Mustafe Garbo
Mustafe Garbo
  • 1 117
  • 453 470

Відео

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Kaluumaysiga ayaa Agab Gaadhsiiyay Kaluumaysatada Degmada Lughaya
Переглядів 1742 місяці тому
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha S/land Ayaa Gaadhsiyay Kaluumaysatada Degmada Lughaya Agabka Kaluumaysiga
Agasimaha Guud Ee Wasarada Kalumaysiga SLand Mecad C/lahi Diiriye Ayaa Lagu Dhaweyay Deg Garba dadar
Переглядів 1672 місяці тому
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha S/Land Meecaad Cabdillaahi Diiriye Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Garba dadar
Mid Ka Mid Ah Deeganada ugu quruxda badan gobolka awdal garagaara bari Degmada Lughaya
Переглядів 2902 місяці тому
Mid Ka Mid Ah Deeganada ugu quruxda badan gobolka awdal garagaara bari Degmada Lughaya Dear Studio Production
Daawo Coqaasha Beesha Ciise Oo Fooda Is Dartay Iyo Hadalo Xanaf Leh
Переглядів 1,4 тис.2 місяці тому
Daawo Coqaasha Beesha Ciise Oo Fooda Is Dartay Iyo Hadalo Xanaf Leh
Maxamad Abiib Lama Taaban Kato Awdal Iyo Selelna Waan Xoraynayna Caaqil Cismaan Cali Duule
Переглядів 6793 місяці тому
Maxamad Abiib Lama Taaban Kato Awdal Iyo Selelna Waan Xoraynayna Caaqil Cismaan Cali Duule
Muusow Adiga Iyo Ciise Calaf Iskuma Kiin Hadhin"Beesha Ciise oo Fariin Culus udirtay Madaxwyne Biixi
Переглядів 1,9 тис.3 місяці тому
DEG DEG:- "Muusow Adiga Iyo Ciise Calaf Iskuma Kiin Hadhin".Beesha Ciise oo Fariin Culus u dirtay Madaxweyne Biixi.
Deg_Deg:_ Degmada Garba Dadar Ee Gobolka Selel Oo Makarafoonka U Qaadatay Madaxweyne Muse Bihi Abdi
Переглядів 3295 місяців тому
Deg_Deg:_ Degmada Garba Dadar Ee Gobolka Selel Oo Makarafoonka U Qaadatay Madaxweyne Muse Bihi Abdi Iyo Xukuumadiisa Maxay Yidhaahdeen?
Beelweynta Maxamedcase ee Dagmada Saylac Ayaa taageeray Shirkii Dhalinyarada Beelaha Maxamedcase
Переглядів 865 місяців тому
Beelweynta Maxamedcase ee Dagmada Saylac Ayaa taageeray Shirkii Dhalinyarada Beelaha Maxamedcase
Muqaal Dharinyarada Reer Awdal Oo Ku Dalxiisaya Dhulkooda Degmada Baki Iyo Ruqi
Переглядів 1175 місяців тому
Muqaal Dharinyarada Reer Awdal Oo Ku Dalxiisaya Dhulkooda Degmada Baki Iyo Ruqi
Muuqaalka dalxiiskii ugu dambeeyay ee jasiirada sacadadiin ⛱️ 🎬 Dear Studio Production
Переглядів 565 місяців тому
Muuqaalka dalxiiskii ugu dambeeyay ee jasiirada sacadadiin ⛱️ 🎬 Dear Studio Production
Daawo qaabkii maanta loo soo saaray maydka marxuumkii ku dhacay dhaamka degmada Dilla ee G.Awdal...
Переглядів 906 місяців тому
Daawo qaabkii maanta loo soo saaray maydka marxuumkii ku dhacay dhaamka degmada Dilla ee G.Awdal...
Imaamu Masjidu Shaafici Sh.Abdirashiid Axmad Caynaan
Переглядів 676 місяців тому
Imaamu Masjidu Shaafici Sh.Abdirashiid Axmad Caynaan
"Suldaan Cabdiraxman jamac dhawal oo Lagu soo dhaweeyay magaalada Boorama.
Переглядів 647 місяців тому
"Suldaan Cabdiraxman jamac dhawal oo Lagu soo dhaweeyay magaalada Boorama.
Xaafado ku yaala Borama oo la waayey Biyo lagu maydho Maydka iyo Umusha...
Переглядів 967 місяців тому
Xaafado ku yaala Borama oo la waayey Biyo lagu maydho Maydka iyo Umusha...
Suldaanka Beelaha Habarmuuse Ee Dagan Degmada Lughaya
Переглядів 1567 місяців тому
Suldaanka Beelaha Habarmuuse Ee Dagan Degmada Lughaya
Deg Deg Go'aano Laga soo Saaray Shirka Beelaha Bahabar-meese Oo Lagu soo Gaba-gabeeyay Lughaya
Переглядів 2887 місяців тому
Deg Deg Go'aano Laga soo Saaray Shirka Beelaha Bahabar-meese Oo Lagu soo Gaba-gabeeyay Lughaya
Deegaanka Walaalgoo Ama Awrdil Ee G/ Awdal Waa Mid Kamid Ah Degaanada Qaniga Ku Ah Macdanta Gold Ka.
Переглядів 1027 місяців тому
Deegaanka Walaalgoo Ama Awrdil Ee G/ Awdal Waa Mid Kamid Ah Degaanada Qaniga Ku Ah Macdanta Gold Ka.
"Cida Dhulkayaga Noogu Timaada waanu Iska Celin Doonaa". Haweenka Awdal Oo Hanjabaad Culus Diray
Переглядів 868 місяців тому
"Cida Dhulkayaga Noogu Timaada waanu Iska Celin Doonaa". Haweenka Awdal Oo Hanjabaad Culus Diray
Wasaarada Waxbarashada iyo Tani Hawlaha Guud ayaa Deeq Buugaag ah Gaadhsiiyey Dugsiyada Jaaraahorato
Переглядів 538 місяців тому
Wasaarada Waxbarashada iyo Tani Hawlaha Guud ayaa Deeq Buugaag ah Gaadhsiiyey Dugsiyada Jaaraahorato
Waanu Aar Goosanaynaa_Shacabka Hargaysa gadoodsan dilkii foosha xumaa ee marxum Cabdinasir Muqdisho
Переглядів 408 місяців тому
Waanu Aar Goosanaynaa_Shacabka Hargaysa gadoodsan dilkii foosha xumaa ee marxum Cabdinasir Muqdisho
Deg-deg:- Dhalinyarada gobolka Awdal oo sheegay inay ka bqxayaab Somaliland Hadii.......
Переглядів 698 місяців тому
Deg-deg:- Dhalinyarada gobolka Awdal oo sheegay inay ka bqxayaab Somaliland Hadii.......
Sul Abshir iyo Cuqasha Beelaha B/Muuse Ee ku Shirsan Degaanka Idacadeys Ee Lughaya Oo Baaq soo Diray
Переглядів 2068 місяців тому
Sul Abshir iyo Cuqasha Beelaha B/Muuse Ee ku Shirsan Degaanka Idacadeys Ee Lughaya Oo Baaq soo Diray
Warbixin; xaalada guud ee Caafimaad ee Gobolada Awdal iyo salal
Переглядів 748 місяців тому
Warbixin; xaalada guud ee Caafimaad ee Gobolada Awdal iyo salal
Lughaya Waxa Iska Soo Daba Dhacaya Baaqyada Lagu Diidan Yahay Heshiiska Badda Ee Ethiopia Iyo Sland
Переглядів 1298 місяців тому
Lughaya Waxa Iska Soo Daba Dhacaya Baaqyada Lagu Diidan Yahay Heshiiska Badda Ee Ethiopia Iyo Sland
Ku Raaxayso Muuqaalka Buuraha Bilicda San Ee Degmada Garbo dadar Casar Liiqa Galabtii
Переглядів 1148 місяців тому
Ku Raaxayso Muuqaalka Buuraha Bilicda San Ee Degmada Garbo dadar Casar Liiqa Galabtii
LUGHAYA_Dirayska Ciidanka Waxa Laga Soo Iibiyay Cashuurta Shacabka Cidii Ugu Gaftana Waa Laga Saraya
Переглядів 3698 місяців тому
LUGHAYA_Dirayska Ciidanka Waxa Laga Soo Iibiyay Cashuurta Shacabka Cidii Ugu Gaftana Waa Laga Saraya
Degmada Baki Ee Gobolka Awdal Ayaa Laga Soo Hambalyeeyay Wasiirka Cusub Ee W.Gashaandhiga SLN
Переглядів 1308 місяців тому
Degmada Baki Ee Gobolka Awdal Ayaa Laga Soo Hambalyeeyay Wasiirka Cusub Ee W.Gashaandhiga SLN
." Caaqil Af-qaloocshe Oo Lughaya kasoo Hanjabay kana Hadlay Ciidamo la Geeyay Halkaasi
Переглядів 1428 місяців тому
." Caaqil Af-qaloocshe Oo Lughaya kasoo Hanjabay kana Hadlay Ciidamo la Geeyay Halkaasi
Beesha Ciise Iyo Wasiirka Cusub Ee Xukuumada Biixi U Magacawday Wasaarada Gashaandhiga SLN
Переглядів 1038 місяців тому
Beesha Ciise Iyo Wasiirka Cusub Ee Xukuumada Biixi U Magacawday Wasaarada Gashaandhiga SLN

КОМЕНТАРІ

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 День тому

    Waa iin sida ugu dag dag badaan loogaa dhigaa garbo dadar degamada A

  • @CaashoIsmaciil-k7c
    @CaashoIsmaciil-k7c 8 днів тому

    ❤❤nolow taliye

  • @aishanur7738
    @aishanur7738 20 днів тому

    Dowload no fur wll

  • @cabdiAdan-n5f
    @cabdiAdan-n5f 2 місяці тому

    War hadi wax laga qapan wayoh iska daa anaga naaqne xuseen cabdi xirsi maha nin loo ooyo ee waa nin loo. Aaro

  • @mustafecabdi3470
    @mustafecabdi3470 2 місяці тому

    Kii guuleystaa waa soomaaliland

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 2 місяці тому

    Waa sidaa ay sheegeen oday shaa .hadi sida ugu dhakhsaa dhow loo keeni waayoo cadalad. Waa loo diliii

  • @gttty708
    @gttty708 2 місяці тому

    Ma duufaanti sagar

  • @gttty708
    @gttty708 2 місяці тому

    Hhh waa lagu ololaynayaa 7 sano kadib !

  • @ahmedomer476
    @ahmedomer476 2 місяці тому

    Mash alah suldaan cisman ducale dirir alle ha dharo isga iyo tolwaynaha abrayn tol iyo gacalba waa nahay from bahabor abokor

  • @radiomideeye3862
    @radiomideeye3862 2 місяці тому

    52 xildhibaan maka heleysa somaliland

  • @radiomideeye3862
    @radiomideeye3862 2 місяці тому

    Lalush qatayal muse bixi sinantada u dideey adna sareyntisa diid

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 3 місяці тому

    Waxba so kordhin maysan tiradina muuse waxba yeeli mayso markale Muse bixi

  • @SaidAhmedElmi
    @SaidAhmedElmi 3 місяці тому

    C'bien'''allez'les'issa

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 3 місяці тому

    Waad arag tiin kil ka somaaliyed ee itooiya sida lo xasuuqay siduu u gu naxareesan somaalilaan

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 3 місяці тому

    Waarun in la ilaaliyo dhul soomaaliyeed

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 місяці тому

    Ciise ka bax snm.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 місяці тому

    Waa ka baxnay Hanoo joogto. Awdal somalia:

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 місяці тому

    1981 dulmiga snm ee bani hashim Laba xuman ku heshisa dar ALLEH ayey u coloweyn Nasibki dulmigi AAD gasheen ayaad qudhaneysan Ma mantan ayaad qarateen inaad ABTI laydahin

  • @califaaraxcige8200
    @califaaraxcige8200 3 місяці тому

    Good 👍👍

  • @aadantubeec9350
    @aadantubeec9350 3 місяці тому

    Sh cabdirashiid axmad caynaan suudhi allahakubarakeeyo

  • @haniibrahim3298
    @haniibrahim3298 4 місяці тому

    Go’aan qaaado nafyahay😢 gocashadana daaa

  • @KaltounAwale
    @KaltounAwale 4 місяці тому

    Waxa ku jira dad hada qoyska ka baxay pls wll ka qaad

  • @KaltounAwale
    @KaltounAwale 4 місяці тому

    War wll mustafe nooga saar Allan kugu dharshe wax

  • @mohameddeeq4482
    @mohameddeeq4482 5 місяців тому

    Gabadhu ma ciise ?

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 7 місяців тому

    18/3/2024 hadaa iga danbayso like

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 8 місяців тому

    Eedo ha kala qaadqaadin reer Somalia oo dhan oo aan kala sooc lahayn waa inay dalkeena ka baxaan ama ganacsade ama qaxoonti xabad keento ah ama wax barasho ha u joogaan ama siyaabo kale waa inay dalkeena kabaxaan

  • @MuxamedMahdi
    @MuxamedMahdi 8 місяців тому

    Ale miisanka xasanaadka ha ugu daro qofkii dhisay

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 8 місяців тому

    Nicmaan hilaac meee kkk😂😂😂😂

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 місяців тому

    GOODBYE SNMLAND WELCOME AWDALSTATE GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE DULMIGA JOJIYA DHAMAANTIIN FIKIR QABIIL SNM AYAAD KU FULISAN CISSE & GADABURCI WAA JAHBADI SNM OO REER AWDAL LAGU CABURINAYA OO QABIIL SNM

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 8 місяців тому

    Waan soo dhawaynaynaa raali galinta uu bixiyay taliyaha guutada lughaya hadaan nahay bulshada deegaankaas degan

  • @soulehassan
    @soulehassan 8 місяців тому

    Waxani waa reer dowladaynaya

  • @carabcabdilaahi5110
    @carabcabdilaahi5110 8 місяців тому

    Maxaa Loo geeyay ciidankaLughaya waa inay cabudhiyaan xoriyada shacabka Reer Lughaya Lagana xidho waxyaabihii yaraa Ee Ay bada kala soo dagi jireen xoriyad La Aantaasi waa waxay ka dagaalameen isaaqu maantana waxay ku dayayaan samaroonka iyaguna waxay hubka ka soo dajiyaan bulaxaar baasha fanaxaw Lughaya waxba kaama yaalaane iskaga bax Alla garo waxad dadka ku dayaysiin waa waxad ka dagaalanteen

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 8 місяців тому

    Masha'Allah magaaladii aan kudhasahy lughaya caday ILAAHAYOOW xafid cadawgana ka ilaali aamiin yaa rabbal caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hassanalisamaale2107
    @hassanalisamaale2107 9 місяців тому

    Mustafe garbo

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 9 місяців тому

    War kaa qad mesha anakay nala nashen side ayu hada qalbigayagu noqonaya plz kaa qad wll mistafe😢😮 wllhy illahy haydin naxaristo😢😮

  • @guellehadenomar8481
    @guellehadenomar8481 9 місяців тому

    Xuse wa100 adna50

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 місяців тому

    WAA RUUNTI RAAGI AFLAGADA BILOWDEY EE FIKIR SNMLAND WADEY DIIDA JEBLAYASHA GUUL& GOBANIMO AWDALSTATE

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 10 місяців тому

    Vive abryn

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 місяців тому

    GUUL& GOBANIMO SAGARO GAD REER SACIID ABOKOR INA FARIIN AAD U DIRTAN AYAY AHAY INA MOUMINA RIRASH REYALEH & WILKINA AH MADAXWEYN MUDANE ISMAIL OMAR GUELLEH OO ABAHA GUUD EE CISSA JAMA LODON OO QOFKA QUDHA BOLISKA AHA TULA & MAMULAHA GERRISSA KALIGI MAXAYAD KU LAHA DOXA GERRISA MAGACA LODON AYAA LA YIDHADA

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 10 місяців тому

    Hello Abryn ragg adagay tolkay from yesif samaroon USA diyaaar walhi bilahi tolahi tolkayow garabkiina gashankiina

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 10 місяців тому

    ❤🎉

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 10 місяців тому

    Jah my dhiga gala dagalka

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 місяців тому

    Dahir Riyaleh beenti wa lagu aqoonsani ayu ku BADASHEY QAXOOTI xerada Cali Cade,Jabuti iyo beenti qawaneed ee ugass ugu hore ee siyasadeed lagu calaymasarey ZEYLAC MAXA UGASS XASAN OO UGASS UGU DAMBEYEY CISSE ZAYLAC LOGU CALAYMASARIWAYEY??? DADKA DEGAAN GADABURCI OO 90% IYO CISSE OO 10% MAXAY TARIIKHDA U MAQLI WAYEY OO SHEKO U AHAAN WEYDEY. ROBLE AFDEB SO KU SO MAREY MIN LOWYACADA ILA BULAXAR OO REER CISSA AH WAYEY ZEYLAC & DJIBOUTI SO GADABURCI MA AHAYN KUWI KA TALINJIREY XAJI DIDEH IYO XAJIYAL KALE

  • @housseinobsieh3707
    @housseinobsieh3707 10 місяців тому

    Dhulka mohamed case ee besha weynta gadabursi ninki so radsado dhimasho ayu radsaday.ana waxa igu balana ina Boon ila xarirad ,shekha ware,ila saylac ina gadareriyo.

  • @maliounhachi5850
    @maliounhachi5850 10 місяців тому

    ALLAH ka yabaa waa gabagabo dunidaniyee. Soubxanallah.

  • @apdirahmansalepan3107
    @apdirahmansalepan3107 10 місяців тому

    Garabkina nahay tolkayoow

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 10 місяців тому

    KKKKKKK 12 KU .BEESHA CIISE. MA WADAA. DEEGAN. DHUULKA BEESHA CIISE. EE.GUBAN.

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 10 місяців тому

    WAR .CIISEOW .GARAA CA. ANNA. IINII. IIRII. ALL .PUNTLAND

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 10 місяців тому

    CIISE BUUL. DEH

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb 10 місяців тому

    KKKKKKKKKKKĶ. WAR CIISE HADDUUKU SOO JEESTOO. .WUU KU TIR TIRII. .GUDABIIRSII YOW