Noor Abdi
Noor Abdi
  • 40
  • 118 644

Відео

Maxaan Kusoo Aragnay Magaalada Taariikhda Wayn Soomaalida ku dhex leh ee Qabridahare Qorahay?
Переглядів 1787 годин тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Doodda Xildhibaan Ahmed Shahaado ee Saamiga Siyaasadeed ee Caasimadda DDS ee Jigjiga.
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maxaa U Qorshaysan Maamulka Hirshabeelle oo 8 Sano Jirsaday?
Переглядів 20021 день тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Waxaan Booqanay Goobtii Ciidamada Canfarta lagu Xasuuqay ee lagu Jabiyay Iyo Dhiigooda oo Qulqulay.
Переглядів 577Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Maxaa kala Qabsaday Sheekh Caan ah oo Soomaaliyeed Iyo Booliska Sweden? | Qiso Cajiib ah.
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Qaabkii Sweden loogu Xidhay Dr Sh Bashiir Ammaan Iyo Qiso Xanuun badan.
Переглядів 2,5 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Halgamaa Xaaji Cali Shoocaac Iyo Taariikhda Halyeeyadii WSLF ee Xabshida Ethiopia Jabiyay.
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Kiiska Siid Cali Macquul ma tahay Inuu Dhanka Shuute U Wareego? Waraysi Abuukaate Mohamed Sh Osman..
Переглядів 1,8 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Wasiir Hussein Qasim - Axmaarada Iyo Qoomiyadaha Inala Degan Inaan Ilaalino waa Sax, Islaamkana....
Переглядів 2,4 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Askari Tigreey ah oo Fariin Sir ah Usoo diray Madaxweyne Siyaad Barre kadibna waxaa la Ogaaday....
Переглядів 3 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Yaa Hadda Siyaasad ahaan u Awood badan Madaxweyne Farmaajo Iyo Saaxiibkiis Fahad Yaasiin? Xog Culus.
Переглядів 3,7 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Wasiirka Madaxtooyada Dowlad Deegaanka Soomaalida Dr Hussein Kasim.
Переглядів 112Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Hormarka ay gaadhay Magaalada Godey Gacalo Iyo Astaahamaha Cajiibka ah ee laga dhisay.
Переглядів 2,6 тис.Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Pacific Coach oo soo saartay Bus Raaxo leh oo Cajiib ah.
Переглядів 299Місяць тому
Waa Bogga Shaqsiga ah ee Noor Sh Mohamed Abdi ee kusoo dhawaada Gacmo Furan walaalaha qiimaha badan.
Reer Khaatumo waxay Rabeen Inaan Muuse Iyo Isaaq Qabiil ahaan u Caayo - Shiine Culay.
Переглядів 6 тис.3 місяці тому
Reer Khaatumo waxay Rabeen Inaan Muuse Iyo Isaaq Qabiil ahaan u Caayo - Shiine Culay.
Boorama waxii Maanta ka dhacay waxuu Cashir Adag u ahaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Переглядів 1,6 тис.3 місяці тому
Boorama waxii Maanta ka dhacay waxuu Cashir Adag u ahaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Maamulka DDS Iyo Maamulka Canfarta oo Heshiis ka Gaaray Colaaddii Galbeedka Gobolka Siti.
Переглядів 1,8 тис.3 місяці тому
Maamulka DDS Iyo Maamulka Canfarta oo Heshiis ka Gaaray Colaaddii Galbeedka Gobolka Siti.
Ethiopia Ugu Dambayn Dagaal ayay ku qaadi doontaa Badda Saylac Soomaaliduna.....Avv. Jamaal Diiriye.
Переглядів 7 тис.3 місяці тому
Ethiopia Ugu Dambayn Dagaal ayay ku qaadi doontaa Badda Saylac Soomaaliduna.....Avv. Jamaal Diiriye.
Maalin walba waxaad tahay Qof Ceebtiisu Banaanka Taalo Hadaad Social Media Caan ka tahay - Shiine Q1
Переглядів 1,5 тис.3 місяці тому
Maalin walba waxaad tahay Qof Ceebtiisu Banaanka Taalo Hadaad Social Media Caan ka tahay - Shiine Q1
Avv Jamaal Diiriye - Anaga Soomaali Haddaan nahay waxaan Dagaalo Taariikhi ah la galnay Itoobiya...
Переглядів 2,2 тис.3 місяці тому
Avv Jamaal Diiriye - Anaga Soomaali Haddaan nahay waxaan Dagaalo Taariikhi ah la galnay Itoobiya...
Maxaa Hakiyay Dagaalka Galbeedka Siti ee lagu Baacsanayay Maleeshiyaadka Qoomiyadda Canfarta ee?
Переглядів 2,8 тис.3 місяці тому
Maxaa Hakiyay Dagaalka Galbeedka Siti ee lagu Baacsanayay Maleeshiyaadka Qoomiyadda Canfarta ee?
Maamulka Somaliland oo Ciidamo u diray Dalka Ethiopia Iyo Ujeedka Ciidankaas oo la Ogaaday.
Переглядів 1,1 тис.3 місяці тому
Maamulka Somaliland oo Ciidamo u diray Dalka Ethiopia Iyo Ujeedka Ciidankaas oo la Ogaaday.
Haddii Qoomiyadda Canfarta Miyirku usoo Noqon waayo Soomaalidu sida loo Dagaalamo waa Taqaanaa.
Переглядів 1,3 тис.3 місяці тому
Haddii Qoomiyadda Canfarta Miyirku usoo Noqon waayo Soomaalidu sida loo Dagaalamo waa Taqaanaa.
Dr Saadiq Xaajinuure oo ka Hadlay Xaqiiqada Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida ee Galbeedka Siti.
Переглядів 2,1 тис.3 місяці тому
Dr Saadiq Xaajinuure oo ka Hadlay Xaqiiqada Dagaalka Canfarta Iyo Soomaalida ee Galbeedka Siti.
Rw Abiy Ahmed waxuu gabi ahaan Iska Tuuray Dastuurki Ethiopia ee Soomaalidu aad Indhaha ha Ugu hayso
Переглядів 1,1 тис.3 місяці тому
Rw Abiy Ahmed waxuu gabi ahaan Iska Tuuray Dastuurki Ethiopia ee Soomaalidu aad Indhaha ha Ugu hayso
Dr Saadik Sayid - Anagu Hadaan Soomaali nahay Taariikhdeena Itoobiya nooma samayn karto ee Anaga aya
Переглядів 4,9 тис.3 місяці тому
Dr Saadik Sayid - Anagu Hadaan Soomaali nahay Taariikhdeena Itoobiya nooma samayn karto ee Anaga aya
Avv. Jamaal Diiriye oo ka Waramay Xaaladda Qasan ee Ethiopia Iyo Damaca Abiy Ahmed Ali ee Somalia Q1
Переглядів 2,1 тис.3 місяці тому
Avv. Jamaal Diiriye oo ka Waramay Xaaladda Qasan ee Ethiopia Iyo Damaca Abiy Ahmed Ali ee Somalia Q1
Siyaasi Farah Macalim oo Qofka Noordin Haji yahay Ugu dhaartay Rigathi Gachagua Iyo Jawaab Kulul.
Переглядів 15 тис.3 місяці тому
Siyaasi Farah Macalim oo Qofka Noordin Haji yahay Ugu dhaartay Rigathi Gachagua Iyo Jawaab Kulul.
Buuraha lagu Dalxiiso ee Magaalada Addis Ababa ku Wareegsan Iyo Socdaal aan ku tagay.
Переглядів 7663 місяці тому
Buuraha lagu Dalxiiso ee Magaalada Addis Ababa ku Wareegsan Iyo Socdaal aan ku tagay.

КОМЕНТАРІ

  • @Salamin77
    @Salamin77 5 годин тому

    He is the next president of Maakhir.

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 6 годин тому

    Madaxweyne Ali Fatax waa mahadsan yahay, weiye Noor mahadsanid legend. Maakhir waa dhismaysaa, cid wax Laga waydiinayo oo aan dadka deegaanka ahayn ma jiro, muhiim xataa nooma aha in dawladda dhexe aqoonsi Laga helo, reer Maakhir waxa ka badan Khayraadka dhulkooda oo ay hab maamul u samaystaan, warshaddii Kalluunka Laasqoray oo dib loo kiciyo & dahabka buuraha Calmadow Laga gurto baa ka badan socodsiinta & maamulka Maakhir, cidna naga taariikh & deegaan wanaagsan ma jiro, wixii naga khaldamay waa saxaynaa .

  • @yousufalifarah2378
    @yousufalifarah2378 2 дні тому

    Runta kahadal jale

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 3 дні тому

    Hareer gii wacnaa iyo yaa walwaal kusoo bara

  • @asaddahir5538
    @asaddahir5538 15 днів тому

    Casimada jigjiga iyo gobolka waa in la kala qaado,casimada waa in loo wada simanyahay,lkn gobolka dadka degaanka waa in loo daayo

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 14 днів тому

      Jigjiga ma waxay ka duwan thy Xamar,Hargeysa,Jabuuti,Addis Ababa?

    • @asaddahir5538
      @asaddahir5538 14 днів тому

      @@AliOmar-bp9fw jigjiga dadka dooda ka qabo way saxanyihiin ,waa casimad lkn waa in gobol iyo casimad xuduudeysan loo kala qado.gobolka waxaa xaq uleeh dadka degaanka casimadana waa loo simanyahay.

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 14 днів тому

      @@asaddahir5538 Ma ogtahay Mamulka Magalada 10 Qabiil aya kuraas ku leh. Jigjiga wa mamul magalo la mid ah 5 mamul magalo ee kle….. wax meeqam oo gooni ah Ma leh

    • @AliOmar-bp9fw
      @AliOmar-bp9fw 14 днів тому

      @@asaddahir5538 Ninkan wuxu tusale oo so qaatay mamulka addis ababa oo oo yidhi somalida waxay ku leyahn xildhibaano iyo kuraas…. Jigjiga ba wa la mid oo dadka degmooyinka kale ka so jeeda way ku leyihiin xildhibaano iyo kuraas. Xildhibaankan oo la ga doorto Qabridahare waxay ahayd in oo baahiyada bulshada Qabridahare oo doodo.

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 15 днів тому

    Waa runtii

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 15 днів тому

    Dhaxbuur lama wada dagana ninku wasidee

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 15 днів тому

    Dodaan ima xisa gilinin

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 15 днів тому

    Fadlan wax kala ka dooda inta an anaga isku jedna gumestaha fursadu hela

  • @abokorgutale8554
    @abokorgutale8554 15 днів тому

    Soomali isma maamuuli karto marka la leeyahay, waxa la arkay kan oo kale, oo aanay arka hayn wax ka fog gacantiisu gaadhayso. Waxaan filayaa inuu jecel yahay in amxaaro maamusho, in inadeerkii maamuulo ma jecela!!! Soomaliyeey indho yeelo, oo aan isu tanaasulno, hadiii kale hadhow yaan odhan amxaaro ayaaa dhulkii naga qaaday

  • @abdirahmanabukar438
    @abdirahmanabukar438 16 днів тому

    Waa cceb iyo fadeexad Nuurow Kanokale inaad wareysato may habooneyn Arimahan uu ka hadlayo waxba kama oga General Galaal been ayuu ka sheegey.Raga lagu laayey Garab case waxa masuuliyadeeda lahaa Col.Ciro

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le Місяць тому

    41:00 wlhi run waaye shacabka waala cadaabay dadkaas 6da qeyb eh wadanka wey gubeen

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 Місяць тому

    Asw She buug qor si aan khibradaada logga faaiidaysto jzk

  • @addesom
    @addesom Місяць тому

    Noor Abdi, marka hore walaal waad ku mahadsan tahay wareysigaan qiimaha badan ee aad sheekha ka qaaday, inkastoo inta badan wareysiga uu u badnaa dhacdadii xanuunka badnaa ee ka qabsatay wadanka Swedan. Balse, aniga waxaa aad ii saameeyay gabagabada wareysiga qeybta labaad iyo waxa uu kala soo kulmay Somalia. waxaan ka dhex arkay fikrad iyo tallo wanaagsan oo aan jecleystay inaan sheekha la wadaago ee fadlan sidee ayaan fariintayda ama talodeyda aan ugu gudbin karaa ?. Mahadsanid F.G: Ma rabo in halkaan ama meel kale oo furan aan ugu gudbiyo.

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv Місяць тому

    Reer qalbeed runta ka sheegtay runta khayr alle ha kugu badalo sheeq

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 Місяць тому

    Waa tuugii waynaa ee lacagta dadka Soomaalida ee Sweden dhacay Walhi bilaahi talaahi gaalada uu sheegayaa ka run badan Car Bashiirow ma Beenbaan kaa sheegayaa?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Mashaa Allaah Waa Dadkii raganimada laha

  • @maxamedilkacase4417
    @maxamedilkacase4417 Місяць тому

    Qabyaladu.somali.shelkh.iyo.shaydan.ba.kamamadhno.wayo.jabhadi.axmadguray.awaay.ewacdaraha.mujisay

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z Місяць тому

    Masha Alah ogaadenya haxorowda❤❤❤

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 Місяць тому

    Dadka ethopia u ordaaye ogadenia dhibkey xabahi ku hayan haka wareystaan 😢😢 xoogooda ayey kula jogaan 😂😂😂

  • @mahadjama851
    @mahadjama851 Місяць тому

    Ila xalay ayn sugayay wareysigan Alle ha ku dhawro Haji Shucaac 🙏🏾

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Місяць тому

    cali waa hadhaagii faqashra iyo takfiirkii ina caro naas dheer

  • @hassanibrahimali1963
    @hassanibrahimali1963 Місяць тому

    Allah xafido halyeygan halgemaga ah hadalkisu wa hormar hadii laqato

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 Місяць тому

    Mahadsanid Abuukaate Mohamed Sh Osman cashar fiican ayaa na siisay abuukaate Xalane niyadda ayaa wax ugu qabanay waana saamaxay ani ahaan maanta kadib Asna hana Saamaxo madaama aqoon la'aan inoo gaysay naga gaarsii walaal

  • @aamiinmoallim
    @aamiinmoallim Місяць тому

    Wasiir degmada dhanaan qalitaanka aad shegyso isku tashi bulsho ayuu ku yimid iyo qurbajogta u dhalaty degmada dhanaan

  • @aamiinmoallim
    @aamiinmoallim Місяць тому

    Wllhi codkar ma ah kn waa neef iska kory

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer Місяць тому

    umada somaliyed mar labaad ku dooratay kulahaa xasan shekh mana nabee

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb Місяць тому

    He is great man mansha Allah good leader

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 Місяць тому

    Nuurow garisba wey jogan wax wax yeeli miyad aragtay maxa kuwana oga hadli kuwana oga mausi

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 Місяць тому

    Gabadhii eerapoorka Jigjiga lagu dilay arinkeedii muxuu kudambeeyay?

    • @aamiinmoallim
      @aamiinmoallim Місяць тому

      juwyriya subcis miyaa

    • @saeedisa9798
      @saeedisa9798 Місяць тому

      @@aamiinmoallim haa waxaan filaa saas magaceedu ahaa

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t Місяць тому

    To Noor Abdi Go A'head

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t Місяць тому

    Subscribing SSTV

  • @saaficic9935
    @saaficic9935 Місяць тому

    Maasha Allah Dr Hussein Qasim

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Teamka Ina Cagjar waa Ruufyaayo

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Sida: Kenya 🇰🇪 😍 ETC

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Ina cagjar Ina team kiisa hantida dadwaynaha caadaystay waan ognahay Inay xawilaan

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Caaqin Nur mahadsanid

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Mahad dhamaateed leh الحمد لله رب العالمين

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    الله سبحانه وتعالى

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Ina adeer caaqil Nur

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Beenta yaree 'Ina Qaasinoow Somali galbeed baan kulajoogaaye😊

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Kufriga 'aad u'adeegaysaan yaan wakhtigiina 'idin kadinin

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    Ina Qaasinow خاف ربك

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    I'm from Qubbiland 👨 man

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @MohamedDhere-uw2ot
    @MohamedDhere-uw2ot Місяць тому

    سبحان الله العظيم

  • @AppiSaha
    @AppiSaha Місяць тому

    Yaa udirsaday iirland iyo aduunka war kan waa sida siyasinta soomaliyed waxee Ogaden in soomali xeewaan yihin bal arka siduu uhatlyo

  • @samiradan2
    @samiradan2 Місяць тому

    Xabashi baa waraysatay niyaw ninka oromada dabo dhilifka u ah 🫸🏾🇪🇹

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 Місяць тому

      REER CABDILE AYAA QAREEYSATAY. LAANGAABKA.

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Місяць тому

    Adeer wakhti kuuma dhina dhalinta yar yar ee Somaliyeed kadaa marin haboowga Run maad sheegin Wakhtigii askarta lagu laayey Garabcase waxaa ka waramay dadkii Goobjooga ahaa oo sheegay wixii dhacay iyo siday wax u dhaceen Waxay arin nasiib daro ah Koow waxaa haboonayd inaad warkan sheegto intuu noolaa Ta kale Maxamed Siyaad Barre amaan kaagama baahna inuu ahaa wadanii waa hubaal In waxbadan ka khaldameen waa dhab oo ay ugu weyneyd aqoondaro iyo talo xumo Waayo qadiyad guusheeda waxaa lagu cabiraa qofku wuxuu ummada uga tago Taas oo meesha kasaaraysa guulihii uu soo hooyey Waxaan xasuustaa in Qolyaha Kacaanku ku eedayn Jirreen kornayl Cirro oo ahaa ninkii ka danbeeyey Inqilaabkii 1978 Qolyaha Cirro kasoo Jeedayna waxay dhalada usaari jireen Kacaanka Waxaan isweydiin jirey haduu cirro amray maxaa loosoo taagi waayey maxkamad Cirro iyo Gallaal toona maku dhici karayeen inay galaan denbi ibaaxadaa leh,adigu Isweydii Xitaa cali Samayar ma ku dhici karayey Taariikhda been lagama sheego Reer waqooyi ama Reer Hargrysa waxaad ku tilmaantay dad Qabyaalada jecel Waa nacayb kugu jira Reer waqooyi intay Somali mideeyeen ayay weliba dagaalkii 77 ka galeen Baal Dahaba Waxaad u eegtahay kuwii markii la xoreeyey Somali Galbeed,Calanka Ogaadeeniya lasoo baxay ee yidhi Gooni ayaanu isu taageynaa oo Somali kuso biirimayno Kama fogid colaada kugu jirta inaad markii danbe Hargeisa duqaysay Dhacdadaa Dilka 84 ta askari waa tii keentay in ciidamadii Somaliyeed dib isu aaminiwaayaan Somalina Burburka iyo Jabhadaha u horseeday

  • @farxaankulmiye4645
    @farxaankulmiye4645 Місяць тому

    Asc Nuur fadlan arimaha milatariga qofka aad ka wareysanaso waa inuu yahay qof aan colgado qabin. General Galaal wuxuu ka mid ahaa # rada saraakiisha Etiopía wanted ka u ahaa ninkana sidaan ayuu u hadlayaa. Sstv waa iney ka fiirsataa dadka ay wareysaneyso