- 168
- 578 376
Baro Afka Hooyo
Приєднався 13 кві 2018
Assalaamu Calaykum. Waxan ugu talo galay goobtan in ay noqoto goob waxbarasho oo laga faa'iidaysto. fadlan wixii boogaadin iyo dhiirigelin ahba nagalaso xidhiidh emailka afkahooyo01@gamil.com
aad baad u mahadsantihiin.
aad baad u mahadsantihiin.
Safar | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Safar. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
Переглядів: 573
Відео
Shamis | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
Переглядів 892Рік тому
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Shamis. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
Hargaysa | Fanaankii Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba)!!
Переглядів 789Рік тому
Waa fanaankii codka macaanaa ee Abdulqadir Cumar Macalin (Jubba). Waa heestii Hargaysa. Suugaanta iyo heesuhu waxay ka mid yihiin dhowrida dhaqanka. Ha la dhawro yaanan la moogaan hoyga Baro Afka Hooyo. Dhamaantiin waad mahadsan tihiin. Dhegaysi haboon.
Jacayl dhiig malagu qoray | Xalimo Khalif Magool (AHUN) Hees Qaraami ah!!
Переглядів 597Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Jacayl dhiig malagu qoray. Waayo waayo iyo wixii aynu kasoo gaadhnay dhaqankeenii qaaliga ahaa. Suugaantu waa muhiim in aynu ilaalino. Dhegaysi haboon. Waad mahadsantihiin.
Wardheer | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Переглядів 2,7 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Wardheer, iyo Fanaankii Xasan Aadan Samatar. Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Gam'ayeey hurdada dheer | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Переглядів 20 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Gam'ayeey hurdada dheer iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Nuur Giriig. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Afkayguna amaantaadu | Da'ud Ali Masxaf | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Переглядів 527Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Afkayguna amaantaadu, iyo Fanaankii Da'ud Ali Masxaf (AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Bal kaalay bilaneey | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) iyo Fadumo Cabdillahi Maandeeq (AHUN)|Hees Qaraami!
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Bal kaalay bilaneey iyo fanaanadii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) iyo Fadumo Cabdillahi Maandeeq (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Allaylehe balaayooy | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) | Hees Qaraami ah Qaali waayo waayo!!
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Allaylehe balaayooy iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Gabadh yahay kalgacalbaa | Maxamed Axmed Kuluc (AHUN) | Hees Qaraami ah Qaali waayo waayo!!
Переглядів 5 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Gabadh yahay kalgacalbaa iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc (AHUN). Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Ismoog | Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon(AHUN) | Original|Qaraami !!!
Переглядів 10 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Ismoog, iyo Fanaanadii Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon(AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Haddii aynan is helin | Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed Jamac(AHUN) | Original|Qaraami !!!
Переглядів 9 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Haddii aynan is helin heedhe, inaan is hiifayo ma ogtahayeey, iyo Fanaanadii Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed (AHUN). Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Hantaaqada ka daa | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
Переглядів 3,1 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Hantaaqada ka daa iyo fanaanadii qaaliga ahayd ee Sahra Axmed Jaamac. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Soomaalidu ma hurudaa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
Переглядів 1,3 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahyd ee Soomaalidu ma hurudaa iyo fanaankii qaaliga ahaa ee Maxamed Mooge Liibaan. Waa qaraamigii iyo waayihii hore. yaan la moogaan kaydka Baro Afka Hooyo. Dhegaysi haboon. Dhamaantiin waad mahadsantihiin.
Sida neefta waylaha | Axmed Ali Cigaal | Hees Qaali ah | Qaraami !!!!
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
Waa heestii qaaliga ahayd ee Sida neefta waylaha, iyo Fanaankii Axmed Ali Cigaal. Dhaqanka, suugaanta iyo murtidu waa laf dhabarta ummada. Aynu ku dadaalno inaynu dhawrno. Dhamaan waad mahad santihiin. Dhegaysi haboon.
Arbacada habeenkii | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Переглядів 1,2 тис.Рік тому
Arbacada habeenkii | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Qaraday | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
Qaraday | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Caashaqan isoo riday | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Caashaqan isoo riday | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Tiiraanyadaadaan | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
Tiiraanyadaadaan | Axmed Mooge Liibaan(AHUN) | Hees Qaraami!!
Jamaadeey | Cumar Nuur Cabdulle (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
Jamaadeey | Cumar Nuur Cabdulle (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Beerkayga caashaqa | Saalax Qaasin iyo Khadra Dahir (AHUN)| Hees Qaraami ah!!
Переглядів 3,9 тис.Рік тому
Beerkayga caashaqa | Saalax Qaasin iyo Khadra Dahir (AHUN)| Hees Qaraami ah!!
Maahee Qadraay | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Переглядів 592Рік тому
Maahee Qadraay | Maxamed Nuur Giriig (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Sidirigam | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Переглядів 920Рік тому
Sidirigam | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asalkii !!!!
Ma ogtahay siraadeey | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asal ||
Переглядів 735Рік тому
Ma ogtahay siraadeey | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaali ah | Asal ||
Sir ma qabe | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
Переглядів 11 тис.Рік тому
Sir ma qabe | Sahra Axmed Jaamac (AHUN) | Hees Jacayl ah!!
Wadnaha damqashada ka daa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
Переглядів 4,1 тис.Рік тому
Wadnaha damqashada ka daa | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
Igu dheeridaa ma dhul gaaxday baad tahay | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaraami ah | Lyrics!!!
Переглядів 3,9 тис.Рік тому
Igu dheeridaa ma dhul gaaxday baad tahay | Xasan Aadan Samatar | Hees Qaraami ah | Lyrics!!!
Waa jacayl aboodiya | Cumar Dhuule Cali (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Переглядів 354Рік тому
Waa jacayl aboodiya | Cumar Dhuule Cali (AHUN) | Hees Qaraami ah!!
Dalsankii wiriiroo with Lyrics | Xasan Aadan Samatar iyo Xalimo Khalif Magool | Original|Qaraami !!!
Переглядів 11 тис.Рік тому
Dalsankii wiriiroo with Lyrics | Xasan Aadan Samatar iyo Xalimo Khalif Magool | Original|Qaraami !!!
Abidkayba waan jiray | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
Переглядів 5 тис.Рік тому
Abidkayba waan jiray | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
waa hees qaraami oo mcn
Dila baan la oranoo Duubcas aan Naxayn iyo daraawiishi kuma Helin. Dumarbaad ka tahay oo Dembi Taana kuma Lihid ❤
Allah hakuu naxariisto
X❤tas
🎉
erayada heesda waxaasameya haraawi iyo cabdiqas codakana waxaah kuluqeya maxada mooge
ʜᴀᴀʜᴀᴀ
❤❤❤❤❤❤ AHN
Khadro Dahir Cige, Allaha unaxaristo Qabriga Allaha uwasiciyo 😢
Waa hees qaaliya
hees iyo bar Apwaan hadrawi iyo mahamed mooge allah unaxariiiso bulsho badan weey mada daaliyeeen xaqiiiqdi waan uxiiisnaY
Offfff yaa mooge
If I was giving one option to pick one musician to listen for the rest of my life, it would have been ML Mooge the greatest
Heesta miraheeda yaa leh Hadanan khaldanayn abdiqays baan umalayn
❤❤❤❤❤
Gacantii maxamed mooge liibaan❤️
Maashaa Alaah This is true History Alaah Rabulcaalamiin ha idin xafiddo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
🎉
Waan salaamayaa cida iga dambaysa ee daawanayza🤚💋
Eryada aadan tarbi codka maxamed mooge liibaan aalya raxma raxmiin
Ahun:-Dhaxalkii marxuum xuseen awfaarax dubad❤😂🎉😢😮😅😊 1:26
Sidey hooyadey iiga sheekaysy HeestaN wxu u qaadey xaaskiisa oo ku tidhi siyaad barre ayaan cafis kuuso waydiiyey oo uu ku cafiyey Mrkaasu heestaa uso qaadey
Taasi sheeko caana oo heestan qiso looga dhigo lkn xaqiiqdu sidaa maaha wll Nin abwaan ah oo lagu eedeeyay inu snm yahay ayaa hargaysa k baxsaday kadibna isagoo baxsad ah gudaya habeen saq dhexe ayuu reer kusoo baxay kadibna markii tosiyay ayay gabadhii reerku ku tidhi maxay dadka xiligan soconaya Markasay ku soo dhacday dar allaad u hurudaa waxba dunida kama ogid dumar baad ka tahayoo danbi taani kuma lihid ugu danbayna markii uu talaabay ee awaare tagay ayuu heesta maxamed mooge u dhiibay oo qaaday hadaad cadayn rabtana ku qor UA-cam ka abwan tarabi qisada heesta dar allaad u hurudaa
@@sakariyedayib1491wad saxanthy
Axya
Yaa salaam yaa salaam
Ereyadii: Abwaan Aadan Tarabi jamac . Luuqdii: Maxamed Mooge Liibaan AHUN
Ereyada: Abwaan Maxamed Aadan Dacar Luuqda: Sahra Axmed jaamac AHUN Laxanka: Siciid Maxamed Cali xarawo
Ereyadii: Abwaank Cismaan Aadan Xuseen(C. Askari) AHUN.
Al abwaan c/ aadan qays
Yaa salaaam qaraami
Abwaan cabdi qays
Xasan aadan noolow
ERAYADA HEESTA LYRICS Waxaan ahay dooni Badwayn kula dakaantoo Waxaan ahay mid daashoo Duufsaday jacaylkuye X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dal ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2 Waxaan ahay duhurkii Gabal dam uyahayoo Waxaan ahay mid dadan- Oo durkin wayday socodke X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dad ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2
Erayada Geeraarka Ergadiyo farriintii, ku adkeeyay heestee, waxyigiyo ilhaankaan, sida uur-ku-baallaha, indhaheeyga saaree, adna Maxamed Moogow, Aakhiro halkey tahay, Cabdi-Qeys ogeeysii. Intaas waa muqaddimada Heesta ama hordhaca. Erayda Heestan Arraxmaan oo dhameystiran waan hayaa, qofkii iga soo codsadana waan u soo qorayaa. Haddii kale waxaad ka heli kartaa erayada Arraxmaan markuu abwaan Shaacir ka sheekeeynayo "SIINLEEYDA"
Al faanaan mohamed nuur gariig ❤❤❤❤❤❤
Amiin for my brother M. Mooge
Abwaan Abdi qees heesahoo qaado iyo heesahoo Alifaba waan jeclahay wlh Asxan Abwaan
Mirihii cali afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
Aun naxariisto dhamaantood
Mirihii yamyam laxankii c.m.lugeey codka hibo nuura
AHN Maama Khadra Daahir.
Wa waw
❤❤❤😊
Erayadii abwaan Xuseen aw farax Dubad laxankii Cabdilahi qarshe muusigii Walaalo hargeysa codkii magool alayarxamu dhamantood 03 July 1960kii jiibinta walaalo hargeysa sidas ula socda dhalinta Dambe yaan fanka been laga Sheegin by Fuaad shibiin
AHUN
Erayadii alle haw naxariistee ciise warsame
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
Qisada heesta❤😢
Noso sheeg qisadeda hada taqanao😢😢
Caadi ma aha kabankaas dananaya Cigaal u ekaa caadi ma aha
Markan kabanka waa cigaal sida aan ka dhadhaminayo caadi ma aha heesta
Aad buu ugu eg yahay siiqaddii Cigaal waxbaase igu leh ka cod weyn xarkihii Cigaal, kabankan waxaan jecelahay waa Goobbe ama Caydaruus oo Jabuutiyaan ah aadna u gacan macaan. Rag akhyaar ah ayaanse la wadaagin oo aad u kala yaqaan gacanta raggaas hore. Mahadsanid wll
@@AbdiazizSaidAhmed isla beejkan heesta kujirta ee la yiraa JACAYLKI MARKAAN YARAA bal iyadana dhagayso midhaa Hal habeen in la duubaan u badinayaa kabankaasna kii Cigaal Ayaan ku qiyaasay
@@AbdiazizSaidAhmedBashiir Goobe markuu u garaacayo way kujirtaa isku dhadhana ma aha Ustaadi
@@adamabdi743 sxp heestaan cigaal baa tumay fiiri daqiiqada 6:24 marka Music is badalayo xargaha sida isku raac raacinayo shaki kuma jiro sxp waa cigaal.
heestaan isna cigaal baa tumaya waxaan arkay dad badan oo leh waa goobe waliba waa qaaciyadii danbe oo la tumay xiliyadii danbe . waxaa jira meela badan oo cigaal iska far egyhiin sida music hordhaca ah ua-cam.com/video/qwEmAQaocAE/v-deo.html&start_radio=1
Ilaahay ha u nxristo al fanaan maxamed nuur giriig wuxu ah fnn Cajib ah heesihisa wan jclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤
Cuudka yaa tumaya?