Hooyada Maanta
Hooyada Maanta
  • 97
  • 324 578

Відео

Shurbad Ramadan ka/lentil soup
Переглядів 837 місяців тому
Ilaahey nabad iyo caafimaad hainagu gaarsiiyo Ramadan ka kuwibka faaideysta oo loogu danbi dhaafa na Allaah naga dhigo.
Yogurt danbe suuqa kama doonan doontid hada barato guriga sida logu sameeyo.
Переглядів 26011 місяців тому
Yogurt danbe suuqa kama doonan doontid hada barato guriga sida logu sameeyo.
Hargab ka iyo caruurta
Переглядів 13111 місяців тому
Hargab ka iyo caruurta
Chia seeds faaidada u leeyahay
Переглядів 421Рік тому
Chia seeds faaidada u leeyahay
Buskut ukun la'aan/ buskut ka ciida 🥰
Переглядів 967Рік тому
Buskut ukun la'aan/ buskut ka ciida 🥰
Qaliinka hooyada (c-section) maxa keena?
Переглядів 217Рік тому
Qaliinka hooyada (c-section) maxa keena?
Uurka mataanha maxa lagu gartaa?
Переглядів 31 тис.Рік тому
Uurka mataanha maxa lagu gartaa?
H pylori muxu yahay #hooyadamaanta
Переглядів 265Рік тому
H pylori muxu yahay #hooyadamaanta
Timaha biyo bixinaayo #hairspray #hairgrowth #clovewater #rosemarywater
Переглядів 199Рік тому
Timaha biyo bixinaayo #hairspray #hairgrowth #clovewater #rosemarywater
Bajiya/Bhajia #hooyadamaanta
Переглядів 162Рік тому
Bajiya/Bhajia #hooyadamaanta
Rooti afur ama casho aad u macaan #hooyadamaanta
Переглядів 148Рік тому
Rooti afur ama casho aad u macaan #hooyadamaanta
Moringa infused oil. saliid moringa timaha bixineyso. ka faaideysta 🥰
Переглядів 365Рік тому
Moringa infused oil. saliid moringa timaha bixineyso. ka faaideysta 🥰
Butter chicken #hooyadamaanta
Переглядів 108Рік тому
Butter chicken #hooyadamaanta
Ceesh/butter garlic naan #hooyadamaanta
Переглядів 95Рік тому
Ceesh/butter garlic naan #hooyadamaanta
Fool diinka iyo foosha dhabta ah wax ka baro #hooyadamaanta
Переглядів 13 тис.Рік тому
Fool diinka iyo foosha dhabta ah wax ka baro #hooyadamaanta
chicken burgers 🍔 sidaan u sameyay ka faaideyso #hooyadamaanta
Переглядів 108Рік тому
chicken burgers 🍔 sidaan u sameyay ka faaideyso #hooyadamaanta
Isbadalka hooyada xiliga umusha🤱
Переглядів 869Рік тому
Isbadalka hooyada xiliga umusha🤱
Moringa Faaidada u leeyahy😍
Переглядів 317Рік тому
Moringa Faaidada u leeyahy😍
DIY mirror frame ♥️ 😍 👌
Переглядів 262Рік тому
DIY mirror frame ♥️ 😍 👌
Doolsho ukun la'an oo moos ku daray #hooyadamaanta
Переглядів 195Рік тому
Doolsho ukun la'an oo moos ku daray #hooyadamaanta
Bur casriyo aad u macaan💞 #hooyadamaanta
Переглядів 293Рік тому
Bur casriyo aad u macaan💞 #hooyadamaanta
cinnamon rolls sida loo sameeyo|| #hooyadamaanta
Переглядів 255Рік тому
cinnamon rolls sida loo sameeyo|| #hooyadamaanta
Tuunjiga waqtigee ilmaha la baraa❓️#hooyadamaanta
Переглядів 1,3 тис.2 роки тому
Tuunjiga waqtigee ilmaha la baraa❓️#hooyadamaanta
Bocor cadaha hada kadib saan lee u sameyso. #hooyadamaanta
Переглядів 4052 роки тому
Bocor cadaha hada kadib saan lee u sameyso. #hooyadamaanta
Casho ama afur ka dhigo alaabtaan #hooyadamaanta
Переглядів 2322 роки тому
Casho ama afur ka dhigo alaabtaan #hooyadamaanta
MOOS CEYRIIN AH WELI MARAQ MAKA SAMEYSATAY? hada so tijaabi hubaal waka heli doontaaye.
Переглядів 2492 роки тому
MOOS CEYRIIN AH WELI MARAQ MAKA SAMEYSATAY? hada so tijaabi hubaal waka heli doontaaye.
Faaiidooyinka qoondarka(flaxeed) #hooyadamaanta
Переглядів 4482 роки тому
Faaiidooyinka qoondarka(flaxeed) #hooyadamaanta
Hooyada naaska nuujineysa cuntada ay cuneyso #hooyadamaanta
Переглядів 2952 роки тому
Hooyada naaska nuujineysa cuntada ay cuneyso #hooyadamaanta
xulbada faaiidada ay leedahay #hooyadamaanta
Переглядів 4442 роки тому
xulbada faaiidada ay leedahay #hooyadamaanta

КОМЕНТАРІ

  • @IqroShire-tq8bp
    @IqroShire-tq8bp Годину тому

    M.a hooyo

  • @NasraBurhan-m9g
    @NasraBurhan-m9g 2 дні тому

    Plz 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 isoo duceeya inuu ilahay mataano isiiiyo oo cafimad qabo

  • @fadumoahmed87
    @fadumoahmed87 13 днів тому

    Abayo marwalbo ur leyahy gos xanun idhibay maxa kena walac ahay😢

    • @FarhiaAbdiwali
      @FarhiaAbdiwali 16 годин тому

      wahi anigaa saasa wllo waa uurka oo lafaha baa laga sameeyaa mana cuno faytamiinka sida D ama kaashyeenka

  • @HiboDakhal
    @HiboDakhal 15 днів тому

    qali😢😢😢anigasasbanahayi😢walacdaran matag lalabo❤warer❤urtadhan❤anacayi😢cadar❤unsi😢uuuuf

  • @Ahmed-g2p6i
    @Ahmed-g2p6i 16 днів тому

    الحمد لله رب العالمين illahow mataano kheyr qaba iga dhig 6 indhood o is dawanaya allaha naga dhigo intaan haysana allaha siiyo

  • @MaymuunAbdikadir-yb3bd
    @MaymuunAbdikadir-yb3bd 25 днів тому

    abyoh waxan ku jiraa bishii 6aad hadan waxa iga tagi laa walcii xalooshan waa i xanuunaysa

  • @FaadumoDaahir-r8q
    @FaadumoDaahir-r8q 27 днів тому

    Abyo iso jawaba 1_3 cano siiyey asbucii halmar siiyey kadib waka dhafay

  • @Amina-d3b
    @Amina-d3b Місяць тому

    ❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😮😮

  • @برهانالدّينالعبقري

    Jazakallahu kheyran

  • @برهانالدّينالعبقري

    Wcs

  • @MaxamedSuleyman-rr2lb
    @MaxamedSuleyman-rr2lb Місяць тому

    7777u I

  • @istarmaxamuud
    @istarmaxamuud Місяць тому

    Abyo aniga kula midaa ahay afar bil anoo ah baa modaa inaan lix ahay culays iyo cayil anan wlaigay arag ma kici karo caajis qofkii i arka wuxuu dhaha san miyaa hal cunug ku wada ilmo hore wa soo dhalay lkn wax yabo cusub baa isku arkay kaadi badan cuno badan hadaa wax yar socdo daal subaxdii inaa kaco ma jeclaysanayo

  • @Kawsarcabdisalam
    @Kawsarcabdisalam Місяць тому

    Kwrn ugub 14week kudareentay dhaqaaaq oo kaadi badan leh😮

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 Місяць тому

      Wey dhici kartaa lakin mararka qaar hawada caloosha ku jirta u maleyn karta inu cunuga dhaqaaqay. Haddi joogto ay noqoto dhaqaaqa markaas aad xaqiiq dhihi karta waa ilmaha caloosha ku jira.

  • @queen_luusha
    @queen_luusha 2 місяці тому

    Hoyade ayaa 4 mar isku xigto matano dhashey ane 6 daa single dhaley sanankan waa dadi 7 aad ah alle mantano ha isiyo amiin idhahaa

  • @UbaxAdaan
    @UbaxAdaan 2 місяці тому

    Foldin isku arkaa

  • @UbaxAdaan
    @UbaxAdaan 2 місяці тому

    20bisha dhaleesa ayaa layiri

  • @eliza-oliva6275
    @eliza-oliva6275 2 місяці тому

    Over feeding baa ku qabaa lkn sidee lgu ogaan kraa cunuga inuu dharganyhy cos markasta wy soo oyso naas dhab ku siiyaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 2 місяці тому

      Oohin walba macneheeda mahan gaajo. Abayo waqtiga aad siisa ayaad ogaan kartaa naaska iyo xiliga ku xigo oo aad hadana ku celineyso. Xaafada ka fiiri, heer kulka jirka fiiri, cunuga marku qabow ama kulel dareemo wuu oyna. Mararka qaar ayey attention iska rabaan. Teeda kale marka siineyso marka xigo hadeysan so matageyn over feeding kuma aadan sameyn.

  • @FatyyzhYare
    @FatyyzhYare 2 місяці тому

    Ilahayow mataano cafjmadka ee sii yaa rabi

  • @Manfur-r6m
    @Manfur-r6m 3 місяці тому

    Wajeclade

  • @ifrahyusuf3674
    @ifrahyusuf3674 3 місяці тому

    mansha allah gacan dahab allaha ky barakeeyo xbtii

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 3 місяці тому

    Calamadahas wan qabaa lkn ultrasound ka neh hal baby uu idhahay 😂

  • @raxmaabdi-qm5me
    @raxmaabdi-qm5me 3 місяці тому

    Aamiin abaayo dhamaanteen🤲🤲❤

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 місяці тому

    Alx m.a m.a 1bil camal ahay allow matano nooga dhig❤

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 3 місяці тому

    Ilaahoow mataana qeer qabo i sii oo cafimaad qabaan ii duceeya 3 ilahey i siiyy alxamdo lkn matano jeclahy alloow isii amiin amiin

  • @rahmafarah3484
    @rahmafarah3484 4 місяці тому

    Amiin amiin amiin amiin amiin

  • @XabiiboNuur-tn3jh
    @XabiiboNuur-tn3jh 4 місяці тому

    Maasha. Allaah

  • @RamloxasanRaaliyo
    @RamloxasanRaaliyo 4 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadroaden
    @khadroaden 5 місяців тому

    Abayo ani uurkan aad aya ugu xanun sade walac ahan kadii badana wan lee yhy biyo hada cabo iy hada cabinbo iy cules aya daremaha bishi afarad ayana kuu jira lug dhaan aya culees iga saran maa istagi karii ma dhici karta marka ina matano wado faracna uma lihi ina dhale ilahey xagisa inu iga siyaa dhici karto ilahey haa ii aqbalo wan jeclhy matanaha iso jwb xabibti 🙏💋❤️

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 5 місяців тому

      Abayo wa ku hubsan kartaa in aad dhaqtar aado oo so baarto waye. Ilaahey wax kheyr qaba aad ku faraxdo haku siiyo🤲🤲🤲

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 5 місяців тому

    Thanks abyo aniga hada lee 3di bil idhamatay caloshaydana way so baxday oo way weynthy marka matano mala dhihi karaa computer kase gorme lagu ogaan karaa

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 5 місяців тому

      Hadaba hada tagto waad so ogaan kartaa abayo. Wax kheyr qaba Allaah kaaga dhigo🤲🤲

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 5 місяців тому

      Aamiin xbbti

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 5 місяців тому

    Ilahow ii adkee inta hysana sii yarabi bishii 2 aad kujira mabilabi kara🎉

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 5 місяців тому

      Aamiin yaa Rabb. Abayo waad cuni kartaa mar walbo wey ku caawineysa oo tamar na wey ku siine, dhigaaga na inuusan dhicin ayey ka caawine. Cun Ilaahey haku barakeeye. Folic acid na ku dadaal ilaa 3 bil aad ka dhameysaneyso. Kadib na pregnancy care cun ilaa ad ka dhaleyso. Rabbi haku sakhiro adiga iyo inti xaamilada ah🤲🤲

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 5 місяців тому

    Abaayo mcney hooyo cusub bn ahy iisoo jwb pls mnta la 3 ma saxronyso gbdhyda 9 bari bayna dhalnthy mxn sameeyaa😢😢

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 5 місяців тому

      Abayo 0612737986 halkaas WhatsApp ka igala so hadal.

    • @suumaya-ds3bk
      @suumaya-ds3bk 4 місяці тому

      Abay ana hada dhow dr geye waxo idhahay hadii cunuga nas bis cabayo wa cadi 7 malin 10 malin lkn hadi ad cano ugu dareyso wain ey saxarota malin walbo ama malin dhaf ani marka cano ugu daraye wyna 20 malin cml jirtay isbuc masaxaron dabada ow wax kagalshay markas ow saxro adag kakenay waxow idhahay normal mahan e canaha kabadl

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 4 місяці тому

      Abayoy 0612737986 WhatsApp igala so hadal

  • @DuniyaDahir-l3x
    @DuniyaDahir-l3x 6 місяців тому

    Aminnnn aminnn yabiyowa manatn isi yarabi

  • @NimclIsmaci
    @NimclIsmaci 6 місяців тому

    Aniga familkeyga wewada dhalen xita hoyadey ilaahow qeer iga dhig wan somanahay

  • @farduusmacalin8641
    @farduusmacalin8641 6 місяців тому

    Alxm anigu hada bishi afrad iidhamn lakiin xanuun waa iso maray

  • @KhatromohamedahmedKhKhatromoha
    @KhatromohamedahmedKhKhatromoha 6 місяців тому

    ilaahy matano ha iga dhigo 4 bil ahay calosha zaid bey uwentahay isbadal badan dareemaya😢

  • @fatimashire2992
    @fatimashire2992 6 місяців тому

    Hooyada manta thanks walhi buskud kaga cawa Ayaan samestay Qatar ayuu igu soo baxay ilmo ukunta dhibta ayaa nojogo wey ku soo daceyay❤❤❤❤❤

  • @jawaahirgeelle2758
    @jawaahirgeelle2758 6 місяців тому

    Aniga bishaa 2 i dhamanee calosha iso buran wa shakiyey mataano in ey yihiin malaga yabaaa ilajoow run iga dhig

  • @ShukriJeylani
    @ShukriJeylani 6 місяців тому

    Mashaalh

  • @shukriahassan3147
    @shukriahassan3147 7 місяців тому

    👏🏻

  • @SeynabAbdi-zq4et
    @SeynabAbdi-zq4et 7 місяців тому

    Aniga 4bil ahay timirta waan Ku afuraaa iyo xaqwada maxey ii dhibeysaa dr

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 7 місяців тому

      Abayo qaxwada hal koob waxba ma ka dhibeyso lakin haiska badinin. Timirta na waba muhiim in aad cunto.

    • @SeynabAbdi-zq4et
      @SeynabAbdi-zq4et 7 місяців тому

      @@hooyadamaanta6220 thnks abaayo dad baa idhahay timirta ilmahey soo ridaaa allha Ku sharfo

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 7 місяців тому

      Maya qaali timirta nafaqa badan oo jirkaaga u baahanyahy aya ku jirta. Mida qalalan waad cuni kartaa ilaa 7 xabo.

  • @iphrah5483
    @iphrah5483 7 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @shukriahassan3147
    @shukriahassan3147 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @SimplyHafsa
    @SimplyHafsa 7 місяців тому

    MashaAllah it looks yummy abayo. Keep them coming.❤

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 7 місяців тому

      Thank you mcney I will try. Saaid uga mashquulay.

  • @CadniCadnihassanabdi-ix1gs
    @CadniCadnihassanabdi-ix1gs 7 місяців тому

    M.a

  • @fartunwarsame
    @fartunwarsame 7 місяців тому

    MashaAllaah qofki dhadhamiyay unbaa ka sheekeyn kara❤

  • @ubadbile9043
    @ubadbile9043 7 місяців тому

    ❤❤❤ MashaAllaah tabarakallaah

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 8 місяців тому

    Allah inta haysata hawbarakeyo intan haysana hasiiyo oo anigu kamidahay aadban ujcly family gayguwaa dhalaa matanaha lkn waa xaga aabha edoyinkay iyo aderadayba waydhlen wll gabadh saxbtyah lama organ inaymatano sido hadana bilwalba dhkhtarka waa lasocnjirty kubbitarna waa lasari jiry matkay 6 bil dhafena laogaday marka matanaha maqara isqariya oon larkikarin

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 8 місяців тому

    Illhow mataano iga dhig bishaana positive ahy yaa rab isoo duceeya qaliyaat inta ku jiro

    • @hooyadamaanta6220
      @hooyadamaanta6220 8 місяців тому

      Aamiin yaa Rabb

    • @Umu-amiiro
      @Umu-amiiro 4 місяці тому

      Ilahy hakuu adkeeyo aniyo intii ilmo radiska ahbo han siiyo

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed 8 місяців тому

    Masha alaah qaali. Waankuso qodaye iisoo boqo abyo shugran

  • @nastehaibrahim
    @nastehaibrahim 8 місяців тому

    Haa abyo wan dharjiyaa markan u daciyo lee sexiyaa

    • @qadraabdulahi3487
      @qadraabdulahi3487 14 днів тому

      😪😪😪😪Alla aniga intaa xooga siiya sexiya uun