- 59
- 527 104
Madiix Official
United States
Приєднався 18 лют 2023
Fan Midhiftiran Iyo Heeso Cuddoon Oo Cidda Iska Leh Iyo Cidda Laxanka Saartayba Ay Hubanti Yihiin Nagala soco.
Ballanteennu waa faa'ido iyo fankii Soomaaliyeed ee tayada lahaa.
Subscribe, Like iyo Share waa dhankiina.
Ballanteennu waa faa'ido iyo fankii Soomaaliyeed ee tayada lahaa.
Subscribe, Like iyo Share waa dhankiina.
Xiddigaha Geeska | Hees Cusub "Markale buun-buunin mayno" 2024
Hees Cusub oo Fannaaniinta Xiddigaha Geesku ay u qaadeen Xisbiga Waddani 2024
#yurub #Geenyo #Asma_love #Khadra_silimo #xidigahageeska #fannyvideo #fantasy #fyb #youtubeshorts #heeso #heeso #somali #shortvideo #somaliland #subscribe #youtubeshorts #wadani
#yurub #Geenyo #Asma_love #Khadra_silimo #xidigahageeska #fannyvideo #fantasy #fyb #youtubeshorts #heeso #heeso #somali #shortvideo #somaliland #subscribe #youtubeshorts #wadani
Переглядів: 2 616
Відео
Xiddigaha Geeska | Hees Cusub "Somalilandeey Waa sidee?" 2024
Переглядів 3,1 тис.4 місяці тому
HEES CUSUB OO XIDDIGII GEESKU AY SOO TUMEEN SU'AALANA DHALISAY! #somali #heeso #xidigahageeska #shortvideo #subscribe #youtubeshorts #somaliland
HEESTA SANNADKA & IFRAAX TOOLMOON || HEESTA CUSUB EE "XABIIBI" 2024
Переглядів 2799 місяців тому
Fanaanadda Codka Macaan ee Ifraax Toolmoon iyo heestii Sannadkan 2024. Dhegaysi Habboon #heeso #cusub #2024 #fanka #macaan #soomaali #xul #qaraami #daawo_subiscribe_share_like_saar #tiktok #facebook #instagram #whatsappstatus #somalia #song #somali #wararka #somalisongs #xidigahageeska #maahir #funny #funnyvideo #funnyshorts #somalitiktok #heescusu #gabay #highlights #follow #followme #subscrib...
Heesta Xaliima Lyrics | Fannaankii Codka Macaanaa Cumar Nuur Cabdulle
Переглядів 315Рік тому
Codkii iyo laxankii Lama-loodshihii Codka Toolmoonaa Cumar Nuur Cabdulle - AHUN Muusig Macaan iyo Cod Naadir Nagula Raaxayso #fannyvideo #heescusub #heeso #heeso_xul_ah #heesobilaamusicah #heesokaban #highlights #muuqaalo #qaraami #fantasy #ShortVideo #HeesoSomali #SomaliMusic #muxaadiro #hindifilm #afsomali #jacayl #wardegdegah #qosol #cusub #qaraaxo #niiko #ciyaaraha #dhaqankaaba #update
Heestii Hiddihii Awoowgeen Aan Ku Hoyno Caashaqa || Fannaankii Weynaa Ee Busi
Переглядів 285Рік тому
Cod iyo Kaban Macaan Waa Fannaankeennii Weynaa Ee Maxamed Maxamuud Cige (Busi) Dhegaysi Wanaagsan Nagala Soco Fan Midhiftiran Oo Tayo Leh #heescusub #fantasy #heeso #heeso_xul_ah #heesokaban #qaraami #somalia #somaliland #somalitiktok #heesobilaamusicah #somali #fannyvideo #war #wardegdegah #muuqaalo #qasiido #highlights
Heesta Bariido | Cumar Maxamuud Colhaye | Xusuustii Cumar Dhuulle
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Codkii & Kabankii: Cumar Maxamuud Colhaye Duubistii: @Himilomedia nagala soco fan tayo leh. #heeso_xul_ah #heescusub #heesokaban #heeso #qaraami #heesmacaan #somalia #somaliland #somalitiktok #fantasy
Qasiidada Muxammad Yaa Muxammad | Cismaan Maxamed Cabdikariin - Gacanlow | Cod Macaan 2023
Переглядів 256Рік тому
Ereyadii & Laxankii: Cismaan Maxamed Cabdikariin (Cismaan-Gacanlow) Waxaa la qabtay qasiidadan 1966kii Subscribe, Like & Share saaxiibbayaal
Nabi amaan | Haboon Cabdilaahi Faarax | Yaa Mustafa Salaam Caleyka
Переглядів 404Рік тому
Ereyadii & Laxankii: Xasan Gareyt Codkii Macaanaa: Habboon Cabdillaahi Faarax Waxaa la qabtay qasiidadan 18 May 1986kii Fan Midhiftiran. Subscribe, Like & Share #nabi #amaan #qasiido #ramadan #qasaid #nabiamaan
Ramadaantii Baxsanaydeey Marxaba | Codkii Faadumo Cabdillaahi (Maandeeq) 2023
Переглядів 750Рік тому
Ereyadij & Laxankii: Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan-Askari) Codkii Luxdanaa: Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) 1963kii Fan Midhiftiran. Subscribe, Like & Share
Waa Bishii Naxariistiyo.. Denbi dhaafka lahayde | Codkii Jaamac Saleebaan Tubeec | Ramadaan 2023
Переглядів 3,3 тис.Рік тому
Ereyadii: Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari) Laxankii & Codkii: Jaamac Saleebaan Tubeec Fan Midhiftiran. Subscribe, Like & Share
Qasiido Sooma Ramadaanta | Codkii Hibo-Nuura Maxamed Huddoon 2023
Переглядів 546Рік тому
Ereyadii & Laxankii: Abwaan Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari) Codkii Baxsanaa: Hibo Maxamed Huddoon (Hibo-Nuura) 1970kii Fan Midhiftiran. Subscribe, Like & Share
Qasiido Saynii Nabi Saynii | Ramadaan Kariim 2023
Переглядів 369Рік тому
Qasiido Saynii Nabi Saynii | Ramadaan Kariim 2023
Sayid Maxamed Mooge | Heestii Waxa Iman Ayaantii.. Ina Mooge Sugayee + Kaban Macaan
Переглядів 32 тис.Рік тому
Ereyadii & Laxankii: Cabdalle Maxamed Sagsaag Codkii: Sayid Maxamed Mooge Liibaan Dhegaysi Wanaagsan Fan Midhiftiran. Subscribe, Like, Comment & Share
Qaraamka Madiix | Maxamed Yuusuf Cabdi & Kabankii Saalax Qaasim
Переглядів 1,8 тис.Рік тому
Ereyadii: Ismaaciil Sheekh Axmed (Cagaf) Codkii: Maxamed Yuusuf Cabdi Laxankii: Gu'roonjire Kabankii: Saalax Qaasim Darmuukada: Goobe Ku raaxaysta saaxiibayaal. Fan Midhiftiran. Subscribe, Like, Comment & Share
Hees Macaan | Goormaan Aqal Gelaynaa? | Sahra Axmed Jaamac
Переглядів 3,6 тис.Рік тому
Ereyadii: Baashe Ibraahin Cismaan (Baashe Waraaba-cadde) Laxankii: Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir) Codkii Toolmoonaa: Sahra Axmed Jaamac Dhammaantood Ilaahay how naxariisto Fan Midhiftiran Subscribe, Like, Comment & Share ha nagala bakhaylina saaxiibbayaal
Heesta Adoo Guri Barwaaqo Ah | Good Shimbir | Original
Переглядів 3,5 тис.Рік тому
Heesta Adoo Guri Barwaaqo Ah | Good Shimbir | Original
Hees Kaban Macaan & Codkii Luxdanaa Ee Axmed Yaasiin - Difeer
Переглядів 1,3 тис.Рік тому
Hees Kaban Macaan & Codkii Luxdanaa Ee Axmed Yaasiin - Difeer
Hees Kurbasho | Codka Macaan Ee Khadiijo Foodey Nuur
Переглядів 382Рік тому
Hees Kurbasho | Codka Macaan Ee Khadiijo Foodey Nuur
Heestii Sirmaqabe | Sahra Axmed | Lyrics
Переглядів 18 тис.Рік тому
Heestii Sirmaqabe | Sahra Axmed | Lyrics
Cabdiqays | Hees Alle Bari Ah | Original & Lyrics
Переглядів 567Рік тому
Cabdiqays | Hees Alle Bari Ah | Original & Lyrics
Hees Macaan | Salaan | Axmed Naji Sacad & Faadumo Qaasim 1965
Переглядів 1,6 тис.Рік тому
Hees Macaan | Salaan | Axmed Naji Sacad & Faadumo Qaasim 1965
Axmed Naaji Sacad | Allahayoow Arligeenna | Hees Waddaniya
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Axmed Naaji Sacad | Allahayoow Arligeenna | Hees Waddaniya
Naftu Orod Bay Kugu Aamintaa | Cabdalle Sagsaag | Kaban Macaan
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
Naftu Orod Bay Kugu Aamintaa | Cabdalle Sagsaag | Kaban Macaan
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
Переглядів 121 тис.Рік тому
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
Horu Wadaay | Hees Waddani ah | Kooxdii Danan 1987 Original
Переглядів 404Рік тому
Horu Wadaay | Hees Waddani ah | Kooxdii Danan 1987 Original
Muuse Ismaaciil Qalinle | Aabbe Isii | Cod iyo Kaman Macaan
Переглядів 6 тис.Рік тому
Muuse Ismaaciil Qalinle | Aabbe Isii | Cod iyo Kaman Macaan
Heestii Ha Durduro Jacaylku | Dhabarlow, Khadra Daahir & Aamina Cabdilaahi | Original
Переглядів 26 тис.Рік тому
Heestii Ha Durduro Jacaylku | Dhabarlow, Khadra Daahir & Aamina Cabdilaahi | Original
Cumar Shooli | Badda Dalagyadeeda | Codkiisii Macaanaa & Hees Original Ah
Переглядів 14 тис.Рік тому
Cumar Shooli | Badda Dalagyadeeda | Codkiisii Macaanaa & Hees Original Ah
Cabdiqaadir Jubba | Heestii Hoygii Derajada | Original 1985
Переглядів 4,9 тис.Рік тому
Cabdiqaadir Jubba | Heestii Hoygii Derajada | Original 1985
Hadal Aan Ku Diirsado.. Dumar Ima Yidhaahdaan | Cabdinaasir Macallin Caydiid & Kabankiisii
Переглядів 4,5 тис.Рік тому
Hadal Aan Ku Diirsado.. Dumar Ima Yidhaahdaan | Cabdinaasir Macallin Caydiid & Kabankiisii
Yaa salaam ale haw naxariisto maxamed yuusuf cabdi fanaan fanan talaw maxaa dadkii hori iyo dadka manta kala duway codka midhah murtida . Waa bayna samaa wal ardi
Ala yarxam waxa lahaa heesta ama ruwaayda cali warsame cali afloow haweenka maantiyo nin hawladay guur weeyi ruwaaydu
Ilaahay ha ku naxariisto Aamin ya
❤
E.eee.dhib .🔂⚽️🔁🔶️ 2:48 🔁⚽️
Yaasiin jaamac
Cabdi kaayd
Heestan waxan dhagaysan jiray 2003
❤Masha.AllAh ❤
Sidii guray dhashiisii Meel banaan dhigay Dhoolkii hilaacaba Soo dhababaceeyoo Dhibicii ku hoora ba Baalasha uga dhigayaan Dhibaatada adduunyada Adna kaaga dhawraa Sidii gaari dhabanloo Dhursugaysay waayoo Dhawaan wiil ku curataan Dhabta kuugu seexshaa Dhaayaha sidaad tahaad Saxarka kaaga dhawraa Sida geed dhacayaan Dhulka kaa ilaashaa Dheeldheel ma hadal baa Dhalanteed ma arag baa Dhalooshu na ma geed baa Anna dhaawacaygiyo Jacaylkaan la dhuubtiyo Qalbigaygan kugu dhagay Ma ii dhoy la'aan baa
Qaab tumistani waa cajiib❤
I love 💕💕💕💕 you
Alaahu arxamo
Caruurtayda hooyadeed
Nooooo
Adeerkay dhal dawaco
Allow unaxariso Axmed naj sacad
Muusoow baxso
Waan ku dhaaran karaa in uu Macalinkii c/naasir tumaayo.
Waa erayadii abwaaan mahamed noor shareeco
Yaa salaam yaa salaam axsan yaa seynab cige xadhigle
Absolutely ahmed ali eigal is the greatest living legend in somali musicians history he has the unique and golden voice only comparable ones are maxd mooge and qalinle and he was the favourite of very one til now he rocks amazing from burco
Adeer heest ereyo iyo laxankaba waxaa lahaa siciid xarawo
Ale ha u naxariisto maxaa rag tan ka tagay
Allow unaxristo axmed naji sacad Janada kawarabi ader❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
❤
Najmo nashaad mar dib usoo cusboonysiisy ya ila dhagysty
Axyaa gacan dahable KAMANKII Cabdinaasir macalin caydiid AHN
❤
Mahadsanid walal heeso wacan baad soo galisay axmed cali cigaal fanan cod sameeye wacan ilaahay cod siiyey caafimaad baan u rajeynayaa aduun cidina ku waarimaysee 🎸🎧
Heesta waa bilowgii 70meeyadii sawirkana waa sanado ka hor.
Allaha kuu naxariisto fanaan maxamed yuusuf cabdi hargaysa bure
❤❤❤
Alayaa raxma dhamaantood.
Sagsaag ayaa heeskan iska lahaa tani waa original kii.wakhti dambe waxaa isna ku heesi jiray maxamed mooge iyo Axmed mooge. Markaa tani waa duubistii ugu horaysay waxaana iska lahaa Sagsaag.
😊😊
Waah waah fan kaasu ahaa ragna waa kii qaaday
❤❤❤❤❤
2024 may .? 3 yaailadaawanaya😢❤❤❤❤❤❤❤
Shall dragon fiiq
🎉🎉🎉
ALAHA U NAXARISTO CUMER SHOOLI
Axsan fanaan. Cigaal caymo.
Axyaa helikaltuun yaa qaraami
Cigaal Ninweyn
IDiINKO
KOWI. FALKA. Kadanbeeyay DARENKAH UAN TOKE
ADKAYSIG. SURATU. INA. Acdheenaka
Waxaad. Wax heli. KAdha Niin. An. LAHA. Y. ADKAYsiiga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤