- 24
- 16 614
Heikal Official
Приєднався 30 сер 2014
Hadii aad ku cusub tahay channel kayga fadlan Subscribe inosaar Like nadheh iyo share
if your new to my channel or come across, please subscribe it , like it and share it.
if your new to my channel or come across, please subscribe it , like it and share it.
Kafeeya Dhaanto Cusub 2025 ( Birqod Waxa Ku Nool Shacab Wada Birlab Ah)
Lyrics
Kalgacaylkii baryahan bastay baan la.ahay
Yarkii beerkeyga iyo iibarkaday wadnaha
Bulshadiyo barbarta birqod baan kahelay
Beydis kiisii horeen kabogsaday hadoo
Baadi doon dambiyo baylah iga hadhoo
Birqod waxaan kahelay gesi beel daajiya ah
Bu'da araga iyo boqor kii naftoow
Kuu buseele jacaylkaagu igu badnaa
Oo bil iyo bil iyo
Oo bil iyo sanado barkintan saaranahay
Bulsha wada dhasho berankoodii hore
Barmil qudha aha bah wadaagna ku ah
Inta barakadaleh birqod bey dagan
Boqortooyo iyo gob balaadhan oo
Burji adag lahiyo birqod waxaa ku nool
Birqod waxa kunol shacab wada birlab ah
Bu'da araga iyo boqor kii naftoow
Kuu buseele jacaylkaagu igu badnaa
Oo bil iyo bil iyo
Oo bil iyo sanado barkintan saaranahay
Kalgacaylkii baryahan bastay baan la.ahay
Yarkii beerkeyga iyo iibarkaday wadnaha
Bulshadiyo barbarta birqod baan kahelay
Beydis kiisii horeen kabogsaday hadoo
Baadi doon dambiyo baylah iga hadhoo
Birqod waxaan kahelay gesi beel daajiya ah
Bu'da araga iyo boqor kii naftoow
Kuu buseele jacaylkaagu igu badnaa
Oo bil iyo bil iyo
Oo bil iyo sanado barkintan saaranahay
Bulsha wada dhasho berankoodii hore
Barmil qudha aha bah wadaagna ku ah
Inta barakadaleh birqod bey dagan
Boqortooyo iyo gob balaadhan oo
Burji adag lahiyo birqod waxaa ku nool
Birqod waxa kunol shacab wada birlab ah
Bu'da araga iyo boqor kii naftoow
Kuu buseele jacaylkaagu igu badnaa
Oo bil iyo bil iyo
Oo bil iyo sanado barkintan saaranahay
Переглядів: 13 361
Відео
Mukhtaar Mohamed Sayid 2022
Переглядів 152 роки тому
Beesha Waeyteen Absame Sanadkaan way Cad cad yihiin Alle Haku Guuleyo Xilka
New Son Sharma Boy iyo Maslax mideeye| Heestii Markale Aabow Djibuuti 2021
Переглядів 1333 роки тому
#New-song-markale-aabow #Al-fanaan-Sharma-boy iyo #Maslaxmideeye
#Ciidanka Liyuu Booliska Ee #Soomali Galbeed
Переглядів 4813 роки тому
( Halkan waa barteena youtube subscribe inoo saar)👇 #ua-cam.com/users/results?search_query=Heikal Official (Halkan waxaad iyana kalasocon karaysa bartanada Facebook)👇 # manow.cade.71 [Halkan taabo si aad Heeso dhiiri galinta sarakiisha uga daawato] 👉 #ua-cam.com/video/b0UmzSicFRo/v-deo.html #Geesiyada Liyuuga ee Gulufkiiyo colaada markii loo guntado ciidan gaar ahoon gamanaynin iyo ...
Abwaan Yussuf Dheere
Переглядів 1453 роки тому
#gabayadii 1977 Somali War History kani waa qayb kamida gabayadii uu abwaan yusuf dheere tiriyay xiliadii uu halganka kula jiray cidamadi ethiopia, Allaha u naxariisto mujaahidka,
XASUUSTII CUMAR ROORAHAYE| & |QAMAR CABDULLAHI | IYO CODADKII CAABI MIRE | IYO SAFIYO TUSMO
Переглядів 1333 роки тому
yzvideo.xyz/362430043053520
War Deg deg 19/02/2021 ah Nabad iyo nolol oo lawareegtay Dal jirka daahsoon
Переглядів 153 роки тому
Iyo mucaradkii oo foorar uga baxay hotel Naasa Hablood2
Sheikh Cumar Faruuq
Переглядів 423 роки тому
Shirkii Carto 2000 kii iyo Dar Daarankii Sheikh Cumar Faruuq Allaya Raxma
Xariir Axmed 2021 New Song Liin Macaan
Переглядів 3193 роки тому
Qaybaha kale heesaha halkan kala soco subscribe saaro👇 ➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖ ▶#ua-cam.com/channels/ZPhG78lQB4fnVbqL8BZxSg.html ➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖ hees looqaday ciidanka liyuuga halkan daawo ➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖ ▶#ua-cam.com/video/VOhIehSfSLI/v-deo.html ➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖➖ #Xariir Axmed Midab Quruxey Muuq wanagey Inagoo Mid Ah Oo Mataana ah Markay Nacabkeenu Maqlaan Kumash Quulkiyo Mixnadoodiyo Meeley Geeyaan Markay Waayaan Muru...
MUSHARAXA MADAXWAYNAHA DOWLADA FEDARALKA SOOMALIA DR.MUQTAAR MOH'MED SAYID
Переглядів 434 роки тому
Burqayar media Dhanaan media Ilo-horashagax media Birqod media Shiniile Media Wyda media kaaramardhe media
Col yussuf Dheere Maxamed sugaal duqayntii xeroalayko dagaldii 1977 wslf wayteen war history
Переглядів 2614 роки тому
Col yussuf Dheere Maxamed sugaal duqayntii xeroalayko dagaldii 1977 wslf wayteen war history
Abwaan yussuf dhere gobaabo dagalkii 1977 jamhadii xoraysta somaligalbeed Wayten war history
Переглядів 1584 роки тому
Abwaan yussuf dhere gobaabo dagalkii 1977 jamhadii xoraysta somaligalbeed Wayten war history
Abwaan yussuf dhere Maxamed sugaal gabay gobaabo 1977 wslf wayteen history
Переглядів 1 тис.4 роки тому
Abwaan yussuf dhere Maxamed sugaal gabay gobaabo 1977 wslf wayteen history
Gabaygii gobaabo dagalkii 1977 wslf war Wayten history
Переглядів 1974 роки тому
Gabaygii gobaabo dagalkii 1977 wslf war Wayten history
Musharaxa Madaxwaynaha Dowlad Goboledka Jubbaland
Переглядів 605 років тому
Musharaxa Madaxwaynaha Dowlad Goboledka Jubbaland
Waa duleed ka Birqod Ciin dhanto midnimo
Переглядів 6616 років тому
Waa duleed ka Birqod Ciin dhanto midnimo
❤❤
❤❤
Calankan muxuu yahy ???
Haaa
Kafeey dhaanto buuhodle OO qaada wl❤
Kafeey ale ha ku shaaro
Dhaanto mcn oo jacel ah markan maqle wan qirode ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Reer kismayo halkan ma jogatan😂😂😂
beautiful dhaanto
Golden voice
Waxan dhaanto waa dhaafty🫡
Beerkeyga beydagtaye❤❤❤❤❤❤
Yartan wan kahelaye ha la ii raadiyo huuno
😂😂
Sorry waa marwo😂😢
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Baarka sare weye reer burqad
Waawu dhanto ❤️
❤❤
𝐉𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐟𝐞𝐲𝐨 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐤𝐮𝐬𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐨𝐰 𝐛𝐢𝐫𝐪𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐢𝐧 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐞𝐲𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐞 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wayteen absame ❤❤❤💪💪💪💪my dhiiga
Masha Allah❤❤❤
❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰😋😋
war like iisaara inta igadambaysay
wow sxbky haykal cade
Guul Dadkeygii ilma Absame 🇸🇴
Zakariye waa cawil sh cali
Allahu Akbar
Wayteen absame guul rer tolkayow
Allaha u naxariisto halyeybuu ahaa anan iloobaynin wax qabadkiisi Allow janadii kaawarabi
Wow nice song
Halyeyada liyuuga cadowgiin hajabo farda awliyadow
Masha allah
Salam
Belief in the Oneness of Allah Subhanahu wa ta'ala.
Inagoo mida aan mushaaxnoo kii masayrana macsalamaynta aan u muujino woow eesh calaa heees
Masha Allah dadkii layga beerow keep going
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
Allaya raxma geesigii wayteen absame
Wow masha Allah meeshu kaaramardhe u eka
Subaneheeni muxamed nabad galiyo naxariis korkiisa ha ahaate Dadkaygow igula saliya channelkana iigucumamada subscribe ta.
Scw scw scw
Masha Allah Haykal official wandhex jooga Maqayadadi hee
Masha allah Captain Haykal waad ku mahad san tahay walalkay qaali noosobadi barnamijyada
Asheta
woow
Woow xariir axmed laka tag
Wow Birqod media and burqayar media keep going bro
Masha allah hees an caadi ahayn ogadeen turub baray
Maashaa Allaah horaa loo soconayaa Insha Allaahu
Ma Weyteen baa libaaxaasu sxbow Haykal
M.A Alle kor haka yeeelo ree abtigeey
Amiin amiin abti Daud xafidullahi
Masha Allah Ilma adertay waan soodhawaynaya