Libaaxyada Geeska
Libaaxyada Geeska
  • 2 940
  • 29 024 188

Відео

FARXAD Sheikh Shariif oo ku wajahan Kismaayo&Xasan Sheikh oo Awood loo sheegtay&Awooda Axmed Madoobe
Переглядів 3,4 тис.2 години тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Sheikh Shariif oo ku wajahan Kismaayo&Xasan Sheikh oo Awood loo sheegtay&Awooda Axmed Madoobe..
FARXAD Axmed Madoobe oo la doortay&Xasan Sheikh oo Saakay is dhiibay&Dabaal daga Mucaaradka&Xiisad..
Переглядів 3,5 тис.4 години тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Axmed Madoobe oo la doortay&Xasan Sheikh oo Saakay is dhiibay&Dabaal daga Mucaaradka&Xiisad..
FARXAD Sheikh Shariif oo Afgambi la damacsan Xasan Sheikh&Shirqool lagu dili rabo Madax&Xiisad Culus
Переглядів 6 тис.7 годин тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Sheikh Shariif oo Afgambi la damacsan Xasan Sheikh&Shirqool lagu dili rabo Madax&Xiisad Culus
FARXAD GEN odowaa oo Saakay ku wajahan&Axmed Madoobe oo Garab helay&Jabka Xasan Sheikh&Xilka qaadis.
Переглядів 9 тис.9 годин тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD GEN odowaa oo Saakay ku wajahan&Axmed Madoobe oo Garab helay&Jabka Xasan Sheikh&Xilka qaadis.
FARXAD Axmed Madoobe oo dhulka la jaray Xasan Sheikh&Fashilka Xamse&Awood loo sheegtay DFS&Kacdoonka
Переглядів 7 тис.12 годин тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Axmed Madoobe oo dhulka la jaray Xasan Sheikh&Fashilka Xamse&Awood loo sheegtay DFS&Kacdoonka
FARXAD Sheikh Shariif oo Ciidankii ugu badnaa Helay&Xiisad hada ka jirta&Xasan Sheikh oo Baxsad ah..
Переглядів 1,7 тис.14 годин тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Sheikh Shariif oo Ciidankii ugu badnaa Helay&Xiisad hada ka jirta&Xasan Sheikh oo Baxsad ah..
FARXAD Gen Odowaa&Axmed Madoobe oo Shirqool la damacsan Rw Xamsa&Abaabul Socda&Wareerka Xasan Sheikh
Переглядів 3,2 тис.14 годин тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Gen Odowaa&Axmed Madoobe oo Shirqool la damacsan Rw Xamsa&Abaabul Socda&Wareerka Xasan Sheikh
FARXAD Gen Odowaa oo Caawa la kulmayo Mucaaradka&Afgambiga Axmed Madoobe&Shirqool ka Socda VillaSoma
Переглядів 2,7 тис.21 годину тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Gen Odowaa oo Caawa la kulmayo Mucaaradka&Afgambiga Axmed Madoobe&Shirqool ka Socda VillaSomalia
FARXAD Gen Odowaa oo Qaatay Go,aan Adag&Amar la Bixiye&Guul darada Muuse Biixi&Guusha Axmed Madoobe.
Переглядів 1,7 тис.День тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Gen Odowaa oo Qaatay Go,Adag&Amar la Bixiye&Guul darada Muuse Biixi&Guusha Axmed Madoobe Kacdoonka..
FARXAD Gen Odowaa oo Garab u Noqonayo Axmed Madoobe&Kismaayo Hub laga dajiye&Abaabulka Afgambiga Xas
Переглядів 14 тис.День тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Gen Odowaa oo Garab u Noqonayo Axmed Madoobe&Kismaayo Hub laga dajiye&Abaabulka Afgambiga Xasan Sheikh
FARXAD Gen Odowaa oo la kulmay Sheikh Shariif&Afgambi laga Cabsi Qabo&Shirqoolka Xasan Sheikh+Abaabu
Переглядів 14 тис.День тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Gen Odowaa oo la kulmay Sheikh Shariif&Afgambi laga Cabsi Qabo&Shirqoolka Xasan Sheikh Abaabul.
FARXAD Farmaajo oo Talo siiye Gen Odowaa&Afgambi laga Cabsi qabo&Fashilka Xasan Sheikh+Abaabul Dagaa
Переглядів 31 тис.14 днів тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Farmaajo oo Talo siiye Gen Odowaa&Afgambi laga Cabsi qabo&Fashilka Xasan Sheikh Abaabul Dagaal
FARXAD Xilka qaadista RW Xamza&Buuq ka jira Villa Somalia&Ciidan ka Xanaaqay Xilka qaadista&Abaabul.
Переглядів 87914 днів тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FARXAD Xilka qaadista RW Xamza&Buuq ka jira Villa Somalia&Ciidan ka Xanaaqay Xilka qaadista&Abaabul.
FADEEXAD Xasan Sheikh oo Xaraashtay Masjidka Isbaheysiga&Khayre oo Hub lasoo Baxay&Bur Burka DFS+guu
Переглядів 5 тис.14 днів тому
Subscribe-ta hanaga ilaawin, si aan kuugu soo gudbino guulaha ciidankeenna u taagan difaaca Qarankeenna, mahadsanid. FADEEXAD Xasan Sheikh oo Xaraashtay Masjidka Isbaheysiga&Khayre oo Hub lasoo Baxay&Bur Burka DFS guul....
FARXAD Dagaal Culus&Dhaawaca Ciro&Muuse Biixi oo Ciidan waaye&Afgambiga Mucaaradka&Jabka Xasan Sheik
Переглядів 58514 днів тому
FARXAD Dagaal Culus&Dhaawaca Ciro&Muuse Biixi oo Ciidan waaye&Afgambiga Mucaaradka&Jabka Xasan Sheik
FARXAD New Poliska oo Garab siiye SSC&Dagaal Lagu Hoobtay&Meydadka Isaaq oo Dhulka yaala&Fashil+Siro
Переглядів 3,6 тис.14 днів тому
FARXAD New Poliska oo Garab siiye SSC&Dagaal Lagu Hoobtay&Meydadka Isaaq oo Dhulka yaala&Fashil Siro
FARXAD Dagaal Lagu Hoobtay oo Hada Socda&SSC oo Madax qabatay&Afgambiga Ogaadeen+Jabka Xasan Sheikh.
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
FARXAD Dagaal Lagu Hoobtay oo Hada Socda&SSC oo Madax qabatay&Afgambiga Ogaadeen Jabka Xasan Sheikh.
FARXAD Jabkii Ugu badnaa Isaaq&Meydadka S/Land oo Lacag la dul dhigay&Xasan Sheikh oo Halis galay
Переглядів 4,6 тис.21 день тому
FARXAD Jabkii Ugu badnaa Isaaq&Meydadka S/Land oo Lacag la dul dhigay&Xasan Sheikh oo Halis galay
FARXAD Tiradii ugu badneed oo laga diray Isaaq&SNM&Dabaaldaga SSC&Hub lasiiye Qabiil&Fashilka Xasan.
Переглядів 2,9 тис.21 день тому
FARXAD Tiradii ugu badneed oo laga diray Isaaq&SNM&Dabaaldaga SSC&Hub lasiiye Qabiil&Fashilka Xasan.
FARXAD Meydadkii Isaaq oo Banaanka la keenay&SSC oo Xabsiga Dhigay Madax Dhaawac ah&Fashilka Xasan
Переглядів 5 тис.21 день тому
FARXAD Meydadkii Isaaq oo Banaanka la keenay&SSC oo Xabsiga Dhigay Madax Dhaawac ah&Fashilka Xasan
FARXAD Dagaal lagu Hoobtay&Harti oo Xasuuqay Madaxdii Isaaq&Farmaajo oo Muqdisho imaanayo&Awood Siro
Переглядів 20 тис.21 день тому
FARXAD Dagaal lagu Hoobtay&Harti oo Xasuuqay Madaxdii Isaaq&Farmaajo oo Muqdisho imaanayo&Awood Siro
FARXAD Dagaal lagu Hoobtay&Maxaabiis Isaaq ah&SSC oo Qabsatay Dhulka Habar jeclo&Fashilka Xasan Sh
Переглядів 19 тис.21 день тому
FARXAD Dagaal lagu Hoobtay&Maxaabiis Isaaq ah&SSC oo Qabsatay Dhulka Habar jeclo&Fashilka Xasan Sh
FARXAD AFGAMBi Ciidan&Beebayaasha Ciidanka oo lagu xiray Muqdisho&Fashilka Xasan Sheikh
Переглядів 15 тис.21 день тому
FARXAD AFGAMBi Ciidan&Beebayaasha Ciidanka oo lagu xiray Muqdisho&Fashilka Xasan Sheikh
FARXAD Afgambiga Mucaaradka&Xasan Sheikh oo Halis ku dhacay&Hanjabaada Farmaajo&Sh Shariif+XOGO.....
Переглядів 2,5 тис.21 день тому
FARXAD Afgambiga Mucaaradka&Xasan Sheikh oo Halis ku dhacay&Hanjabaada Farmaajo&Sh Shariif XOGO.....
FARXAD Xilka xasan sheikh oo go aan adag laga gaaray&Abaabulka Darood&Awooda Mucaaradka+Difaacyo....
Переглядів 1,2 тис.21 день тому
FARXAD Xilka xasan sheikh oo go aan adag laga gaaray&Abaabulka Darood&Awooda Mucaaradka Difaacyo....
DEG DEG Ciidankii Sheikh Shariif oo mushaarka laga jartay&Shirqoolka Xasan Sheikh&Afgambiga Madoobe
Переглядів 1,7 тис.28 днів тому
DEG DEG Ciidankii Sheikh Shariif oo mushaarka laga jartay&Shirqoolka Xasan Sheikh&Afgambiga Madoobe
FARXAD Deni & Axmed Madoobe oo Halis la damacsan Xasan Sheikh&Isbaheysiga daarood&Xiisad+Shirqool...
Переглядів 1,6 тис.28 днів тому
FARXAD Deni & Axmed Madoobe oo Halis la damacsan Xasan Sheikh&Isbaheysiga daarood&Xiisad Shirqool...
FARXAD Xasan Sheikh oo La Bahdilay&Madax Hubka la Gashay Villa Somalia&Xiisad ka jirta Shirka&Abaabu
Переглядів 83728 днів тому
FARXAD Xasan Sheikh oo La Bahdilay&Madax Hubka la Gashay Villa Somalia&Xiisad ka jirta Shirka&Abaabu
FARXAD Mahad Salaad oo hada Baaris lagu haayo&Ikraan Tahliil oo Cadaalad heshay&Afgambiga Sh Shariif
Переглядів 2,8 тис.28 днів тому
FARXAD Mahad Salaad oo hada Baaris lagu haayo&Ikraan Tahliil oo Cadaalad heshay&Afgambiga Sh Shariif

КОМЕНТАРІ

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 6 годин тому

    Askarigii ku dhinta dagaalka uuw iclaamiyey xasan xumoow waa askari aadayo naarul jaxiima waayo xasan dhiiqo waxaa. Looga adkaaday cilmigii siyaasada iyo waaya aragnimo siyaasadeed ee yuuw idin halaagin xasan dhiiqo waa hunguri doon xasan xumoow beritana idinmayaano Fg. Xoolihii iyo dhulalkii danta guud ahaa waxaa qaatay asaga iyo xaasaskiisa yaa weeraray munaafaq inuuw yahay xasan dhiiqo

  • @maalimali6695
    @maalimali6695 16 годин тому

    Maxaa farxad ah? Listen to this one.

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 День тому

    Shariif af Guduud yuusan ku soo noqon xamar haduuba kansar kii Kismaanyo kenya ku haysay uu aaday

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 День тому

    Shariif af Guduud yuusan ku soo noqon xamar haduuba kansar kii Aaday

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 День тому

    SHEEKH SHARIIF WAA waddani xalaal ah ummadda somaliyeedna u siman tahay laakiin xasan-dhiiqo & Daarood waa is BARANAYAAN!!dameer ibnu Dameer☝🏼

  • @MahamaeAdiMahamaeAbdi
    @MahamaeAdiMahamaeAbdi 3 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 3 дні тому

    😊

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 3 дні тому

    😊😅😮😢🎉😂❤

  • @AbdulHasho-e3u
    @AbdulHasho-e3u 3 дні тому

    Xasan sheekh xoolo waa munaafaq jiran ilaahey umada haka qabto

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l 3 дні тому

    Allaha nasiyo dorasho qof iyo cod ah allow noo soo celi xabiibo mallayiin malintii aaan waynay ayaa labada in dhood na dhac day allow noo soo celi araga in dhahayagii nadhacay allow noo soo celi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanKhaliifAdan
    @HassanKhaliifAdan 3 дні тому

    Hadii uu san waba ahayn axmad madoobe orad utagoo Kalawareeg. maamulka jubilan Adaa arkidoona ee ninhadaatahay..

  • @tamaanhussein9713
    @tamaanhussein9713 3 дні тому

    Oodawaa matagi karaa kismaanyo yaa yaqaana

  • @SacdiyoJaamac-mj4yh
    @SacdiyoJaamac-mj4yh 3 дні тому

    Werriye mawaadin fiican.ayaadtahay. ee runta. Ku dhaqan. Weligaa. Okok

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d 3 дні тому

    Hambalyo hambaiyo masha Allah aixamduilllaahi gen odowaai iyo soomaaii masha Allahabad marwadiisa Allah alle hayedisku aamiin Aamiin Allah odawaa youssouf raage cafiaamd Cimri dheer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @JyMd-n6d
    @JyMd-n6d 4 дні тому

    🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 4 дні тому

    general odowaa iska dhaafe HSN DHIIQO uyeer

  • @Abdala-vz3xx
    @Abdala-vz3xx 5 днів тому

    Runta waa la og yahay waxa loo diidayaa waa qaraar fadlan liqa.

  • @Abdala-vz3xx
    @Abdala-vz3xx 5 днів тому

    Yaa yiri dawlad ayaa jirta waa lays kaga tirayaa dawlad maxaa u dan ah in damiciisa uu u isticmaalo xoolaha shacabka soomaaliyeed 130.000 shacabka soomaaliyeed ayaa u baahan ee aan lahayn meel ay seexdaan xasan sheekhna ka qaxiyey guryahooda. Meesha dawlad ma jirtee ee isaga iyo labada gole ay doonayaan inay ka lacageystaan dawladan. Mooryaan ayaa dalka la wareegey ee ha layska dhiciyo.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 днів тому

    AXMED MADOWE WAX UU YAHAY MAJIRTO LAKIN WUXUU WEYSAN YAHAY DAWLAD ADAG OO WADANI AH OO GEESI AH.

  • @MacalimDaahirMaxamed
    @MacalimDaahirMaxamed 5 днів тому

    Farxad kulahaa nacalad kugu dhacday cadawsanaa waa faqash ama waa oromo waa in lagaxiraa ytbk

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 5 днів тому

    Run bay sheegayso meeqaa lafhibasteeyey xasan dadkiisa been ma aha

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 5 днів тому

    Xasan dhiiqo dadka umA eko waya wuxu leyahay dhaqanka galada suxaanalaha kasa mainoamanatay ilaheykuciqaba

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 днів тому

    Mashaa Alaah guul illaahaya hasiiyo❤❤💪

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 6 днів тому

    Asc XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalamiin Allah ha ku xafido Rislwasaraha meel walbo joogo Amiin yaa Rabi.xaasidka dowlada Dalxureeye Amiin yaa Rabi

  • @NimaaliAli-s3i
    @NimaaliAli-s3i 7 днів тому

    0:28

  • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق

    Waalaga dhigaa waxna kama dhalanayaan 2 maalmood ayaa lawad wadaa kadibna waa la aamusaa ogaaw adiga

  • @juuremacalowcali
    @juuremacalowcali 7 днів тому

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 8 днів тому

    Somali run ah daacad ah illahay kor ka dhig Odawa❤❤❤🌹.gabadha heshay Odawa nin bay heshay geesi somali daacad ah

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 8 днів тому

    Gen. Odawaa doqon maaha, mana raacayo, ninkaas shariifa oo fashilmay.

  • @farhiyayusuf8471
    @farhiyayusuf8471 8 днів тому

    😊

  • @CabdaleSaciid-e4m
    @CabdaleSaciid-e4m 9 днів тому

    As😢😅

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 днів тому

    Barllaaman majiro xasan dhiiqa u raafan yihiin ee halla iska qabato kooxodan qawallayasetada ah😉

  • @AlidaliehDirieh
    @AlidaliehDirieh 9 днів тому

    I'llahay ha xaafido odowa wa waadanni u daacada dad iyo dalkisa

  • @BilehassanAbdi
    @BilehassanAbdi 9 днів тому

    Quasi I

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 10 днів тому

    Masha Allah walahi wan ku farxay sonoqotan kiisa guuul somali wayn❤

  • @user-sr9rs3lm2q
    @user-sr9rs3lm2q 10 днів тому

    Sxb.cusub.kii.dalka.lawareega.alaha.kaadhigo

  • @MuqtaarAxmed-r5o
    @MuqtaarAxmed-r5o 10 днів тому

    Hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirjefad7473
    @bashirjefad7473 11 днів тому

    Odawaa

  • @orurgureey
    @orurgureey 12 днів тому

    Oky

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 12 днів тому

    Waxba anaka hanoosheegin somali waa baabadaye adna garac baatahay uganiska kudhalay

  • @AhmedAdenJama
    @AhmedAdenJama 12 днів тому

    Reer Jubbaland waxay u jiheysteen Qabsashada Doorasho Dadban waxayna ka xirteen Garoomadooda Madaxda Dawladda Federalka xilli Dawladda Federalka Soomaaliya u muuqato inay dawlad Goboleedyadii kaga soo hareen GALMUDUG iyo Hirshabelle. 1.Somaliland Doorashadeedu waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya. Muddo 24 Sano ah ayey lahaayeen maamul gaar ah. Waxaana Fashilmay isku day kasta oo lagula mideyn lahaa DFS ee fadhigeedu yahay Muqdisho. Waxaa kaloo fashilmay rabitaankoodii aqoonsi Caalami ah. Sanad ka horna Waxaa ka goostay maamulka la baxay SSC Khaatumo taas oo meesha ka saartay rajadii in mar uun loo Aqoonsado dawlad Madax banaan. Somaliland waa maamulka kaliya ee Soomaaliyeed ee qabsaday doorasho Qof iyo Cod ee heer Madaxweyne. 2 Puntland Doorashadeedu Waa ka Madax banaan tahay Dawlada Federaalka Soomaaliya. Waa maamulka ugu faca weyn ee qayb ka ah Nidaamka Federalka Somaliya haseyeeshee aan wada shaqayn la lahayn Madaxda DFS ee hadda talada haysa. Puntland waa maamulka labaad ee Qabta doorasho Qof iyo Cod ee.heer gole deegaan. Waxaase u dhiman iney doorasho qof iyo Cod ee Baarlamaan iyo Madaxweyne Qabsadaan. 3.Jubbaland doorashadeedu Waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya Saddexda Dawlad Goboleed ee ugu faca weyn maamulada Soomaaliya ka jira waxay qabsadaan doorashooyin ka madax banaan dawladda Federaalka Somaliya oo isugu jira doorashooyin DADBAN ama doorashooyin Qof iyo Cod, haddana waxaa laga yaaban yahay Waxa ku kalifay Madaxda DFS iney ku dadaalaan in maamul Goboleedyo qaarkood ku khasbaan Muddo kororsi Sharci daro ah. Waxaa dhawaan madasha qaran oo aysan ku jirin Saddexda Maamul ee ugu faca weyn dawlad goboleedyadu ku dhawaaqday in muddo hal sano ah loo kordhiyo muddo xileedka dawlad Goboleedyada oo dhan. Ka sakow Saddexdaa Maamul Goboleed, Waxaa dhawaan isku dhacay Madaxda DFS iyo Maamul Goboleedka KGS, Waxaana soo baxday inaan Shacabka reer Koonfur Galbeed wax kalsooni ah ku qabin Madaxda hadda hogaanka u haysa DFS ee Muqdisho. Siyaasiyiin badan waxåy u arkaan qorshaha Madaxda Dowladda Fèderaalku kåga hòr imaanayaan doorashooyinka Maamul goboleedyada mid lagu waxyeelayo Nidaamka Federalka ee horey loogu dhisay dawladda Federalka Soomaaliya. Waxaa. Kaloo Madaxda DFS lagu eedeeyaa musuq-masuq balaaran iyo maamul xumo iyadoo caalamka ku tilmaamay Maamulka Adduunka ugu.musuq maasuqa badan. Waxaana muuqata in DFS aaney saamayn badan ku.lahayn inta badan Gobolada Dalka. Xilli la sheegay in baarlamaankii Federalku sii kala qaybsamayaan. Laakiin Su'aashu waxa weeye haddii maamul goboleedyadii ugu balaarnaa dalka ay ka xiriir Furteen Madaxdii Xarunta dhexe ee muqdisho, muddo intee le'eg ayey shaqada siî wadi karaàn. oo xiriirka Caalamku la leeyahay madasha Qaran sii socon kartaå iyadoo siyaasiyiin badan ee soomaali aaminsan yihiin in la sii kala furfurmayo. Soomaalidu Waxay u baahan tahay Dibu heshiisiin Qaran oo Soomaali oo dhan mar kale hal meel la isugu geeyo oo Dawlad Midnimo Qaran loo dhiso. 24 Sanno Kadib, Shirkii Carta oo Dawlad ku-meel gaarka ka dhalatey, waxaa muuqata in Soomaaliya Nidaamkeedu weli qabyo yahay oo ubaahan yahay in dib la isugu celiyo si loo helo dawlad Soomaalida ku kalsoon tahay oo taageero buuxda ka hesha dadkeeda Hadda waxaa laga cabsi qabaa in hogaan xumo awgood, shisheeyuhu isku dayo inuu kala qaybiyo oo midba qaar goostaan dalalka deriska ah ee Kenya iyo ETOBIYA ama soomaalida khilaafkeedu sababo mar kale iney burburto dawladnimadeedu siddii dhacday 1991dii. Si kastaba ha. ahaatee dadka qaar waxay ku doodayaan in dawlad goboleedyadu Noqon doonaan meelo lagu badbaado haddiiba Xarunta dhexe ee dawladda Federalka Somaliya lagu kala tago. Sidaa awgeed, waxay mudnaanta siiyaan in Dawlad Goboleedyadu yeeshaan awood bulsho iyo Qaanuun oo ku dhisan dastuur, gole baarlamaan iyo maamul leh awood fulin. Kaas oo u saamaxaya iney Qabsan karaan doorashooyin heer Dawlad Goboleed oo ka madax banaan doorashada Dawladda Federalka. Siddoo kale Jiritaanka dawlad Goboleedyo haysta amni iyo awood waxay aasaas u noqon karaan in mar kale dib loo dhiso dawlad Qaran haddii DFS ee iminka Jirta kala daadato. Ethobiya oo horey xukunka u dhaafisay MW hore C/Quasim Salad Xasan iyo MW hore C/llaahi Yusuf ayaa u muuqata iney maantana ka laalaado MW Xasan Sheikh. Ugu danbeyn, Waxaa jirta dood weyn oo Soomaalida dhexdeeda ah in haddii 24 Sanno kadib Shirkii dib u heshiisiinta Qaran ee Carta Somaliland lagu soo dari waayey Nidaamka Federalka ay xaqiiqo ahaan fashilan tahay Dawladda Dhexe ee Federalku oo loo baahan yahay dib u heshiisiin kale oo midnimo Qaran la qaban qaabiyo si la isugu keeno Dawlad Goboleedyada.

  • @calimatoorkaofficial9132
    @calimatoorkaofficial9132 13 днів тому

    Masha Allah

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 13 днів тому

    💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 13 днів тому

    Dalkaan dolad kama jirto mana suurooweyso hub ka dhigis waayo qof walba lavage buu kala soo baxey hubba uu heesto ee yaan la isku daalin

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 13 днів тому

    Masiibada aad sheegeeysid ameey adiga kugu timaadaa beenta aad ka sheegeeysid xasan oo dhal culumo ah

  • @mamasara3850
    @mamasara3850 13 днів тому

    Odowa alaya raxma raximin ilahay janada fardowsa ha ka waraabiyo

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 13 днів тому

    Weykaxunyihiisoonoqoshad uukaxirirfurtey CBB Cadowgasomaliyeed!!!

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 13 днів тому

    Sheekadii Shurunshuurkii Qalbicaruur madiguukaashaqeyaa Nacas???

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 13 днів тому

    Dac baad tahay, waxaad soo dhigeyso arag foolish.

  • @CabdimsxamudC.qadhabo
    @CabdimsxamudC.qadhabo 13 днів тому

    Ka digtonow shirqool kooxda talada.hayso