- 31
- 171 291
Dhaqanka iyo Hidaha
United Kingdom
Приєднався 12 вер 2018
channelkaan waxaad ka daawan kartaa gabayo ,suugaanta afka, maansooyinka ,shiribka , dhaqanka iyo hidaha soomaaliyeed maahmaahyada iyo waxkastoo afka hooyo ku saabsan
Sedaxda hogaamiye Ee ugu sareysay Soomaalidii Hore Sida Ugaas Wadaad Iyo Gabyaa
$Idaajaa #Dhaqanka #dhaqanka
Переглядів: 438
Відео
Taariikhda Soomaalida 1820 Kii Ilaa Haatan BBC Somali Ayaa So Diyaarisay Qeybta 1
Переглядів 89 тис.2 роки тому
Taariikhda Soomaalida 1820 Kii Ilaa Haatan BBC Somali Ayaa So Diyaarisay Qeybta 1
Qisadii Nabi Daa'uud Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato' Qoraa Idaajaa'
Переглядів 802 роки тому
Qisadii Nabi Daa'uud Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato' Qoraa Idaajaa'
Dagaalkii Daraawiish Iyo Ingiriiska Cagaarweyne Iyo Gabayadii Qabiilada Habar Humbule Idaajaa Dhaqan
Переглядів 2302 роки тому
@dhaqankaiyohidaha576
Guubaabada Gabyaaga Iyo Caraadinta Dhalinyarada Xiliga Dagaalka
Переглядів 512 роки тому
@dhaqankaiyohidaha576
Sheekadii Riyadii Xalay Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha daawasho tv
Переглядів 1502 роки тому
#idajaa #dhaqanka iyo #hidaha
Libaax nin ganay iyo nin galadayba og Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
Переглядів 2232 роки тому
#hidaha iyo #dhaqanka
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Переглядів 2,7 тис.2 роки тому
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Cabdi Warsame Baanje Oo Loo Yaqiin Cabdi Gaheyr Gabayadiisa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Переглядів 8 тис.2 роки тому
Cabdi Warsame Baanje Oo Loo Yaqiin Cabdi Gaheyr Gabayadiisa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Переглядів 7552 роки тому
Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Heesaha La Qaado Xiliyada Howlaha Adag Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Переглядів 942 роки тому
Heesaha La Qaado Xiliyada Howlaha Adag Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Dagaalkii Xuseen cali Jiis iyo Dhurwaaga Sheeko Suugaan reebtay Qoraa idaajaa 1
Переглядів 2823 роки тому
Dagaalkii Xuseen cali Jiis iyo Dhurwaaga Sheeko Suugaan reebtay Qoraa idaajaa 1
Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Переглядів 2353 роки тому
Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale
Переглядів 3,3 тис.3 роки тому
Maxamud cali Qablax iyo Sayid mohamed su,aalo dhexmaray Qamaan bulxan ismaciil mire Iyo Rag kale
Qisadii Kun Habeen Iyo Habeen Iyo Sheekooyinkii Shaharsad 1
Переглядів 2403 роки тому
Qisadii Kun Habeen Iyo Habeen Iyo Sheekooyinkii Shaharsad 1
DHAGEYSO GABAYADII Salaan Carabay, Cabdi'Idaan Faarax,Raag Ugaas iyo Faarax Nuur
Переглядів 4653 роки тому
DHAGEYSO GABAYADII Salaan Carabay, Cabdi'Idaan Faarax,Raag Ugaas iyo Faarax Nuur
Dagaalkii Daraawiish Iyo Ingiriiska Cagaarweyne Iyo Gabayadii Qabiilada Habar Humbule Idaajaa Dhaqan
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Dagaalkii Daraawiish Iyo Ingiriiska Cagaarweyne Iyo Gabayadii Qabiilada Habar Humbule Idaajaa Dhaqan
Cali Cilmi Afyare Gabaygii Qiimaha Geela 1
Переглядів 1,5 тис.3 роки тому
Cali Cilmi Afyare Gabaygii Qiimaha Geela 1
Axmed Faarax Cali Idaajaa Badaha Maansada Soomaalida
Переглядів 1123 роки тому
Axmed Faarax Cali Idaajaa Badaha Maansada Soomaalida
geela iyo geedka YAAQA dhaqanka iyo hidaha idaajaa
Переглядів 2503 роки тому
geela iyo geedka YAAQA dhaqanka iyo hidaha idaajaa
sheekooyinkii Cigaal Shiidaad Qosol Iyo Xaraabo " Ahmed Faarax Idaajaa
Переглядів 20 тис.3 роки тому
sheekooyinkii Cigaal Shiidaad Qosol Iyo Xaraabo " Ahmed Faarax Idaajaa
Idaajaa Dhaqanka iyo Hiddaha Gabowga iyo Gabayadii Calaacalka ahaa ee laga tiriyey
Переглядів 9 тис.3 роки тому
Idaajaa Dhaqanka iyo Hiddaha Gabowga iyo Gabayadii Calaacalka ahaa ee laga tiriyey
Abwaan Cali Aadan Gorayo Cali Dhuux iyo Qiso cajiib ah oo uu kaga duwanaa dadkii la noola
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Abwaan Cali Aadan Gorayo Cali Dhuux iyo Qiso cajiib ah oo uu kaga duwanaa dadkii la noola
Silsiladii GUBA gabayadii sida weyn laysugu weeraray
Переглядів 20 тис.3 роки тому
Silsiladii GUBA gabayadii sida weyn laysugu weeraray
sida link loogu sameeyo youtube channel
Переглядів 223 роки тому
sida link loogu sameeyo youtube channel
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🥰🥰🥰
Tariqda somaliyed wa ina lagaso biilawa qarnigi 6 joojiga tariqda somaliyed ad afgabineysan
Yaasiin aburaas
1820??!!!! 😂😂😂 away wixi kahoreeyay
Ma qorna lama garanayo
Someone tell me if this is biased history or not
That was Authentic Somali history part of it
Taariikhda wax badan ayaa kamaqan. Sheekh Xasan Barsane iyo halgankiisii kuma aysan soowaadan BBC. Marka wax ladhageeysto oo larumeeysto malahan. Waa been iyo buunbuunin iyo quraafaad waxaay kasheekeynayaan. Siyaad Barre waxoow dhihi jirey BBC hadhageeysanina waa BEENBEENSII.
sheikh hassan ,lama ogolo i don't know
SIYADKA MADAXA AYU II SARNA HALKAS MARKU MARAYAY 2:41:00 AYAN KABTA KA HOOSISEYAY HADII UU KA TOBAD KENAY RABI CAFIS AYAN OGA SII BARYI HADII KALE RABIYO KALA XISABTAY AYAN DHIHI
SHEEKH CUMAR CIISE TAARIIKHDA BADH BAA KA QALDAN. WAXA QALDAN WAXAA KA MIDA KUWAN HOOS KU CAD: 1- INA CABDULLE XASAN MARKII UU YIMI BERBERA AAD BAA LOO SOO DHAWEEYEY OO WAXAY GUURTIDII BERBERA U MAGCAABEEN INUU NOQDO IMAAMKA MASAAJIDKA WEYN BERBERA EE LOO YAQAA MASJIDKA TURKIGA. BERBERA WUXUU JOOGAY 2 SANO. 2-MARKII UU BERBERA KA CARAY WUXUU WATAY XERTIISII LA MAGAC BAXDAY DARAAWIISHTA, WAXAANU DAGAY MAGAALADA SHEEKH OO ILLAA IMINKA AY KA FURANTAY XARUNTIISII SAALIXIYA OO U AHAYD XARUNTA DARAAWIISHTA 3 SANO 3- HADDANA WUXUU MAGANSADAY BOQORKII HABAR YONIS BOQOR NUUR AMMAAN EE FADHIGIISU AHAA MAGAALADA OODWEYNE, HALKAAS OO WADAADKU KA SAMAYSTAY XARUNTII DARAAWIISHTA EE UGU HORRAYSAY IYO XARUNTII TABABARDA OO UU FADHIYEY 6 SANO. XARUNTAASI ILLAA IMINKA WAX BAA KA BAAQI AH. BOQOR NUUR AMMAAN WUXUU BOQORKII WADAADKA GACANTA KA GALIYEY 800 OO NIN OO FARDOOLEY IYO LUGBA ISUGU JIRA EE SAARAY WEEDHA LA YIDHA JANAA DAGATAY!!!! 4-MARKII XIGAY WUXUU WADAADKU U GUURAY CARRO CIIDAGALE GAAR AHAAN MEESHA LA GURDUMI HALKAAS OO UU FADHIYEY MUDDO 5 SANO AH. WAA HALKII UU DHACAY SHIRQOOLKII GURDUMI EE WADAADKU KU LAAYEY GUURTIDII IYO KHUSUUSI WIXII AHAA REER SHEEKH ISXAAQ. SHIRQOOLKU WUXUU KA FASHILMAY KHUSUUSIDII DAAROOD WAXAANA LAGU MASABIDAY KHUSUUSIDII REER SHEEKH ISXAAQ, MARKAAS BUU WADAADKU KU GABYEY INUU ISAAQ GAALO YAHAY OO WAA ISAGII HALKAAS KU XASUUQAY ISAAQI LA SOCDAY!!!!! SHIRQOOLKII GURDUMI WAA SHEEKO DHEER OO CAJIIB AH. 5. MAXAMAD CABDILLAHI OO LOO YAQAAN XAJI XAYEYSI MA AHAYN REER BURCO E WUXUU AHAA REER HARGEISA-MAGAALADA GABILEY. REER XAJI XAYEYSI WAA DHAQAN YIHIIN OO WAXAY JOOGAAN HARGEISA, MUUQDISHU IYO MARAYKAN ILLAA KANADA IYO YURUB.
Mans allh
May
Somali wa immisa xuduuda yay se xuduuda laleedah ay
2:40:26
Taariikhda halganka waxaa aumad u ah daarood
Wa tariiqda beenta ah e darood isku maweliyan sayidka 1920 ayu dhintay gumeysigi ingriiskana 1960 ay kababexen
Waxbkasta bilow iyo dhamaad bay leeyihiin waxana ugu mudan qofka wax aan jirin bilaaba Oo ku dhiirada Markaa sayidku waa bilaabihii Ugu horeeyay kadibna rag halkiisi ka sii waday baa guusha gaadhyn Ka waran yaa bilaabay diinta iskaamka inay inasoo gaadho Yaa sabab u haa Kawaran hadaan dhahno Nebigi scw anaga maba soo gaadhin Sidaa awgeed in diintu na soo gaadho Waxba saxaabadi iyo naguma laha
cuqdad daarod u dhimo hee caac😂
Daarood baa gumeeysi kaa saarey adeer
Adigu aawey taariikhdaadi😂
Somali taariiqda dob halooraco
😅
Shekadaan waxaad iska dhaaftaa wax gumeysi qorey wax badan ayaa ka maqan wax badan oo Ben ahna waa kujiraan
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉king 🤴
Ta somalida dishay ee ladagtay somalilad iyo somali ba waa sharuud la aanta lagu midoobay khaladkuna waa kaa hadaba si lo saxo waa in laba mid la yeela waa in dib lo midoba lana sameeya shuruudo laba dhinaco siman ama waa in somaliland dal goniya lo aqonsada somalidu meel kala tagi mayse dushana waa in layska ilaashada
TARIIQDA UU KA HADLAYO WA UUN ETHOPIAN CABIID U AH GAALO IYO DAROOD OO BEEN U SO QORAY CAWKE XITA MA UUSAN FAHMIN EE WUU ISKA SHEGAYA NEWS AMA TARIIQ SOMALIYED AYA LOOGU DHIGAY. . HAWIYE DIR RAXAWEYN AJUURAN DADKI U BADNA WADANKA WUU KA TEGAY 😂😂😂😂
Siyid wuxu ahaa nin adag oo halyay ah maxayeely gaaladu necbaa iyo cida raacady haba lagu sheego khaldaad iyo adxumo
Somaaliya guul❤❤❤❤🎉
Masha Allah
<😊
17:38
waxasi waa sheeko daarood
Maad taariikh yeelatid reer abaarsaw
Taariikh yeelo dee
@@gedefletv6049oo maadaa taariikh leh khaniisyahaw.
Maxad sameyn kartaa dee
ua-cam.com/video/B8KwWoq7CTs/v-deo.html Qofkii rabo ha dhageysto
Dadka diidana waa gaalo waaseyaal subxan allaah
Ilma gumeedyo ayeey ahayn gala racyo ee guul iyo janada allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari subxan allaah idooroow foorooc ayad aheeydeen ina hada ayeey abaarso lagu shadeeyo snm juudaan 👎👎👎🤫🤫
Iliis aad aha ee kaleexo seyiid m/ cabdalle xasan wuxu aha geesi halyergi kabixiyay gumestihii ingriirska ee snm juudaan aya galada kadaba dheqleyni jeene waliba tunka ku qaadi jiraye oo kaso horjeeday seyiid allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari ee beenta daa waayo waxan jirin ayad fafineysa oo qaiinbatahaye seyiid waa diinta ninki fafiyay oo kaxoreyay somaliya oo dhan masha allaah geesiyadii daaraawiishta ssc guul 🇸🇴🇸🇴💕🥰👑🦁💔💯♥️🤲💪💛👌💙💓🔵❤️🌎💜🤫😍👎👍👌🔵⚪️🔵💯💕💕🥰🇸🇴🇸🇴
waxa ey waalan
Wadaadka waalan sidii uu magaca kula baxay taariikhda baadidoon indho beel nimo haku taageerine,dumarka daaroodka ta ugu dheg wacan aya habeen walba loo geyn jiray tafiirtiisii inaad kasoo jeedana waa macquul ,waayo cid uu dhaafay majirto dumarkii daarood khaasatan hartiga,rag nool oo ciidankiisa katirsan dhulbahante ba ha ubadnaadaane dumarkooda xaasaska u ahaa ninkii hungureeyey ayuu ahaa ,