Hassan Aden Samatar
Hassan Aden Samatar
  • 6
  • 5 543 007
Ilays
Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj
Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146
UA-cam Music 👉🏽 music.ua-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
Переглядів: 14 708

Відео

Darmaan feat Saado Ali Warsame
Переглядів 59 тис.2 місяці тому
Song: Darmaan. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar feat Saado Ali Warsame Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 UA-cam Music 👉🏽 music.ua-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
Dookh
Переглядів 19 тис.2 місяці тому
Dalsankii widhiidhoo Xiliguu ku de'i jirey Dambarsamuhu ku onkoday Darantuna ugbaad tahay Oo ramadku dayr dhalay Garcadkiisi loo dhigay Nirgo meel duleedka Damalada hadhkoodana Dikriyeyso culimadu Habluhu dahab lamoodiyo Doobkiyo barbaartuna illaa waagu daalaco Sacabka aanay daynayn Deymada sideedii Marka aan kudaawado Qalbigaygu diirsada Dadna adaa ugu qurux badaneey Jeegaanta roobtiyo Adaa do...
Hanti
Переглядів 420 тис.2 місяці тому
Hoodiyo ayaan baa Lagu kala Horeeyaa Hanti nimaan lahayn baa Gabadh lagu haweeyaa Weligii hagoogtoo Hami lagu yaqaanaa Hogashada ma moodayn Sidii baan harraadkiyo Uqabaa hamuuntee Hawo ii luraysaa Riyo ii hor socotaa Sidii baan hedaydiyo Wedku ii higsanayaa Misna heeryo diidoo Ma ogoli hogaankee Ma ogtahay habeenkii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhegtaagoo Heesaha Wardheer baan Ku habaa naftayde...
Qalanjo
Переглядів 78 тис.2 місяці тому
Heesta: QALANJO Waa qalanjo yaabloo Qurux iyo Ilaah baa Udhameeyey qaayee illeen wey qarsoonayd Spotify 👉🏽 open.spotify.com/artist/6TmLPAK11TBzRQEZzOF3Oj Apple Music 👉🏽 music.apple.com/pl/artist/hassan-aden-samatar/896718146 UA-cam Music 👉🏽 music.ua-cam.com/channels/tl865bcwj8Obb7pgvjvZ1w.html
Baladweyne
Переглядів 40 тис.3 місяці тому
Song: Baladweyn. Lyrics: Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" AHUN. Music by: Cabdikariin Faarax Qaari "Jiir" AHUN. Melody: Hassan Aden Samatar Heesta Baladweyn waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan looguna jecelyahay ee uu qaaday Hassan Aden Samatar. Heestan oo inta badan bulshadu ka dheregsan tahay taariikhdeeda iyo siday kucuratay oo uu in badan fagaare kaga waramay Abwaan Hadraawi AHUN, waxa...

КОМЕНТАРІ

  • @XawoRashid
    @XawoRashid 2 дні тому

    Naftayda anaa boqree maxaad isla buuxisaan khaniisiintaw bilinear ma idinka wax dheer dad in buunbuuniyee balaayo ma dhicin doraad barina sadaashu wacanee inaan biyo mayri birna lagu ajali karayn inaan baana loo dawayn bariyo maantaba makhnuud yahay si fiican ha loo bartee bilaal binu rabaax adin baanu niri

  • @CrisaaqSaxardiid
    @CrisaaqSaxardiid 4 дні тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 14 днів тому

    The lyrcs Waa qalanjo yaablahoo Qurux iyo ilaahba Udhameeyay qaaaye Illeyn wee qarsooneyd Qun markn u eegee Qac indhaha kusiiyaa Uqaada uqaada jaceylkee Alla iiga ma qaadan Iiga ma qaadan Qalpi nuura iidaa Iidaa Qalpi nuura iidaa Qaabki suleekhaa Sidu eebe kuu qoray Oo kuu qotomiyaa Caashaqa ka qaaye Qun mrkn u eege Qac indhaha kusiiya Kalgaceyl.iqariyaa Alla iiga maqadan Iiga maqaadn Qalpi nuura iidaay Iidaay Qalpi nuira iiday❤😂

  • @fc_laanhwo
    @fc_laanhwo 15 днів тому

    Ilay wiil baatahay sxp heeso badan soodhig madaxa ayaa noodajisaa

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 18 днів тому

    Waa maalin axad ah 29.sep.2024 duhur sideed saac qol kaligay kubashalaya waqti wacan inshallah

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤heestii siciido sooqabo

  • @ShamuuroMaxamed
    @ShamuuroMaxamed 20 днів тому

    ❤❤❤

  • @FarahhassanIbrahim-e6e
    @FarahhassanIbrahim-e6e 24 дні тому

    Wa ina samatar❤

  • @DeeqoJaamac-l7g
    @DeeqoJaamac-l7g 25 днів тому

    Waa xili habiina.wakhtigi.8:40...22.08.2024. Xajigeyga iyo ana isla joogna. Lkn heestu.waa cajiib.😊😊

  • @DeeqoJaamac-l7g
    @DeeqoJaamac-l7g 25 днів тому

    Waaba heestii adeerkey.. Lkn. Xaajigeyga ii qaad dhahaa. Bishaan soo socoto. Hada taariikhu.waa.22.08.2024. Asc.aragti danbe

  • @XamadIsak
    @XamadIsak 26 днів тому

    Xasan samtar wa xasan samtar😂

  • @ayaanmohamed6167
    @ayaanmohamed6167 Місяць тому

    02/09/2024

  • @HooyoMacaan-lr3fl
    @HooyoMacaan-lr3fl Місяць тому

    Waa wakhti habeen ah jawigu waa roob magalada aan joogno waa burco aniga iyo asxaabteyda jawi dagan ayaan heestan ku dhagaysanaynaa saacadu waa 9:30 habeenimo 31/8/2024 ❤

  • @AbdiazizJubat
    @AbdiazizJubat 2 місяці тому

    Absolutely realy wonderful song😢😢😢❤

  • @CalicabdixaajiCalicabdixaaji
    @CalicabdixaajiCalicabdixaaji 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdirahmaan-kx3ly
    @AhmedAbdirahmaan-kx3ly 2 місяці тому

    Saacadu waa 2:00 PM (2-dii-habeenimo) taariikhdu 10/8/2024 goobta aan heestan ku dhagaysanayaa waa muqdisho caasimada Somalia

  • @TateqAytenfusu-m6r
    @TateqAytenfusu-m6r 2 місяці тому

    ነጄ❤🎉

  • @abdinourmohamed-ir4ur
    @abdinourmohamed-ir4ur 2 місяці тому

    Music wa Ina samatar wa Ina samatar

  • @XasancabduleCabdule
    @XasancabduleCabdule 2 місяці тому

    ❤❤😂

  • @noorqaydirAbshir
    @noorqaydirAbshir 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @GuulAdan
    @GuulAdan 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @guuleednacho7886
    @guuleednacho7886 2 місяці тому

    Heesta yaa kudhibay

  • @AbdirahmanHassan-pz9bq
    @AbdirahmanHassan-pz9bq 2 місяці тому

    🎉❤

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 2 місяці тому

    Aun saado Cali fananada raga ka hor qada heesa raga hees kasda yada bilowda Xaga raga bilaaban heeska ❤

  • @Al.nasiixa-kheyr
    @Al.nasiixa-kheyr 2 місяці тому

    Maxaan Dooni Shaaximan Kudul marau bada Weyn Ama Qaar Dadaa udabaal dagi jiray dibjirkii lumaay hay diidin Hana daahin

  • @Najiibcabdirizak-qj4or
    @Najiibcabdirizak-qj4or 2 місяці тому

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 місяці тому

    Xasan Aadan Samatar fannaan aan taageero oo heesihiisa wada aqaan tan Hadraawi baa sameeya alle yrxm. Soo gali Maalmaha Qallooca erayadii abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid kaba Cune). Abwaanno bdan ayaa sameeyay heesihiisa oo kala duwan waana fannaaniinta waawayn oo heesaha ugu badan qaaday oo cusbaa waagaas.

  • @MuhammadAbdullahi-oz7vw
    @MuhammadAbdullahi-oz7vw 2 місяці тому

    A❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj 3 місяці тому

    Ugaaska raxaweyn ayaa tahey sida afkamey koruguqaadey

  • @Hdhdhdhd123
    @Hdhdhdhd123 3 місяці тому

    Samatar🥰❤️😍🥰❤️🥰😍🥰❤️🥰

  • @okun5722
    @okun5722 3 місяці тому

    nice