- 26
- 68 161
abwan maanqaran
Приєднався 12 бер 2020
Murti iyo sugaan
Відео
XIKMAD AXMED ISMAACIIL IYO MARWADIISA HUDDA MAXAMED. HAMBALYO HAMBALYO
Переглядів 1787 місяців тому
XIKMAD AXMED ISMAACIIL IYO MARWADIISA HUDDA MAXAMED. HAMBALYO HAMBALYO
C/laahi Maccalin Axmad ( DHOODDAAN AHUN)
Переглядів 2 тис.10 місяців тому
C/laahi Maccalin Axmad ( DHOODDAAN AHUN)
gabayaddiiii xagjirka ahaa ee abwaan nageeye
Переглядів 43 тис.Рік тому
gabayaddiiii xagjirka ahaa ee abwaan nageeye
𝕕𝕒𝕣𝕖𝕖𝕟 𝕔𝕒𝕒𝕤𝕙𝕒𝕢😪
Переглядів 3212 роки тому
𝕖𝕣𝕒𝕪𝕒𝕕𝕒 : 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗮𝘅𝗺𝗲𝗱 (𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗿𝗮𝗻) 𝕙𝕒𝕓𝕒𝕪𝕟𝕥𝕒 : 𝘅𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱 𝗮𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝗰𝗶𝗶𝗹
maanso : macalinkeed cuna!🙄
Переглядів 6662 роки тому
habaynta : xikmad axmed ismaaciill arayadii iyo codkii : maxamud maxamed axmed (maan qaran)
quluubtu maxay is doontay
Переглядів 1,2 тис.2 роки тому
codkii hal abuur sagal cali laxanka isla sagal erayada miskiinka habayntii xikmad axmed ismail
hooyo maanso qiiro wadata
Переглядів 17 тис.2 роки тому
#erayada :abwaan shaybe #codkii iyo laxanka: ifraax haldhaa
abwaan shaybe oo la saftay ubax boqore
Переглядів 6483 роки тому
abwaan shaybe oo la saftay ubax boqore
silsiladii xaydha shiil oo balaadhatay
Переглядів 3253 роки тому
silsiladii xaydha shiil oo balaadhatay
ubax boqorre oo gaashaan ka u daruutay maanqaran
Переглядів 2183 роки тому
ubax boqorre oo gaashaan ka u daruutay maanqaran
silsiladii xaydho shiilb iyo jawaantii 4aad ee maanqaran
Переглядів 2183 роки тому
silsiladii xaydho shiilb iyo jawaantii 4aad ee maanqaran
silidadii iyo jawaabtii 4aad ubax boqore
Переглядів 1713 роки тому
silidadii iyo jawaabtii 4aad ubax boqore
hal abuur ubax boqore oo u jawaaabtay maanqaran
Переглядів 743 роки тому
hal abuur ubax boqore oo u jawaaabtay maanqaran
hal abuur ubax boqore iyi jawaabtii maanqaran
Переглядів 323 роки тому
hal abuur ubax boqore iyi jawaabtii maanqaran
nin rageed weye
Xaqiiqaduu ka hadlay
Ale ha guuleeyo alshabaab
nageye mahin xagjir hawiyaha iyo isaaqa dayuusin
Mujaahid faylashuuf ahbaa tahay allaha kuxafido Abid
Ninkani wax badan sheegay baa rumoobay ..
Abwaane❤
maansha allaah abwaan 🎉
Abwaan somaliyed❤❤
"Wali lama xoroobine adaan dhuuxin xaajade"
Waxa dhiiga loo daadiya dowkalaan jirin
Lagend xarakooyinka igu ogtahy malahu waa aaraane😢
War waxan muxuu gabayada abwaanka usawir foolxumaynaayaa xagjir kulahaa runta miyaa kudhibeysa adeer
War ninka run badana oo kimad badanaa allow Cadowga kaaqabo abwaan hadalkaada nin rag ah wuu fahmay doqoni yeelkeda
War ninka run badana oo kimad badanaa allow Cadowga kaaqabo abwaan hadalkaada nin rag ah wuu fahmay doqoni yeelkeda
War ninka run badana oo kimad badanaa allow Cadowga kaaqabo abwaan hadalkaada nin rag ah wuu fahmay doqoni yeelkeda
War ninka run badana oo kimad badanaa allow Cadowga kaaqabo abwaan hadalkaada nin rag ah wuu fahmay doqoni yeelkeda
Xaqiiqda ayuu ka hadlay lkn gaala raaca dhuubraaca beenaalaha shisheeya kalkaalka ayaa ku tilmaama xagjirnimo
Ninkaan wuxuu kahadlayaa waarun lkn adiga meesha abwaan maanqaran kuqortay tuugtuug dhalay baa tahay oo gaalada daba dhilif u ah marka wadankaan laxoreeyo meeshaa ucarari lahayd siidiyaarso.
Waa nagaaday abwaan xarakooyinkaad igu ogtahay kulahaa illaaha kaa weeyn 😂😂😂😂
Afrikaan kuba hooy kama dhigee lama jiraan kii ye mugdisho
#. Halgan lagama daaliyo xornimo daacad loo yahay e #. Dilaalka gaajiyo waxay, darayo joogaanba #.Ama ay dudiyo meel cidlo ah dani ku haysaaba #. Duruuf adag waxay xaajada ugu dulqaataanba #. Iyagoo daluun qaba waxay gaylan diriraanba #. Waakuwaa DAALIBAN ba hantiyey degeladoodiye. Walee xornimo inaan bilaash lagu somaalia maanta siday tahayna ilama ah in ay xornimo dib u dhadhamin doonto ama ayba usii jirin doonto wax somalia la dhehaa sababtoo ah indheer garadkii wuxuu noqday cadaw gumaystihii iyo gaalkiina wuxuu noqday walaal iyo sokeeye. Iyo kii dhipta laga dugsanaayey. WAR HOY SOMAALIYEY FADHIGA HALAGA KACO HADAA LA DHAWYAHAY E.
Q
Somaliya qofkii ka hadka gumeysiga waxay u yaqaanaa xagjir walee gumeysi ku jirnaaa
ABWAN NAGEYE CALI KHALIF HALDOR WADANI SOMALI DHABA MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO ILXUMI KUMA ARAGTO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD ALLAHA KU SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
MAGACA BEENTA AH AAD SAMEYSATAY AYAABA YAAB AH MAANQARAN KUYEH QARAN MA TAQAAN HORTA ABWAN NAGEYE DIIN IYO WADANIYAD SOMALIMO KA HADLAYA MIYAA XAGJIR AH MAANKA IYO MASKAXDA LAGAA GAL OO MASIIBO KUGU DHACDAY AMXAAR SHISHEEYE KALKAAL AH AYAAD TAHAY XAYAWAAN BILAA CAQLI AH MA DAMQADE MA DIIRNAXE DULI AH
Ninka ugu ildheer baa dadka uguayaan daran . ninkani waa halyay lagaran waayay
Nin rageed weye nageeye balse fikirka AS inu ka so noqdan rajeynaya
Waxaad rabtaan dhaha balse willka yar waa halyeey qaran waxuu kahadlaayana waa rumtiis
Inuu socdo waqti hore ayuu sii sheegtay Saw qalad maahan in hadeer lees baraarujiyo
Xagjir mise Gubaabo?
Ninkani wa ildheer garad
Alaaah yaxfidak abwan
Kkk waa kuwan ilmihii gumeystaha
Allah Aan kacabsano Al shabaab miyaaa Xaqa hayo haduuuw xaqrabo muu cibadeeysto mise khawaarij baaa xaqloogu tagaaa balsoomalidaan eega yaabka 14 October wixii zoope ka dhacay Waan isla ogayn
Abwaan nageeye waa abwaanka ugu wanaagsan Ee casrigaan allah haku xafido meelkasto oo aad joogto
Ninkan itoobiya ayuu waxkusobartay wuxuunakahadli itoobiyaa ee ninka malahaayaa mise waladilaay
Xagga Alle swc ninkii jiraa muxu kaa galay😮😮😮😮😮
Scw scw❤
Diiin tada hadad karun shegto oo galo naceyb aad mujiso waa xagjir nimo ale xagjir waba wax ficn markaas
Ninkan waa libaaax
Runbuu sheegay
Mida kale yaa haya cadayn ah inuu Arsenal ku biiray Dawladu ama cadayn ha keento ama beenta hanaga dayso nin ay dileen hadana yaysan ku been abuuran
Ninkaan gabayadiisu waa Wadani waliba xaqiiqda ka hadlaya
Wax ceba ma leh gabaygan somali inay wax jira ahayn bu ka hadlaya
😂😂😂hadalkan ma dhib ba
Ninkaan miyaa qaldan mase dhamaan somalidaa qaldan
War baahinteena ayaa ah cnn ta maraykanka oo kale qaldan 😂😮
Walee gabay ka run badan ma arag ama xagjir ku tilmaam ama wxaad doonto
Soomaali ha midowdi kitaabka allahna ha qaadato ma xag jirnimaa
هو مجاهد حفظه الله