CT Somali
CT Somali
  • 41
  • 115 733
Gudiga Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Brooks Alberta
Gudiga Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Brooks Alberta ayaa isugu yimid kulan ay uga arinsanayaan qaban qaabinta doorashada hoggaanka jaaliyadda oo lafilayo in ay dhacdo dhawaan.
Gudiga ayaa halka ay wax marayaan la wadaagay shacabka waxayna ku dhawaaqeen xilliga doorashada hoggaanka jaaliyaddu dhici doonto
NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA
Ct+somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ku cusub aan ugu soo gudbino macluumaadka ku saabsan wadanka Canada oo afsoomaali ah.
Dad badan oo dalka yimid 20 sano ka hor ayaa noo sheegay in xilligii ay imaanayeen aysan jirin wax macluumaad caawinkara oo internet ka ku jiray siiba kuwo muuqaal ah si midaasi aysan ugu dhicin jiilka dhawaan yimid iyo kuwa imaan doonaa ayaan u abuurnay barnaamijkaan.
Nagala soo xiriir info@ctsomali.ca
SOCIAL MEDIA CONTACTS
FACEBOOK: bit.ly/3kH9IGG
INSTAGRAM: bit.ly/3rgVDlO
MA DOONEEYSAA INAAD NAGU CAAWISO HOWSHAAN?
Please ku soo biir dadka nacaawiya
bit.ly/3kLx79W
#ctsomali #Soomaalidacanada #Somalisinalberta
DISCLAIMER
The information in this video and this channel is not intended as, and shall not be understood or construed as, financial advice. We are not attorneys, accountants, immigration consultants, or financial advisors.
Переглядів: 166

Відео

Sheekada Dhalinyarada Ku Cusub Canada
Переглядів 1,2 тис.7 місяців тому
Sheekada Dhalinyarada Ku Cusub Canada ee ka timid wadanka Uganda waa barnaamij aan ku ogaaneyno xaalada dhalinyada ka hor iyo kadib. Haddaad ku nooleyd meel kale balse hadda aad joogto Canada waad nala soo wadaagi kartaa sheekadaada. Fadlan fariin nooga soo dir Tiktok geena ct somali. NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wa...
Shaqooyinka Canada iyo Artificial intelligence
Переглядів 2,1 тис.9 місяців тому
Maanta waxaan ka hadlaynaa Shaqooyinka Canada iyo Artificial intelligence. Waxaan sidoo kale eegeynayaa nolosha Canada iyo Sharciga cusub ee horyaala barlamanka Canada oo ku saabsan sidii dadka ku nool Canada ay u heli lahaayeen dhaqaale joogta ah oo noloshooda ay ku maareeyaan. NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ...
Magaalada Fort McMurray, Alberta
Переглядів 40310 місяців тому
Magaalada Fort McMurray, Alberta oo mar ahayd meesha ugu shaqada badan Alberta #shorts NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ku cusub aan ugu soo gudbino macluumaadka ku saabsan wadanka Canada oo afsoomaali ah. Dad badan oo dalka yimid 20 sano ka hor ayaa noo sheegay in xilligii ay imaanayeen aysan jirin wax macluuma...
Soomaalida Alberta: Nolosha iyo Shaqooyinka Magaalada Calgary
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
Ma jaceshay inaad ku noolaato, ka shaqeysato magaalada Calagary ee Alberta? Haddii jawaabtaadu haa tahay dalka Canada aad ku cusubtahay daawo Muuqaalkaan. Suleman wuxuu ka mid yahay Soomaalida ku nool magaalada Calgary ee Gobolka Alberta wuxuu muuqaalkaan uga hadlayaa arimaha soo socda. Mowduucayada Muuqaalka: Shaqooyinka Calgary: Maxay Soomaalida Calgary inta badan ka shaqeeyaan. Medicine Hat ...
Soomaalida Magaalada Edmonton ee Alberta Canada
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
Soomaalida Magaalada Edmonton ee Alberta Canada waxay magaalada ku dhexleeyihiin dhaqdhaqaaq xooggan oo dhinca ganacsiga u badan. Sidoo kale Soomaalidu waxay ka mid tahay dadka u orda xaafiisyada dowladdaha Canada heer gobol, degmo iyo dhexaba. Cabdiraxmaan Maxamed oo ka mid ah Soomaalida Edmonton ku nool ayaa ka warbixinaya sida Soomaalidu uga dhex muuqata Magaalada Edmonton. NOO SOO DIR TALOO...
Qaadashada Jinsiyadda Dalka Canada
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
Marka ay noqoto Qaadashada Jinsiyadda Dalka Canada waxaa jira Shuruudo qofka laga rabo inuu buuxiyo. Shuruudaha waxaa ka mid ah inuu qofku dhameystay heerka luqadeed CLB Level 4 iyo shuruudo kale oo uu noo soo koobayo Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahin oo daggan Magaaladda Edmonton ee gobolka Alberta, Canada. Cabdiraxmaan wuxuu la shaqeeyaa Hey'ad aan faa'ido doon ah ahayn ( nonprofit organization) ...
Shaqooyinka Lethbridge Alberta Canada
Переглядів 4,2 тис.Рік тому
Shaqooyinka iyo Nolosha Magaalada Lethbridge Alberta Canada. Magaalada lethbridge oo ka tirsan gobolka Alberta waa magaalo ka mid ah magaalooyinka aysan Soomaalidu aadka ugu badnayn balse waa waa magaalo leh shaqooyin fiican. Si aan wax oga ogaano nolosha iyo xaaladda Soomaalida ku nool magaalada lethbridge ayaan booqanay jaaliyadda Soomaalida ee Magaaladaas waxaana halka nagu soo dhawayay Gudo...
Magaaladda Medicine Hat: Soomaali badan ma dagana sabab?
Переглядів 2,3 тис.2 роки тому
Magaaladda Medicine Hat: Soomaali badan ma dagana sabab? Magaaladda Medicine Hat, Alberta Canada oo Soomaalidu ku yartahay Magaaladdan oo ku taala gobolka Alberta ee Canada ayaa waxaay ka mid tahay magaalooyinka Canada ee ugu Soomaalida yar. Warbixintaan ayeey Saamiya ku eegaysaa xaaladda magaaladda. NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala ga...
Shaqooyinka Canada 2022
Переглядів 12 тис.2 роки тому
Shaqooyinka Canada 2022 Dalka Canada waxaa aad loogu baahanyahay shaqaale badan gaar ahaan dhinaca Caafimaadka. Muuqaalkaan wuxuu ka hadlayaa fursadaha shaqo ee ka jira xilligaan wadanka Kanada siiba dhinaca caafimaadka. Sidoo kale muuqaalkaani wuxuu ka hadlayaa fursaha uu heysto qofka wadankaan ku yimaada qoxooti ahaan balse inta badan Soomaalidu ay iska beerdareeyaan. NOO SOO DIR TALOOYINKAAG...
Shaqooyinka Internet ka
Переглядів 8002 роки тому
Shaqooyinka Internet ka Aways Dhiblaawe oo ka tirsan Soomaalida Magaaladda Edmonton ee Canada ayaa sharaxaya shaqooyinka dadku ka heli karaan dhinaca Internet-ka. Aways waa lataliye dhinaca dhaqaalaha ah wuxuuna sidoo kale ka mid ah dadka online ka ku shaqeeysta. NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ku cusub aan ugu...
Asad iyo Noloshiisa Cusub ee Dalka Canada
Переглядів 9 тис.2 роки тому
Asad wuxuu Canada joogaa muddo ka yar sanad wuxuu soo maray wadamo badan oo uu qaxooti ku soo noqday balse ugu danbeeyntii wuxuu soo caga dhigtay Canada. Wuxuu ka sheekeynayaa noloshiisa iyo sida ay isku badashay markuu uu canada yimid. Sidoo kale talooyin ayuu siinaya dadka imaanaya Canada. NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA Ct somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in d...
Dr. Qaasim oo faahfaahiyay sida Roobka loo Jaheyn karo iyo qaabka loo xado
Переглядів 3572 роки тому
Dr. Qaasim oo faahfaahiyay sida Roobka loo Jaheyn karo iyo qaabka loo xado
Xildhibaan Faisal Hassan oo ka hadlaya arimo badan oo muhiim u ah Soomaalida Ontario.
Переглядів 5633 роки тому
Xildhibaan Faisal Hassan oo ka hadlaya arimo badan oo muhiim u ah Soomaalida Ontario.
Shaqooyinka iyo nolosha magaalada Toronto
Переглядів 11 тис.3 роки тому
Shaqooyinka iyo nolosha magaalada Toronto
Talo ku socota Hooyada Ku Cusub Dalka Canada
Переглядів 3,4 тис.3 роки тому
Talo ku socota Hooyada Ku Cusub Dalka Canada
Hodan Nalayeh Secondary School- Wareysi
Переглядів 4073 роки тому
Hodan Nalayeh Secondary School- Wareysi
Magaalada Shidaalka ee Alberta Canada
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Magaalada Shidaalka ee Alberta Canada
Tuugada dadka ku dhaca Canada iyo Farsamadooda
Переглядів 9983 роки тому
Tuugada dadka ku dhaca Canada iyo Farsamadooda
Soomaalida Magaalada Brooks, Alberta
Переглядів 1,6 тис.3 роки тому
Soomaalida Magaalada Brooks, Alberta
Wacyigalinta Soomaalida Alberta-Part 2
Переглядів 8523 роки тому
Wacyigalinta Soomaalida Alberta-Part 2
Ma ku cusubtahay Canada?
Переглядів 8 тис.3 роки тому
Ma ku cusubtahay Canada?
Wacyigalinta Soomaalida Alberta
Переглядів 7483 роки тому
Wacyigalinta Soomaalida Alberta
Ciid Wanaagsan- Wasiir Axmed
Переглядів 4914 роки тому
Ciid Wanaagsan- Wasiir Axmed
Kanada iyo Mareeykanka
Переглядів 9744 роки тому
Kanada iyo Mareeykanka
Gobolada Dalka Canada 2020
Переглядів 2,8 тис.4 роки тому
Gobolada Dalka Canada 2020
Wiil Soomaali ah oo Shil baabuur ugu geeriyooday Edmonton.
Переглядів 2,2 тис.4 роки тому
Wiil Soomaali ah oo Shil baabuur ugu geeriyooday Edmonton.
Justin Trudeau oo hambalyo u diray Soomaalida Canada.
Переглядів 3684 роки тому
Justin Trudeau oo hambalyo u diray Soomaalida Canada.
Gobolkee ugu shaqo badan Dalka Kanada
Переглядів 23 тис.4 роки тому
Gobolkee ugu shaqo badan Dalka Kanada
Kulankii Madaxweeyne Farmaajo la yeeshay Reysulwasaaraha Canada
Переглядів 6134 роки тому
Kulankii Madaxweeyne Farmaajo la yeeshay Reysulwasaaraha Canada

КОМЕНТАРІ

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 2 дні тому

    Kitchener on an jogaa maka so guuri karaa

  • @mohamedabdirahman4433
    @mohamedabdirahman4433 18 днів тому

    Waxan ku noolahay Fort Mc Murray waxan u soo jeedin lahaa soomalida iney danohooda iyo badbaadinta ciyaalkooda xooga saaraan iska dhaafaan jaaliyad qabiilaysan

  • @hassanmohammed3126
    @hassanmohammed3126 3 місяці тому

    Asc wll, qofka haysta dhalashada Europe sidee viso shaqo u dalban Kara

  • @aqoonkororsihajka4679
    @aqoonkororsihajka4679 4 місяці тому

    Sxp Winnipeg kaso hadal adigo mahadsan

  • @Cabdiraxmaan-uj2es
    @Cabdiraxmaan-uj2es 5 місяців тому

    Maasha allaah waan idiin imaan

  • @soundtech7181
    @soundtech7181 7 місяців тому

    Hitler ayaan u eg tahay, qaasimow

  • @daahirabdullahi4702
    @daahirabdullahi4702 7 місяців тому

    Xage idinkla soo xirira Toronto kaso tgi rabaaa

  • @ibrahimabdula4698
    @ibrahimabdula4698 8 місяців тому

    insha'Allah

  • @brytonkalyi277
    @brytonkalyi277 9 місяців тому

    ★ I believe we are meant to be like Jesus in our hearts and not in our flesh. But be careful of AI, for it is just our flesh and that is it. It knows only things of the flesh (our fleshly desires) and cannot comprehend things of the spirit such as peace of heart (which comes from obeying God's Word). Whereas we are a spirit and we have a soul but live in the body (in the flesh). When you go to bed it is your flesh that sleeps but your spirit never sleeps (otherwise you have died physically) that is why you have dreams. More so, true love that endures and last is a thing of the heart (when I say 'heart', I mean 'spirit'). But fake love, pretentious love, love with expectations, love for classic reasons, love for material reasons and love for selfish reasons that is a thing of our flesh. In the beginning God said let us make man in our own image, according to our likeness. Take note, God is Spirit and God is Love. As Love He is the source of it. We also know that God is Omnipotent, for He creates out of nothing and He has no beginning and has no end. That means, our love is but a shadow of God's Love. True love looks around to see who is in need of your help, your smile, your possessions, your money, your strength, your quality time. Love forgives and forgets. Love wants for others what it wants for itself. Take note, true love works in conjunction with other spiritual forces such as patience and faith (in the finished work of our Lord and Savior, Jesus Christ, rather than in what man has done such as science, technology and organizations which won't last forever). To avoid sin and error which leads to the death of our body and also our spirit in hell fire, we should let the Word of God be the standard of our lives not AI. If not, God will let us face AI on our own and it will cast the truth down to the ground, it will be the cause of so much destruction like never seen before, it will deceive many and take many captive in order to enslave them into worshipping it and abiding in lawlessness. We can only destroy ourselves but with God all things are possible. God knows us better because He is our Creater and He knows our beginning and our end. Our prove text is taken from the book of John 5:31-44, 2 Thessalonians 2:1-12, Daniel 7-9, Revelation 13-15, Matthew 24-25 and Luke 21. Let us watch and pray... God bless you as you share this message to others.

  • @abdiazizismail5306
    @abdiazizismail5306 9 місяців тому

    Wa xaqiiq jirta lamana joojin karo sababto ah casrigi technologyadu hogaaminaysay ba la gaadhay.

  • @Mohamed-Hassan-Osman
    @Mohamed-Hassan-Osman 9 місяців тому

    Hadaanba 10 sano ee soo socda sii joogo waxay doonaan ha shaqaalaysiiyaan

    • @Somaali_Wayn
      @Somaali_Wayn 9 місяців тому

      War skill baro sida software engineering, cyber security, uma bahnabz inad jamacad ama degree ka wadatao , just self based

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 10 місяців тому

    Salaamuc alaykum walal waxan ku noolahay scandinavianka wadan ka mid ah waxan ka shaqeeya Truck-yada ama baabuubrta xamuulka qaada sideen ku iman kara canada ama shaqo uga dalban kara, sharcigayga yurub ma u badalan karaa ka canada. Mahadasanid

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 10 місяців тому

    kkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣 kudhufoo kadhaqaaq majiraan dalkan iyo wakaasa wan daadshay wuu iga qosliyey wllhi

  • @qamarmohamoud2725
    @qamarmohamoud2725 10 місяців тому

    Masha aallaah illaahay ha kuu baraakeyo

  • @eurogamimg
    @eurogamimg 11 місяців тому

    😂

  • @shaadhmaxamad3394
    @shaadhmaxamad3394 Рік тому

    Anigu waxaan qaxoori dhibana ah e maxaa la iiqabankaraa walaal

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    ASAD .WAN .KU 🎉.SALAAMEY. NIIN. QAAAAAAAAAAAAAAAAAALII. AH. WA. SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @alishariffsadak2131
    @alishariffsadak2131 Рік тому

    2003 ayaad codsatay caruurtaa, hadana waxaad heshay 2017 😮

    • @ctsomali
      @ctsomali Рік тому

      2013 ayuu ka waday 4 sano ayeey ku qaadatay.

  • @saara.....................8503

    2003 u ilmihiisa qorty 2017 ey u yimaadeen waa wakhti dheer

    • @ctsomali
      @ctsomali Рік тому

      2013 ayuu ka waday 4 sano ayeey ku qaadatay.

  • @samirasaidmohamed727
    @samirasaidmohamed727 Рік тому

    Wlo anigu sponsar ayn ku iman marka halka sano fursda oo aan dad kugensn karo ma isinysa dowladu noso fah fahi wlo halkas😊

  • @mideeyemideeye5463
    @mideeyemideeye5463 Рік тому

    Sideen ku imaan karaan please iga caawiya

  • @macalinyaasiin9188
    @macalinyaasiin9188 Рік тому

    Hanawaalin maxaan wax Xayaysiinaa Cidba mahaynee

  • @wilwaldehitler6125
    @wilwaldehitler6125 Рік тому

    Asc

  • @Simanyysf
    @Simanyysf Рік тому

    Asc Med abdilahi wll kawaran warqada codsiga Ama dalxiska maxaa shuruda ah

  • @alifarah2942
    @alifarah2942 Рік тому

    Af somaliga sifiican ubaro wll

  • @alpertojr8117
    @alpertojr8117 Рік тому

    Insha allah one day a'm coming

  • @tygamony6960
    @tygamony6960 Рік тому

    Ontario ayaan kaa soo saalamaya baaba Asad oday somaliyed nio Talada wanu qaadanay 😂😅😅😅

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Рік тому

    الحمد لله❤

  • @kaleb8666
    @kaleb8666 Рік тому

    Promo'SM

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 Рік тому

    In sha allah coming soon wa imana canada-toranto🇨🇦✈️frome Kampala🇺🇬 process ku sugaya🙏

  • @XasanXusen-xe3zs
    @XasanXusen-xe3zs Рік тому

    Wall wahaan rabaa shaqo wahaan joogaa soomalia

  • @nuunedaahir767
    @nuunedaahir767 Рік тому

    Asc wll qli Germany jooga muddo 7sano bilaa sharci ahay hadan ku so baxo passport Kanadian ah runta an u sheego inay muqalas iso siiyeen oo diyarada iso saareen horay neh u so qaato warqadaha diidmada ee Germany so caadi maha wll👏

  • @abdirahanhusseinali-kd2ly

    Asc walal shaqada trakika barnaaj noogu soo diyaari mahasanid

  • @axlaamasad-ss2sb
    @axlaamasad-ss2sb Рік тому

    Wllo mansha allh

  • @yasiryussuf2408
    @yasiryussuf2408 Рік тому

    Asc

  • @abdirisaqmohamed7715
    @abdirisaqmohamed7715 Рік тому

    Iam coming next month insha allah from Cape town to Edmonton

  • @najipmoha1326
    @najipmoha1326 Рік тому

    M.a Wll Mahadsanid Soo Badi Wll

  • @guushamedia4543
    @guushamedia4543 Рік тому

    Walaal fursadaha shaqo ee Ottawa kasoo hadal

  • @abdullahihared8482
    @abdullahihared8482 Рік тому

    Mahadsanid

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    Give me telephone

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    I want Lesothef

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    Talephon

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    No qor

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    Hello

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    So qor telephone

  • @abdirashidali2356
    @abdirashidali2356 Рік тому

    Hello

  • @bilaalsiyaad6347
    @bilaalsiyaad6347 Рік тому

    Asc ustaad intaan kaka soohadlaa inaa kula hadlaan rabaa

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Рік тому

    😂😂😂

  • @maanohaajow7227
    @maanohaajow7227 Рік тому

    Asc

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Рік тому

    Masha Allah