Dr Abdiqani Askar
Dr Abdiqani Askar
  • 39
  • 74 597
🧑‍🧑‍🧒‍🧒Dr Askar.Khilaafka Qoyska iyo Samaynta caruurta Nafsi ahaan
Khilaafka Qoysku waxa uu saamayn ku reeba dareenka iyo maskaxda ilmaha , ilmuhu ma awoodi karayo in uu xaliyo khilaafka waalidka ,
Ciyaarta caruurtu waxa ay ka helaan fir fircooni waxa ay korisaa ilmaha maskaxdiisa iyo jidkiisa
ua-cam.com/video/4ISCBhH5gwM/v-deo.html
ua-cam.com/video/SDsly-szQnY/v-deo.html
ua-cam.com/video/7-iBbNoa8zo/v-deo.html
Переглядів: 156

Відео

DR ASKAR .Hormone ka farxada .
Переглядів 1587 місяців тому
Xiliga hore loo koco waxaa maskaxda laga soodaya hormone ka dheecanka dopanime kaas oo ina siiya awood ,firfricooni ,kalsooni iyo farxad
DrAskar. Waxyaabaha kor Uqaado Awooda Maskaxda
Переглядів 129Рік тому
Mental Health Counseling Video-gan waxa aynu uga hadlaynaa waxyaalaha kor u qaada awooda maskaxda, si fiican ula soco ilaa dhammaadka.
Depression: Calamadaha Niyad jabka
Переглядів 586Рік тому
Calaamadaha niyad jabka waxaa kamida , murugo , daal ama tacbaan , rajo la aan ama quus ,qoomamayn wixii tagay , qofku in wixii noloshiisa ku dhacay qalad uu sameeyey uu dusha ka saaro , jidh xanuun , madax xanuun , khal khal dhanka hurdada iyo cuntada ku yimaada
Dr.Askar. Nafsiyan Fikradaha Sameya Nolosha
Переглядів 6 тис.Рік тому
Xiiga qaangaadhku waxaa la soo daayo dheecamo badala qofka jidh ahaan ,maskax ahaaniyo dabeecad ahaaan waana xiliga ilmaha hadba fikirada iyo sida loo la dhaqmaa ay saamayn wayn ku yeeshan noloshisa iyo mustaqbalka danbe waxa ay jecelyihiin in ladhagaysto , sidii qof wayna loola dhaqmo
Maskaxda Maxaa Awood siiye Maxaase Bur Burin kara
Переглядів 3 тис.2 роки тому
Waxyaabah Maskaxda kobciya ama awooda u yeela ee ku noqon karto mid wax abuurleh iyo waxyaaba bur burin kara ee k
Qiso Wiil iyo bulshada wuxuu kala kulmay
Переглядів 4412 роки тому
Dadka ay ku dhacaan xanuunada maanku marka ay bogsadaan dhibaatooyinka ay bulshada kala kulmaan iyo sida loola dhaqmo tasi oo ku keeni karta in uqofkii marlabaad ku dhici karoxanuunka maanku
Dagaalka waalidka udhaxeeya iyo samaynta dareenka iyo Maskaxda caruurta
Переглядів 7452 роки тому
#FamilyValues #EmotionalConnection #FamilyUnity #FindingCommonGround #PositiveFamilyRelations #OvercomingMisunderstanding #FosteringFamilyBond #EmotionalSupport #HarmonyInFamily #CounselingForFamilies #FamilyLoveAndSupport #BuildingTrust #HealingFamilyWounds #ParentingChallenges #SolvingFamilyIssues #StrengtheningFamilyTies #EmbracingFamilyDifferences #FamilyRecovery #NavigatingParenting #Emoti...
Noocyada Shaqsiyada" Dadka ku Mashquulsan Noloshoda dadka kale iyo dhibkooda
Переглядів 1,5 тис.2 роки тому
Bini aadamku aan la noolahay waa kuwa had iyo goor dhan wanaaga iyo dhan xunba inta badana waxa ay samayn ku reeban hab dhaqankeena horumarkeena iyo dhamaan nolosheena ,
🫀Waxaan Xasuusta Wadooyinkii Lay marin jiray Anigoo Sil siladaysan🧠
Переглядів 4752 роки тому
Dhibka aan ku hayno qofka xanuunsa , sida sil siladaha iyo sawirada ama muuqalada laga duubo ee baraha bulshada lagu soo bandhigo
Shikiga Ama was waaasku Maxanuunba?
Переглядів 2 тис.2 роки тому
1. Waa maxay balwaduhu side lagu dayn karaa:ua-cam.com/video/aOWg9yZ4ZOo/v-deo.html 2.Sidee Loola qabsada balwadaha :ua-cam.com/video/KgF65Gbn9jE/v-deo.html 3. Waxyaabaha sameeya dareenka iyo Maskaxda caruurta:ua-cam.com/video/SRMEYEV0j6o/v-deo.html 4. Maxaa Keeni kara Khal Khalka Maskaxda:ua-cam.com/video/bbjbwDz9Ii0/v-deo.html
Hooyo xanunsan oo luntay balse dhalinyari u gar gaartay oo xarunta keentay
Переглядів 3462 роки тому
Hooyo xanunsan oo luntay balse dhalinyari u gar gaartay oo xarunta keentay
ADHD. 2 Caruurta Qal Qaaliga ama Fudud
Переглядів 1,3 тис.2 роки тому
Caruurta qal qaaliga ama fudaydka leh Waa maxay fudaydku caruurta , Sidee loola tacaala
Ayay Ku dhacayaan Xanuunadu Nafsigu ama Maskaxdu
Переглядів 1,8 тис.2 роки тому
Xanuunada Maskaxda ma dad gooni ayay ku dhacaan Xanuunada maanka ama maskaxdu marka ay qofka ku dhacaan meelaha aan dawada ugu raadino ama wax aaan ka aaminsanahay in uu qofku dhacay ,jin ,sixir ama il
Sideen Ugu shega in Hooyadi Nooshahay ?
Переглядів 4052 роки тому
Sideen Ugu shega in Hooyadi Nooshahay ?
Xanuunada Nafsiga iyo Bulshada
Переглядів 1,9 тис.2 роки тому
Xanuunada Nafsiga iyo Bulshada
ADHD . Caruurta qalqaaliga ama fudud sida loola dhaqmo
Переглядів 3 тис.2 роки тому
ADHD . Caruurta qalqaaliga ama fudud sida loola dhaqmo
Part 2 Maxa kena laqabsiga Balwadaha ? Sidee Loola tacaala?
Переглядів 2 тис.2 роки тому
Part 2 Maxa kena laqabsiga Balwadaha ? Sidee Loola tacaala?
ilmaha dareenkisa iyo Maskaxdiisa
Переглядів 2322 роки тому
ilmaha dareenkisa iyo Maskaxdiisa
Raining /sleeping
Переглядів 1372 роки тому
Raining /sleeping
Waa Maxay Balwadu? Raac Habkan Ee ugu fudud Ee lagu daynkaro
Переглядів 5 тис.2 роки тому
Waa Maxay Balwadu? Raac Habkan Ee ugu fudud Ee lagu daynkaro
Mid kamida Dhacdooyin dhibka Dumarka Maskaxda ka xanuunsan , Allaha u gargaaro
Переглядів 2 тис.2 роки тому
Mid kamida Dhacdooyin dhibka Dumarka Maskaxda ka xanuunsan , Allaha u gargaaro
🧠Maxaa samayn kara dareenka iyo Maskaxda caruurta
Переглядів 3 тис.2 роки тому
🧠Maxaa samayn kara dareenka iyo Maskaxda caruurta
Su aaalaha caruurta iyo Unugyada Maskaxda 🧠
Переглядів 2,5 тис.2 роки тому
Su aaalaha caruurta iyo Unugyada Maskaxda 🧠
Waa Maxay stress ku😔
Переглядів 1,6 тис.2 роки тому
Waa Maxay stress ku😔
🧠Labo Shay Noloshada ka war hay🧠
Переглядів 1,7 тис.2 роки тому
🧠Labo Shay Noloshada ka war hay🧠
25 November 2021
Переглядів 1 тис.2 роки тому
25 November 2021
anxiety war warka
Переглядів 1,8 тис.2 роки тому
anxiety war warka
Balwada Qaadku Iyo Xanuunada Maskaxda
Переглядів 1,3 тис.2 роки тому
Balwada Qaadku Iyo Xanuunada Maskaxda
Shaqada iyo Xanuunada Maskaxda iyo Nafsiga
Переглядів 3 тис.2 роки тому
Shaqada iyo Xanuunada Maskaxda iyo Nafsiga

КОМЕНТАРІ

  • @idilhasan-e4s
    @idilhasan-e4s 22 дні тому

    Dawdis no sheeg pllz

  • @WardaXiis
    @WardaXiis Місяць тому

    Maa. Sha allaah❤❤

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 7 місяців тому

    Asc dr xagee laydin kala soo xiriiraa

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 9 місяців тому

    Dr dhibka ihesto waxa waye waxan dareema wax shaleyto cml oona sheeki karin😢

  • @twopacchanel5295
    @twopacchanel5295 10 місяців тому

    Mudane maheli kraa janis aankugula so xariiro😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 10 місяців тому

    Hadal kugu dardaro hadalaa lagudardaraa

  • @sacda323
    @sacda323 10 місяців тому

    Dr hurda la' aan baa ihaysa wax walba suubiyay sharobo kinin vitamin.naad HB gaygu waa normal Niyad jab iyo murugo midna ma dareemayo kaliya waan sexan la'ahay daal iyo madax xanuna wu ihaya mala dhihi kara waa xanunkas

  • @ApdirahmanJuba
    @ApdirahmanJuba Рік тому

    Ani socodka idhiba 😢

  • @juweriamohammed1271
    @juweriamohammed1271 Рік тому

    Thanks Dr Allena hanaga dulqado Niyad jabka Waa Xanuun Runahntii😭

  • @NastexoXasan-f7w
    @NastexoXasan-f7w Рік тому

    Wlhi xanuun waye niyada kajabta waxyaba kena kamid qofka xalad adag sowajahda fikir qala marka quranka labadsada docoyinka 😢

  • @cawomuse8188
    @cawomuse8188 Рік тому

    Waxan haystaa gabadh 8jir oo qalqaliya 😢

  • @فايزةعبد-س8غ
    @فايزةعبد-س8غ Рік тому

    Dr intee joogtaa dalka maa joogtaa mise dibada lambarkaaga ayaan rabaa qof xanuun kaas qabo ayaan ahay

    • @axmedcumar5771
      @axmedcumar5771 Рік тому

      Adiga number iso Qor sababtoo ah aniga xitaa dhibkaas ayaan Qabaa ee adiga xgee jogtaa

  • @فايزةعبد-س8غ
    @فايزةعبد-س8غ Рік тому

    Asc

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Рік тому

    Mahad sanid dr ❤❤❤

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 Рік тому

    Xanunkas daremaya

  • @nashaadyusuf9964
    @nashaadyusuf9964 Рік тому

    Dr aniga Xanuunka iska arkey ma araga qof aan u sheegto

  • @mariamohamed5706
    @mariamohamed5706 Рік тому

    Dr halkee kaala soo xiriiraa aadan ubaahanahayey adoo mahadsan

    • @drabdiqaniaskar8247
      @drabdiqaniaskar8247 Рік тому

      Haye wll facebook.com/profile.php?id=100047287966857&mibextid=LQQJ4d

  • @malyuuncali5824
    @malyuuncali5824 Рік тому

    Dr waan daremaya xanunka talo isi😭

  • @abdallajaceloow9470
    @abdallajaceloow9470 Рік тому

    Aad iyo aad waxbadaan ayaan kaa faaiday

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 2 роки тому

    Xanuunkaasaa dareemayaa mudo sanad ku dhawaada mana helin Hal Qofoo naxariis iyo jcyl I muujiya Illaahayoow caafimaad baan kuwaydiistay💔😭😭😭😭🤲

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      Abayo qaali see tahay ila soo xiriir abayo 🙏🙏🙏

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      @@munamuuse8649 abayo facebooka ila soo xiriir magacaan iyo sawirkaan ayaa saaran

    • @samsamsaid2648
      @samsamsaid2648 2 роки тому

      Muna wllo aniga kula shekesanaya ku wehel yelaya halkan klaso hadla

    • @McM-iz7sd
      @McM-iz7sd Рік тому

      Sorry wll aniga wu i haya waxana igu sabba ah qofka adunka ugu jecla ayaa kala tagnay ayado i xumeysay xanunbana ka qaday haben iyo malinba waan iska ooyaaa allow i caafi inta sideydokalena caafi

    • @XamdiSubeer
      @XamdiSubeer Рік тому

      Abaayo wuuihayaa walaaheyxanuunkaan

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 2 роки тому

    Dr Talo bixin baan ubaahanhy Ee halkeen kaala Soo xidhiidhaa🤯😭

  • @omusom3816
    @omusom3816 2 роки тому

    Aniga sidas noqday dr dawo maleyahat

  • @sacdiyohassan5107
    @sacdiyohassan5107 2 роки тому

    Maxa lagu daweya dr aniga labo sano ma hurdin tinta iga dadato murugo jogta ah farxad la an hurda la an wel wel

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      Abayo qaali waxaa loo baahan yahay inaad hesho caawinaad iyo qalbiga in lagaa dejiyo ila soo xiriir 🙏🙏

    • @sacdiyohassan5107
      @sacdiyohassan5107 2 роки тому

      @@hamzaaliaxmed9917 xage kala so xarira walal

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      @@sacdiyohassan5107 Facebooka igala soo xiriir magacaan iyo sawirkaan ayaan saaran abayo

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 роки тому

      @@sacdiyohassan5107 haye ma ii heshey ne

  • @omusom3816
    @omusom3816 2 роки тому

    Asc dr hargeysa hadad jogto dhaqtarke ayad fadhisata plz 🙏

  • @ashrafbk2273
    @ashrafbk2273 2 роки тому

    dr sidee pornography maskaxda usaameysaa malaga soo kaban karaa dr

  • @ahmedmizaan5376
    @ahmedmizaan5376 2 роки тому

    Dr waa Ahmed mizaan xaladani waan ku jiraa numberkaaga isoo qor Dr isoo qor numberkaaga

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 2 роки тому

    M.a top lesson sxb dr. Askar. Good Neuro-Psychiaterist.

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 2 роки тому

    Maansha allah dr askar Jasakallah khayr

  • @ruqiyoabdiqadir8096
    @ruqiyoabdiqadir8096 2 роки тому

    Maasha allaah Dr inshallah waan ka gudbi noona hadalkaga ayaaba dadka qalbiga u dhisaya Masha allah

  • @mmc72023
    @mmc72023 2 роки тому

    Illaahow hayada u danbi dhaaf anagana kuwii walidkood aduun iyo aaqiro faideysa illaah ha inaga dhiga amin

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 роки тому

    Mnsha allh🥰

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 2 роки тому

    waa xaqiiq waa waxjira dr

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 2 роки тому

    Maanshaa allah waa mowduucyo cajiiba ayaad soo dhigtaa ,dr bulshada way wada gaadhi doontaa ee ha ka caajisin . runtii waa wax umudu ubaahantahay jasakallah khayr

  • @margaretkaranja1864
    @margaretkaranja1864 2 роки тому

    Arabia is like greek

  • @munamoha3821
    @munamoha3821 2 роки тому

    Asc dr wxan ahay nuujiso ilmo 6bilood hada galay ilaa maalinka dhalay ilaa hadeer madaxa layga Hayaaa gaar ahaan qaybta kore iyo neerfaha habeen walba hadanan cunin nayrobiyon maseexan karo dr waxa rajynaya ina isoo jawaabto

    • @drabdiqaniaskar8247
      @drabdiqaniaskar8247 2 роки тому

      Walal Allaha ku caafiyo .hadaad karto igala soo xidhiidhih :facebook.com/DrAskar-103399308304047

    • @munamoha3821
      @munamoha3821 2 роки тому

      @@drabdiqaniaskar8247 thnks dr

    • @silvanahshuri4663
      @silvanahshuri4663 2 роки тому

      @@drabdiqaniaskar8247 qdw hwc. FM etgfgg5fs.f.dfd

  • @abdihamidali3013
    @abdihamidali3013 2 роки тому

    Shaqo wngsn dr Allah miisaanka xasanaadka hakugu daro

  • @hindiyoshiiq2278
    @hindiyoshiiq2278 2 роки тому

    Masha allah

  • @ahmedaraale4996
    @ahmedaraale4996 2 роки тому

    Thanks Dr wax sahlan maahin depression oo si fudud lagu daweyn Karo Allah naga dulqaado xanuunka 2017 igu dhacay ilaa iyo Hadane kama bogsan

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 Рік тому

      Beenta ma ahan wayba adagtahy in laga bogsado

    • @mahira.547
      @mahira.547 Рік тому

      Saliga nabiga iyo suuraha baqara akhriso wllky

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 роки тому

    💔💔💔🥺🥺😭😭

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 2 роки тому

    That’s me wlh aad ayaa u niyad jabsanahy wagaan caqlisaday ilaa hda o 22 jiro qalbigaa ixanunaya 💔💔😭😭

    • @jafaye712
      @jafaye712 2 роки тому

      sorry abayo niyada dhiso

    • @ubahladanmohamed9744
      @ubahladanmohamed9744 2 роки тому

      Sorry alle haka sro wll 😭

    • @jafaye712
      @jafaye712 2 роки тому

      @@ubahladanmohamed9744 qalbiga i xanuunaya markay itiri wey i calool gadisay gabadhaas Alle haka dulqaado.

    • @ubahladanmohamed9744
      @ubahladanmohamed9744 2 роки тому

      @@jafaye712 anigaba wllhi 😢🤲

    • @jafaye712
      @jafaye712 2 роки тому

      @@ubahladanmohamed9744 naxariista alle hakuu ziyadiyo naxariista micno weyn baa ku jira maba dhacdo qof naxariis badan inuu gargaarwaayo wllshna alle ha caafiyo.

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 роки тому

    Dr plz isoo jawaab xanuunkaasi wuxu ihayaa 2 sano badh, anigoo umula ayuu igu dhacay ilaa imikana wuu ihayaa Yurubna waan joogaa Ma helo cid aan wakhti laqaato waa meel cidlo ah ayaan deganahay yacnii somaali ku yartahay

    • @drabdiqaniaskar8247
      @drabdiqaniaskar8247 2 роки тому

      walal allaha kaa dul qaado hadaad talo ama caawin iga baahato alla wax caawiyee halkan farin iga soo dir insha allah facebook.com/DrAskar-103399308304047

  • @mmm-tl6gq
    @mmm-tl6gq 2 роки тому

    Asc Dr meel aan kala soo xiriiro isheeg

  • @newlife6410
    @newlife6410 2 роки тому

    Hada ayan kugu soobiiray horay usoco mowduc loobahnaay waaye

  • @mariyadeganofficial930
    @mariyadeganofficial930 2 роки тому

    Wll xgee laga soo xirira imnka anaa sas u xununsan in sadex bilood ah

    • @drabdiqaniaskar8247
      @drabdiqaniaskar8247 2 роки тому

      facebook.com/DrAskar-103399308304047/. Page kasad ka heli contact oodhan wll

  • @xamdaabdirashid2521
    @xamdaabdirashid2521 2 роки тому

    Dr halkeen kaala soo xidhiidhnaa

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 2 роки тому

    Xaqiiqdii waan ilmeeyeey .. Allaha hooyo noodaayo jacaylkeedu mid wax loodhigi karo maaha

  • @ismailcofle3912
    @ismailcofle3912 2 роки тому

    😓😓😭 waa qiso xanuunbadan Jasakallah khayr dr abdiqani askar , Allaha u gar gaaro hooyoyinka xanuuunsan

  • @umucaaisha5002
    @umucaaisha5002 2 роки тому

    Waxad moodaa inaad aniga i sifaynayso😥

  • @Maxamedcaska941
    @Maxamedcaska941 2 роки тому

    Thnks DR

  • @fatimamahdi995
    @fatimamahdi995 2 роки тому

    Mansha allaah dr waa mawduuc loo bahnaa labaa iijoogta aad qalqaali u ah naftaa iiga baxda saan daa joog ugu hayo waa 4jir iyo 3jir