- 2 081
- 328 629
STN SOMALI TV
Kenya
Приєднався 12 сер 2020
STN SOMALI TV MARWALBA KADAAWO WARAR SUGAN , BARNAAMIJYO , FALANQAYNTA ARIMAHA SIYAASADA SOOMAALIYA IYO CAALAMKA , MADADAALOOYIN IYO MUXAADAROOYIN KUSAABSAN DIINTEENA SUUBAN .
walidiinta degnaka Dadaab ayaa loogu baqay in caruurta dugsiga quranka
walidiinta degnaka Dadaab ayaa loogu baqay in caruurta dugsiga quranka barta ay sidoo kale geyaan iskuulada isla markaana aysan ku xirin inta ay quranka ka bogayaan taas oo keeni karta in cunuga uu kadaaho wax barashada madiga ah
Переглядів: 65
Відео
waxaa magalada Hamey ee sub county liboi ee ismaamulka Garissa
Переглядів 6414 годин тому
waxaa magalada Hamey ee sub county liboi ee ismaamulka Garissa lagu qabtay xaflad shahadooyin lagu gudoon sinayay ardey baratay quranka kariimka iyo cilmiga islamka sida uu warbixintaan kusoo diray Mohamed Baaruud Hussein
Xaflad qalin jabin ardayda madarasada Umul Khayr ee dufcadii 10-aad ee madarasada ka qalin jabisay.
Переглядів 20714 годин тому
Xaflad qalin jabin ardayda madarasada Umul Khayr ee dufcadii 10-aad ee madarasada ka qalin jabisay.
Wasiirka deeganka iyo isbedelka cimilada dalka oo baaq u diray shacabka gobolka waqooyi bari.
Переглядів 14321 годину тому
Wasiirka deeganka iyo isbedelka cimilada dalka oo baaq u diray shacabka gobolka waqooyi bari. Adan Barre ducale oo shalay booqday mandera ayaa xoola dhaqatada ugu baaqay in ay ka qeyb qaatan talalka xoolaha asagoo dhanka u xusay in uu aad hooseeyo dadka gobolka ee qaatay karka ceymiska cusub
Mandera oo lagu soo gaba gabeeyay tartanki quranka ee u dhaxeyay ismaamulada gobolka waqooyi.
Переглядів 2721 годину тому
Mandera oo lagu soo gaba gabeeyay tartanki quranka ee u dhaxeyay ismaamulada gobolka waqooyi. Ismamulka mandheera ayaa ku guulestay qeybta 30 ka jus eee tartanka quranka halka Ismamulka garisa uu ku guulestay qeybta 15 ka jus tartanki quranka ee u dhaxeeyay gobolka waqooyi bari
Ardeyda maanta kaqalin jabiyeen markaz kuyaalo magaala adamasaajida ee ismaamulka wajeer.
Переглядів 21День тому
Ardeyda maanta kaqalin jabiyeen markaz kuyaalo magaala adamasaajida ee ismaamulka wajeer.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre
Переглядів 13День тому
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii Baasaboorka Soomaaliga uu u noqon lahaa mid la tartama baasaboorrada kale ee casriga ah ee dunida.
Maxamuud Cali Yuusuf
Переглядів 11814 днів тому
Maxamuud Cali Yuusuf: Haddii la i doorto waxaan difaaci doonaa danaha qaaraddeena, waxaanan u shaqayn doonaa si hufan.
Raila si kor loogu qaado ganacsiga ka dhexeeya wadamada Afrika si loo helo korriin iyo waar.
Переглядів 5114 днів тому
Raila si kor loogu qaado ganacsiga ka dhexeeya wadamada Afrika si loo helo korriin iyo waar.
Masjid cusub oo loodhisay tuulada ceelnuur ee ismaamulka wajeer.
Переглядів 9814 днів тому
Masjid cusub oo loodhisay tuulada ceelnuur ee ismaamulka wajeer.
Kudhawaad 30 arday ah oo maanta shahaadooyin ....
Переглядів 4514 днів тому
Kudhawaad 30 arday ah oo maanta shahaadooyin lagu gudoon siiyey magaalada adamasajida ee galbeedka wajeer
Waxaa masjidka jamia Salaam
Переглядів 8114 днів тому
Waxaa masjidka jamia Salaam ee waneer lagu soo gaba gabeeyey dowro culuumta islaamka aay kubarayeen dhalinyarada xili fasaxa school lada lagu jiray
Waaxda cabbitaannada aalkolada ayaa baarlamaanka ka codsatay in la baabi'iyo xeerar cusub.
Переглядів 1614 днів тому
Qaybta cabitaanka khamriga ayaa baarlamaanka ka codsatay in la baabi'iyo xeerar cusub oo haddii la dhaqangeliyo, kordhinaya qiimaha wax soo saarka boqolkiiba 70. Ururka Cabitaanada Khamriga ee Kenya (ABAK) ayaa sheegay in Maareynta Qashinka Joogta ah (Mas'uuliyadda Soosaarayaasha Dheeraadka ah) Xeerarka 2024 (Xeerarka EPR) ay ku dambayn doonaan inay keenaan waxyeello badan iyo horumarka laga ga...
Mid kamid ah haweenka mandera
Переглядів 5414 днів тому
Mid kamid ah haweenka mandera ee kasoo shaqeeyay xalinta khilaafadka ayaa munasabadi jamhuri day ee mandera lagu guddoonsiiyay bilad sharaf katimid madaxweynaha dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Переглядів 1614 днів тому
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa guddi u saaray inuu baaris ku sameeyo nooca xiriir ee ka dhexeeya eedaysane Axmed Madoobe iyo kooxaha Khawaarijta ah, falkii uu ku weeraray deegaanka Raaskambooni oo ay ka dhalan doonto isla-xisaabtan iyo ciqaab. Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Muda...
xuska maalinta xuquqda adaanaha oo maanta Garissa lagu qabtay
Переглядів 6414 днів тому
xuska maalinta xuquqda adaanaha oo maanta Garissa lagu qabtay
Shirkadda Safaricom ayaa lugtii u dambeysay ee Ololaha Sambaza Furaha ka bilowday gobolka Xeebta,
Переглядів 3014 днів тому
Shirkadda Safaricom ayaa lugtii u dambeysay ee Ololaha Sambaza Furaha ka bilowday gobolka Xeebta,
Haweenka danyarta ah ee kuganacsadaan suuqa qudaarta wajeer
Переглядів 24414 днів тому
Haweenka danyarta ah ee kuganacsadaan suuqa qudaarta wajeer
Xildhibaanka ceeldaas mudane Aden Kaynan
Переглядів 7514 днів тому
Xildhibaanka ceeldaas mudane Aden Kaynan
Mudane mohamed Adow Xildhibaanka koonfurta wajeer
Переглядів 5514 днів тому
Mudane mohamed Adow Xildhibaanka koonfurta wajeer
KCB and CFAO Mobility Kenya ink deal to offer up to 100% vehicle financing options.
Переглядів 1414 днів тому
KCB and CFAO Mobility Kenya ink deal to offer up to 100% vehicle financing options.
KCB/CFAO Mobility Kenya have entered astrategic partnership to provide affordable vehicle financing
Переглядів 2014 днів тому
KCB/CFAO Mobility Kenya have entered astrategic partnership to provide affordable vehicle financing
KCB Foundation Head of Programmes Joblin Omari
Переглядів 2321 день тому
KCB Foundation Head of Programmes Joblin Omari
KIPCHUMBA MUROKMEN-CS SPORTS AND YOUTH
Переглядів 721 день тому
KIPCHUMBA MUROKMEN-CS SPORTS AND YOUTH
Wasiirka wasaaradda beeraha iyo xanaannada xoolaha ee dalka Dr. Andrew Mwihia.....
Переглядів 6821 день тому
Wasiirka wasaaradda beeraha iyo xanaannada xoolaha ee dalka Dr. Andrew Mwihia.....
Farmaajo wa ayagii u hanjabi jiraye xassan may Iska celiyaan
Kuwa idin imaanaaya waa kiwiina waaye
Waa runtiisa
Anigu waan ogaaday somalia wxa kharibaya waa oday koofi xun wata oo dayuus ah oo qabyaaladi dishay
Oday af qaloocan oo jareeynayo oo wax uu ogyahay jirin baa aduunka naga reeybay.
Wxa cod haynaa kulahaa inuu uhuuru faragaliyo somalia kulahaa wxan waxuushta mxay yihiin
Mxa idinka quuseya arimaha ordoo la hadla dowlada kenya ee dulmiga ku joogta somalia
Odayashay toos uu tagayera axmad madobe, raskiyamboni waa dhuul somaliyed dowlada somaliya yaa xukunta maaha ukambani isku xishoda
Siyaasad xumii iyo hunguriii aya meel kasto kagalaay.
To be refugee is not crime, let them come to Dadab. Kenya is signatory to UN convention
Caa caa caa tas.dheh
Dadka caqli xumaa
Adeer kenyaan baa tahy jaajus baa tahy alle umadiisa haka qabsado
Stop chewing Qat 😤
Somalida qaad lagu mashquliyay si somalidii hore uso noqon
Jaadka waa Drogen lahubo. Waa in lajoojiyaa😮☝🏾🇸🇴
Masha Allah
Sorry hooyo mcn ❤
Illahi haku cafiyo❤
Rasholer😊
Amazing interview
White Karen Martinez Brian Thomas Michael
Meeqa lagu dhigta schoolka
And iiaahay ha na caaaawo
Future ‘generations/ style
For tomorrow or Baaart9
And our kids
🤲 Amina and Amina amina
And iiaahay’Rabn
And sax 🎷 or Qaal
Or iiaahay ha na xaf
Dumar😂😂😂😂
Or our / Hooyo
And iiaahay ha noo Daaf
And maaya’ jiiil/ gbrs
Or Qaali/ D
😂 iiaahay, jojojo
Reer tolkay ❤
Mashalah abass kk
Subaxaanalh
Ilahay galadaan shartoda haaa idiin kagabta
Masha alaah soomaalida maxa udiiday
(Allahayoow Ummadda Soomaaliyeed IIMaanka U Siyaadi Taqwana Sii Risiq Xalaal Ku Arsaaq) (امين يا الله) Belaayo Dhego La Qabto Ayey Leedahay ee Dabo Ama Dib La Qabto Ma Laha. Allaah Wanaagga Aad Waddaan Ha Idiinku Garabgalo . =Mahadsanidin=
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
English Naga Daaya . Af-Somali noo gusoo qore hadaad wax noo soo qoreeysaan fatlan
Ciid Wangsan
Sorry our dear parents
Mp bura ❤
Gyatt
Yu7
Afsoomaali ku hadal hooyo, qasqaska naga daa
Waxay qusaysaa hooyada u horaysa