Dulqaad TV
Dulqaad TV
  • 1 418
  • 785 109

Відео

Dawo Ceebta Muuse Biixi ku dhacday Manta Waligey Ma Arkin Sidan isaqow Maxa Sidan qac..
Переглядів 54 години тому
Dawo Ceebta Muuse Biixi ku dhacday Manta Waligey Ma Arkin Sidan isaqow Maxa Sidan qac..
Xisbiga waddani Oo Ciidamada qaranka Iyo Kuwa Difaaca Habarjeclo Balan Qaad Culus U sameeyay
Переглядів 207 годин тому
Xisbiga waddani Oo Ciidamada qaranka Iyo Kuwa Difaaca Habarjeclo Balan Qaad Culus U sameeyay
Gadabursi Dhulkoda waa ineey Kudagalaman Seey Dhulbahante Dhulkoda Ogsaran
Переглядів 1510 годин тому
Gadabursi Dhulkoda waa ineey Kudagalaman Seey Dhulbahante Dhulkoda Ogsaran
Gadabuursi Qalinka ha dhigeen Somaliland hala Soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo Nafar iidoor
Переглядів 1514 годин тому
Gadabuursi Qalinka ha dhigeen Somaliland hala Soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo Nafar iidoor
Dhulbahante Dhulkoda iyo Mamulka SSC khaatumo iyo Dagaalka....
Переглядів 1917 годин тому
Dhulbahante Dhulkoda iyo Mamulka SSC khaatumo iyo Dagaalka....
Warka Deg Deg Dawo Dood Cajiib Ahaa Gadabursi iyo Dhulbahante iyo Garxajis iyo Wararka Manta
Переглядів 8020 годин тому
Warka Deg Deg Dawo Dood Cajiib Ahaa Gadabursi iyo Dhulbahante iyo Garxajis iyo Wararka Manta
Madaxwayne Muuse Biixi iyo Murashax Cabdiraxmaan Cirro Qaabkay Reer Burco U Soo Kala dhaweyeen
Переглядів 3822 години тому
Madaxwayne Muuse Biixi iyo Murashax Cabdiraxmaan Cirro Qaabkay Reer Burco U Soo Kala dhaweyeen
Dhulbahante Dhulkoda Seey Jabhada Somalilan Ogasaren Gadabursi Dhulkoda Waa ineey Kadifacdan
Переглядів 302 години тому
Dhulbahante Dhulkoda Seey Jabhada Somalilan Ogasaren Gadabursi Dhulkoda Waa ineey Kadifacdan
Deg Deg Shirkii Xamar Lafta Gareen Arin Layaable / Mucaradka Diiday Mudo Korarsi Xassan iyo Deni
Переглядів 62 години тому
Deg Deg Shirkii Xamar Lafta Gareen Arin Layaable / Mucaradka Diiday Mudo Korarsi Xassan iyo Deni
Dhulbahante Dhulkoda Seey Jabhada Somalilan Ogasaren Gadabursi Dhulkoda Waa ineey Kadifacdan
Переглядів 232 години тому
Dhulbahante Dhulkoda Seey Jabhada Somalilan Ogasaren Gadabursi Dhulkoda Waa ineey Kadifacdan
Isimada SSC Waa La Dhibsaday ka Nasta, Gobonimada Dhulbahante Kuwo Aan Deegaan Lahayn Ayaa.......
Переглядів 92 години тому
Isimada SSC Waa La Dhibsaday ka Nasta, Gobonimada Dhulbahante Kuwo Aan Deegaan Lahayn Ayaa.......
Gadabuursi qalinka ha dhigeen Somaliland hala Soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo nafar iidoor
Переглядів 132 години тому
Gadabuursi qalinka ha dhigeen Somaliland hala Soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo nafar iidoor
"Shacabkii iyo Awoodoodiba KULMIYEYE Iskugu Timid Mucaaridkana Waxaa Ku Hadhay...."
Переглядів 262 години тому
"Shacabkii iyo Awoodoodiba KULMIYEYE Iskugu Timid Mucaaridkana Waxaa Ku Hadhay...."
Muuse Biixi Oo Dagal Ababulaya iyo Suu Dhulbahante Dhulkoda Oo Dagal Guuqado
Переглядів 162 години тому
Muuse Biixi Oo Dagal Ababulaya iyo Suu Dhulbahante Dhulkoda Oo Dagal Guuqado
"Shacabkii Iyo Awoodoodiba KULMIYEYE Iskugu Timid Mucaaridkana Waxaa Ku Hadhay....
Переглядів 164 години тому
"Shacabkii Iyo Awoodoodiba KULMIYEYE Iskugu Timid Mucaaridkana Waxaa Ku Hadhay....
Maydkan Xabalaha Khanisinta ku aasaya yaanan La Gayn Xabalaha Musliminta
Переглядів 144 години тому
Maydkan Xabalaha Khanisinta ku aasaya yaanan La Gayn Xabalaha Musliminta
Deg Deg Dhulbahante iyo Garxajis Oo Dagaalki Kaa Labtay Nabadna Qatay
Переглядів 104 години тому
Deg Deg Dhulbahante iyo Garxajis Oo Dagaalki Kaa Labtay Nabadna Qatay
#Ceerigaabo, Beesha Garxajis Haddaanu Nahay Waanu Garab Taaganayay Habarjeclo.....
Переглядів 244 години тому
#Ceerigaabo, Beesha Garxajis Haddaanu Nahay Waanu Garab Taaganayay Habarjeclo.....
Gadabuursi Qalinka ha Dhigeen Somaliland Hala Soo Gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo Nafar iidoor
Переглядів 654 години тому
Gadabuursi Qalinka ha Dhigeen Somaliland Hala Soo Gabagabeeyo Soomaaliyana ha is Raacdo Nafar iidoor
Gadabuursi qalinka ha dhigeen Somaliland hala soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is raacdo nafar iidoor
Переглядів 264 години тому
Gadabuursi qalinka ha dhigeen Somaliland hala soo gabagabeeyo Soomaaliyana ha is raacdo nafar iidoor
Waddani Waxa Horyaala Ciidankuu Buurta Gacan Libaax Ku Laayay Iyo Ciidankuu Jabiyay Muuse Biixina
Переглядів 377 годин тому
Waddani Waxa Horyaala Ciidankuu Buurta Gacan Libaax Ku Laayay Iyo Ciidankuu Jabiyay Muuse Biixina
Reer Awdaloow Kala Doorta Duli Joogta ah iyo Dagaal Maalina "Shacabka Boorama
Переглядів 1097 годин тому
Reer Awdaloow Kala Doorta Duli Joogta ah iyo Dagaal Maalina "Shacabka Boorama
Soomaaliyeey Muuse Biixi Waa Ciilqabe Badeenii itoobiya ayuu ka iibiyey Muuse Waxaa Helay
Переглядів 157 годин тому
Soomaaliyeey Muuse Biixi Waa Ciilqabe Badeenii itoobiya ayuu ka iibiyey Muuse Waxaa Helay
Majeerten iyo isaaq Labaduba Waa Cadowga Khaatumo halo sheego.....
Переглядів 197 годин тому
Majeerten iyo isaaq Labaduba Waa Cadowga Khaatumo halo sheego.....
Garaad Jamac Oo hada Jawaabay ayaa sheegay in ay Lascanood Joogaan dad raba in ay Somaliland qabsato
Переглядів 307 годин тому
Garaad Jamac Oo hada Jawaabay ayaa sheegay in ay Lascanood Joogaan dad raba in ay Somaliland qabsato
Maxaa ka dhacay Ceerigaabo Markii Boqor Buur-Madow Gudaha U Galay Magaalada
Переглядів 187 годин тому
Maxaa ka dhacay Ceerigaabo Markii Boqor Buur-Madow Gudaha U Galay Magaalada
Muuse Qamuunyo Mawjad Dad ah Iyaa ku Kacdey Oo Isbedel Doon ah Kabaha Inuu Gacmahaa ku qaato U .....
Переглядів 597 годин тому
Muuse Qamuunyo Mawjad Dad ah Iyaa ku Kacdey Oo Isbedel Doon ah Kabaha Inuu Gacmahaa ku qaato U .....
Deg-Deg Garaad Jamac Oo Fashiliyay Kooxo SNM Boqor Buurmadow Ceerigaabo Dagaal Kaga Dhawaaqay
Переглядів 437 годин тому
Deg-Deg Garaad Jamac Oo Fashiliyay Kooxo SNM Boqor Buurmadow Ceerigaabo Dagaal Kaga Dhawaaqay
Garaad Jaaamac Oo Hada Jawaabay ayaa sheegay in ay Laascanood Joogaan dad raba in ay Somaliland....
Переглядів 459 годин тому
Garaad Jaaamac Oo Hada Jawaabay ayaa sheegay in ay Laascanood Joogaan dad raba in ay Somaliland....

КОМЕНТАРІ

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 10 годин тому

    Waarbal waxan waalan eega oowadani sidaan xil loogu dhiibin miyaanu ahayiin ninka sugaya dulada soo socota

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 10 годин тому

    Bal daawasho daraadeed muuse ma soo celinaa waxa reer wadani sameeyaan laascaanood somaalilaan maba rabto ayaa la idnk yidhi harcaan dhabayaco

  • @MohamedAxmed-b4b
    @MohamedAxmed-b4b 18 годин тому

    💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛🥭💛💚💚💚💚💚🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾

  • @MohamedAxmed-b4b
    @MohamedAxmed-b4b 18 годин тому

    Buurtaa.ayaa..kulaayay.. ciidaga..Calisaahid.yakudadaglamay...oofwareen.yu.ahaa..

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i День тому

    Dabb soo hindhisa bal waa ciddaad ka itasl roontee MSSE BIIXI NIMAAN AHAYN MASOO BAXAYER

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 дні тому

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤yes yes yes guuuuul SLND guuuuul SLND cadawgu hajabo aamiin yaarabbii muusoow waxkudhsama mahsyno ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 дні тому

    🐎💔🐎💔🐾

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 дні тому

    ❤❤❤❤

  • @zamzamjama5653
    @zamzamjama5653 3 дні тому

    Naag tu waxay kuwaalatay sool

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 дні тому

    Viva MUUSE ÀND CIRRO

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 дні тому

    FASLY CALI

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 4 дні тому

    Somali iyo Muse biixi Maxa kadhexeya.Waxba Muse Dalkiisa dadkiisa ayu Xukuma.Somalida Aad sheegayso is xukumi karri wayday Nabad wayday Nolol Deganasho Helli wayday Aya Xassad Xumaan Hinaasi Ku Haysa Sland.muse biixi Ciil Cidna uma Hayyo wa Halyey Sland Aqoonsi Ku Hogaamiyey Mabba Ku mashquullo Hawlaha Àan khusayn Waxase Xaqiiq ah in muse Somalia Jabouti Masar uu kaga Oohiyey

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929

    wadhabti tasi harti hawcodeyo yusra harti sWki,shegtay,maha habarjeclo,wakuLmiye kunhadan lahelayn

  • @RoodahAhmedjama
    @RoodahAhmedjama 4 дні тому

    indho waxaay arkaan bayay ilko goyaan Burta serta ciidanka sedhega imekan waad ku jirtaa

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 4 дні тому

    Nin nadilaya ciro weeye garxajis maah

  • @AxmedCali-of6cv
    @AxmedCali-of6cv 4 дні тому

    Hooydaa

  • @munaissa598
    @munaissa598 5 днів тому

    Muuse waxba ma yeelin qaranka waxaa dumiyey Wadani

  • @NimcoMaxamed-h7j
    @NimcoMaxamed-h7j 6 днів тому

    HAA hadaanu nahay Habarjeclo muusaa noo Dana gar iyo gardaraba muusa madax waynah

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 6 днів тому

    Huwantii iyo huwan kalkaal ayaa burburiyay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 6 днів тому

    Guuuuuuul somaliland kulmiye isha. Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamjama5653
    @zamzamjama5653 8 днів тому

    Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry 8 днів тому

    Farteyda codkayga xoog xoog kuma siiyo maroodi ayaa xoog .magaalada kusoo geli lahaa magaalada.

  • @MoHApti
    @MoHApti 8 днів тому

    Markuu isaaq isfamiwaayo mawaxa fahmaya samaroon iyo warsangali iyogabooye waamaya markaa waxay ku socotaa in ay burburto

  • @MoHApti
    @MoHApti 8 днів тому

    Waar wuu saxan yahay waayo habar jeeclo ma aaminayso garxajis ayaa loogabaqayaa soomaalilaan waba kumalaha garxajisga markaa inta kale ayaa ku filan ee nada daayaan

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 8 днів тому

    Muuse biixi CABDI xildiid iyo faysal cali waraabe waa geesiyaal qaran ❤❤❤❤ codka shacabka waa kulmiye xisbiga mujaahidiinta 💚💛💚💛💚💛💚💯💯💯💯💯💯

  • @YaxyeHermagal
    @YaxyeHermagal 9 днів тому

    Week jirtaa duliyaw

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 9 днів тому

    Waar run ku hadal dadka waxa garanaya wuu ogyahay in dagaalka cirro ino hadhay cirro waa ninkii ku dhawaaqay doorashadi hore in lagu shubtay taas oo uu ujeeday in dalka dagaal ka dhaco.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 9 днів тому

    Kintir

  • @CismaanCismaan-r6s
    @CismaanCismaan-r6s 10 днів тому

    ❤❤❤

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 10 днів тому

    somaliland iyadaa is dumineysaa adunqu uu arqaya xusbi waeyn ayaa dideen aqonsigeeda oo somalia rabtaa shicbnaa haysataa markaa dorashada halasugo daawasho wacaan

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 10 днів тому

    Adigoo ayo ah cuqdad garxajis la yidhaa ayaa haysa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 днів тому

    Daagalka yaa laa gaa aadgye oo waxa laa gaa qaadye no wadani

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 11 днів тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland guuuuul somaliland

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 11 днів тому

    Wlhi cid dhanta muse dhanta lama hayo Cidi buraha fuilaysaa hoyadeed ka wasto

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 11 днів тому

    Dalku dagaal buu kujiraa .wadani waa basaas faqash huwan ❤❤❤❤❤

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 11 днів тому

    Ciidankay baseen ee ay jebiyeen iyo ciidankay buurta ku laayeen miyay ilaween reer wadani😂😂

  • @ArfiDualeh
    @ArfiDualeh 11 днів тому

    Absolutely muuse cid dhaantaa maanta ma jirto waa runtii👏🏾👏🏾🦾🦾

  • @laylafaarax
    @laylafaarax 12 днів тому

    Waar wadana uma haysaan naxariis maxaad bedeli kartaan idinkiibaa af iyo adinba ku burburinayee cidhib la aan ayaad wadaan horta maxaa tari kartaan baaqiga intii horaa daarood la cunteen waa qirànaysaan waa ooyeysaan dee idinkuu yusraay idinka xidhan yahay bal ragii ku qabey weydii maadoo kalaa hanjaba ma jeegaantaa u nooshihiin oo iyagaa xininyo u yee lataan yusra fashilantay shaadh madhan rag la mood. Waxbaan dilaynaa oo mee ragiinii dhulbahante laayey ee aa hadana nabada ka baryeyseen.maba hadleen hadaan idinka ahay mise isaaq ayaa isu xabeebisaan aaboow kayar iga celi ka weyna igu soo daa weeye reer ma qajile inta iimaanku walaalkii ku maqan yahay ayaan sheegayaa inta wacan xaashaa lilaah xumo kadheer marnaba hadalkaygaasi kuma socdo.

  • @AxmedJiiro-m8x
    @AxmedJiiro-m8x 12 днів тому

    Runtu waa lama huraan kaabe ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 12 днів тому

    Reer. Burp. Guul. Inaaga. Daay. Faaiido. Malaha. Ruufiiyaano. Ma. Mawaaliida. Baad. Waxa. Weyadiinayaa. Waa. Ka. Uugu. Daaran. Qaalo. Isaka. Daaya. Kaani. Uu. Ooy Ayaa. Wadani. No. No. No. no😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 12 днів тому

    Waxakaasata. Waa. Haabar. Soow. Kaama. Imaan. Yaa. Kaa. Liita. No. Qaalo. No. Dagaal. No. Boo aka. No. Yuusara. No. Caadoowaga. Guudaha

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 12 днів тому

    Wadani. Labo. Haakaala. Daaya aan. Nodoorata. Iyo. Yuusar. Shisheeye. Baanahaay. Kaal. Daaya

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 днів тому

    Oo yaa kicinaya Boorama nadalyahaw ma Qudhmiye mise xisbiga rajada shacabka Somaliland , yaa ku xidhay sharcidarada ina Abiib ma qudhmiye mise wadani Heego naas dheerey.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 днів тому

    Ina Abiib maxaa lagu xidhayaa ma sharci baa. Hadii aanu Qudhmiye rabin in doorashada kaga gabado Ilaahay ummadiisu way ogtahay

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 днів тому

    Somaliland waa lakala dirayaa yuu xukumayaa Muuse. 5 tii sanadood ee hore waa la aqbalay wuxuu xumeeyo mooye waxba muu soo kordhin.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 днів тому

    Maba dagaalamayaane ee dhulkooda bay goosanayaan Dekedaha iyo wadooyikana waa inaga dhaxaynayaa hadii kale waa laysku dilayaa.

  • @MaxamedKaariye-o9c
    @MaxamedKaariye-o9c 12 днів тому

    Meeday gacan libaax maad iloday

    • @iftin2024
      @iftin2024 10 днів тому

      Mee dalkii dhamaa ee xuduudaha lahaa, muuse weydii😂😂

  • @MaxamedKaariye-o9c
    @MaxamedKaariye-o9c 12 днів тому

    Waa ciidanka qaranka laayey

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 13 днів тому

    Waxad weydiisaan wiilka wadani maxaa calanka soomaaliland qaybtii greenka ahayd buluu looga dhigay saw maamul gobeleed maaha.