Wuxuu yiri Maqabul sacad baa la baxay wax jiro iyo meel uu abtirsiga ka soo galo majiro Gabaygii seydka baan ku maqlay ee meel nagama soo galaan kkkkkkkk sacadoow mardanbe hana sheeganina dhaqan ogadeen iyo dhaqan daroodba malihidiinee maqayada ciyaarta ka daaya hada kadib
De maqabul iyo Amuudan wa hal.. yacni maqabul Ba naanays ah.. amuudana wa magaca saxda ah oo sacad iyo Makaahiil abahood.. odaygan wareersan hal reer umba la baray.. miyirwalal umba is Bahaysi ah oon abtir saxa marin.. maqabul wa nanays jubaland lagu sameeyay halka miyirwalal yahay isbahaysi dagaaleed
Waxaan ahy bahgari maxad adan lkn madhiban bee cidena shegtan why
Malonke muse yusuph
Waxan carurtaa dalaan dontaa yanlugu tahlukeynin odaygaa benalee madihi karoo waa nin wen balse adga wax dubayo ayaa edeb daraan
Masha allha ❤❤❤😊 L
Madacoste dadkana ugu doceye inta istaqano ala nagama dhigo
Ninku been badanaa waaba nin weyne
MAGACYADU MA ORAMAA ?? NAW
Waan ka xumahay oday aan abtir aqoonin inaad wareysataan nin walba ninkuu ahaa ayuu ahaanayaa
Khaain
Odaygaan Xaguu joogaa
Abrere aaway beelale
Wayteen ayaa soo koriyey ogaadeen Alwaytenia
Camar Yusuf baan ahay
Asc
Anigaba camar Yusuf ayaan kula ahay odayga wuu saxanyahay abtirka uu sheegay adeer waa sax
Sheer
Duqan wan wan jeclahay wuxu haya abtirkayaga Si fican
Mansha allah 🤝🤗😍👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
Wuxuu yiri Maqabul sacad baa la baxay wax jiro iyo meel uu abtirsiga ka soo galo majiro Gabaygii seydka baan ku maqlay ee meel nagama soo galaan kkkkkkkk sacadoow mardanbe hana sheeganina dhaqan ogadeen iyo dhaqan daroodba malihidiinee maqayada ciyaarta ka daaya hada kadib
Sacadka laga hadlaya ma han kaas hg ee waa kan ogadeen asagana maqabul labaxay markii miyirwalal is bahaysten
Odeyagan cuqdad maqaabul Ayaa haysa siiba reeer sacad
Sacad maad isqarabsatan horta?😂
Been maaha odaygaa Reer sacaad ba karbashe malaha
Ogadeenka tafiirtooda maba dheera sida Daroodka kale. Hadna waxa ka buuxo oromo baddan sheegatey ayaga.
Maangaab beenbadaan.
Muse gumcadle Ismaciil gumcadle Maxamed gumcadle
Maxa karabta ismaacil iyo muse
Dadka yaan la qaldin,oo nasabka iyo abtirka la gu ciyaarin, wax badan ayaa qaldan, odaygu waxa uu sheegayo ciyaala xaafadka ayaa ku qosli haday maqlaan. Sixitaan: Cabdiraxmaan oge ama ogaadeen, wuxuu dhalay hal wiil oo Tagaalwaaq la yiraahdo . Tagaalwaaq wuxuu dhalay sagaal wiil, sagaal ka wiil e ilma tagaalwaaq waxaa deegaanka ku dhaqan saddex waxayna kala yihiin : 1.Axmed tagaalwaaq (Naanaystiisu waa Barwaaq) 2.cumer tagaalwaaq ( oo la deegaan ah reer isaaq ,Waa niman ka dagan magaalo cad) 3.Toomale Tagaalwaaq. Waxaa tarmay Axmed-Barwaaq, axmed wuxu dhalay laba wiil oo kaliya , waa 1. Amuudaan Axmed-barwaaq( oo dadka wax qaldaa Maqaabul yiraahdaan). 2.Siciid Axmed-barwaaq. Naanaystiisuna tahay kaanti(Dadka wax qaldaana miyirwalaal ka u yaqaanaan). Amuudaan(Maqaabul) waxuu dhalay laba wiil: 1. Sacad Amuudaan (reer sacad). 2. Makaahiil Amuudaan. Sacad wuxuu dhalay saddex wiil: 1.xasan/Abubakar sacad(Labada magac ba waa loo yaqaana). 2.xuseen Sacad. 3.ibraahim sacad . Makaahiil Amuudaan isna wuxuu dhalay afar wiil: 1.Ibraahim Makaahiil (Abraahiin). 2.Gumcadle Makaahiil. 3.Gacanwayne Makaahiil. 4.Yuusuf Makaahiil. Siciid Axmed Barwaaq (Naanaystiisu tahay kaanti) Isna wuxuu dhalay Hal wiil oo Yusuf Siciid ah. Yusuf ba wuxuu dhalay saddex wiil: 1.Cumar yusuf(Reer Camar). 2.Abreere Yusuf. 3.Muuse Yusuf Abreere yusuf wuxuu dhalay laba wiil: 1.qaal Abreere Yusuf. 2.Ableele Abreere yusuf. Qaal Abreere wuxuu la deegaan yahay Caraale amaadin. Ableele Abreere na waxaa qaatay garaadadii ama boqortayadii bartire oo wa niman ka jigjiga dagan e Ableelaha ah. *muuse Yusuf ayaa noqday faraca ogaadeen oo tarmay. Muuse wuxuu dhalay lix wiil. 1.Siciid muuse( Xaaji Baahale Ama Baahilaawe) 2.Cabdiraxmaan muuse (Xaaji Talomoge(. 3.Ricad muuse(Habar Ricad). 4.Maloonke Muuse. 5.Maxamed Muuse(Dhag-buro). 6.Sharawe Muuse. Ilmo muuse waxaa batay xaaji baahale oo magaciisu siciid yahay,iyo Talomoge oo magaciisu yahay xaaji cabdiraxmaan. Baahale muuse wuxuu dhalay 9 wiil. 4.bah ah, saddex bah iyo laba bah. Xaaji talomoge isna wuu dhalay laba wiil. Waxay iga tahay uun bidhaamin iyo sixid e qoraalku inuu ila dheeraado ma rabo. Halka odaygu Kulubkaan ka keenay inaan yara saxo ayaan rabaa, horta Kulubkaan magaciisu waa cabdillahi. Odayga kulubkaan ah magaciisuna cabdillahi yahay, waa cabdillahi Kuumade. Cabdillahi Kuumade wuxuu dhalay saddex wiil. 1.Maxamuud cabdillahi( naanaystiisu waa Absame). 2.Gaylabe (Habar-Gaylabe). 3.Raagsay. Kulubkaan wuxuu la dhalashay Cabdiraxmaan Kuumade (Xaaji Galimays, iyo Cabd-deeq Kuumade. Qalad taarikhiya ayaa la galay, marar badan ayaad maqli iyadoo lagu leeyahay afarta ilma absame iyo adeerkood ay adeerka ka wadaan galimays, galimays ilma absame adeerkood maaha e waa awoowgood, oday dhan ayaa u dhaxeeya absame iyo kuumade iyo reero dhan oo dhaqan oo jira. Absame adeeradii waa habar-Gaylabe iyo raagsay. Waligaa iyo allahaa maqli maysid waana reero dhan oo dhaqan oo daarood ah. Waxaa sax ahayd in la yiraahdo afarta ilma absame iyo adeeradood oo habar gaylabe iyo raagsay la sheego. Ama la yiraahdo afarta ilma absame iyo awoowyadood oo galimays iyo cabddeeq la sheego iyo Cabdillaahi oo kulubkaan ah.oo ah odayga dhalay maxamuud oo Absame ah. Lixdii kale ilmo tagaalwaaq waxay odayaashu nasabka yaqaana sheegayaan inay anniyo,itto,Caruuso,jaarso,allo,yuutu iyo tuutsiga ku jiraan, oromada ,axmaarada iyo africa da kalaba.
Odayadan magacyadooda saxda ah ha noo sheego ninkii garanaya isagoo mahadsan; Tagaalwaaq, Barwaaq, Amuudaan, Kaanti, Tollomogge, Caabudwaaq, Siinwaaq, Samawadal, .............
Kaanti ayunban garanayaa oo siciid ah
Waa Tallamugge.
Gab56
Anigu camar ayaanahay
Camar yaa ka tahay waryaa
@@Bashiirbarako waxan ka ahay ree farax lkn maba kala aqaan wayo Kenya kuwaynade afdheerna wan kudhashe lkn baali iyo balbaleti aya lawushegaye
@@tamaanshire9989 haa gartay adiga nin camar ah oo ku kala bari ee ila soo xidhidh
@@Bashiirbarako abti waan idin salaamay
Ok waan garty
Wa landhere weyten ah ader
Muse gumcadle aniga ayaa Ah
Wankusalama abti boqoradi idhashay aya muse gumcadle rer faqa Ahmed ah
@@Siman-01 abti aad baan ku salamay 🥰
Xabashi kkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣
xabashida mayku wasta dhila yhyn
Odaygani wax Badan Buu isku qasay Ogaden tagalwaq Buu dhalay tagalwaqna 2 dhalay barwaq Iyo cumar
Asc wll xgee kala soo xariira inaan kaa bartaan rabaaye adooo ralia
@@ayaanadan8939 Anigu ilaso xariir kubarayeye Walale
Waa runtaa sidaas aad usheegtay weeyi ogaadeen waxa aw dhalay tagaal waaq tagaal waaqna barwaaq iyo cumar tagaal waaq waxba ku hadhay cumar oo dadku uyaqaan tagaal waaq oo dad badani uhaystaan inoo jid waaq la dhashay laan barwaaq tagaal iyo cumar tagaal waaq ayaa wada dhashay oo ilma sheekh cabdiraxmaan oge ah
Yussuf waa camar yussuf Waa camar ogaden
Dadka yaan la qaldin,oo nasabka iyo abtirka la gu ciyaarin, wax badan ayaa qaldan, odaygu waxa uu sheegayo ciyaala xaafadka ayaa ku qosli haday maqlaan. Sixitaan: Cabdiraxmaan oge ama ogaadeen, wuxuu dhalay hal wiil oo Tagaalwaaq la yiraahdo . Tagaalwaaq wuxuu dhalay sagaal wiil, sagaal ka wiil e ilma tagaalwaaq waxaa deegaanka ku dhaqan saddex waxayna kala yihiin : 1.Axmed tagaalwaaq (Naanaystiisu waa Barwaaq) 2.cumer tagaalwaaq ( oo la deegaan ah reer isaaq ,Waa niman ka dagan magaalo cad) 3.Toomale Tagaalwaaq. Waxaa tarmay Axmed-Barwaaq, axmed wuxu dhalay laba wiil oo kaliya , waa 1. Amuudaan Axmed-barwaaq( oo dadka wax qaldaa Maqaabul yiraahdaan). 2.Siciid Axmed-barwaaq. Naanaystiisuna tahay kaanti(Dadka wax qaldaana miyirwalaal ka u yaqaanaan). Amuudaan(Maqaabul) waxuu dhalay laba wiil: 1. Sacad Amuudaan (reer sacad). 2. Makaahiil Amuudaan. Sacad wuxuu dhalay saddex wiil: 1.xasan/Abubakar sacad(Labada magac ba waa loo yaqaana). 2.xuseen Sacad. 3.ibraahim sacad . Makaahiil Amuudaan isna wuxuu dhalay afar wiil: 1.Ibraahim Makaahiil (Abraahiin). 2.Gumcadle Makaahiil. 3.Gacanwayne Makaahiil. 4.Yuusuf Makaahiil. Siciid Axmed Barwaaq (Naanaystiisu tahay kaanti) Isna wuxuu dhalay Hal wiil oo Yusuf Siciid ah. Yusuf ba wuxuu dhalay saddex wiil: 1.Cumar yusuf(Reer Camar). 2.Abreere Yusuf. 3.Muuse Yusuf Abreere yusuf wuxuu dhalay laba wiil: 1.qaal Abreere Yusuf. 2.Ableele Abreere yusuf. Qaal Abreere wuxuu la deegaan yahay Caraale amaadin. Ableele Abreere na waxaa qaatay garaadadii ama boqortayadii bartire oo wa niman ka jigjiga dagan e Ableelaha ah. *muuse Yusuf ayaa noqday faraca ogaadeen oo tarmay. Muuse wuxuu dhalay lix wiil. 1.Siciid muuse( Xaaji Baahale Ama Baahilaawe) 2.Cabdiraxmaan muuse (Xaaji Talomoge(. 3.Ricad muuse(Habar Ricad). 4.Maloonke Muuse. 5.Maxamed Muuse(Dhag-buro). 6.Sharawe Muuse. Ilmo muuse waxaa batay xaaji baahale oo magaciisu siciid yahay,iyo Talomoge oo magaciisu yahay xaaji cabdiraxmaan. Baahale muuse wuxuu dhalay 9 wiil. 4.bah ah, saddex bah iyo laba bah. Xaaji talomoge isna wuu dhalay laba wiil. Waxay iga tahay uun bidhaamin iyo sixid e qoraalku inuu ila dheeraado ma rabo. Halka odaygu Kulubkaan ka keenay inaan yara saxo ayaan rabaa, horta Kulubkaan magaciisu waa cabdillahi. Odayga kulubkaan ah magaciisuna cabdillahi yahay, waa cabdillahi Kuumade. Cabdillahi Kuumade wuxuu dhalay saddex wiil. 1.Maxamuud cabdillahi( naanaystiisu waa Absame). 2.Gaylabe (Habar-Gaylabe). 3.Raagsay. Kulubkaan wuxuu la dhalashay Cabdiraxmaan Kuumade (Xaaji Galimays, iyo Cabd-deeq Kuumade. Qalad taarikhiya ayaa la galay, marar badan ayaad maqli iyadoo lagu leeyahay afarta ilma absame iyo adeerkood ay adeerka ka wadaan galimays, galimays ilma absame adeerkood maaha e waa awoowgood, oday dhan ayaa u dhaxeeya absame iyo kuumade iyo reero dhan oo dhaqan oo jira. Absame adeeradii waa habar-Gaylabe iyo raagsay. Waligaa iyo allahaa maqli maysid waana reero dhan oo dhaqan oo daarood ah. Waxaa sax ahayd in la yiraahdo afarta ilma absame iyo adeeradood oo habar gaylabe iyo raagsay la sheego. Ama la yiraahdo afarta ilma absame iyo awoowyadood oo galimays iyo cabddeeq la sheego iyo Cabdillaahi oo kulubkaan ah.oo ah odayga dhalay maxamuud oo Absame ah. Lixdii kale ilmo tagaalwaaq waxay odayaashu nasabka yaqaana sheegayaan inay anniyo,itto,Caruuso,jaarso,allo,yuutu iyo tuutsiga ku jiraan, oromada ,axmaarada iyo africa da kalaba.
Duqa dhakhtar geeya waxwalba waad iska waraysanaysaane cirbadii buuna soo qaadanine.
😂😂na hoogto maxad ku maagtay
W
W
Kan waxba ma oga waa hal
De maqabul iyo Amuudan wa hal.. yacni maqabul Ba naanays ah.. amuudana wa magaca saxda ah oo sacad iyo Makaahiil abahood.. odaygan wareersan hal reer umba la baray.. miyirwalal umba is Bahaysi ah oon abtir saxa marin.. maqabul wa nanays jubaland lagu sameeyay halka miyirwalal yahay isbahaysi dagaaleed
Kkkkk
odaygan waba mayaqan ogaden Waxu dhalay 1 wiil oo ah Tagaalwaq isna waxu dhalay 2 Cumar Tagaalwaq iyo Barwaaq Tagaalwaq kadibna barwaq waxudhalay 2 Maqaabul iyo Miyirwalaal
@@abdullahiguled5271 ishaad ka ridey barakalah
Wawow
Waxan kuweydiyey wlle kulubkan ama habargeylo xagee ogadeen kagaso dhacan ii faidee bal
Odaygan abtir waxba kama yaqaano isagaa ubaahan in wax labaro
Dadka yaan la qaldin,oo nasabka iyo abtirka la gu ciyaarin, wax badan ayaa qaldan, odaygu waxa uu sheegayo ciyaala xaafadka ayaa ku qosli haday maqlaan. Sixitaan: Cabdiraxmaan oge ama ogaadeen, wuxuu dhalay hal wiil oo Tagaalwaaq la yiraahdo . Tagaalwaaq wuxuu dhalay sagaal wiil, sagaal ka wiil e ilma tagaalwaaq waxaa deegaanka ku dhaqan saddex waxayna kala yihiin : 1.Axmed tagaalwaaq (Naanaystiisu waa Barwaaq) 2.cumer tagaalwaaq ( oo la deegaan ah reer isaaq ,Waa niman ka dagan magaalo cad) 3.Toomale Tagaalwaaq. Waxaa tarmay Axmed-Barwaaq, axmed wuxu dhalay laba wiil oo kaliya , waa 1. Amuudaan Axmed-barwaaq( oo dadka wax qaldaa Maqaabul yiraahdaan). 2.Siciid Axmed-barwaaq. Naanaystiisuna tahay kaanti(Dadka wax qaldaana miyirwalaal ka u yaqaanaan). Amuudaan(Maqaabul) waxuu dhalay laba wiil: 1. Sacad Amuudaan (reer sacad). 2. Makaahiil Amuudaan. Sacad wuxuu dhalay saddex wiil: 1.xasan/Abubakar sacad(Labada magac ba waa loo yaqaana). 2.xuseen Sacad. 3.ibraahim sacad . Makaahiil Amuudaan isna wuxuu dhalay afar wiil: 1.Ibraahim Makaahiil (Abraahiin). 2.Gumcadle Makaahiil. 3.Gacanwayne Makaahiil. 4.Yuusuf Makaahiil. Siciid Axmed Barwaaq (Naanaystiisu tahay kaanti) Isna wuxuu dhalay Hal wiil oo Yusuf Siciid ah. Yusuf ba wuxuu dhalay saddex wiil: 1.Cumar yusuf(Reer Camar). 2.Abreere Yusuf. 3.Muuse Yusuf Abreere yusuf wuxuu dhalay laba wiil: 1.qaal Abreere Yusuf. 2.Ableele Abreere yusuf. Qaal Abreere wuxuu la deegaan yahay Caraale amaadin. Ableele Abreere na waxaa qaatay garaadadii ama boqortayadii bartire oo wa niman ka jigjiga dagan e Ableelaha ah. *muuse Yusuf ayaa noqday faraca ogaadeen oo tarmay. Muuse wuxuu dhalay lix wiil. 1.Siciid muuse( Xaaji Baahale Ama Baahilaawe) 2.Cabdiraxmaan muuse (Xaaji Talomoge(. 3.Ricad muuse(Habar Ricad). 4.Maloonke Muuse. 5.Maxamed Muuse(Dhag-buro). 6.Sharawe Muuse. Ilmo muuse waxaa batay xaaji baahale oo magaciisu siciid yahay,iyo Talomoge oo magaciisu yahay xaaji cabdiraxmaan. Baahale muuse wuxuu dhalay 9 wiil. 4.bah ah, saddex bah iyo laba bah. Xaaji talomoge isna wuu dhalay laba wiil. Waxay iga tahay uun bidhaamin iyo sixid e qoraalku inuu ila dheeraado ma rabo. Halka odaygu Kulubkaan ka keenay inaan yara saxo ayaan rabaa, horta Kulubkaan magaciisu waa cabdillahi. Odayga kulubkaan ah magaciisuna cabdillahi yahay, waa cabdillahi Kuumade. Cabdillahi Kuumade wuxuu dhalay saddex wiil. 1.Maxamuud cabdillahi( naanaystiisu waa Absame). 2.Gaylabe (Habar-Gaylabe). 3.Raagsay. Kulubkaan wuxuu la dhalashay Cabdiraxmaan Kuumade (Xaaji Galimays, iyo Cabd-deeq Kuumade. Qalad taarikhiya ayaa la galay, marar badan ayaad maqli iyadoo lagu leeyahay afarta ilma absame iyo adeerkood ay adeerka ka wadaan galimays, galimays ilma absame adeerkood maaha e waa awoowgood, oday dhan ayaa u dhaxeeya absame iyo kuumade iyo reero dhan oo dhaqan oo jira. Absame adeeradii waa habar-Gaylabe iyo raagsay. Waligaa iyo allahaa maqli maysid waana reero dhan oo dhaqan oo daarood ah. Waxaa sax ahayd in la yiraahdo afarta ilma absame iyo adeeradood oo habar gaylabe iyo raagsay la sheego. Ama la yiraahdo afarta ilma absame iyo awoowyadood oo galimays iyo cabddeeq la sheego iyo Cabdillaahi oo kulubkaan ah.oo ah odayga dhalay maxamuud oo Absame ah. Lixdii kale ilmo tagaalwaaq waxay odayaashu nasabka yaqaana sheegayaan inay anniyo,itto,Caruuso,jaarso,allo,yuutu iyo tuutsiga ku jiraan, oromada ,axmaarada iyo africa da kalaba.
Woooooooooow good job
Thank You Sister