Let me tell you guys. Ilkacase qays: ma ahan ninka aynu dhamaanteen u garan ognahay, ee haatan dadka soomaaliyeed u garanayaan, ilkacase qays waa nin dhalinyarada ah ee rap-ka qaybtiisa qaadanaya, waxaadna si wacan u dhagaysataan ereyada ninkaasi ku heesayo, waxaad ogaan doonta wax badan ood fahamsanayn. Ilkacase waa wiil dhalinyaro aha fankana iskaga tagay waqti hore, magacii iyo rapkiiba waxaa horey ula amba qaaday saaxiibkiis. That's true story.
Let me tell you guys. Ilkacase qays: ma ahan ninka aynu dhamaanteen u garan ognahay, ee haatan dadka soomaaliyeed u garanayaan, ilkacase qays waa nin dhalinyarada ah ee rap-ka qaybtiisa qaadanaya, waxaadna si wacan u dhagaysataan ereyada ninkaasi ku heesayo, waxaad ogaan doonta wax badan ood fahamsanayn. Ilkacase waa wiil dhalinyaro aha fankana iskaga tagay waqti hore, magacii iyo rapkiiba waxaa horey ula amba qaaday saaxiibkiis. That's true story.
Yaa dawanayo boqorka rabka 2024👍😅
Xasuus
Still slaps in 2024!
2025
2014 only legend lee so dhageystay
2024😂😂😂
2024
Alle how naxariisto intii dhimatay ow marshale uhoreyo
Tan gonada gududan Oo cagaha dhudhuman may noshahy talow🤔🤣
😢
shamso barigaas ma dhalatay😂
Hhh marka wa marku tujiga kuxari jiray😂
Who is watching 2024😂
2025 hadii aad daawa neeysid legend bro like
Reer muqdisho waxay dhahen ilkacase ma ogtahay rapka xiiso u yeshe 🔥😂
19/10/2024 yaa iga danbeeyo
Ilkacase maahee dadka kale yaa yaqaan magacyadooda iyo meesha ay joogaan
Ciyaalka ha ku soo dhisina dadka waa weyn goat ilkacase😏
King Kong 💪🇸🇴
Qays is not easy 🦁🦁🦁
Gabdhahaaas hada waa hoyooyin lakiin xasuus wareysa bay iska rebeeen
14 years ago, iyo danbi😂
Sax waa sax hanad waa joomamo DaRwiish Geesi og mJ mr D5 soomali❤
Darwiish is the dhulbahante and ogadeen no mj
Ninkaan markaan ayuu rapar vcn ahaa ilaa hada rapar waye
🎉
Fanka hormar kama gaartid kkkk after 14 year Sharma boy ayaa ku bur bursanaya 😂😂
Sharma maxuu hormar gaareey dhamaantood waa munafaq kadaa meesha wasaqnimada
2010 miya jiren nago sidani jiil walba waa wata khaamtisa hanaga hadho dadkii hora fiicna😅
Xariif caadi iska dhig 2010 miya dadki hora ah ma arag miya 1970 fanaanintas se ahayen
@@abdihaadi6608 marka maxaa loo yidha dadkii hora wanagsan yago sidan udhaqmaya inaga laba farood ayey ina dheeryiinbe😅
Ninkan ilkacase la heesaya mee talaw kani waba waxkle 14yr ka hor ayuba sidan urabaye
Waaa la diley
@@AbdullahiMohamed-py9pg pro yaa dilay xagase lagu dilay ninkan
Xiliga waxan lasamaynayo😂 sharma hoyadiii buu cano kacabayay😂 ilkacase king of rapp🎉❤
50cent 😂
Ilkacase wa nin so halgame Yan lagu so dhisin caruurta😅
Heestan macaan hadad dib uso radisay oo iga dambaysay bro like 👍
nafta makugu dampeysaa
Who's here 2024 oct 😮❤
Adan is baran ma kaftami karno de❤😂
@@BANADIR_TVcaashaq baa ihelay alla beerka😂
Waa I dhali kartaa Waa I baryi kartaa hadana Sharma yidhi sidaa😂😂
Kwaran wax barashadui
Ilkacase Waaguu Raabayay Bey Rabaan Cunug Yar oo Alkuluuste Xamar Ku Ahaa iney Kuso Dhisaan
😂😂😂😂😂😂😂
Nin sidaan usoo Raabay aabo inad la hadashan waa khald wlhi❤
Ilkacase madaxa bootada waligiis waxar ma dilin
@@Hanad3dhiig mxaa ilkacase u galinee haduu yahay madaxa bootada😂
That’s dajjal
Ilko case is dajjal
14 sano Ka Hor😎 Wa Sharma Boy Markey Nolashu wasaysay😂
Ilkacase waa soo jabay legend
Jable miyaa kan waa sigtay markas baa lagu leyhy sharma iyo big moha Raab ka ku fican
Ilkacasow fanskagi waa dhinteen taliye😂😂😂😂sharma waa runtiisa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 odayga waa xarfanti hore
Ninkaan legenka ah bey ciyaal kusoo dhisayaan uf😢
Qofaa oghy xiligaas majirin😁😁😁farta ha'isku fiiqin😂
Manoo shahay 😅
Qays
Codyar markan Xarkey Cuni jirtey 😂
😂😂 codyar hadayba xaarka cunta
2024 yaa dhgsanaya😂
aar anaa kula dhagaysana garacu ma sidanbu khatar u ahaa waaba gang caadiya 😂😂😂
😂😂Hiiima maliina leygu nikaaxi
Legends ❤
Kkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂😊
Alle hauwada naxariisto
Who's watching this in 2022 ?🔥 🔥