- 57
- 1 722 364
daawasho tv
Uganda
Приєднався 18 лют 2019
channelkaan waxaad ka heli kartaa muuqaalo wax tar leh sida gabayada taariikhaha ciyaaraha IWM
waxaan xooga saari doonaa gabayada iyo dhaqanka soomalida
waxaan xooga saari doonaa gabayada iyo dhaqanka soomalida
Abwaan weedhsame maanso caqiiba oo ka hadlaysa sirta nolosha
Abwaan weedhsame maanso caqiiba oo ka hadlaysa sirta nolosha
Переглядів: 1 212
Відео
Taariikh nololeedkii abwaan dheeg oo ka waramaya heesuhuu iyo riwayadihii uu sameeyay.
Переглядів 1,9 тис.Рік тому
@daawashotv5877
Idaajaa Dhaqanka iyo hidaha soomaalida 3da hogaamiye sida Ugaas Wadaad Iyo Gabyaa
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
#Idaajaa #dhaqanka #Hidaha
Taariikhda Soomaalida 1820 Kii Ilaa Qarnigaan BBC Somali Ayaa Diyaarisay Qeybta 1
Переглядів 1,7 тис.2 роки тому
#taariikh
Xulashada Takhasuska iyo Prof Abdirizak Hashi Qeybta 1'aad #Qalam #Education #Platform
Переглядів 3502 роки тому
Xulashada Takhasuska iyo Prof Abdirizak Hashi Qeybta 1'aad #Qalam #Education #Platform
Careys Ciise Kaarshe Saarkii Jiinley {Xalay Jiif Maanan ladin )
Переглядів 1,8 тис.2 роки тому
@daawashotv5877
Badmareenkii sheegtay in uu bixiyay magaca somalia
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
#dhaqanka iyo hidaha #idaajaa @daawashotv5877
Maansada Dumarka Iyo Sheekadii Suuban Iyo Ninkeeda
Переглядів 4352 роки тому
#idaajaa dhaqanka iyo hidaha
Maansayahankii weynaa ee cali dhuux
Переглядів 6 тис.2 роки тому
@daawashotv5877 @Walicadde1 #cali dhuux
Cabdi Gaheyr Gabayadiisa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
Переглядів 3 тис.2 роки тому
@dhaqanka iyo hidaha @daawashotv5877
Dhaqanka Iyo hiddaha idaajaa Suugaanta Habaarka ah
Переглядів 22 тис.2 роки тому
@idaajaa #dhaqanka iyo hidaha
Qisaska Quraanka waxaa soo jeedinaya Idaajaa
Переглядів 37 тис.2 роки тому
#idaajaa #sheekooyinka quraanka
Taariikhda farta soomaaliga Qeybtii 1aad
Переглядів 2892 роки тому
Taariikhda farta soomaaliga Qeybtii 1aad
Waayeelada Iyo Odayaasha Halkii Ay Ka Joogeen Bulshadii Hore
Переглядів 4,4 тис.2 роки тому
Waayeelada Iyo Odayaasha Halkii Ay Ka Joogeen Bulshadii Hore
Gabaygii Guubaabada ahaa Xaaji Aadan axmed Afqalooc @daawasho tv
Переглядів 1,7 тис.3 роки тому
Gabaygii Guubaabada ahaa Xaaji Aadan axmed Afqalooc @daawasho tv
Afarta website ee ugu fiican oo aad ka heli kartid muuqaalo free ah
Переглядів 1553 роки тому
Afarta website ee ugu fiican oo aad ka heli kartid muuqaalo free ah
Maxaad ka taqaanaa jaziiradaha maldives
Переглядів 1493 роки тому
Maxaad ka taqaanaa jaziiradaha maldives
NOLOSHA DUMARKA Ragga Sida Ay Ula Dhaqmi Jireen Dumarka
Переглядів 7493 роки тому
NOLOSHA DUMARKA Ragga Sida Ay Ula Dhaqmi Jireen Dumarka
Dhaqashada Idaha Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha
Переглядів 2,6 тис.3 роки тому
Dhaqashada Idaha Iyo Dhaqanka Iyo Hiddaha
QISOOYINKII QURAN-KA QISADII IBRAHIM CS BY AXMED FAARAX IDAAJAA
Переглядів 9253 роки тому
QISOOYINKII QURAN-KA QISADII IBRAHIM CS BY AXMED FAARAX IDAAJAA
geedka YAAQA iyo geela dhaqanka iyo hidaha idaajaa daawasho tv
Переглядів 1 тис.3 роки тому
geedka YAAQA iyo geela dhaqanka iyo hidaha idaajaa daawasho tv
Maahmaahda Iyo Sheekooyinka Quruxda Badan Ee Idaajaa
Переглядів 8643 роки тому
Maahmaahda Iyo Sheekooyinka Quruxda Badan Ee Idaajaa
Libaax nin ganay iyo nin galadayba og Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
Переглядів 2,6 тис.3 роки тому
Libaax nin ganay iyo nin galadayba og Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
Sheekadii Riyadii Xalay Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha daawasho tv
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
Sheekadii Riyadii Xalay Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha daawasho tv
Guubaabada Gabyaaga Iyo Caraadinta Dhalinyarada Xiliga Dagaalka
Переглядів 6793 роки тому
Guubaabada Gabyaaga Iyo Caraadinta Dhalinyarada Xiliga Dagaalka
Garta iyo garsoorka soomalida Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Переглядів 10 тис.3 роки тому
Garta iyo garsoorka soomalida Garsoorkii Ina Sanweyne Gari Allay taqaan
Silsidaan waa in buuk laga qoraa waa u muhiim qof walba oo somali ah
hhhhh habaryonis raaag adaag😮❤
Abwaan salaan carabayy alle ha u naxariisto🤲
Caynaba gadhuub kama dartaan holaca jiilaal
Guba caadi maaha runtii, laakiin waxaa layaaba markay ragani isku gabyayeen oo saan isugu faanayeen waa xiligii guumaysiga. “Hadan soomali nahay walalkeen soomaliga ah uunbaan geesi unahay oo u faanaa”. Ayaandarro. Waa ta hadda ina haysata wadan iyo dad baaba’a hadana faan iyo dhul xoogis iyo anagaa saasa ayaan wadnaa
Guba caadi maaha runtii, laakiin waxaa layaaba markay ragani isku gabyayeen oo saan isugu faanayeen waa xiligii guumaysiga. “Hadan soomali nahay walalkeen soomaliga ah uunbaan geesi unahay oo u faanaa”. Ayaandarro
Ogaden IYO Dhulbahante empire ta Somalida
Who is 2025 😂😂
RIP Abwan Jamac Kediye😢
Maxaa rag dhulka katagay
Samatar Baxnaan qoloma ayuu ahaa?!
Horta berigaa ay isu gabyayeen Isaaq, dhulbahante iyo Ogaadeen, dadkan maanta la murmayaa ma duurjoogbay ahaayeen 😂😂😂 Waar waa salaamayaa dhulbahante iyo Ogaadeen anigoo ku hadlayaa afka Isaaq 👋 👋
dhanaamatooda ahlla ha naxariisto hadera 2024 bishee 12 labatan 28
1 nin ooo 10 loogu aary yaa samyn kara aan dhulbahnte ahyb😅😅
Jj
Xaaji cumar camay wxaa loogo aary 10😂dhulbahnte gang xubin keliya hagar aadan baa igala xoog badane
Salaan carbey 👍
Ismaaciil cigaal Bullaale adeerkay alle hawo naxariisto all maxay habaryonis dunida ka so Talisay imkan Idoorka yar yar baa nala kaftamaya oo noo fanya waa adunyo😅😂
Nina nama daneeyen hadii lay daleynsado e * deeq layma siin wiilashaan dayr ka xoogsadaye halkaa micnaha kala baxa hadii ay awoodadadu liicdo cidna ku cisayn mayso
Maxamed Cumar dage caadi maha Waw waw
Waxaan kasoo kala jeedaa labada qabiil ee somaalida ugu taarikhda badan hooyaday waa ogaadeen maxamed subeer anigu habaryoonis xirsi cismaan laan dheeranimo
cali dhuux aadna
51:44 Baytkaas ii fasira
Somali hadii ladhaho dhanka sugaanta waxaa ugu qatarsan qabiilada waqooyi iyo bariga daga, "inta kasareeysa ama kashisheesa galmudug ilaa waqooyiga laga gaaro" sababtana waxaa waye is dhihi karaa waa reer guura midaasana kacaawisay wiilka yar ee reer baadiyaha ah asagoo15sano gaarin ayuu geel daajiyaa waxaa laga yaaba in 5km sii socdo 5kmna soo socdo maalinkasta marka meeshu 20 ku gaaro waa gabayi karaa ayaa ladhihi karaa halka somalida kale ee koonfur ay ubadan yihiin beeraleey mana guurguuran mana yaaqanan geel iyo afaarahiisa aniga sidaan ayaa iiso baxde marka baaritaan yar ah sameeye taasna kama dhigna inaysan gabyin oo mabajiro qabiil somaliyeed oo aan laheen gabyaa iyo sugaan yahan waxaa ladhihi karaa kaliya caan kuma aha sida somalida kale, aniga lafteeda ah reer koonfur gaar ahan ku nool muqdisho.ugu danbeyn waxaan dhihi lahaa somali waa somali meel walba ay joogto 10 dowladoodba haka goobnato somalinimada aan wada ilaalino waxaynu nahay dad walaala ah isku diin isku af isku dhaqan siyaasadana waa goonideeda ..
Dhulbahante is not easy
Caynabo kama cabtaan xolaca jiilaale 😂
Alla cala cal badna😅
Anigu abwaanimo waxaan udaayay qamaan bulxan Anoo nin habar jeclo ah
Dhulbahnte Gangz ❤
Cali dhuux wuxu hadal ku dhameeyey, Dan wadaag iyaba waanu nahay dawna wada naale Bal iidoor maxaa diray aan dawyo uga sheegan
Gabayga midhwaynaanta waxaa leh Qamaam bulxan
Cali dhuux qacbaa ka.yeedhay.waa la iigalmooda.kulahaa.maxamad cumar.dage lajan oft.lajan
Kkkkkkkkkkkkkkkkk cali.dhuux ninkaa helay inaa lilaah intaa udambaysa dhagayso waa la iigalmoodaa
Ogaadeen gabay isir bay uleeyihiin frome isaq murtiile qamaan bulxan
Aad iyo aad wlle otherwise thanks
Cali dhuux gabaygii . waalaga xidhay qamaan bulxan lajan
Cali dhuux cidnaba uma babac dhigi karto
@SadaamSudi wll waaa la iigalmooda sababta uyidhi maxay ahayd waalaga adkaaday
@@AbdulaahiMukhtaar-f1m wax buu miisaalinayay ee isagu naftiisa kama wado pro
@SadaamSudi maya fiiri hadalka wuu hordhigay xataa hadal uma furnayn.waayo mida kale qacbaa ka yeedhay wuxuu yidhi gunbaan ahay waa la iigalmooda Sida dumarka la iigalmooda
SALAAN CARABEY ALLE YA RAXMA NIN WAXNA BARTAY GABYAA IYO PYHLASOF ku xeel dheer dhaqanka iyo sugaanta Laandheere Aadan maxamed Ah
C.dhuux aadan ❤❤😂😂🎉🎉🎉😢😊😊😅😅😮😮😢
M.a ❤
H.Y wa cabsi cabsi rasasna wa yaqan abwaanimona alle aya ku manaysty guulaysta tolky❤
Barigaan hawiyuhu ma gabyi jirin miyaa😅😅😅
Digirta ayay cunayeen😂
Dhammadka sanadka🎉2024 7 bishii 12
A.x.b..malaha..ogadee..waa..damakhasho....dhuuni..ligaleh...dokhon..s.x.b...jaaw..😮😮
Asc..dokhankii..lagakhaada..kismaanayo...dokhan....daawo.malha..dokhonimo...jaaw..😮
Ismacil cigal bulale jamac diriye sugule caynashe awowo macn ale haku naxristo Wax wacnayd inan nolosha kugu sogdho awowo
Salaaan carabay wwuu ku laandheereyey walhi falastiin iyo cagdheer😅😅😅
Kii hagogane geelas hagogane yaa laga soo dhacay
Ogaadeen
Waxaa soo dhacay ogaaden waxaana laga soo dhacay iidoor
@@shoaibsheikhabdullahi7828 sawkan gabayga maanad oqoon yaa leh wax hortiina lagu maalayaa kii hagoogane
Ismaciil mire dhulbahante ahaa
Ismciil cigal
Ana waxaan ahay macalin Garissa idin kasoo salamay
Loo diid danood iyo Hadu degi laha ciide
Doqonki ogaadeen ahaa doolow laga qaadye
G36 waa taariikhda iidoorka iidorka la sheegaba wa g36 reerka lga cabadayaa ee silsilada guba dartii lo tiriyay wa g36 reerku waa masaa.iib inta kle wa dhibane iidorku wa reerkan iyo baabah habaryonis iyo ciidagale wa nimankey daarood isla godgalen mxey dhulka qadeen ogaadeen g36 wa cududbaladhan