- 52
- 51 815
Ilsan Media TV
Приєднався 9 вер 2024
Digital Television Based in Horn of Africa.
Відео
"Xaaskayga ayaa horumar gaadhsiisay Koonfur-galbeed..." - Madaxweyne Laftagareen.
Переглядів 934 дні тому
"Sirtu waa caanaha Riyaha...." - Nugaal oo aastay Sool.
Переглядів 525 днів тому
Koobka Puntland: Fardaha Nugaal oo ku durduriyey Hawdka Cayn.
Переглядів 979 днів тому
Ceerigaaboo bari iyo galbeedba looga barakacay.
Переглядів 1,9 тис.12 днів тому
Bashaar Al-Asad oo qaxoonti ah iyo Suuriya oi shacab ku talada la wareegey!
Переглядів 3415 днів тому
"Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Faysal Cali Waraabe aan ku dayano..." - Aqoonyahan Aadan Sahan.
Переглядів 16 тис.18 днів тому
Jaamacadda Jigjiga oo xasiid nagu soo dhiweysey.
Переглядів 3919 днів тому
Khaatumo: "Marnaba ma wada hadli doono Somaliland."
Переглядів 38720 днів тому
Mahdi Guuleed: Raaskaanbooni ilaa Buuhoodle doorasho waa ka qabanaynaa.. anaana u cod badanaya.
Переглядів 35721 день тому
Dhallinyarada Derbijiifka Garoowe oo dhar dhaxameed loo qaybiyey.
Переглядів 15523 дні тому
Dowladda #Somalia oo maxkamad la tiigsanaysa Madaxweynaha #Jubbaland.
Переглядів 35728 днів тому
Madaxweyne Madoobe: "Jubbaland cid iga daba hadli karta ma jirto ee Xasan iyo Xamsow ha daalina."
Переглядів 43628 днів тому
Axmed Madoobe: "Waxa aan ahaa Kacaankii, waxa aan samayn doonaa waxqabadkoodii oo kale."
Переглядів 1,1 тис.29 днів тому
1XBET iyo saameynta shacabka.
Переглядів 7629 днів тому
Cabdirahman iyo feysal ma sina Cabdiraxman waa nin afgobaadsi leh, dadna uma gafo halka cali waraabe aan laga amaan hellin
Aadan sahan nin umxaqar
Huwant
Dufle bidhi qaate waxba hano shegin bari qofku sadex jeerbuu codeyey isla marka kaadhadhiki dulbahantan cid baad uso dhibtay isla marka khariyada hargeysa anaba qabtay kaadh logu tala galay in lagu guro oo askari udhibay hasayeshe waxa iseegtay in aan dhexda kakala jeexo oo iseegtay marka gudoomiye lalush baad qadatay xuman wad ubadheedhay mujrimo
Dagaal kama dhicin Ceerigaabo ee maxaa barakaca keenay? Belaayo lama yaboohsado ee ha u yeedhanina. Subzaanallaah cathiim
Nio qofkan yar waxaan ku nacay culimadun wax ka sheegaya kulaha culimadu diinta sifican uma soo gudbiyaan isago daliil uga dhigaya waa rag ok sidaada hadii aan kuu raacno rasuululahi muxamade scw nin buu ahaa bale rasuushi la so diray oo dhami rag bay ahaayen alle ma dooran haween hadba manay ka dhalnayn hadlkiisa si waxan diinta umay soo gudbin ileen waa labe sidu ku wado waayo lab nimada ayaa ka xog badan karta inaaali lahi wa inaa ilahy raajicun caqliga turjmaanimadu ma sidaasaa wuxu ku fanaaya inu ugu turjuman badan yhay somaali lkn diinta aqoon badan o xeel dheer uma leh culimadi u ka qaada lahaana kuma kalsoon qofkaasi manu lumayn alle ha ku so hadeeyo
aqoonyahan adan sahan waa nin aad iyo aad aan udaneeyo macluumadaka iyo mawduuca uu ka hadlayo waxaa aad iyo aad aan u jeclaanlahaa inuu mawduucyo ku saabsan qaabka buugta looqoro uu noo soo diyarin si dhalinyara hal abuurka leh ay u uqoraan buug waxaa laga yaabaa inaad ka hadashay balse waxaa ka mid ahay dadkan aan wali arkin ay seegtahy run ahaantii aqoonyaniinta fara ku tiriska ee somaliyeed ayuu ka mid yahay
Ma.allah aqoonba ka dhalalaysa💕
Cabdiraman cabdishakuur ma hooyadaba war ka dhamow Alshaabaab yahow marna dawarsi bilaba marna munaafiqnimo shidh
Adan Sahan dadka uu wax bari doono baad ka midtahay
Mahdi Adeer Allaah kacanso oo beeta joiji. Lacagtaada laaluushka iska qaado tartiib
Condom ninkasta oo kursiga fadhiyaa isticmaalo 😅
War aadan sahan markan youtubekisa ka daawayno iyo markaan waaba kala labe miyuu waaynaaday mise anay ilatahay😂❤
Hhh waataan la yaabanahay malaha bishuu naga maqnaabuu. Sidaan soo noqday😂😂
Maya waa dharka waaweyn baa malenaa😂
@@MunocabdirashiidMunocabdirashi ila maaha
Waliba waxaad ilowday Cabdiraxmaan cabdishakuur iyo Feysal cali waraabe waxay iska mid yihiin markasta way dhacaan mana niyad jabaan, cod burana ma helaan
Dhibtaada maxaa waayo marka😂
Somali calanyo badanay wiilasha ha iska dhameynina aduunki waa idinka yaaban yahay
Wr Adan sahan kaftanka rer burco u yhy ogada kulaha (19buug ay 11soo baxeen 8na ay meel HALKAN ah kuba qayilayaan oo ay daba cadi sugayan )😂😂😂😂
Raggu ma wada sine way kala sareeyaan aadan aadba kuu salaamaya inaadeer❤
Ragu makala sareeyan e nimba xirfad iyo aqoon ugaara ayu yaqaana taasana lo daba fadheysta muush waligiinba laandheran iyo laanagabane maskasxda niga qushashaysey ninkaste oo somali wa dahab la asley😊
Hal maamul goboleed oo sool iyo sanaag kasoo baxa waa macquul waana la aqoonsan karaaa lkn 2 maamul oo is garab yaacaya ma suurtoobayso , marka dadkaan maakhir la baxay khatumo wax hala dhistaan si maamul buuxa oo awood leh halkaas uga soo baxo dawlada Somaliyana u aqoonsato Lkn waxaan hada aad wadaan waa is garab yaaac meelna laguma gaarayo, Khatumo state ayaaba wali arankeedii taaganyahay oo shuruudihhii wali wada buuxin marka adinkuna hada khatumo doc faruur haku noqonina eee ayaga wax la dhista, si maamul buuxa halkaas uga soo baxo
Maakhirna mxay ahayd , War tafaraaruqa iska daaya Maamul goboleedyadii hore ayaa lala yaabanaaye xageee tane u socotaa , War SSC khatumo sii xoojiya oo wax la dhista si maamul dhamaystiran oo xoog badan halkaas uga soo baxa lkn. Meelna maakhir meelna Khaatumo oo ah laba kala socda ma suura galayso Dawlada Somaliyana 2 maamul goboleed oo sool iyo sanaag kasoo baxaya ma aqoonsanayso . Sool iyo sanaag hal maamul goboleed oo dadkaas isku raacaan wuuu soo baxayaa waana la aqoonsanayaa lkn 2 maamul oo goboladaas kasoo wada baxa ma suuroobayso eee isla tashada adinka iyo khatumo
Waar maxaa jira
Masha allaaaah makhirow heerayada isaka qaada
Maashalaah Maanshalaah Dhulkiina utashada Si aad uga baxdaan Waala Iskihaystaa Idinka iyo SSCKH Maamulbuuxa isku wat Wax isku darsada waxnakala qorta Idinkoo wadLeh waxna kalale ILEEN WAABA LA IDINLEEYAHAYE
DHUXULAYSATO NA MA JABHAD BAY SAMAYSTEEN 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Bombe lawareegayaane waa udoqonimo odaygaane Xijaare in uu Bumbada Xamar loogasoo dhiibaye ee loogutalagaye isku Dirka Puntlande iyo SSC waayo Hadii Walaalkaa kula dhinto adiguna Cadowe giisii sooraacdo sooma ah 3Dibi ee libaax is ku diraye
maakir is Somaliland
Tuuug
Siyaasi Dhoore waa nin matali kara maakhir
Umada yaa masuul kaadhigay naftaada ayaad u carrarin
Sheekadiisa waan gartay, Somaliland ma ogoli, Puntland ma rabo, markaa hawiye ayaa futada farta ka geliyay.
War hooy. Isaaqow qabso guntaan guntu dhashay puntland baadifaacda walahay isaaq baa kuwasaaya
Mohamadhashi8068. waroos & dhulloos waa Ciyaalka iidoorka , Somaliland, waligoodba ha waashaan.
Asc, Garaad gala dagaalka hadda ma majeerteen buu Kala qaybin oo mudug ka Karin Bari iyo Nugaal. Waa yaab.
Warsan geli sidii dhulbahante loo raafay ayaa idinkana laydin raafayaa😂😂😂😂
Illaahayoow waad awoodaa ee ugargaar reer qaza
❤❤
masha alah guuuuuuuul maaqir
waa qoladii fidmada ka qadeyn jirey
sadex tuulo oo garoomo caalamiya aan laheyn dekadana laheyn isna difaaci karin oo xasan shiiq fidmo usoo xawiley
ssc kama liidataan warsan geliyow
Ma Puntland baad wax kadhaawacdeen mise warsangali kale Puntland hadaad taabateen dhiiga dhagta laidin darayaa
Garoowe taga? Waa in lakala gurtaa, 31 hadaan tagtaan kharash baad nagala tagteen maxaa noo qaban jirteen
Kelmada maakhiri asal ahaan hjclo baa lahayd gaar ahaan biciide warsangeliyoow miyaad naga amaahateen magaca
Mansha allah
Amiin
Somalidu wey idin taqaan waxa aad tihiin.
Maxaa majeerteen iyo hooks cade ka dhexeeya? Waxba guushaan dhulbahante ayaa leh. Weligeen wax aadan lahayn ayaad sheegataan
Majerteen baa difaaca muqdishu 😂 Majerteen waa kuwa kaa saaray gumeysiga ITALIEN gooja cade beey ku waashen kuwaan war italia ban ka xoreeynay dalka somalia, Majerteen 500 oo sano bey somalia ka horeeyan saxiib muqdishu waxa iska leh Majerteen iyo marexaan
Majeerteen waa dad shaqsiyad xun oo qeylo badan
Dufkubax!! …Dhulka intiisa badan waxay ku qortay PUNTLAND…? Inta kalena ..?🙈sure..Puntland has no clue about great mining infrastructure building in progress by SNM in SANAAG region …🧐