It’s xuriya
It’s xuriya
  • 26
  • 24 253

Відео

SIDAAN U SAMEEYE DIRAC FASHION QOOR SHABAQ AH
Переглядів 58714 днів тому
its.xuriya?igsh=MTl4bG5mbzZpd2pibA &
SIDAAN U SAMEYSO HIJAAB KOOFI LEH
Переглядів 1,9 тис.28 днів тому
SIDAAN U SAMEYSO HIJAAB KOOFI LEH
SIDAAN U SAMEEYSO SAAKO XABAD ISDHAAF KA AH
Переглядів 4,6 тис.Місяць тому
SIDAAN U SAMEEYSO SAAKO XABAD ISDHAAF KA AH
BEBY NEST| sidaan u sameeye ilmo dhowr qurux badan oo aadna u fudud
Переглядів 828Місяць тому
Sidaa I u Sameeye ilmo dhowre qurux badan • Baby Nest for Newborn • How to Sew Baby Nest • Newborn Baby Lounger • DIY Baby Bed • Comfortable Baby Nest • Baby Nest Decoration Ideas • Portable Baby Bed • Craft for Baby • Homemade Baby Lounger • Somali DIY Baby Nest • Naqshad Qurux Badan oo Ilmo Dhowre ah • Handmade Baby Accessorie
Dirac Baati fashion ah
Переглядів 416Місяць тому
Baati fasion ah oo qurux badn sidaaan usameeye daawo
SIDAA U SAMEEYE SAAKO GACMO BAAL
Переглядів 4,8 тис.Місяць тому
Saako gacmo baal hal Sano jir oo aad u fudud
sidee loo jaro saako ilmo yar
Переглядів 590Місяць тому
#fashion #saakongmgakamot #saako #side Saako fashion oo qurux badan Sidaa u jaray ka daawo
SAAKO FASHION| oo aad u fudud
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Welcome to my channel Are you passionate about stitching, drafting, and creating beautiful designs? You’re in the right place! On this channel, I share: ✨ Easy-to-follow stitching tutorials ✨ Creative drafting techniques for all skill levels ✨ Somali-inspired fashion designs and tips Whether you’re a beginner or an experienced designer, I aim to inspire and guide you to bring your ideas to life...
SIDEE LOO JARAA XIJAAB KA XARIGA LEH
Переглядів 1,9 тис.Місяць тому
SIDEE LOO JARAA XIJAAB KA XARIGA LEH
SAAKO BAATI fashion
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
Saako Baati o fashion ah ama Dirac qurux badan
saako shul shul 5 jir iyo 3 jir
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
saako shul shul 5 jir iyo 3 jir
qaaabka loo sawiro jirka qeeybta hore [ front bodic draft]
Переглядів 7552 місяці тому
FashionDesignerInsights, BehindTheSeams, DesignerSpotlight, FashionCreativity, StyleInnovators, RunwayRevolution, FashionHouseJourney, CreativeProcessInFashion, FashionDesignTrends, DesignerStorytelling
HA NIYAD JABIN! | DON'T GET DISCOURAGED 🫤
Переглядів 3928 місяців тому
HA NIYAD JABIN! | DON'T GET DISCOURAGED 🫤
afur fudud oo macaan
Переглядів 2139 місяців тому
afur fudud oo macaan
A day in my life || routine|| Maalinteeda caadiga ah iyo waxaan qabto
Переглядів 1,5 тис.10 місяців тому
A day in my life || routine|| Maalinteeda caadiga ah iyo waxaan qabto
AROOS time| Hampalyo walashey hani iyo dumashgeey Ali
Переглядів 338Рік тому
AROOS time| Hampalyo walashey hani iyo dumashgeey Ali
Abaya turki |cabaayad shul shul uga jiro xabadka
Переглядів 325Рік тому
Abaya turki |cabaayad shul shul uga jiro xabadka
HIJAAB Turky|Qaabka loo jaro oo aadi fudud
Переглядів 145Рік тому
HIJAAB Turky|Qaabka loo jaro oo aadi fudud
SAAKO| gacamo dheer ah |
Переглядів 193Рік тому
SAAKO| gacamo dheer ah |
Cuting and stitching summer dress| Sida loo jaro loona toloSaako garan
Переглядів 390Рік тому
Cuting and stitching summer dress| Sida loo jaro loona toloSaako garan
BAATI |how to stitch baati soomali cultural dress |sidaan u tol dirac ama baatiga xafad jooga
Переглядів 230Рік тому
BAATI |how to stitch baati soomali cultural dress |sidaan u tol dirac ama baatiga xafad jooga
WAX ka yar $25 ayan kuso gatay harqaan wax tar badan |YFSM-306 sewing 8 layers of denim
Переглядів 426Рік тому
WAX ka yar $25 ayan kuso gatay harqaan wax tar badan |YFSM-306 sewing 8 layers of denim

КОМЕНТАРІ

  • @hallaabduqadir8443
    @hallaabduqadir8443 8 годин тому

    Xuriya cadey mahadsanid abaayo❤

  • @Dåhaboali-q9t
    @Dåhaboali-q9t 14 годин тому

    ASC Wll inta ad kuso duubay ugu danbeynt halked kajrtay marad dher

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 13 годин тому

      Marada boordaha Waxaan jartty inta aanan bilaabin toliinka Taas waa iska macruuf

    • @Dåhaboali-q9t
      @Dåhaboali-q9t 13 годин тому

      @Itsxuriya hadi ay macruuf tahay ogow inbana garaneyn Wll anu mnt jaray bilowna ah inta ad ka bilowday unban ka bilaby kadib ogady in ay wax dhiman yihin mrk wxn ka codsanaya inta ad jartyn cabirked nalaso wadag

  • @rocky4066
    @rocky4066 День тому

    afsoomaliga iska sax sida " istimcaal" ee waa ( isticmaal )

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya День тому

      Intee uga hadly horto ereygas maba xasuustee

  • @Bile-j5m
    @Bile-j5m 3 дні тому

    Maanshaa Allaah abti guuleeyso, biinanka yar yar oo cirbaddaa markaad jarto lagu ceshto ma kuu yaalaan miyaa...

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 3 дні тому

      Shukrn waan hesta lkn wee iga kla dhumeen

  • @ABDIFATAHHUSSEINRASHID40-bt8ys

    Abayo waxad noso dhigta xijab is jid jid iyo kofiyadisa sida lojara ado rali ah

  • @أمةاللهحسن-ه6ص
    @أمةاللهحسن-ه6ص 5 днів тому

    Cabaayadiisa safiican usoo duub. Habooy

  • @أمةاللهحسن-ه6ص
    @أمةاللهحسن-ه6ص 5 днів тому

    تسلم يديك

  • @saybaarale5078
    @saybaarale5078 6 днів тому

    Msha Allah abyo gacantada Allaha kuu barakeeyo ❤❤

  • @sundusabdiomar3041
    @sundusabdiomar3041 11 днів тому

    Marka gabar yar usameenaayo meeqa usaara qoorta

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 11 днів тому

      Ciyaal ka Wa Kala madax weenyahiin lkn normal 2,5 dhirie ah iyo 3 Balac ah

  • @Canab-w8o
    @Canab-w8o 11 днів тому

    Maasha allaaah

  • @HamdaCali-f2u
    @HamdaCali-f2u 12 днів тому

    Maasha allah❤

  • @HamdaCali-f2u
    @HamdaCali-f2u 12 днів тому

    Maasha allah

  • @muhiimabdi4480
    @muhiimabdi4480 12 днів тому

    Mnzhlh way ficntyhy ❤

  • @AishaAbdalla-x6n
    @AishaAbdalla-x6n 13 днів тому

    Waayo fcn thy mahadsnid qalbi 🫶💕 Open noso sameyy

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 13 днів тому

      Hye cadey Wa so sameenaaa

  • @AaAa-i6h4q
    @AaAa-i6h4q 14 днів тому

    Horey usoco abayo, marka aad toleysid kamarada kuqabo xaga harqaanaka iyo cirabada saan uaragno tolida

  • @luulibrahim
    @luulibrahim 14 днів тому

    Good❤

  • @أمةاللهحسن-ه6ص
    @أمةاللهحسن-ه6ص 14 днів тому

    بارك الله فيكِ

  • @raxmoruuxi6746
    @raxmoruuxi6746 14 днів тому

    masha Allah wlhi anoo dhamystiro diraca jarmadiisa iyi tolidiisab qiyaano malaha tankle baatiga wuuba iyaaaa biribo waakashaqo bilaaaaaa InshaAllah

    • @raxmoruuxi6746
      @raxmoruuxi6746 14 днів тому

      masha Allah sharaxaada ani dhankeega waaa 100/100

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 14 днів тому

      Shukrn abayo falcintaada qurux badn 🥰🥰🥰🥰

    • @raxmoruuxi6746
      @raxmoruuxi6746 14 днів тому

      ​@@Itsxuriyalkn abaayo ha mid ficnaaleheed inaa helno meel aan kugu soodirikarno sawirada nashaqadaha aad nabarty kuwa aan saxnay iyo kuwa aan qaladnay si aad nooga saxdo waa hadee macquul tahy mahadsanid

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 14 днів тому

      Abayo insgram igaso qbo it’s.xuriya

  • @aasiyoismacilshyusuf1012
    @aasiyoismacilshyusuf1012 14 днів тому

    Waxaan nahay team harqaan lay

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 14 днів тому

      Masha allh so dhawoow

  • @aasiyoismacilshyusuf1012
    @aasiyoismacilshyusuf1012 14 днів тому

    Keep going ❤

  • @YaasmiinIbrahim-te3py
    @YaasmiinIbrahim-te3py 14 днів тому

    Apyo intee ka baratay

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 14 днів тому

      School abdi caziz youth centre la dhaho oo ku yaaalo degamda abdi caziiz lkn hda ma furno

  • @MaaidaAadan-i1d
    @MaaidaAadan-i1d 19 днів тому

    Abyo 2jir saan cml ma ugu toli karaa

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 19 днів тому

      Haa abayo Wa uga dhigi karta

    • @MaaidaAadan-i1d
      @MaaidaAadan-i1d 18 днів тому

      @Itsxuriya mhdsanid hadaan kugu soo biiray wax badan inaan kaa faaido rajaynaa

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 18 днів тому

      So dhawoow abayo Insha allh wax badn baa so gali doona

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 20 днів тому

    Masha Alaah

  • @xaliimaxusein4140
    @xaliimaxusein4140 21 день тому

    Mahadsanid

  • @MuhanadIimaan
    @MuhanadIimaan 22 дні тому

    Ppe kaga mxnaka qarise😅

  • @Aisho_Jimaale
    @Aisho_Jimaale 23 дні тому

    Abayo gawar 2 sano iyo bar jiro meqo yardi aa ujaraa abyo❤❤

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 23 дні тому

      Abayo nus waar Wa ku filanyhy lkn wax yar waa gabanaaa balse 1war oo rubac dhiman waasac ayuu ku noqona xitaa hdi ay dheeraato

    • @Aisho_Jimaale
      @Aisho_Jimaale 22 дні тому

      @Itsxuriya shugran abayo

  • @HanaMoverc
    @HanaMoverc 24 дні тому

    Aadbaad umahadsantahay walal mcn❤

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 24 дні тому

      Adiga iga mudan wallo

  • @umuahmed11
    @umuahmed11 26 днів тому

    Mahadsanid

  • @IfraaxDhool
    @IfraaxDhool 26 днів тому

    Abyo zigzaag maba ku toline mise harqanka lee ku celcelisay

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 26 днів тому

      Oh sorry cel celiska ka wadaaa abayo Marada bilawga marka harqaanka saartid ku cel celi si aysn u fur furmin 🥰🥰

  • @khadraderey4145
    @khadraderey4145 29 днів тому

    Masha allah noo Soo badi❤🎉 design nada cusub noo Soo Gali quruxey

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 29 днів тому

      Hye jno Iso qor midkii aa rabtid Insha allh Wa so sameeyna

    • @khadraderey4145
      @khadraderey4145 27 днів тому

      @Itsxuriya mcnto Sako caruurta shabelka ah ee lastiga Yar iyo xariga garbaha kaga jiro noo Soo Gali pls❣️

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 27 днів тому

      @khadraderey4145 Hye jano

    • @khadraderey4145
      @khadraderey4145 27 днів тому

      @Itsxuriya thanks janoy❣️❤️‍🩹

  • @mariamohamed1346
    @mariamohamed1346 29 днів тому

    Wllo xijab kab soo samee

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 29 днів тому

      Hye cadeey insha allh Wa so galinaa

  • @MuntaazHusseinsabrie
    @MuntaazHusseinsabrie 29 днів тому

    Apaayo 1.57 ahay sakadan raba inan toshto meqa yardi jarani plz so igaso Swab dhaqso intad awodid apayo❤mhadsanid

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 29 днів тому

      3waar Wa oke kugu thy

  • @AishaAbdalla-x6n
    @AishaAbdalla-x6n 29 днів тому

    Abyo sakada hada socoto dhax xarigaa uga jiro so sameyya pls

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya 29 днів тому

      Abayo iso dir sawir keeda

  • @zeynep5743
    @zeynep5743 29 днів тому

    Msha allah keep going xbbti👏🏿👏🏿

  • @saybaarale5078
    @saybaarale5078 Місяць тому

    Hambaliyo abyo guuleeyso 🎉❤❤

  • @MaysaYar
    @MaysaYar Місяць тому

    Mahadsanid abayo

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya Місяць тому

      Wa isku leenhy abayo

  • @anabmohamedali5340
    @anabmohamedali5340 Місяць тому

    Mhdsnd❤❤❤❤❤❤

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya Місяць тому

      Ada mudan abayo anab 🥰🥰🥰

  • @mariammohamed6878
    @mariammohamed6878 Місяць тому

    Thank u abyo❤

  • @jimcaalecabdilaahi2889
    @jimcaalecabdilaahi2889 Місяць тому

    way wacantaya wll

  • @MulkiAxmed-j6i
    @MulkiAxmed-j6i Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ĤawoMohamett-h7p
    @ĤawoMohamett-h7p Місяць тому

    Abyo waa mahdsanthy waa raby qof somali ah waliba gabar ah hore usoco sis🙌💕✨️

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 Місяць тому

    Aan kuu faaideyo abaayo suufa ku hor shub kadibne cirbada dharka lagu tolo ku tol hadii kale waa dalee

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya Місяць тому

      Haa abayo lkn cirbada ima oolin o dharka lagu tolo waa ku rafaady malintaas hdane marka wx duubeeysid dhib kle wye

  • @AishaSheikh78
    @AishaSheikh78 Місяць тому

    Mahadsanid xbbti ❤

    • @Itsxuriya
      @Itsxuriya Місяць тому

      Adiga mudan walshey

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Місяць тому

    Maasha Allah 😊

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Місяць тому

    Maasha Allah 😊

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Місяць тому

    Maasha Allah 😊

  • @DeqoHassan-lw4go
    @DeqoHassan-lw4go Місяць тому

    M.a

  • @saybaarale5078
    @saybaarale5078 Місяць тому

    Msha Allah