Mubarik Cabdirashed Ismail
Mubarik Cabdirashed Ismail
  • 8
  • 12 766

Відео

Qulasada Buugga Someday is Today | Sidee loo joojiyaa caadada Maalinbaan waxaas samayn EP 1
Переглядів 4323 місяці тому
SOO DHAWOOW DAAWADE Muqaalkeenan waxaynu kusoo qulasaynay buugga Someday isToday. 📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE 50 CASHAR oo qiime ku kordhin doona noloshaada : ua-cam.com/video/vZacoQHmjAk/v-deo.htmlsi=X9TQT2qepFpHFsJc Sida looga taqaluso dhib- u dhaca : ua-cam.com/video/dr-uxtpC-9Q/v-deo.htmlsi=Xg7h2g7wgYM7KBag Xeerarka ugu SARREEYA ee waxsoosaarka | Greatest rules for Productivity : ua-cam.com...
50 CASHAR oo qiime ku kordhin doona noloshaada | Doqoniimada u weyni waa adigoo sii ......
Переглядів 3054 місяці тому
Dadka dedaallada waa weyn sameeyay waxay qaateen go'aanno beddalay duruufohooda. Ha isku dayin inaad natiijooyin degdega hesho, geedkaba mudday ku qaadataa inuu midho wanaagsan iyo hadh inna siiyo. Halka aad taagan tahay maanta waxa keenay ficillo aad si joogta ah u wadday waqtiyadii tagay , haddii ay heer sare tahay sii wad haddii kalena beddal waxyaalo badan oo aad u aragto inaanay macne u la...
📍 Sida loo xaliyo QALADAADKA soo dedajiya fashilka ardayda xilliyada Academic Yearka | + Talooyin
Переглядів 7926 місяців тому
Soo dhawoow daawade waxaan ahay Mubarik Cabdirashid muuqaalkeenna maanta waxaynu ku falanqayn doonnaa 7 qalad oo fashilka ardayda soo dedajiya iyo talooyin wax ku oola oo aan xal ahaan kuugu ladhi doono . Intaynaan bilaabin waxaan rajaynayaa inaad asxaabteenna kusoo biirto oo Channelkeenna Subscribe garayso haddii aad barteenna facebook ama Tiktok ku taxantahayna innoo follow garayso , siina ga...
Sida looga takhaluso dibu-dhaca | 2 Daqiiqo oo qura ayaa noloshaada BEDDALI kara ! 🔥
Переглядів 3,2 тис.7 місяців тому
Mushkiladaha inta badan shaqooyinkeena iyo waxsoosaarkeenna hoos u dhiga waxa ugu weyn Wahsiga , dibu dhigashada iyo caajiska . Daawade muuqaalkeenan kooban waxaynu ku falanqayn doonnaa Xeer Wax ku oola oo ku saabsan Sida looga takhaluso dibu-dhaca ! aniga qudhaydana ii shaqeeyay kaasi oo aan helay intii aan ku gudo jiray Xog-baadhistayda la xidhiidha waxyaalaha kordhiya Waxsoosaarka oo runtii ...
Sidee loo nidaamsadaa Khalwo-Waxbarasho | 5 qodob oo Waxbarashadaada sare u qaadi doona 🔥🔥
Переглядів 8 тис.7 місяців тому
Qodobka 1aad ee dheesheenna Waxbarasho waa 1. Caqliyad Waxbarasho [ Study Mindset ] Inta badan ardaydu iyagoon u heelanayn tacliinta oo waxyaalo kale mudnaanta siiya ayay dhacdaa haddana inay ka cawdaan calaamadaha hoose eey hantaan . Ma dhacaysaa inuu beeroole geedihiisa ka doono inay midho dahaba u dhalaan ? Waa waxaan suurtoobayn . Si aad dheeshaada-tacliimeed ugu gacan sarrayso waa inay caq...
Xeerarka ugu SARREEYA ee waxsoosaarka 🔥 | Greatest rules for PRODUCTIVITY
Переглядів 4768 місяців тому
Kusoo dhawoow barnaamijka Greatest Rules For Productivity [ XEERARKA UGU SARREEYA EE WAXSOOSAARKA ] XASUUSIN . Kusalli nebigeennii suubbanaa ( NNKH ) TIRADA xagga sare ayaynu ka bilaabi doonnaa . N.4 Xeerka U muhiimsan ee ay ku dhaqmaan dadka Wold Classka ahi , Waa Time Disciple . ilaalinta iyo Tixgelinta Daqiiqadaha dahabka ah ee noloshu waa halbeeg jaangooya Jihada waxsoosaar ee ruuxa waa ina...

КОМЕНТАРІ