Daahfurka wararka
Daahfurka wararka
  • 1 248
  • 8 390 105

Відео

DEGDEG: Kumaandoska Somaliland oo Saylac kuso bandhigay Howgalo & Jabuuti oo xaalad adag gashay.
Переглядів 2,7 тис.6 годин тому
DEGDEG: Kumaandoska Somaliland oo Saylac kuso bandhigay Howgalo & Jabuuti oo xaalad adag gashay.
DEGDEG: Saldhiga Jabhada Jabuuti oo la duqeeyay & Ciidanka Somaliland oo talaabo culus qaaday.
Переглядів 3,2 тис.9 годин тому
DEGDEG: Saldhiga Jabhada Jabuuti oo la duqeeyay & Ciidanka Somaliland oo talaabo culus qaaday.
DEGDEG: RW Itoobiya oo u hanjabay Jabuuti & Somaliland oo dajisay qorshe culus oo ka.
Переглядів 1,5 тис.2 години тому
DEGDEG: RW Itoobiya oo u hanjabay Jabuuti & Somaliland oo dajisay qorshe culus oo ka.
DEGDEG: B/ Caalamka oo kanixisay MW Jabuuti & Ciidanka Jabhada Jabuuti oo qorshe laga fashiliyay.
Переглядів 2,8 тис.2 години тому
DEGDEG: B/ Caalamka oo kanixisay MW Jabuuti & Ciidanka Jabhada Jabuuti oo qorshe laga fashiliyay.
DEGDEG: Jabhada Jabuuti oo kasoo baxday Xadka Somaliland & Sirdoonka oo qorshe culus diyaariyay.
Переглядів 7 тис.2 години тому
DEGDEG: Jabhada Jabuuti oo kasoo baxday Xadka Somaliland & Sirdoonka oo qorshe culus diyaariyay.
DEGDEG: Saraakiisha Jabhada Jabuti oo isku dhiibay Somaliland & Sirdoonka Somaliland oo...
Переглядів 1,8 тис.2 години тому
DEGDEG: Saraakiisha Jabhada Jabuti oo isku dhiibay Somaliland & Sirdoonka Somaliland oo qaaday talaabo culus.
DEGDEG: 3- Basaas oo katirsan Sirdoonka Somalia oo lagu qabtay Boorama & Sirdoonka Somaliland oo....
Переглядів 6 тис.4 години тому
DEGDEG: 3- Basaas oo katirsan Sirdoonka Somalia oo lagu qabtay Boorama & Sirdoonka Somaliland oo shaaciyay talaabo culus oo.
DEGDEG: Taliyaha Jabuuti oo qiray jabka Jabuuti & Eriteria oo talaabo horleh qaaday.
Переглядів 7 тис.4 години тому
DEGDEG: Taliyaha Jabuuti oo qiray jabka Jabuuti & Eriteria oo talaabo horleh qaaday.
DEGDEG: Somaliland oo hub culus geysay Awdal & Jabuuti oo xaalad adag gashay. I
Переглядів 1,1 тис.7 годин тому
DEGDEG: Somaliland oo hub culus geysay Awdal & Jabuuti oo xaalad adag gashay. I
DEGDEG: Eriteria oo duqeysay Saldhigyada Jabuuti & Isimada Awdal oo diiday kulanka Md Jabuuti.
Переглядів 4,9 тис.7 годин тому
DEGDEG: Eriteria oo duqeysay Saldhigyada Jabuuti & Isimada Awdal oo diiday kulanka Md Jabuuti.
DEGDEG: Midowga Afrika oo wadnaha jaray Jabuuti & Wadamada dalalka geeska oo taageray Somaliland.
Переглядів 2 тис.7 годин тому
DEGDEG: Midowga Afrika oo wadnaha jaray Jabuuti & Wadamada dalalka geeska oo taageray Somaliland.
DEGDEG: Somaliland oo qaraxyo ku qabatay Awdal & Itoobiya oo go’aan culus ku dhawaaqay.
Переглядів 7 тис.9 годин тому
DEGDEG: Somaliland oo qaraxyo ku qabatay Awdal & Itoobiya oo go’aan culus ku dhawaaqay.
DEGDEG: Kumaandoska Somaliland oo galay Xadka Jabuuti & Eriteria oo qaaday talaabo culus.
Переглядів 3,6 тис.9 годин тому
DEGDEG: Kumaandoska Somaliland oo galay Xadka Jabuuti & Eriteria oo qaaday talaabo culus.
DEGDEG: Ingiriiska oo xayiraad saaraya Jabuuti & Somaliland oo qaaday talaabo culus oo kadhan ah.
Переглядів 6 тис.9 годин тому
DEGDEG: Ingiriiska oo xayiraad saaraya Jabuuti & Somaliland oo qaaday talaabo culus oo kadhan ah.
DEGDEG: Jabuuti oo ciidan kala soo baxday Xadka & Somaliland oo qaaday talaabo culus oo kadhan Ah.
Переглядів 8 тис.12 годин тому
DEGDEG: Jabuuti oo ciidan kala soo baxday Xadka & Somaliland oo qaaday talaabo culus oo kadhan Ah.
DEGDEG: Sarakisha Eriteri oo ku hanjabay iney qabsanayan Jabuuti & Somaliland oo bilowday....
Переглядів 2,1 тис.12 годин тому
DEGDEG: Sarakisha Eriteri oo ku hanjabay iney qabsanayan Jabuuti & Somaliland oo bilowday....
DEGDEG: Itoobiya oo hub halis lasoo dagay & Somaliland oo ka hadashay Maxaabiista Laascaanod.
Переглядів 1,6 тис.12 годин тому
DEGDEG: Itoobiya oo hub halis lasoo dagay & Somaliland oo ka hadashay Maxaabiista Laascaanod.
DEGDEG: Itoobiya oo fariin u dirtay Somalia & Somaliland oo war cusub kasoo saarta Maxaabiista....
Переглядів 2,9 тис.12 годин тому
DEGDEG: Itoobiya oo fariin u dirtay Somalia & Somaliland oo war cusub kasoo saarta Maxaabiista....
DEGDEG: Eriteria oo hub culus soo bandhigtay & MW Eriteria oo go’aan culus ku dhawaaqay.
Переглядів 2,3 тис.14 годин тому
DEGDEG: Eriteria oo hub culus soo bandhigtay & MW Eriteria oo go’aan culus ku dhawaaqay.
DEGDEG: Lacag loo waday Jabhada Jabuuti oo awdal lagu qantay & Sirdoonka Somalia oo gaaray Jabuuti.
Переглядів 16 тис.14 годин тому
DEGDEG: Lacag loo waday Jabhada Jabuuti oo awdal lagu qantay & Sirdoonka Somalia oo gaaray Jabuuti.
DEGDEG: Diyaarado Drone oo lagu wareejiyay Somaliland & Eriteria oo u hanjbtay Jabuuti.
Переглядів 4 тис.14 годин тому
DEGDEG: Diyaarado Drone oo lagu wareejiyay Somaliland & Eriteria oo u hanjbtay Jabuuti.
DEGDEG: Jabuuti oo hub halis geysay Xadka Awdal & Somaliland oo Turkiga fariin u dirtay.
Переглядів 1,6 тис.16 годин тому
DEGDEG: Jabuuti oo hub halis geysay Xadka Awdal & Somaliland oo Turkiga fariin u dirtay.
DEGDEG: Sirdoonka Somalia oo lacag ku warejiyay Jabuuti & Xiisada Eriteria iyo itoobiya oo meel
Переглядів 2,4 тис.16 годин тому
DEGDEG: Sirdoonka Somalia oo lacag ku warejiyay Jabuuti & Xiisada Eriteria iyo itoobiya oo meel
DEGDEG: Somaliland oo weerartay Soomaaliya & Eriteria oo go’aan ka gaarta Itoobiya.
Переглядів 1,8 тис.19 годин тому
DEGDEG: Somaliland oo weerartay Soomaaliya & Eriteria oo go’aan ka gaarta Itoobiya.
DEGDEG: Ciidanka Eriteria oo galay xadka Jabuuti & Somaliland oo qaaday talaabo culus.
Переглядів 6 тис.19 годин тому
DEGDEG: Ciidanka Eriteria oo galay xadka Jabuuti & Somaliland oo qaaday talaabo culus.
DEGDEG: Somaliland oo shaacisay heshiiska Itoobiya & Qorshe culus oo lagu dajiyay.
Переглядів 3,5 тис.19 годин тому
DEGDEG: Somaliland oo shaacisay heshiiska Itoobiya & Qorshe culus oo lagu dajiyay.
DEGDEG: Gaadhi laga qabtay Jabhada Jabuuti & Somaliland oo qorshe culus u dajisay Jabuuti.
Переглядів 6 тис.21 годину тому
DEGDEG: Gaadhi laga qabtay Jabhada Jabuuti & Somaliland oo qorshe culus u dajisay Jabuuti.
DEGDEG: Jabuuti oo kahortimid Xubnah Itoibiya ee Awdal ku sugan & Somaliland oo sheegtay qorshaha.
Переглядів 4,4 тис.21 годину тому
DEGDEG: Jabuuti oo kahortimid Xubnah Itoibiya ee Awdal ku sugan & Somaliland oo sheegtay qorshaha.
DEGDEG: Wafdi Itoobiya kasocda oo gaaray Lughaya & Jabuuti oo ku dhawaaqay go’aan culus.
Переглядів 4,2 тис.21 годину тому
DEGDEG: Wafdi Itoobiya kasocda oo gaaray Lughaya & Jabuuti oo ku dhawaaqay go’aan culus.

КОМЕНТАРІ

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 години тому

    Beenaley

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 години тому

    Jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland government and Somalia italiya between borders afrika like African countries

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 5 годин тому

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar

  • @Cabdiraxmaan-vm2bk
    @Cabdiraxmaan-vm2bk 7 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Cabdiraxmaan-vm2bk
    @Cabdiraxmaan-vm2bk 7 годин тому

    ❤❤❤❤

  • @mustafesiciidmustafesiciid4537
    @mustafesiciidmustafesiciid4537 8 годин тому

    Been badnidaa nio

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 9 годин тому

    Abiy waa "Jilaa" dad badan ayaa rumaysanaya hadalkiisa. Jebouti iyo Somalia hanjabaad ayuu u dirayaa si uu ugu qanciyo Muse Inay cadaw u yihiin.

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iiyo gobaniimo soomaalilnd guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n День тому

    Hala Gawraca Hooyadood Wasooyin Ryda Eydu Dhashay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 дні тому

    Allh. Haasahaslo. Amuurah. Jaabiuti. Mandatory. Baaday. Haaday. Hawalahaa. Gaasho. Waar. Kaa. Jooga. Ciisoow. Ninkaani. Yuu. Idiin. Gaalaafan. Waxuu. Samaanayo. Waaw. Jooga. Bisiinka

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 дні тому

    Allh. Haasahaslo. Amuurah. Jaabiuti. Mandatory. Baaday. Haaday. Hawalahaa. Gaasho. Waar. Kaa. Jooga. Ciisoow. Ninkaani. Yuu. Idiin. Gaalaafan. Waxuu. Samaanayo. Waaw. Jooga. Bisiinks

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 дні тому

    Ciidamada Somaliland wA in la geliyaa heegan adag, la kontroolaa xuduudaha, garoomada diyaaradaha, dekedaha, dadka martida ah ee ku sugan magaalooyinkana ay u diiwaangashanaadaan hudheellada iyo merlaha kalee ay howlaha ka leeyihiin, lala socdaa dhaqdhaqaaqooga. Sirdoonka Somaliland waa inay xoojiyaan, casriyeeyaanna qaababka xog helidda xoojiyaanna ila xogta xasaasiga ah iyo tabaha loo marayaba. Qaranka Somaliland waa in ummaddiisu la ilaalisaa cidankooga, soona gudbiyaan cid kasta oo laga shakiyo dhaqankeega. Marxalad xasaasi ah baynnu maraynnaa oo cadawgeenna oo ay ugu horreeyaan xaasidiinta masayrka la waashay ee Somalia iyo Djibouti. Waana in laga caawiyaa ciiddanja nimankii la soo diray inta maqan gacan ku dhigiddooda. Dalka iyo bulshadiisaba aynnu difaacno.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 дні тому

    Somaliland Cadowga dalkeeda ha ka sifayso. Guul

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 дні тому

    FUUTOLAND FUUTOLAND OOO FUUTOLAND DHADAY SIRDOON SOMALIA 🇸🇴 AQOOON AY KU AR KAAAN MALE SIER DOON KA SOMALIA 🇸🇴 WAXAY JOOOGAN DAL KOO GII EE MA JOOGAN DAL SHI SHEEYE

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 дні тому

    WAXAN AYDA WADA MAY WASAAAAAN ZXB I ILAY DOWLADA LAAANTI XUMAAA

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 дні тому

    FUUTOLAND DHADAY REE AWDAL TATIS OF SOMALIA WAXAY MARAAN WADADII ASSS KHATUMO OOO KALE REE AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL SOMALIA

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 дні тому

    GUUUUUL 🇸🇴 IYO GOBONIMOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 KAAAALAY YAAAA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 WAXAAAN DIYAAR U NA HAY DOWLADA AWDAL TATIS AH SIDII ASSS KHATUMO OOO KALE REE AWDAL TATIS

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 дні тому

    BEEENAAALE BEEENAAALE BEENTA NAYADAAA ZXB FUUTOLAND DHADAY AYAA OO GA DHIYASAA, DOWLADA REE AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 WAAN ISKA XORAN NAYNAA,FUUTOLAND

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 дні тому

    Alla idin qabay sirma qabe allow sahana somaliland guuuuulayso cadowgaagu ha jabo isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 дні тому

    Jaahiloow Horta matahay wax Kira jad ilaa jad waxaan kugu ognahay been iyo hadal qaawan

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm 2 дні тому

    Kkkkkkkkkk GEEELAHA JABUUTOW HAKU GUBAN JABHADNIMADA WAA LAGU JAHA WAREERAAYE.

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 3 дні тому

    iska hubso wlhi waa been wax dagaal ah oo ka dhacday xuduuda u dhexeeya ereteria iyo djibouti. anigu waxan hada ku sugahay magalada obock . ilaahay ka cabso beentu waa xaaraan . dadka been ha u sheegin ma tihid weriye madaxbanan waayo been ayad soo gidbisey Nacas

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 3 дні тому

    Wuxu been badanaa 😂😂 Subxaanallaah qumayo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 дні тому

    Waxaas anagaa beentoodii soo af jarnay. Hal xalal ah kuma jorto waxay isu sheegaan SNM. BEENAALE YAAL NAF AYEY KA RAADOYAAN BEENTA KELMED XALAALA MA YAQAANAAN.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 3 дні тому

    Beenale yaal beenaale yaal dhaleen

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 3 дні тому

    NAGA AAMMUS BEENAALAYAHAW BEENAALUHU DHALAY

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 дні тому

    Ha qabsato waliba

  • @hassanibrahimomar7765
    @hassanibrahimomar7765 3 дні тому

    Bennalee

  • @HASSAÑWARSAMA-w6d
    @HASSAÑWARSAMA-w6d 3 дні тому

    War ninkani waa baadiye somaliland ka mid maha midowga Afrique

  • @HASSAÑWARSAMA-w6d
    @HASSAÑWARSAMA-w6d 3 дні тому

    Beenaale Beenaale beeneto waa haran

  • @HASSAÑWARSAMA-w6d
    @HASSAÑWARSAMA-w6d 3 дні тому

    Somaliland armée malaga beenalow

  • @HASSAÑWARSAMA-w6d
    @HASSAÑWARSAMA-w6d 3 дні тому

    Beenaale xischo

  • @MahdiYuusuf-l8l
    @MahdiYuusuf-l8l 3 дні тому

    Waa.ayo.jabhadu

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 дні тому

    Dagaal nin aan aqoon baa ku degdega

  • @user-bx1pk5dh9n
    @user-bx1pk5dh9n 3 дні тому

    Xishoo beenaleyoow mada awoodi garta smland in ay soo gasho xadka djibouti

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 дні тому

    War hooyada was beenta iska dhaf kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk somali Land iyo djibouti bada is garaba dhigayisa ana ku wasa

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 дні тому

    Jabutiyeey horey uu socda, horta qashiinqa dhalka guudixisa iska saar

  • @ilyasmaal1545
    @ilyasmaal1545 4 дні тому

    Adero beentada run u ekaysi adoo rali a

  • @faysalali1845
    @faysalali1845 4 дні тому

    .beeeenaaale beenaaale waar dadka beenta kadaa ceeb caleeg ilaahay si nadiifa wax uuga doon wax alaale waka jiraa majiro sheekadaasa

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 4 дні тому

    War wax cadeyn wata keen nacalad yhy

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 4 дні тому

      Jabuuti waa ciisihii bakhtiga hiigi jiray iyo haqay midgaan baa leh 😂😂😂

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 4 дні тому

    Somaliland ayaa masuul ka ah ilaalinta badda Somaliland. Cid kale oo Iman Kartha ma jirto.

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 4 дні тому

    Saxib dhulbahante waa la dhawraysy ee cidi lama dagalamayn that’s why bsy isu mahadiyeen ee walahi laba beri ma qadaten

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 4 дні тому

    Walee somaliland laga macadhi mayo cadaw kasta oo isa soo bahaystana way ku jabayaan guul S/land❤❤❤❤

  • @NimcaanCali-hq8dt
    @NimcaanCali-hq8dt 4 дні тому

    😢

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 5 днів тому

    Hadee jabuuti waa dal yar! Xabada lawyocada ka bilaabataa faras magaalaha jabuuti ayeey tagi karta!

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 5 днів тому

    Kkkkkkk Somaliland maa awod haysata dulmahante ayay kaa ad kaniwayday 😂😂😂😂

  • @HenryLoy
    @HenryLoy 5 днів тому

    Somalia 🇸🇴 haisraacdo ❤ We need 🇸🇴🤝🏻🇸🇴✅️

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 днів тому

    WAXA SAA BAHDILAADA KKKK WALAHAY DAACAD BAN U QOSLAY. WAAR MIYAD ARAG TEEN DAWLAD KU SHEEG AY EITHIOPIA MASUL KA TAHAY 60% OO HADANA NIIC DAAS UN HAYA KKKK.ADEER ANAGAA BADA LEH CIDAANU DOONANA SIINAYNA. WAA YAABE MA HOOYADIN BAA BADA NALA LEH. WAAR QAJILA OO TIINAN DAAYACA AH MAAMUSHA ILAHAY WAX IDINMA SIIYEE KKK

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 5 днів тому

    Ciidamada Itoobia ee maalmahan indh indhaynaayay xeebaha Somaliland Barbara Illaa Saylac ma macdan bay ka baadhayeen? Mise sahan bay ahaayeen reerka halkay furayaa. illayn nasiib koodaa siiyaye!!