe u soo direy reer tamuud. Reer Tamuud waxay caabudi jireen Sanamyo iyo tamaasiil ay samaysteen, sidii qawmkii nabi Nuux iyo qoomkii Caad
04:06 Suratul Hud ayada 62
06:33 suratul Hud ayada 63
08:02 suratul shucaraa ayada155 iyo 156
09:54 Suratul A'raaf Ayada 88
10:38 Suratul A'raaf Ayada 76
15:04 Suratul A'raaf Ayada 77
15:43 Suratul Hud Ayada 65
18:47 Suratul A'raaf Ayada 78 iyo 79
Переглядів: 10 281
Відео
Qisadii Nabi Huud C.S || Ahmed Faarah Ali Idaajaa ||
Переглядів 4,4 тис.3 роки тому
Sheekoyinka Qura'anka waxaa qoray Maxamad Axmad Jaadal Mawla oo kamid ahaa aqoonyahaanada xafiiiska manaahijta ee wasaarada waxbarashadda iyo barbaarinta ee dalka masar, bartamaha qarniga labaad waxaa somaliyeyay halkana idinkaga soo jeedin doono iyadoo qaybqayb ah Axmad Farax Cali Idaajaa. Nabi Huud C.S. waa mid ka mid ah nabiyada Alle, Nebi Huud wuxuu ka dhashay qabiil la yiraahdo Caad oo loo...
Qisadii Nabi Nuux AS || Ahmed Faarah Ali Idaajaa||
Переглядів 16 тис.3 роки тому
Nabi Nuux C.S. wuxuu ahaa Nabi iyo Rasuul ilaahey, qisadiisa waxey Qur'aanka Kariimka ku timid Suuradaha kala ah Aal-Cimraan, Almaa'idah, Ancaam iyo suurad wadata magaciisa ee suuratu Nuux Sheekoyinka Qura'anka waxaa qoray Maxamad Axmad Jaadal Mawla oo kamid ahaa aqoonyahaanada xafiiiska manaahijta ee wasaarada waxbarashadda iyo barbaarinta ee dalka masar, bartamaha qarniga labaad waxaa somaliy...
Qisadii Ilmo Nebi Aadam || Ahmed Faarah Idaajaa ||
Переглядів 1,6 тис.4 роки тому
Qisadii Ilmo Nebi Aadam oo inoo soo jeediyaya Ahmed Faarah Ali Idaajaa
Qisadii Nabi Aadam iyo Xaawo || Ahmed Faarah Idaajaa ||
Переглядів 2,7 тис.4 роки тому
Qisadii Aadam iyo Xaawo axmed faarax idaajaa Nebi Aadam (C.S) waa qofkii ugu horeeyay ee uu Ilaahey (SW) abuuray waxa uuna ka abuuray dhoobo, Xaawana uu kasiii abuuray feerta bidix ee Aadam(C.S), Nebi Aadam (C.S) wuxuu noolaa ilaa kun sano, waxaana lagu duugay Abu Qubays.
Idaajaa iyo gabyaagii Cali Xuseen 1960
Переглядів 3,3 тис.4 роки тому
Idaajaa iyo gabyaagii Cali Xuseen 1960
Dhaqashada idaha iyo Soomaalidii hore axmed faarax idaajaa
Переглядів 7714 роки тому
Dhaqashada idaha iyo Soomaalidii hore axmed faarax idaajaa
Idaajaa iyo Ismaaciil Mire iyo wiilkiisii Cali
Переглядів 19 тис.4 роки тому
Idaajaa iyo Ismaaciil Mire iyo wiilkiisii Cali
aabbooyin miyaa mase aabbeyaal axmed faarax idaajaa
Переглядів 3754 роки тому
aabbooyin miyaa mase aabbeyaal axmed faarax idaajaa
Idaajaa iyo eraybixinta Afsoomaaliga
Переглядів 4,6 тис.4 роки тому
Idaajaa iyo eraybixinta Afsoomaaliga
CIGAAL SHIDAAD SHEEKOOYINKIISII UGU CAANSANAA AXMED FAARAX IDAAJAA
Переглядів 3,8 тис.4 роки тому
CIGAAL SHIDAAD SHEEKOOYINKIISII UGU CAANSANAA AXMED FAARAX IDAAJAA
12 Halacdheere ' Gabaygii Yuusuf Dheere 'axmed faarax idaajaa
Переглядів 3734 роки тому
12 Halacdheere ' Gabaygii Yuusuf Dheere 'axmed faarax idaajaa
11 Halacdheere' Gabaygii Faarax Caytame' axmed faarax idaajaa
Переглядів 8624 роки тому
11 Halacdheere' Gabaygii Faarax Caytame' axmed faarax idaajaa
10 Halacdheere ' Gabaygii Saddexaad ee Qamaan Bulxan axmed faarax idaajaa
Переглядів 4404 роки тому
10 Halacdheere ' Gabaygii Saddexaad ee Qamaan Bulxan axmed faarax idaajaa
9 Halacdheere ' Gabaygii ismaaciil Mire ' axmed faarax idaajaa
Переглядів 1,3 тис.4 роки тому
9 Halacdheere ' Gabaygii ismaaciil Mire ' axmed faarax idaajaa
8 Halacdheere ' Gabaygii Sayid Maxamed'axmed faarax idaajaa
Переглядів 2,1 тис.4 роки тому
8 Halacdheere ' Gabaygii Sayid Maxamed'axmed faarax idaajaa
7 Halacdheere ' Gabaygii Labaad ee Cali Dhuux 'axmed faarax idaajaa
Переглядів 1,2 тис.4 роки тому
7 Halacdheere ' Gabaygii Labaad ee Cali Dhuux 'axmed faarax idaajaa
6 Halacdheere ' Gabaygii Bidhiidh Qamaan Axmed faarax idaajaa
Переглядів 5484 роки тому
6 Halacdheere ' Gabaygii Bidhiidh Qamaan Axmed faarax idaajaa
5 Halacdheere ' Gabaygii Labaad ee Qamaan Bulxan Axmed faarax idaajaa
Переглядів 5794 роки тому
5 Halacdheere ' Gabaygii Labaad ee Qamaan Bulxan Axmed faarax idaajaa
4 Halacdheere ' Gabaygii Gooni Cabdi Xaaji 'Axmed Faarax Idaajaa
Переглядів 1,2 тис.4 роки тому
4 Halacdheere ' Gabaygii Gooni Cabdi Xaaji 'Axmed Faarax Idaajaa
3 Halacdheere ' Gabaygii koowaad ee Cali Dhuux ' axmed faaraxidaajaa
Переглядів 1,9 тис.4 роки тому
3 Halacdheere ' Gabaygii koowaad ee Cali Dhuux ' axmed faaraxidaajaa
2 Halacdheere ' Gabaygii Koowaad ee Qamaan Bulxan axmed faaraxidaajaa
Переглядів 3404 роки тому
2 Halacdheere ' Gabaygii Koowaad ee Qamaan Bulxan axmed faaraxidaajaa
1 Halacdheere 'Hordhac iyo Gabaygii Cali Sharmaake' axmed faaraxidaajaa
Переглядів 4694 роки тому
1 Halacdheere 'Hordhac iyo Gabaygii Cali Sharmaake' axmed faaraxidaajaa
Allah ku naxaristo naxariisti janno fardousa awoowo Allahuma ameen insha Allah
Asm
Idajaa alow cimriga iyo caafimadka kudheree 🙏🙏🙏
awoowe noolow
Mash Allah
Alle hunaxaristo dhamantod run badana
Ugaas nuur
Macha allah
Amankaagay gortay wankii adhaxda tuujeene
Allaw caliyoow kuu naxariisto
Alle cimriga caqliga caafimaad iyo diintiisa suuban alle ha u barakeeyo axmed faarax idaajaaa aaaamiiiiin
Ninkan wacdiyaya dhagxaanta iyo sanamada uu ka sheekaynaysid waqti hore asagu hada May's waydiiyey wuxuu caabudo oo maalintii shangoor ma ogyahay inuu Xajarul aswad usujuudo oo uusan tukankari jeer uu helo xajarul aswad jahaduu kajiro? Cajiib cajiib Isma arkaa Umad dhameeyey Maroodigu takarta saaran ma arkee moroodi kale tiisuu arkaa 😂😂😂 Ninkaaga wacdiyayow adigu iswacdi oo dhagx Malitii 5 goor ha usajuudin ilaahay meelkasta iyo jaho kasta wuu joogaa.
Cs
Mansha allah wllo qisoyinkan noso badiya Insha allah
Subxaanaka yaa cadiim!! Ninkaas gabaygii aabbbihii baa halaag u hor-seeday🤥
Axmad faarax Cali abwaan iyo xeldheere lobaxsadey weye Rabi cimrigiisa magaasiree
Abdinasir Hassan abdi gooni abdi xaaji waa awowgay alaha unaxariisto ee jooji beenta ah inuusan waxba dhalin
Waxaan kaloo sugaynnaa inta harsan, iyo sidoo kale barnaamijka hiddaha iyo dhaqanka qaybihiisi faraha badnaa
Maashaa ALLAAH, waa sheekooyin wanaagsan, oo si fiican loo qoray.
Masha allah shiikh idaajaa ALLE cimrigaaga hadheereeyo caafimaadna haguugudaro
Msha allh
Jazakallah axmad
Alle ha u naxariisto dhamantod
Shekh ahmed Farah idajaa mashaallah
M.a alahaka jazaiz siiyo
Mashaallah
Alle hakuu naxariist Abwaaan ismaciil mire wuxuu kaloo ahaa nabadoon aan coladaha somalida iyo sokeeyahaba gabay xanafleh kaga qayb qaadan Sida abwaano lamid aha ay colwad badnaYeen
Mshalh allaah yaxfadka waa qisooyin saameyn weyn leh oo cibro qaadasho leh
Mnsha Allah
😂😂 naa shalay shalay dhintuu dheh
Abwaan Faaraxow haatan dhirtii nabaadguurtaye soomaalidu ha dhistaan alwaax iyo jiingad meeshi ay dhista, udubka iyo dhigta ay guryaha magaalooyinka ku dhisan lahayeen. Ha shitaano gaaska la iibiyo (kuwii heli karo) inti ay dhuxusha shidan lahaayeen iwm. Mhdsnid
Waxaa kale oo aan maqlay sheeko kale oo ku saabsan Cigaal Shiidaa. Waxaa la yiri, cigaal baa maalin geel la raaciyey. Galabkii markay thy ayuu Aar diihaalsani soo weeraray oo hal Alif la oran la jiray dusha ka fuulay oo dishay. Cigaal markuu arkay ayuu inta gadaal u sigtay, geedo foodda ku qabtay indho muggood eegay libaaxii oo hashii cunaaya. Goor dambe ayuu geeli oo diday daba jalafsaday. Geelii buu hooyay. Hashii baa la tebay lana weydiiyey suu dadkii indhaha miriq ugu siiyey in uusan arag hashii lagana yaabo in ay luntay. Dhawr maalin kaddib baa lagu yiri, Cigaalow maanta ciidan lama hayee geela soo aroori oo ceelka noogu keen waan u sii dardhigaynaaye. Wuu yeelay. Raggii sidaa yiri ayaa waxay daba dhigeen nin u dhuudhuunta oo ka soo ogaado bal in uu og yhy Cigaal meesha ay hashii jirta uusan qarinayo. Markuu geelii tubta u qabtay oo tooreeyey ayuu hees qabsaday Cigaal. Wuxuu yiri "bahalkii alif dilay, waan arkahayoo, waa ilgiirnaa, dameer la ekaa, kase dadab weyn" ninkii wardoonka ahaa ayaa halkaa ka ogaaday in Alif libaax dilay raadinteedana aan wxba lagu daalin. Mahadsanid abwaan dhaqandhaari A.F.C. Idaajaa
Oo awoowe, ma you tube ayaad ka channel ku lahayd anna haybintaadu ku haraaday? Guul ayaan kuu quuddaraynayaa waaqaa. Hambalyo
Mansha alaah
Quraaan mcn oo qalbiga qaboojinayo ayaad nooshideen wlhi. Iyo. Idaajaa ooo af somalo mcn
M.a
Hvff
Mashlllh tabarkllh hore u socda
Mashaa Allah
Facebook geyga iigusoo dira
Masha allah qisooyinka noosoo badiya
Anigoo daawanaya Weerar iyo Caytame oo Idaajaa qaadaa dhigayo ayay tanna ii soo dhacday, kadibna markaan sidaa u dhammeestay muqaalkii kore, kanaan dalaq soo dhahay. Idaajaa kaabaha caqliga, EEBE ku barakee. First View🤗.
Masha allah qisooyinka nabiyada inoosoo badiya
@@ahmedfarahaliidaajaa mahadsanid jaale
Waa waxa Idaajaa Qarribay gabay la Qaybaaye
Gabyga wiil 12 jirahi waxa tiriyey siciid fiqi xirsi oo godanka nugaleed caanka ahaa abna duule caan ahi haan jiray wuxuuna u tiriyeye wiil ader uyahay oo aabihi ladilay
Alle haku Sharafo abwaan Somaliyed❤
Idaajaa baraha Af-Soomaaliga.
School ka ayaa naloogu dhigey gabeygaan maadadii suugaan ta Hal beyd oo khatar ah ayuu ka tagey macalin idaajaa oo ahaa (Nimanbaa xaarabada gala oo xoolo saanyada) Oo macanaheedu yahay nimanbaa xoolo soo dhaca oo qeybsada
Dee shaqadiisa bay ahayd in xoolaa la dhacayo ismaaciil cillan soo jaajuso
@@xirsiamaan ku dhex waalo cuqdad baa kuhaysa dhaca xooluhu waa dhaqankii somalidii hore bal maxaa turxana oo uu ku gaystay oo saso dhan ugu masayri waayab
@@qaranmediainc5513 dameer yar baad tahay oon taariikh waxba ka aqoon. meeshan ayaad is leeday cilmi cusub baa kaaga kordhi. wiilyaw wareersani shaqada ismaaciil mire maxay ahayd aan ahayn SAHAN iyo GEEL jaajuus? hadhow marka la soo dhaco ka gabay si aad u qaadatid hasha geeraarka? malaa intaas baad moodaysaa inay jihaad tahay , jihaad maaha ee waa tuugnimo. geesna ma ahayn masaakiinta reerkiisa ayuu waxay quudanayeen dhacayeen oo waatu Ingiriisku intu ka naxay maatada dhulbahnate marku arkay naag ilmaheedii dubatay oo cunaysa 1912lkii. Koofil na geela masaakiinta ayuu u dhicinayay , Ismaaciil iyo noociisuna geela masaakiinta ayay dhacayeen.. waxba hay islam islam iyo gaal gaalayn.
@@xirsiamaan kulayabi maayo waxa ku gubaya baad qabta ismaaciil waa raguu ku habaray awoowga kofil Gidhli gaanku kaa joogsay oo guga hagadhin Ku googoste nimankii kufriga gaajada uqabay Ina wayse xume buu aha afqalooc inaderkii Marka ciil laangabnimo ba kugu ururay qalbiga ku gubanaya Allah ha ku qaboojo awoowga galku hoos joogay marka haduu tariikh ku samaynayo Sidii Naag dhaliwayday dhawan eebe wax siiyey Dhabta wiilyar ku haysa dhaladkii ingirisow Wanu ku dhaga beelne xage ka dhunkana Guska iga dhunko buu dhahay Waad gubanaysa Allah qalbiga ha ku qabijiyo bal qabiilba lagama hadlayn Manso hawaro waran ah baa meesha ku jirte maxaad Laguban ciilka lagu baday bal waxay Mise ingiris baad ismooday kkkk
@@qaranmediainc5513 Ma intaas yar baad la shir timi? waxa la yidhi dhicisku intaan mindida lala soo gaadhin ayuu bakhtiyaa. 30 sanadood baan arkayay daarood adoo kale ah oo dhuusadaas yar biq ka siiya ka dibna marka madfac la liqsiiyo aan soo roogaal celin. Waxay kaa dhaadhciyeen Koofil baa wax ku yeelay, bal waxad noo sheegtaan daarod daba jilicow , meeshaan aad Koofil oo idinla dagaalamaya aad ku aragteen? Koofil weligii Daarood inu u miiciino sidii maao caano leh mooyaane weligii dagaal kuma qaadin. Koofil 1912 waxa dalka loo keenay in Garxajis iyo Habar Jeclo oo Xaaraama Cune inta badan weerarka iyo dhaca iyo dilka ay ka masuul ahaayeen labadaas reer. waa sababta 1aad . sababta 2aad ee koofil loogu hawl galay waxay ahayd maatada dhulbahnate ee qaxoontigoodii Berbera iyo cadan buux dhaafiyey ee Ingiriisku u bixiyey "ismaaciiliyada soomaali" ismaaciiliya oo daraf yar oo shiiyacada aduunka ka mid ah se meel kaste lagu laayo . In kuwaasna la badbaadiyo oo wadnaa loo adkeeyo dhulkooda inay ku laabtaan oo daraawiishta gaajada baday iska dhiciyaan ama lala dhiciyaba. Koofil iyo Garxajis iyo H.jeclo dagaaladoodu waa qoranyihiin hadaad rabtidna bilaash baad kaga helaysaa internetka waxba habartan Idaajaa ee quraanba ka dhaafi weyday suuradaas been kugu shubin. Sarkaalki Ingiriiska ahaa ee Koofil iyo ciidankiisa Rakuublayda amar ka siinaayay wuxu yidhi isagoo qoladaada ka hadlaya: "The behaviour of the Dolbahanta has been most disappointing. They were furnished with more rifles and more ammunition than the Mullah is able to command., yet they cannot protect themselves." Horace Byatt the Somaliland commissioner in 1912. Hubkii aduunka oo dhan buu idin siiyey si aad wax iskaga celisaan ka dibna dumarkiina iyo caruurtiina gaajada ku bakhtiyeysa dibdagaankooda ugu laabaan oo xeryaa qaxoontiga ee Berbera iyo Cadan ka soo laabtaan. Waakaas markhaatiga kugu furaya inu Ingiriis reerka Dhulbahnate oo kaliya siiyey hub aanay Daraawiishtu iska daa inay haystaane weligood heli karin,. 1911 ayay daraawiishi weerartay baaqigii dhunbahante nugaal Ceeldhaab ku hadhay 4000 oo geelana waa qaadeen, Faarax Maxamuud Sugulle na waa ku dileen. 3 bilood ka dibna 1912kii ayay weerareen Buhoodle oo halkaasna ka soo qixiyeen maalin kaliya ayay 800 oo dhulbahnte qaxoonti ah Berbera soo galeen oo Byatt raashinka u qeybinayay , wuxu yidhi hadana: "it seems useless toprovide a people so improvident and irrational with a means of defence which they are unable to turn to any good account".Byatt, Nov.1911 Markii laga daalay qaxoontigiina ee ingiriiskii Berbera ku arkay naag dhulbahnate ah oo gabadhay dhashay dubanaysaa oo karsanaysa hilibkeeedii ayaa la yidhi waar sidani si maahee , dadkan ciidan caawiya iyo rag wax ka celiya hala keeno. markaas baa Koofil sanadkii 1912 Nigeria looga yeedhay oo ciidan ilaa 120 nin ah lagu daray. ciidankaas sanadka ugu horeeyey wuxu la dagaalamayay Habar Yoonis oo dalka qastay iyo H.jeclo , markay ka soo dhamaadeen kuwaas ayaa hadana amar lagu siiyey hadaba inay dhulbahnate dhiiro galiyaan oo dhulkooda looga kiciyho daraawiishta dhacaysa waa 1913. Koofil maalintu dhintay hawshaas ayuu ku jiray , daraawiish oo dhacday oo 30 oo neef oo xoolaha ka dhacay dhulbahnate ayuu koofil soo gaadhay 450 dhulbahnate ah la socdaan , dagaalkii waakii dhacay , dhulbahnatii waa carareen 95 nin ee la socdayna 80 baa dhintay daraawiish ku sheegii fulayda ahaydna ayagoo 3000 ah ayay waxa maalintaas laga dilay 450 . maydkoodii xataa may qaadan 9kii nin ee Rakuublayda ahayd ee goobtii dagaalka weli taagnaa ayaa aasay maydkoodii qaarna waraabaa u daayay. 90 nin oo isaaq ah oo maatadaada ka dhicinayay horaradan iyo 3000 ee fulayda ismaaciil mire ka mid yahay eed ku faanaysid geel bay ka dhaceen qaxooni daarood. waxaasi waa dhaqan xumadii geesnimo lagaaga dhigay ee kan Idaajaa ee Boonta ah iyo odaygii gaabnaa ee Aw jaamac maskaxda idinkaga maydheen. Koofil waa inaad taalo u dhistaan sabab wuxu ku dhintayba waa maato u gargaarkiina , markaas taariikhda ayaa ka dhigaysa inu aabihiin idinka yahay , ama diida ama ogalaada. halkaas ka akhriso markaan casharada aan ku dhaqan celinayo dugaagaad ka dhalatay ee maskaxada laga maydhay , lecture ka u laqimayo. twitter.com/NomadCanadian/status/1364170788123725828 taasi waa taas, baraanburkan yar eed biq ka soo siisay ee " sidii naag dhali wayday" waxa la yidhaahdaa heesaa qodaalka oo 1982 ayuu shekh Caaqib kii Bartire prof Francesco Giannattasio oo Talyaani ah u duubay heesahaas dibida , Idaajaa oo tarjumaanka ahaana intu intii xafiday maalin ka dib yidhi nin isaaq ah ayaa duke ingiriis ah ugu gabayay sidan. , waa dagaalada nin/naagoodku ku dagaalamo , anaku waxaas ma naqaan si waan kaa jaahil bixinayaa maadaama aad tahay ciyaalka yaryar ee idaajaa maskaxda ka waso.
Illaahey how naxariisto cali xuseen Xirsi wuxuu ahaa halgamaa gabayaa culus oo suugaantiisii la dayacey
Mashallah