- 223
- 406 216
MUHIIMA SHOW
Приєднався 18 вер 2024
DEG DEG BISLE IYO ARUUSH OO SI XUN ISKU DAGAALEY AFLAGAADAN ISKALA DAALEY
#ilkacaseqeys #animals #gangz #animal #blackmamba #habesha #wararkiiugudambeeyey #snake #somaali #live
Переглядів: 301
Відео
SALMA JAAMAC OO SHEIKTEY IN AY GUURSAN DOONTA NIN ADAAN AH.DAAWO
Переглядів 724 години тому
#ilkacaseqeys #animals #gangz #animal #blackmamba #habesha #wararkiiugudambeeyey #snake #somaali #live
FARTA XAAJI IYO AYAANTAFSHAAL OO CAAWA KU HESHIIYEY IN AY DAD BADAN SOO QARXIYAAN.DAAWO
Переглядів 1604 години тому
#ilkacaseqeys #gangz #animals #animal #blackmamba #habesha #snake #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
YAA JABSAN RABO ACCOUNT IGII BAABA JEEY
Переглядів 319 годин тому
#ilkacaseqeys #animals #gangz #animal #blackmamba #habesha #snake #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
FARTA XAAJI OO AROOS KU GALI RABTA MUQDISHO IYO BISLE OO KENYA KU AROOSEY.DAAWO
Переглядів 1,1 тис.11 годин тому
#ilkacaseqeys #animals #gangz #animal #blackmamba #habesha #snake #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
MAXEY TAHAY SABABTA QABIIL LOOGA HAYSTA SALMA JAAMAC IYO ALIINA BEERDOON.DAAWO
Переглядів 511День тому
#ilkacaseqeys #animals #gangz #animal #blackmamba #habesha #snake #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
BISLE AROOSKIISA OO FARTA XAAJI IYO SALMA JAAMAC WELI AAMINI LA
Переглядів 951День тому
#animals #ilkacaseqeys #gangz #animal #blackmamba #habesha #snake #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
BISLE OO KENYA AROOS KU GALEY FARTA XAAJI IYO SALMA JAAMAC OO KA MASEYRSAN
Переглядів 911День тому
#ilkacaseqeys #animals #gangz #snake #animal #blackmamba #habesha #wararkiiugudambeeyey #somaali #live
DEG DEG SALMA JAAMAC IYO HUSSEIN OG OO JACEYLKOODII SOO BANDHIGTEY
Переглядів 5662 дні тому
#animals #ilkacaseqeys #gangz #animal #habesha #snake #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
BISLE OO QALANJA SOOMALI KU BEDESHTEY SALMA JAAMAC IYO GABDHO KALE.DAAWO
Переглядів 2,4 тис.2 дні тому
#animals #ilkacaseqeys #gangz #snake #animal #habesha #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
DAAWO CEEBTA QURUX KUDHIIGLE OO DIRISLE ABDI BUSLSHADA TUSEY SHIIDNIMADIISA
Переглядів 592 дні тому
#animals #gangz #ilkacaseqeys #animal #habesha #snake #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
FARTA XAAJI IYO OMAAR BARBAR OO MOOTA BAJAJ U IIBIYRY CAWEES IYO QOYSKIISA.DAAWO
Переглядів 1 тис.2 дні тому
#animals #gangz #ilkacaseqeys #animal #habesha #snake #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
DEG DEG MAXAA KA JIRADEGAALKA BAABKABURCA IYO GABDHAHAN.DAAWO
Переглядів 493 дні тому
#duet #animals #live #dance #shortvideo #games #love #whatsappstatus #quran #quotes #facebook #friends #funny #animals #gangz #ilkacaseqeys #animal #habesha #snake #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
FARTA XAAJI OO BAABAJEEY GUUR KADALBADEY BALSE AAD UGU DAADISEY CURYAANIMO DARTEED
Переглядів 6443 дні тому
#animals #gangz #ilkacaseqeys #animal #habesha #snake #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
BOQORAD ISTEELKA OO AY ISKU HAYSTAAN BISLE IYO RAG BADAN
Переглядів 1,1 тис.5 днів тому
#animals #gangz #habesha #ilkacaseqeys #snake #animal #blackmamba #wararkiiugudambeeyey #somaali #ilkacase
Daaweye waa reer magaal waa mj ka ugu muhimsan warsangeli waa laangaab kuligood marka reer laga dhiho daaweyaa ka badan
Kkkkkkk
Kkkkkkkkk
Bagaa u tuurtay
Yaahu waa run tii innankaasi waa nin wanaagsan runtii kuu sheegay wuu kuu nacay gabar lef wax ku cunaysa waa xishood daro
Salmooy kamarda gadaal uga deg abaayo si kalay kaa dhigaysaa
Maasha allaah tabaaraka laah illaahoow idinka ajar sii,aamiin aamiin
Maashaallh allaahukabar
Matan waba kuumatarayo somaliyaa wax kuu tartay ookuu kacday bajaaj kuu gaday ee uduceey oo u mahad celi
Subxaanallaah
Farti qalbi qurux allh haku xifdiyo,xasad iyo xiqdina allh kaa haayo,aamiin aamiin
Xantu waa debi farta iskadaa abayo waa ladhimanaya ogow
Qali yeah Fartaa Move on dont let yourself down. People are jealous of you.🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Sirow
Kumafaraxsani somaliya is hasuuqeysa waxba kasiya inkan
Subaxanallah nabad allaha dhexdhigu umada soomaliyad
Asc Farta We❤U Qaali Qalbi Wanaagey Allaha Noo Kaa Xafido Cadowgaa Hajabo
Mashabaabbaaqabtay
Yaa xaarami il mu xaaram
Naa beenale kadaabku. Iskadaa xayawaanka. Waa ehelu naar walaale
Kkkkk labadan gabdhood waa jecelahay siday u kaftamaan
Kkkkkkk labadan gabdhood waa iska hecelahay illlahay amarkii waxay u kaftamaan sida gobta ilayn daarood iyo harti waa iska gobe
Aamin
Cafi waa bilihii rabbi Aad Loo baryojirey Allah Ee iscafiya abaayo Fartun Gandho soomaaliyeey ❤️💙💚🥰✅allow nacafi dhamaanteeba 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ASC farta adiga sifiican ayaa lagu tabiyeey sababtoo ah ilaa iyo hada waa lid maadan caayin Masha Allah guuleyso sharafey❤
Ilbax wax garad ah fartaay gobaa tahay sharaftaada yeysan dadkaaga ciyaarin du är bäst ❤❤❤
Iska qari habo ilaahay baa ku xafidaya
Ca
Masha alah
Ala naagi saaxiib ma leh
Meenalay
Waa run baba jay walaahy xaqiiq
Naa allah kacabso kiiku uumay kaxisho sidan adu duryamayso waxaa lagu moodaa inay malaa iigtii karawaxdy
Dhilo ayay isku caayaan markay isku xanaaqaan
Isku cishooda dumar bas tihiin
Habrahan maxaa ka dhaxeeya Bisle waa ka labadiina uf idinyidhi doqon
Dadka qaar hala tursam farta ❤❤❤❤
Farta legemat baa tahay naag sharaf iyo sumcad ku leh baatahay bulshada, ha lacaaytamin qoftaas meeshee taagantahay ha istaagin, qof aqlaaqleh ilbaxaa tahay, guuleyso
Farta xaaji ❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼👌👌👌👌👌👌👌👌
Farta xaaji qofkasta looma jawaabo
Debi badana geeerida mailowday
Qof sida uhadlaya alle marabyo godkaga yaa today iimanka allaha kusugo
Salmo illahay kacabsu usoco aakhira subaxanallah allah kacabso
Fartaay qof aqlaaq leh wax badan xeerineysaa tahay ka roonoow magacaaga iyo sharaftaada yey qoftaas kaa wasaqeynin,qof caaytameyso saacaan ka dheeroow sis
..adigu jaahilad baad tahay aan been ku nool .afka ka hadal
.wllhi waan ku khalilaa ..ayaydeed kawaynbaad tahay
Istuurto ayaad tahay .jaahilada .waligaa ma gadhaysid wax soo bar jahilad band tahay daahir ka dhaan saday
Jaahilnimo sas ayey utala inladhimanayo sakarad & geeri ayaa kadbeysa
Waxba kaqadimeyso hore usoco farta haaji
Guuleyso walashey❤
Naayaa waa ceeb Walaashey baa ka haboon Naayaa naayaa ceeb