abdirahman bulshaawi
abdirahman bulshaawi
  • 9
  • 184 866

Відео

Heesta Hogaamiye waa Siciid Deni.
Переглядів 14 тис.4 роки тому
MADAXWEYNE DENI WUXUU DOWLADDA PUNTLAND KU HOGGAAMIYEY DHISMAHA CIIDAMO TAYEYSAN, HIRGELINTA XISBIYADA IYO SAMATA BIXINTA DALKA XILIGA KALA GUURKA AH.
Heesta Geella Markuu Dararanyahay "Qaaraami"
Переглядів 4,4 тис.4 роки тому
Heesta Geella Markuu Dararanyahay "Qaaraami" Waxaa dib u qaadayaa: Codka:Maxamed Elzayiddi Kabanka:Abwaan Bashiir Faarax Gurey Camera/Edited by :Abdirahman Bulshaawi
Dufcaddii ugu horeeysay ee Kumaandooska Gallaydh ee Puntland oo maanta Tababar loo soo xiray.
Переглядів 5 тис.4 роки тому
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland oo loogu magac daray Galayr oo muddo 6 Bilood ah tababar uga socday xerada Tababarada Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland ee Xorgoble.
HEESTA PUNTLAND - CABDINUUR ALAALE IYO DEEQO HOLLAND.
Переглядів 12 тис.4 роки тому
HEESTA PUNTLAND - CABDINUUR ALAALE IYO DEEQO HOLLAND.
Jeel Ogaadeen Documentary || QAYBTA 1-AAD || Fadlan ha daawan hadaad Qalbi jilicsantahay.
Переглядів 12 тис.5 років тому
Jeel Ogaadeen Documentary || QAYBTA 1-AAD || Fadlan ha daawan hadaad Qalbi jilicsantahay.
DAAWO - Sanad Guuradii 21-aad ee Puntland
Переглядів 14 тис.5 років тому
Baro puntilaan 21sano kadib.
Heesta Calanka Puntland.
Переглядів 45 тис.5 років тому
Heesta Calanka Puntland. Erayada Laxanka iyo Codka Cali puntland Music Mustafa Karaama.
Afkaygoow Qolo Ma tihid || Abdirisaaq Anshax || HD 2019
Переглядів 41 тис.5 років тому
Afkaygoow Qolo Ma tihid || Abdirisaaq Anshax || HD 2019

КОМЕНТАРІ

  • @BukhaariahmetmohamuttAyroobe
    @BukhaariahmetmohamuttAyroobe 6 днів тому

    Wlhy aadbaan uga xumaday meshan waxan u imaday si aan supiscribe udhaho bageka apdirahman bulshaawi balse qisadan oo aan arkan ayana dhagaystay😢😢😢

  • @SiciidWirdaani
    @SiciidWirdaani 3 місяці тому

    Subxanallah 😢

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 5 місяців тому

    Masha Allah, Puntland 4 Ever, Allow Balo Ka Hay Dhul-Udug

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 9 місяців тому

    Ka caagan dadkiisu coladaa sokeeye codkooda dhegeyso😢😢😢 Love from Togdheer ❤❤❤

  • @HusseinMohamed-z9t
    @HusseinMohamed-z9t Рік тому

    Colada’s sokeeye Ka caagan Dadkiisee Codkooda dhageeyso

  • @khadrocali-mi7cj
    @khadrocali-mi7cj Рік тому

    madaxweyne Dani❤🇸🇱

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi

    Ponteland State Of Somalia 🇸🇴

  • @AaminaShnuur-xb8ko
    @AaminaShnuur-xb8ko Рік тому

    Team kaah ismuujiya😊😊😊😅😅

  • @FadumoFaadumo-jc6lh
    @FadumoFaadumo-jc6lh Рік тому

    Ilove you puntuland

  • @calimaqar15-uq5so
    @calimaqar15-uq5so Рік тому

    Iskalaaji petrolium

  • @hamdibashiir715
    @hamdibashiir715 Рік тому

    Guul ururka kaah Gul insha allh

  • @ahmedyusuf7439
    @ahmedyusuf7439 Рік тому

    Yaa ciidan puntland leedahay ka cabsada maba laha ciidan qarane, waa ciidan beeloode .

    • @najahsaid1162
      @najahsaid1162 Рік тому

      Idoor ciil qaba baa tahay ciidanka puntland iyo ciidan beeledada kala saar puntland ciidamo quwad wayn bey leedahay alx nabad baana ku hurudna wana ragaan ku jiifano teeda kale Beelksat oo puntland dagta hub iyo qoryo waa leedahay sidaas oo tahayna is baaro iyo dhac iyo boob cidna uma geeystan Nabada bulshada ayaana u miihiima isimo dhaqamed aan ka dambeyno baa leenahay halka soomalida kale qabiiladooda saca booley tahay hubna haysan sida reerkaga qaarka kalana is baaro bay dhigtan oo dhulkooda amni maaha marka puntland soomalida waa dadka ugu caqliga iyo kala dambeynta badan Ciidan quwad leh oo cadow ga Cashar u dhigayana waa leenahay Alx

  • @RashiidShaaluco
    @RashiidShaaluco Рік тому

    Halkay ku kulmeen dadkeeniyo

  • @abdirahiinsuldaan5189
    @abdirahiinsuldaan5189 Рік тому

    😥

  • @BaytalXuriya
    @BaytalXuriya Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @prancessdiamand684
    @prancessdiamand684 2 роки тому

    Kaah kaah

  • @ikramfarah
    @ikramfarah 2 роки тому

    Ciil weynaaa 😭😭😭😭

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 2 роки тому

    Putland falaadka ka daaya qaranka soomaliyeed

    • @najahsaid1162
      @najahsaid1162 Рік тому

      Puntland waa hooyada faderaalka somaliya ayaday ku bad baaday soomali Goortii xamar qaranka lagu bililiqaystay

  • @mahamoudhasan2038
    @mahamoudhasan2038 2 роки тому

    Music kada

  • @AhmedSaid-uu7iv
    @AhmedSaid-uu7iv 2 роки тому

    Bacaad iyo buruc dhulkii ugaasyada dishiishe ahmed harti. Bosaso city

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 2 роки тому

    Best songs of puntland 🥰

  • @mohamedy.abdullahi914
    @mohamedy.abdullahi914 2 роки тому

    #Cawaale 😘🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱😘 love you 😍 #calankaygiiyooow 😘❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mohamedfarah1317
    @mohamedfarah1317 2 роки тому

    Hanbalyo 1 August puntland

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 2 роки тому

    Hees aad umacaan❤❤ waaye runtii faanaanka qaaday ilaahay cimrga hawdheereeyo waa hees qeero kooniyawadta waaye raboow cabsidaabaan cidalaufadhiyaaye soomaalida caymi 🇸🇴😭😭

  • @abdulahihussien1444
    @abdulahihussien1444 2 роки тому

    2022 baan dawan haayaa xaqiiqtan dadkaa Ninkaan raga sidaa u galay ma Somalia baa hdne ma islaaam baa. Subaxanalaah

    • @hafsoomar7797
      @hafsoomar7797 2 роки тому

      Abdi iley hada waa xiranyhy cuqubo

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 роки тому

      Hadan waxan aqrinaya buug laga qoray jeel.ogaden Wan dalay xoga video gan inan dawado kusi daraya buga kaliya waa igu filnaa waye runtii inan aqriyo

  • @omarDADASHOW
    @omarDADASHOW 2 роки тому

    Somali ogadenia guul

  • @moktar444
    @moktar444 2 роки тому

    😭😭

  • @rizak_abdul
    @rizak_abdul 2 роки тому

    So emotional wlH

  • @aminadacar1161
    @aminadacar1161 2 роки тому

    Lkn aniga ogadeen uqdaad baan kaa qadeey runti xaata shiiq weyn haadi uu gabarteeyda ah igaso doonto ii aan siinlaahay umaleyn maayo runti anigo fahamsaan ineey dadku iskumid eheeyn hadana cabsii badan baan kaqadey runti dhagaheyga wax kaxun waligey ma maqlin jeel ogadeen subxaalaah

  • @aminadacar1161
    @aminadacar1161 2 роки тому

    Runti Midkaato oon dhegeysto oon aan ooyiin majirto walaahi kuwi ku dhintey waa shihideen kuwi haada noolna rabigeey qalbigooda haka masooxo

  • @aminadacar1161
    @aminadacar1161 2 роки тому

    Subxanalaah subxanallah

  • @daahirtaliye2165
    @daahirtaliye2165 2 роки тому

    Walahay wa arin cajib ah Lakin hadi ay nolyihin dadki waxa sameysay halag jaro

  • @rahmamahamed37
    @rahmamahamed37 2 роки тому

    😪😭😭😭😭😥😢😓😭😭😭

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas 2 роки тому

    My country puntland 🇺🇿🇺🇿💚🤍💙🇸🇴🦁👑

  • @faadumofaraxsan7209
    @faadumofaraxsan7209 2 роки тому

    Woow

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому

    What the fuck maxa idinku Saliday heesayaga why do you guys always photo copy u samaysaan somali intay is qirayso siday u kala fiican yihiin somalinimo iman mayso

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому

    Waa keleb shikhaal ah oo hargeisa kaso kaso cararay

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому

    Hees hore loo qaaday buu qaadaya

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 2 роки тому

    Subxaanallaah.

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 2 роки тому

    🥵walaan cadowgaagu cabaar kuu ladayni caloosha ku hayso

  • @maxamuudxasan657
    @maxamuudxasan657 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wa xanuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kawte1242
    @kawte1242 2 роки тому

    SUBXANALAH

  • @fahadcabdi2183
    @fahadcabdi2183 2 роки тому

    Mansha allah

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 роки тому

    Taasay qaar leeyihiin cabdi ilay hala daayo nacalad baa kuwaas iyo hooyadoodba ku taal fukin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 роки тому

    Waaaaw

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤💚💙🤍

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 2 роки тому

    Masha Allah, I love you kuwii layga beeray

  • @ahmedaden1280
    @ahmedaden1280 2 роки тому

    Mashaa Allaah Allow dhawr Puntland

  • @axmedcabdi6062
    @axmedcabdi6062 3 роки тому

    Walhi waa ooyey

  • @axmedcabdi6062
    @axmedcabdi6062 3 роки тому

    Subxanall alle ayaa idinka jarayaa