Husain Haji Hassan
Husain Haji Hassan
  • 90
  • 185 156

Відео

Magaaaladii fisqiga badneyd ee uu Alle halaagay (naxdin muuqalka oo sidii ah wali)!
Переглядів 10711 місяців тому
Qoomkii uu Alle halaagay kadib markii ay sameeyeen faaxishadii lagu halagaaay qoomu luud iyo mid kamid ah kuwa ugu xun. Waa magalaadii caanka aheyd ee Pompeii ee dalka Talyaniga.
Afar wiil oo lug iyo gacan ay ka jareen al shabaab. Qiso murugo badan iyo wareysi aan la yeeshay
Переглядів 8 тис.11 місяців тому
Wiilkaan oo lagu magacaabo abdulqaadir dinaxoow waxa uu kamid ahaa afar wiil oo ay al shabaaab ka gooyeen gacan iyo lug isdhaaf ah sanado kahor. waxa uu ka sheekeynaya sidii gacanta looga jaray wareysiga oo dhameystiran ayaan kula wadaagaya hadii aad ubaahan tahay hoos noogu qor magacaaaga.
Maxaa dhici kara hadii dagaalka kubiirto kooxda awoodda badan Xisbullah ? israiil !!
Переглядів 7511 місяців тому
Kooxda awoodda badan ee yuhuudda ay ka baqayaan in ay dagaalka kusoo biiraan. inkastoo hadda gantaala goos goos ah ku tuuraan yuhuudda, Maxaa dhacaya hadii si dhab ah ay udagaal galaan Xisbullah ?? aragtidaada
Ciidamo cusub oo si qarsoodi ah ereteriya loogu qaaday, muuqaalo cajiib ah
Переглядів 134Рік тому
Ciidamo cusub oo gaaraya ilaa 3,000 oo askari ayaa loo qaaday dalka ereteeriya, iyadoo dhawaan ereteeriya laga jeenay 5,000 oo askari oo kusoo tababartay dalkaasi. Hadaba maxay tahay qorshaha dowladda ee ciidamada cusub ????
Wiil iyo Aabihiis oo madaxweyne iyo madaxweyne kuxigeen ka noqday dal african ah!!! Cajiib
Переглядів 632 роки тому
Qaranka Equatorial Guinea ayaa halis ugu jira in hal qoys ay dhaxlaan.
Cudur Cusub oo Halis ah, Waxa uu u egyahay cudur soomaliya ka jiray.
Переглядів 512 роки тому
cudurka cusub ee furuqa daanyeerka monkey pox
Sheeko cajiib ah oo na dhex martay aniga iyo Askari Amisom ah !!!!!!
Переглядів 682 роки тому
Sheeko cajiib ah oo na dhex martay aniga iyo Askari Amisom ah !!!!!! Waxa uu iweeydiiyay su'aal i cajab galisay balse jawaabta aan siiyay ayaa isagana ka yaabisay. Xor ma nahay ???
Waa kee calanka Soomaliyeed ee saxda ah ???
Переглядів 242 роки тому
Calanka somaliya ee saxda ah !
Fanaan aan Somali aheyn laakiin Af-Soomaali ku heesa. Cajiib!!!
Переглядів 13 тис.2 роки тому
Fanaankaan Waxa lagu magacaabaa Jae deen waxa uu ku nool yahay dalka canada laakiin asal ahaan waxa uu kasoo jeedaa dalka Ghana. Waa muslim diinta islaamka ku faano. Bilowgiisii fanka waxa uu ku heesi jiray lugadda English ka, sanaddadii lasoo dhaafay ayuu bilaabay inuu ku heeso af soomaliga. Waxa uu aad u jecelyahay dadka soomaliyeed iyo dhaqankooda, yaraantiisii ayuu la koray somali badan oo ...
Hooyo muddo laba maalin ah la weysnaa oo maanta meydkeeda laga helay musqusha dhexdeeda. layaab!!!
Переглядів 412 роки тому
Xooyo Aamina oo muddo laba maalin ah la la'aa ayaa galabtay meydkeeda laga helay agagaarka xaafaddi ay daganeyd oo ku taala magaalada beydhabo ee gobolka baay. Allaha unaxariistee Meydka marxuumad aamina maxamuud isagoo gorwacan waxa laga helay boosaneer musqul dhexdiisa ah oo lagu dhex riday kadib markii la dilay.
Maxaa Sababay in Farmaajo loo ooyo ???
Переглядів 592 роки тому
Maxaa sababay in farmaajo loo ooyo?? Dad ku baaqay in ay isqarxin doonaan maadaama farmaajo laga adkaaday. Arimo la yaab leh oo la diiwaan galiyay todobaadkan Sh Usuuli oo ka hadlay ayaa yiri: dad 5sano caay la baray ayaa madaxweyne utahay Xasan shiekhow, xabiibul malaayiin iyo qalbigeygaa jecel... #farmaajo #muqdisho #somalia
Qiso layaab leh ok ku dhacday ninkaan odayga ah ee Xaramka Alle ku sugan
Переглядів 1442 роки тому
Qiso layaab leh oo ku dhacday nin oday ah oo ku sugan Xaramka Alle. Odaygaan waxaa uu iibiyay gurigiisii si uu usoo cumreysto balse maxaa dhacay markii la baahiyay muuqaalkiisa daawo Allah ayaa ugu deeqay guri qurux badan, iyo lacago uu waligiis ku hamin.
Wareysi sanad kahor aan la yeeshay Atooraha Badda liido oo xalay lagu dilay Muqdisho.
Переглядів 1682 роки тому
Atooraha badda Liido oo caawa lagu dilay Muqdisho, sanad kahor ayaan wareysigaan ka qaaday isagoo caawinaya hooyooyin iyo danyar miskiin ah. Allaha unaxariisto waxa uu ahaa samafale howlihiisa ujoojiyay si uu bulshada ugargaaro. Waxaa dilay saaxibkiisa sida afhayeenka booliska uu xaqiijiyay. #AtoorahaBaddaLiido #muqdisho
2milyan oo lacag ah maku badalan laheed indhahaaga ???
Переглядів 1042 роки тому
Wiilkan dhalinyarada ah waa muslim waxa uu la lahadlayaa dad caddaan oo aan muslim aheyn. Dadkan hareerihiisa taagan ayuu doonaya inuu diinta fahamsiiyo. Alx dheh hadii aad muslim tahay🥰
Maryama Xirsi ayaa u geeriyootay rasaas askarta dowladda ay ku dhufteen. Allaha unaxariisto
Переглядів 602 роки тому
Maryama Xirsi ayaa u geeriyootay rasaas askarta dowladda ay ku dhufteen. Allaha unaxariisto
Nin 60 haween ah guursaday oo si la yaab leh u qiyaanay. Daawo sida uu u qiyaanay
Переглядів 372 роки тому
Nin 60 haween ah guursaday oo si la yaab leh u qiyaanay. Daawo sida uu u qiyaanay
Wiil Cameraman ah oo gurigiisa mindi lagula dilay. Dhacdo la yaab leh
Переглядів 1022 роки тому
Wiil Cameraman ah oo gurigiisa mindi lagula dilay. Dhacdo la yaab leh
Nin dhimirka la' oo Cod macaan ku aqrinaya Quranka Kariimka. Qisadiisa Daawo
Переглядів 7042 роки тому
Nin dhimirka la' oo Cod macaan ku aqrinaya Quranka Kariimka. Qisadiisa Daawo
120 sano jir 50ki sano ee lasoo dhaafay ka shaqeeynayay nadiifinta waddooyinka si bilaasha ah.
Переглядів 352 роки тому
120 sano jir 50ki sano ee lasoo dhaafay ka shaqeeynayay nadiifinta waddooyinka si bilaasha ah.
Nin Xaaskiisa mindida geelka ku dilay, $25 awgeed. Dhacdo la yaab leh
Переглядів 5 тис.2 роки тому
Nin Xaaskiisa mindida geelka ku dilay, $25 awgeed. Dhacdo la yaab leh
Wiil iyo Gabar walaalo ah oo xalay lagu dilay Muqdisho. Dhacdo fool xun
Переглядів 1422 роки тому
Wiil iyo Gabar walaalo ah oo xalay lagu dilay Muqdisho. Dhacdo fool xun
DEGDEG: ilhaan Cumar oo dil loogu hanjabay !!
Переглядів 502 роки тому
DEGDEG: ilhaan Cumar oo dil loogu hanjabay !!
Hooyo 5 caruur ah oo aaba la'aan ah dhashay. Dhacdo La yaab leh
Переглядів 1762 роки тому
Hooyo 5 caruur ah oo aaba la'aan ah dhashay. Dhacdo La yaab leh
Boqor Buur-madow oo hadal uu yiri carro abuuray. Arin la yaab leh
Переглядів 222 роки тому
Boqor Buur-madow oo hadal uu yiri carro abuuray. Arin la yaab leh
Imaamkii Masjidka Xaramka oo Noqday Filim Jilaa. Qiso Cajiiba h
Переглядів 4,5 тис.2 роки тому
Imaamkii Masjidka Xaramka oo Noqday Filim Jilaa. Qiso Cajiiba h
Wiil xalay lagu dilay degmada Kaaraan. dhacdo la yaab leh
Переглядів 2162 роки тому
Wiil xalay lagu dilay degmada Kaaraan. dhacdo la yaab leh
Fanaankii Shiiqa Noqday. Qisada FJ Xabiib oo Dhameystiran.
Переглядів 6 тис.2 роки тому
Fanaankii Shiiqa Noqday. Qisada FJ Xabiib oo Dhameystiran.
Cudur Cusub ayaa Muqdisho lagu arkay. Arin la yaab leh
Переглядів 1102 роки тому
Cudur Cusub ayaa Muqdisho lagu arkay. Arin la yaab leh
Wiil 35 jir oo isku dhex dilay Xabsi ku yaal magaalada Muqdisho. Dhacdo Naxdin leh
Переглядів 272 роки тому
Wiil 35 jir oo isku dhex dilay Xabsi ku yaal magaalada Muqdisho. Dhacdo Naxdin leh

КОМЕНТАРІ

  • @Sidiiqcabdicilmi-w5e
    @Sidiiqcabdicilmi-w5e 19 днів тому

    Garac odaygaasi.wuu.kayAabiyey.wlhy

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii Місяць тому

    War Raga Waba Add Adeegg 😂

  • @AbwaanibraahimAbdi
    @AbwaanibraahimAbdi Місяць тому

    Waa dad badoda difacanaya nio maxay tahay pirates aad Soo qartay 🤬

  • @Aybmhm
    @Aybmhm Місяць тому

    4:33 Yaa idiin xilsaaray? Duruuftaa noo xilsaartay😂 War wuxu qac badanaa😂

  • @Aybmhm
    @Aybmhm Місяць тому

    0:50 Bad dhaladeedsan joogaaye😂

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 Місяць тому

  • @MaxamedFadxi-g3w
    @MaxamedFadxi-g3w 2 місяці тому

    😂😂😂ma I maqlaysaa 😂😂😂😂

  • @janogashoamatalaah7764
    @janogashoamatalaah7764 2 місяці тому

    😂😂😂😂may i maqleysaa kuteh😂😂😂

  • @MawliidAxmed-ox1wv
    @MawliidAxmed-ox1wv 3 місяці тому

    Thanks

  • @AhmedYacin-kc2yl
    @AhmedYacin-kc2yl 3 місяці тому

    Wow❤

  • @AhmedYare-o3p
    @AhmedYare-o3p 4 місяці тому

    Tanja wey keentay

  • @LibaanAli-e8w
    @LibaanAli-e8w 5 місяців тому

    bulshashado in aay wax walba wadaagaan aad beey unaagsantahay

  • @HassanMoallim
    @HassanMoallim 6 місяців тому

    Hlkee kutaalaaa sanaaa iskuul makudhigtaa farshaxanka wariyoow

  • @SalebanYusuf-ho9mh
    @SalebanYusuf-ho9mh 6 місяців тому

    Haa sax libaax soomaliyeed

  • @WaaxdaHowlgelinta
    @WaaxdaHowlgelinta 6 місяців тому

    mai maqleysa

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 8 місяців тому

    Been baad sheegtay af somaligu kuwa ugu sahlan in la barto

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 8 місяців тому

    Tanya❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 8 місяців тому

    Gabadha Chinese ka ah😂😂😂😂

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 10 місяців тому

    Very nice

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 10 місяців тому

    Dadka ma caamey noqdeen, 33 sano kadib, ,alla noo maqan

  • @aminageid6297
    @aminageid6297 10 місяців тому

    ❤ wooow mashallah lovely keep it up bro I'm proud of you

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 10 місяців тому

    He is a great brother

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 10 місяців тому

    War swedhan bu jooga

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 10 місяців тому

    heesta sidaad ii gogayd axdigeenii u ilaalsha fartuun birimo maqaadine waxaa iskaleh qaadideeda fananadii nimco axmed saas ogow

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 10 місяців тому

    It is very Nice.

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 10 місяців тому

    Afka somaligu waa ka ugu fudud ee la baran karo gaar ahaan intii afka la qorey

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @ismDirir
    @ismDirir 10 місяців тому

    Waa waxlayaab leh afka somaaliga waad ku mahad santahay ❤❤

  • @daudgoala
    @daudgoala 10 місяців тому

    Sofie norway ayay kasoo jeedaa

  • @muhyidinalinoor6249
    @muhyidinalinoor6249 10 місяців тому

    HEESAHA. MAXAA LAGA DHEEFAA YAAB WAAYE

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 10 місяців тому

    Kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂Kkkkkkk

  • @hanadmahad2308
    @hanadmahad2308 10 місяців тому

    Hanad mahdi axmed

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 місяців тому

    Sheekhii. Sudaysi. Gabdhihiiso. Abkaaraan. Maale

  • @HilaacCali-ry2mv
    @HilaacCali-ry2mv 10 місяців тому

    Yaa ar wuxu been badan,, waa loo jeedaa in qof somali a uu hadlayo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 10 місяців тому

    Sudaysi gabdhihiiso. Bikir. Abkaaraan curiban atraban.

  • @AndoulkarimAhmed-rc8pk
    @AndoulkarimAhmed-rc8pk 10 місяців тому

    War ninkaan Jareer wayne waaye.

    • @Jack_Bauer
      @Jack_Bauer 10 місяців тому

      Waxan cunsurika ah daya 🤬

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 10 місяців тому

      Kud iyo Kir waryaa . Qaaf rabbak .

    • @faizam523
      @faizam523 10 місяців тому

      ​@@rashkaarow45😂😂😂😂

  • @fawziaissa1638
    @fawziaissa1638 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi6857 10 місяців тому

    arintan ad shegeyso ma yahay war run ku saleysan bal xagee ka heli karaa

  • @HargaysaCadey
    @HargaysaCadey 11 місяців тому

    Mch allaH hada waa gulayzta alle haw gu wado ❤

  • @naimaali4514
    @naimaali4514 11 місяців тому

    Sorry wllky soomaliyeed shabaab somali oodhan ayeey hasuuqen anago dhan ayee qalbi jab nagurideen hadaan soomali nahay 😢😢

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 місяців тому

    Kuwas bah muslin sheganayah dhibataduh waa shacabkah inay iskah xoreyan mafiyadah lo so diray somaliyah hoyadin iyo dintay ku qarabanayan wasah waa mafiyoh dhibataduh waa shacabkah

  • @Zurich527
    @Zurich527 11 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Zurich527
    @Zurich527 11 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasraali511
    @nasraali511 11 місяців тому

    😢😢😢😢

  • @xaawoxirsijimcaale6842
    @xaawoxirsijimcaale6842 11 місяців тому

    Ale Samir weydiiso waxkasta waa qoraal ale dhigay

  • @degan4
    @degan4 11 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijaosman2788
    @khadijaosman2788 11 місяців тому

    Walaahi wan oo yay Calool xumo naxariis la aa allow musiibo ku rid al shabaab al idiin ku rid

  • @امرحمة-س5ط
    @امرحمة-س5ط 11 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @akaash--poi
    @akaash--poi 11 місяців тому

    war nio wiilka uhoreyo fanaanada allh uguqoron