- 2 811
- 5 517 376
Wararka Boramanews (Boramanews,com)
Qatar
Приєднався 14 бер 2017
Wasiirka Gaadiidka Iyo Hurumarinda Jidadka Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Dhismaha Jidka Baki
Wasiirka Gaadiidka Iyo Hurumarinda Jidadka Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Dhismaha Jidka Baki
Переглядів: 424
Відео
Gudoomiyaha G/Awdal oo Amaro duldhigay shirkadah Korontada iyo Nadaafada ee Ka hawlgala Boorama.
Переглядів 2502 години тому
Gudoomiyaha G/Awdal oo Amaro duldhigay shirkadah Korontada iyo Nadaafada ee Ka hawlgala Boorama.
Afar Wasiir Oo La Idin Siiyo Iyo Dalkoo Dal Dhiso Midkee Ayaa Fiican? Xali Xaamud Jibriil
Переглядів 2462 години тому
Afar Wasiir Oo La Idin Siiyo Iyo Dalkoo Dal Dhiso Midkee Ayaa Fiican? Xali Xaamud Jibriil
Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwaybe Dr Ciro
Переглядів 457Місяць тому
Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwaybe Dr Ciro
Suldaan Abdiraxmaan Jaamac dhawal oo fariin dagdaga u diray Ciro
Переглядів 1 тис.2 місяці тому
Suldaan Abdiraxmaan Jaamac dhawal oo fariin dagdaga u diray Ciro
Saylici Oo Fariintii Ugu Cuslayd Diray
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
Saylici Oo Fariintii Ugu Cuslayd Diray
madaxdhaqmeedka Gadabuursi Oo Taageeray Baaqii Ugaaskooda
Переглядів 6302 місяці тому
madaxdhaqmeedka Gadabuursi Oo Taageeray Baaqii Ugaaskooda
Ugaaska Guud Ee Gadabuursi Oo Bulshadiisa Ugu Baaqay In Ay Wadani Doortaan
Переглядів 1,2 тис.2 місяці тому
Ugaaska Guud Ee Gadabuursi Oo Bulshadiisa Ugu Baaqay In Ay Wadani Doortaan
Guddida Beelaha Jibriil Yoonis Oo Sheegay In Ay Dhisayaan Xisbiga Wadani Iyo Murashaxiintooda
Переглядів 7003 місяці тому
Guddida Beelaha Jibriil Yoonis Oo Sheegay In Ay Dhisayaan Xisbiga Wadani Iyo Murashaxiintooda
koomisha Ka Doorashooyinka Oo Ganaaxay Kulmiye ,Wadani Iyo Kaah
Переглядів 10 тис.3 місяці тому
koomisha Ka Doorashooyinka Oo Ganaaxay Kulmiye ,Wadani Iyo Kaah
Wakhtigii Baryadu Wuu Soo Dhamaatay Prof Axmed Ismaciil Samatar
Переглядів 1,6 тис.3 місяці тому
Wakhtigii Baryadu Wuu Soo Dhamaatay Prof Axmed Ismaciil Samatar
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Shaaciyay In Uu Dhisayo Urur Siyaasadeedka Kaah
Переглядів 5253 місяці тому
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Shaaciyay In Uu Dhisayo Urur Siyaasadeedka Kaah
Deg Deg:- Gudigii Kaambaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Iscasishay iyo sababta
Переглядів 4583 місяці тому
Deg Deg:- Gudigii Kaambaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Awdal Oo Iscasishay iyo sababta
Fariinta Wacyigelinta Ee Anshaxa Doorashada.
Переглядів 963 місяці тому
Fariinta Wacyigelinta Ee Anshaxa Doorashada.
Fariinta Wacyigelinta Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL 13 Nov.2024
Переглядів 983 місяці тому
Fariinta Wacyigelinta Doorashada Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka JSL 13 Nov.2024
Xisbiga Wadani Oo Soo Dhaweeyay Siyaasiin Miisaan Culus Ku Leh Gobolka Awdal
Переглядів 2,6 тис.3 місяці тому
Xisbiga Wadani Oo Soo Dhaweeyay Siyaasiin Miisaan Culus Ku Leh Gobolka Awdal
Xisbiyada Iyo Ururada Siyaasada Somaliland Oo Loogu Baaqay Ilaalinta Anshax Iyo Ololaha Doorashada
Переглядів 6693 місяці тому
Xisbiyada Iyo Ururada Siyaasada Somaliland Oo Loogu Baaqay Ilaalinta Anshax Iyo Ololaha Doorashada
Saajin Kursiga Uu Doonayo Waa Kursi Uu Dhiig Ku Daatay" Axmed Muumin Seed
Переглядів 1,2 тис.3 місяці тому
Saajin Kursiga Uu Doonayo Waa Kursi Uu Dhiig Ku Daatay" Axmed Muumin Seed
Beesha Reer Dalal Iyo Murashax Ciro Oo Gabilay Ku Wada Shiray
Переглядів 1 тис.3 місяці тому
Beesha Reer Dalal Iyo Murashax Ciro Oo Gabilay Ku Wada Shiray
Tukaankii Gabilay Ee Muuse Biixi Wuu Kacay" Murashax Ku Xigeen Maxamed Cali
Переглядів 1,6 тис.3 місяці тому
Tukaankii Gabilay Ee Muuse Biixi Wuu Kacay" Murashax Ku Xigeen Maxamed Cali
Gabilay Waxay Hogaaminaysaa Isbedelka " Murashax Cabdiraxman Ciro Oo Gabilay Ka Hadlay
Переглядів 8943 місяці тому
Gabilay Waxay Hogaaminaysaa Isbedelka " Murashax Cabdiraxman Ciro Oo Gabilay Ka Hadlay
Deg Deg Hogaanka Dhaqanka Beelaha Habar Cafaan Oo Bayaan Culus Soo Saaray
Переглядів 6853 місяці тому
Deg Deg Hogaanka Dhaqanka Beelaha Habar Cafaan Oo Bayaan Culus Soo Saaray
DEG DEG:- "Prof.Samataraw Maxaad Case Cod uma Hayo Kulmiye".Xoghaye Muumin Gadiid Cumar
Переглядів 4964 місяці тому
DEG DEG:- "Prof.Samataraw Maxaad Case Cod uma Hayo Kulmiye".Xoghaye Muumin Gadiid Cumar
Suldaan Abshir Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dekeda Lughaya Fariimo Culusna U Diray Gadabuursi
Переглядів 1,5 тис.4 місяці тому
Suldaan Abshir Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dekeda Lughaya Fariimo Culusna U Diray Gadabuursi
Jibraacinkii Oo Hubka Qaatay Kuna In Ay Dagaalamayaan Hadii La Soo Dayn Waayi Xildhibaanka
Переглядів 19 тис.4 місяці тому
Jibraacinkii Oo Hubka Qaatay Kuna In Ay Dagaalamayaan Hadii La Soo Dayn Waayi Xildhibaanka
Axmed Yasiin Sh Cali Ayaanle Oo Ka Hadlay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH
Переглядів 1,7 тис.4 місяці тому
Axmed Yasiin Sh Cali Ayaanle Oo Ka Hadlay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH
Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Si Adag Ugu Hadlay Xadhiga Xil Maxamed Abiib
Переглядів 1,7 тис.5 місяців тому
Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Si Adag Ugu Hadlay Xadhiga Xil Maxamed Abiib
Gadabuursaw ,Gumaysigiina ku nooolaada, Xildhibaanadiina hala xidho " Xildhibaan Maydhane
Переглядів 1,6 тис.5 місяців тому
Gadabuursaw ,Gumaysigiina ku nooolaada, Xildhibaanadiina hala xidho " Xildhibaan Maydhane
Muuqaalka Guud Ee Soo Dhawaynta Madaxwayne Muuse Biixi Degmada Dila
Переглядів 1,8 тис.5 місяців тому
Muuqaalka Guud Ee Soo Dhawaynta Madaxwayne Muuse Biixi Degmada Dila
Xisbiga Wadani Oo Ka Digay Kulamo Ay Borama Ku Qabanayaan Gudiga Diwangalinta Ururadu
Переглядів 9295 місяців тому
Xisbiga Wadani Oo Ka Digay Kulamo Ay Borama Ku Qabanayaan Gudiga Diwangalinta Ururadu
Waa bil ramadaan ilaahay ka baq qsbyaaladi dugsi maleh
Ardayda iyo macaliminta waxan kudhirigalin lahaa in ay iska dhigaan Qof wixii raba si ay uhelaan meelaha lagu gadayo maan dooriyeyaasha Insha allh waxan rajaynayaa in laga cidhib tiri doono gobolka
ما شاء الله
Mashalh adeeraday
Geesi geesi dhalay nolow ind Ninki nagu habsamayo nasiibka Marka gesi samaron ku halelo nasibkaa Hoyada goblantaye siiqodo godkaga muuse tuug & xulufafisa
Waa maashaa allaah hor mar inta kale soomaliada nabadaa garsiiyo
Bangladesh. Nws
Musdanbeedka kulmiye
Daasadaha tunta. Walaal reerka aad u carooneyso koonfurta waxey yiraahdaan waa WACALO. Qabiilkoodaba WADA HABAR Heblaayo ka kooban yahay. Waa dad xanuunsan.
Waar Siyaad Bare hala meel dhigin Dhiigyacabkan Siyaad Dowlad buu Leader u ahaa Jabhad kusoo duushey Xaq buu ulahaa inuu iska celiyio, laakiin Ninkani Jabhad qabiila buu la socdey Reer Awdaliw ama ninkaa Maxkamad Caalamiya la tiigsada ama diricyo xidha, siduu Boorame u yimaadaa oo uu wixii la ogaa ka geystey
suldan diiriiya waan salaamay
awdalland united Nations case kooda ha u summit gareeyan
Waar faataa bakhda joojiya waa la is yaqaanaaye
camuudan halkeee lageeya ma jabuuti mise meel kale
kkkkkkkkkkkkk wlhi maskax buu ilhy siiyay
diyar ban nahay 💋👄❤
❤❤❤❤❤❤💋👄💘❤👒👒👒👒👒👒👒👒👒🎩🎩🎩🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋
mashallha 👄💋❤ilove you may awdal😍😍😍😍😍😍😍
walle indryaal aan iska laayno odayasheena waa dad dhintay
walle waa run fanaaniin ayey noqdeen
azarda lacagtii umada way cuntay
AKHYAAR DAMIIR IYO DADNIMO AY KU JIRTO WEEYAAN. ALLAHA BARAKEEYO DHAMAANTOOD.
🤗🤗🤗😗😗😗😍😍😍😘😘
aaqilkani waa nin raga wlhi waaa nin aad iyo aad runta uga hadla nolow samaroonka la kala qaybiyay ha tashado
CHEIF CAAQIL AF QALOOCSHE WALEE NIN RAGEED. ALLAHAYOOW LABA KALE OO SIDIISA AH OO CAAQILO AH NOOGU KORDHI. AF WANAAGSANE HA JIRO OO KHEYR KU JOOGO OO JANNO HA GALO IDANKA RABBI.
Chief Caaqil ii noolow indr
Ninkani waa nin sharaf leh oo runta iyo danta dadkiisaba ku dhawaaqaya laakiin nasiib xumo maalin walba calaacal aan dhamaanayn baa reerka samaroon la soo taagan yihiin tvga war naftiina u tura oo ama rag noqda ama si fiican -oo bilaa calaacal iyo yuus ah- Isugu dhiiba snm
xoghaye mad bilawday siyasadi kaba qadka ahayd hadad sidasi yeli waydo wasirk wasirada magacaba ayaa xilka ka qadi nin hadlay ha uu jawabine danta gobolka iyo dadka ka hadal
aqil aadan murmure waad mahadsantahay
waxaa fiicnaan laheyd hadii magaalada ka nadiifii laheydeen Idoorka xun
waa iney TEKNIKO qaadaan oo dhulkaas dulmiga dadka hayaa ka xoreeyaan, waa loo baahan FICIL, xildhibaan Abiib hadal uma baahno
waxaan filaya Muuse Bixii , ninkan hadlaya oo siyaasi ah hoyadiis haduu xita lagu kufsado bartamaha Borama inuu iska amuusi lahaa oo codkiisa weli u siin lahaa Muuse Bixii ninkii xasuuq ka geyey Borama iyo Dilla oo 5000 naftooda ku waayeen sxb Somaliland waa beel een garaad yeesha
Makahil Ugaas adiga ayaa inta lagu gowraco hooyada iyo walaasha lagugu hor wasa oo warbaahinta ka ooya oo aan aarsankarin Ninkanu waa laandheere habar cafaana oo Wax dila waxna nooleeya ma aha makahiilka dawarsada
walle tan rag maaha waa dumar. Gadabuursi taageersan Muuse Bixii rag maaha waa dumar wallahi billahi dad aan damiir laheyn sidee taageri karaan ninkii xasuuq ka geyey Borama iyo Dilla. Walle Gadabuursi qaarkaas waxay cadeeyeen iney dumar noqdeen Bal eega siduu hadlo sida nin daciif oo khaniis ah
Guudoomiyaha xisbiga wadanu runta ayuu sheegay hadaladiisuba sax bay ahaayeen laakiun hadaladaadu waa iska hadle ina higare ayaad u egtahay . goorma ayaa odayadu bilaabeen olole yaase ubaneeyay goormayse oaday oday gaadhay siyaasiyiin uunbaan ogayn lasoo diree ma odayay gaadhay
Siyaasada Awdal Habar Cafaan ayaa hogaanka u haysa Kuwii Adhiga gadi jiray Masayr hahahaha
neefka xoolahaa yaa noo doortay maba fahansana suasha uu waydiinayo wariyuhu taraafkaabu u boodayaaye waa nacas kani aan ogayn shaqaduu hayo micnahay leedahay 💩
Subag Dhaansade budhuu badhaale
Well done dudu
hadalkuba wa inta geela sida loma arooriyo
Gobolka waxa ugu qadiimsan Aububeh iyo darbiyo qola oo ah laba magaal oo dagaal dhex maray ,qoobkii fardaha ayaa wali kusii yaala waxay kaxigtaa xariirad bari
Akhas siyaasad wllhi meel xun ayy ka wada bilaabyan..midkale afkiisa eeg uunbay ka hysataa xataaa aqoontooda ma isticmaalyaan
kulmiye wuxu fahansanyahay in samaronku siyaasin lahayn hadday leeyihina salaadiinta daba fadhiyan sababtuna wuxuu isku arga shaqale ee ma fahansana siyaasi in uu yahay marka siyaadiyintu kaslintoda ha qataan oo ha noqdan siyaasi karaamo iyo shacbiyadleh iyuuna noqon siyaasi saxni leef ah
waxa wax lala yaaba ah niman dhalinyara oo aqoon leh in ay sidii dumar wuxu yiri waxa uga fiican in ay xisbiyada ku jiraan kalin firfircon ka qatan kana shaqeyan horu marka gobolka
walaahi nin rageed eeshcalaa siyaasi ku tuf inan gumeedka
ayaanle garaac ninka ama intaan imanayo igu sima July kaba la, aan ayuu ku carariye
samaron iyo ciisaha leh ciid ba la gurta calacal badana wax samee ama iska aamusa
Ninoow nin ayaanle libax
ragedii ayanle sacid
waxan dhaqan maha hunkurigodu noqday qado kaliya
waxaan la yaabey nimankan digada iyo danbaska kala iibsanaya, qof walba miyaanu codkiisa xor u ahayn halkuu doono inuu ku rido.
caqliga ha waayin runta ayaad ka hadashey.
waa in xisbiga kulmiye looga aargoostaa doorashada
waxa la eeganayaa Dan guud oo aan Dani ugu jirin umada ku dhaqan magalada borame iyo dadka imanaya somaliland ba