Karbaash studio
Karbaash studio
  • 368
  • 315 444

Відео

Xuseen Maxamed Farah Caydiid Oo ka Hadlay Xalada Somaliya.
Переглядів 34914 днів тому
Xuseen Maxamed Farah Caydiid Oo ka Hadlay Xalada Somaliya.
Dawlada Iraan Oo Gantaalo Ku Weerartay Dalka Israel. Falanqayn Somalicowboy.
Переглядів 4014 днів тому
Dawlada Iraan Oo Gantaalo Ku Weerartay Dalka Israel. Falanqayn Somalicowboy.
Taariikhda Hassan Nasrallah: Hogaamiyaha Hezbollah
Переглядів 19914 днів тому
Taariikhda Hassan Nasrallah: Hogaamiyaha Hezbollah
Waraysi Sheikh Abdi Hersy
Переглядів 14521 день тому
Waraysi Sheikh Abdi Hersy
Wararkii Ugu Danbeeyey Itoopiya Iyo Soomaaliya.
Переглядів 31Місяць тому
Wararkii Ugu Danbeeyey Itoopiya Iyo Soomaaliya.
Waa Maxay Social Anxiety, Walaaca Bulshada.
Переглядів 49Місяць тому
Welwelka bulshada waa xaalad caafimaad maskaxeed oo lagu garto cabsi xooggan oo laga qabo xaaladaha bulsho ee qofku dareemayo in la xukumi karo, la ceebeeyo, ama laga qosli karo. Waxay keeni kartaa in qofku ka fogaado la falgalka bulshada, si xad dhaaf ah uga walwalo xaaladahaas, ama uu dareemo calaamado jireed sida dhidid, gariir, ama wadnaha oo si degdeg ah u garaacaya xilliyadaas. Welwelka b...
Turkiga Oo Dalbanaya Inuu Samaysto Goob Lagu Tijaabiyo Gantaallada
Переглядів 73Місяць тому
Turkiga Oo Dalbanaya Inuu Samaysto Goob Lagu Tijaabiyo Gantaallada
Kenya Iyo Somaliya
Переглядів 57Місяць тому
Kenya Iyo Somaliya
Abiy Ahmed Oo Ku Baaqay In Itoobiya Ay Hesho Badda Soomaaliya
Переглядів 154Місяць тому
Abiy Ahmed Oo Ku Baaqay In Itoobiya Ay Hesho Badda Soomaaliya
Wadaada Hawiye Iyo Kuwa Darood
Переглядів 122Місяць тому
Wadaada Hawiye Iyo Kuwa Darood
Sheekh Xasan Dahir Aweys Oo Ka Hadlay Xalada Soomaliya
Переглядів 352Місяць тому
Sheekh Xasan Dahir Aweys Oo Ka Hadlay Xalada Soomaliya
Qoysaska Qurbaha iyo Soomalida
Переглядів 98Місяць тому
Qoysaska Qurbaha iyo Soomalida
Xiriirka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya: Isbedelka Cusub
Переглядів 20Місяць тому
Xiriirka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya: Isbedelka Cusub
Lacagta La Keydiyo Waa Furaha Guusha Dhaqaale
Переглядів 55Місяць тому
Lacagta La Keydiyo Waa Furaha Guusha Dhaqaale
Nooca Dhiigaaga iyo Astaamaha Qofnimadaadu miyay isbarbar socdaan?
Переглядів 206Місяць тому
Nooca Dhiigaaga iyo Astaamaha Qofnimadaadu miyay isbarbar socdaan?
Soomaaliyeey, Halkee Ayaynu Ka Khaldanahay?
Переглядів 77Місяць тому
Soomaaliyeey, Halkee Ayaynu Ka Khaldanahay?
Doorashada Madaxweynaha Ee wadanka Maraykanka Sanadka 2024
Переглядів 81Місяць тому
Doorashada Madaxweynaha Ee wadanka Maraykanka Sanadka 2024
Doorashada Madaxweynaha Mareykanka: Warbixin iyo Falanqeyn
Переглядів 832Місяць тому
Doorashada Madaxweynaha Mareykanka: Warbixin iyo Falanqeyn
Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya: Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa Shirkii Turkiga
Переглядів 140Місяць тому
Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya: Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa Shirkii Turkiga
Guurka IYO Soomalida
Переглядів 1362 місяці тому
Guurka IYO Soomalida
Soomaaliya IYO Soomaaliland Ka Hor 1991
Переглядів 3032 місяці тому
Soomaaliya IYO Soomaaliland Ka Hor 1991
Dood kusaabsan Awooda Alle
Переглядів 1092 місяці тому
Dood kusaabsan Awooda Alle
Xaaladda Soomaliya
Переглядів 1012 місяці тому
Xaaladda Soomaliya
Xuseen Maxamad Faarax Caydiid OO KA Hadlay Taariikhda Alshabaab
Переглядів 1,6 тис.2 місяці тому
Xuseen Maxamad Faarax Caydiid OO KA Hadlay Taariikhda Alshabaab
Soomaaliya Soomaali Baa Leh
Переглядів 1312 місяці тому
Soomaaliya Soomaali Baa Leh
Qiimaha Waqtiga Iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Переглядів 4102 місяці тому
Qiimaha Waqtiga Iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Waa Sidee Xaalada Oomaar? Yaa Sixray? Daawasho Wacan
Переглядів 2512 місяці тому
Waa Sidee Xaalada Oomaar? Yaa Sixray? Daawasho Wacan
Dhibaatada Kala Haysata Dadka Qurbaha Jooga iyo Kuwa Dalka Jooga
Переглядів 9072 місяці тому
Dhibaatada Kala Haysata Dadka Qurbaha Jooga iyo Kuwa Dalka Jooga
Caruurta Qurbaha kudhalatay iyo Kuwa Dalkii Ku Dhashay Somalia
Переглядів 2,4 тис.2 місяці тому
Caruurta Qurbaha kudhalatay iyo Kuwa Dalkii Ku Dhashay Somalia

КОМЕНТАРІ

  • @Daad-rg4qc
    @Daad-rg4qc 15 днів тому

    Ninnrag ah isma dhalo, bal waxaan caaqaan maba wax yaxayo mana xishoonaya,

  • @husseinhassan2553
    @husseinhassan2553 Місяць тому

    Sxb inta la leeyahay federal isla markaana gudoouihii gobolka loogu yeerayo madax-weyne kuna tiirsan awdood qabiil kuna oranaya madax weynihii rasmiga ee qaranku lahaa xiriirka ayaan kuu jaray ee gobolka reerka aan metalo ma imaan kartid. Taasi inta ay jirto qaran ma jiree qabiil ayaa jiro. Taa ogaada

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Місяць тому

    Tuugyaw dalkaaga joog

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj Місяць тому

    CUQUBO KUGU DHACDAY KHAWAARIJ.

  • @cabdisamadabiikarxaaji55
    @cabdisamadabiikarxaaji55 Місяць тому

    3:47

  • @VibewithAdiish
    @VibewithAdiish Місяць тому

    😂

  • @amidnight
    @amidnight Місяць тому

    B positive markaan yaraa famligaygu waxay igu naanaysi jireen abdilahi xaaji iyo shaybaadh ..iyaga oo uga jeeda su.aalahayga iyo baadhitaankayga badan

  • @AhmedYakub-y1t
    @AhmedYakub-y1t Місяць тому

    Asc. Senetor. Xuseen. Ceydiid. Salaan. Sare. Wadankeena. S n a. Ha. Noolaato. Wadanka. S.n.a. ayuu. U. Baahan. Yahay. Paleze. S n a. Ha. Xukunto. Wadankeena. Ciidan. Isku. Dhaf. Ahna. Khor. Raga. Meleteriga. Aad. U. Khoreyso. Rag. Da. Doo. Du. Afartan. Sano. Aan. Ka. Yarena. Ha. Nokhdeen. Oo. Khabill. Walbo. Ah. Hana. Nokhdeen. Ragii. Jeneral. Ceydiid. Ilaaheey. Ha. U. Naxariistee. La. Soo. Sakheyen. Somaali. Ha. Noolaato. By. Axmed. U s. c. Samo. S n. A. Salaan. Sare. ❤❤❤❤

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 Місяць тому

    Kkkkkkkkkkk ma soo wad wadanka mise waa na heysaa

  • @winterdaycanab6302
    @winterdaycanab6302 Місяць тому

    balaayo wada arag xun wakii igu waaweeynaah maxishoods yaal

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 місяці тому

    Qaxba 30 qarac uuurka ku soo dishay oo holof holof iyo wah iyo bohol noqotay. Nacalaaaa kugu yaaal shuuuub aaan xishoon badanaaa

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 місяці тому

    Oromadii, Amxaaradii, Cafartii & Tigreegii uraysay ee luqadda baratay ayaa naga dhexbuuxa walahi waa’inaan iskala sifeenaa walahi wayna soo dhowdahay in dhalinteena aan difaacanaa dalka iyo diinta oo kacdoon aan diyaar u noqono inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Fardus-c3t
    @Fardus-c3t 2 місяці тому

    No

  • @VibewithAdiish
    @VibewithAdiish 2 місяці тому

    2011

  • @maxamedxasan-gh1io
    @maxamedxasan-gh1io 2 місяці тому

    Qof waalan waa qosol socda 😂😂

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 2 місяці тому

  • @caliliibaan2738
    @caliliibaan2738 2 місяці тому

    Xalada somaliya laga wareystay eraygasaba qalad ah wa ilma yaro tuunji ku fadhiyo camal kan iyo muuse biixi wa isku mid 😂😂😂😂

  • @VibewithAdiish
    @VibewithAdiish 2 місяці тому

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 2 місяці тому

    Waaba iska jaahil...waxba yaa loo qaban....

  • @GG-gl3zx
    @GG-gl3zx 2 місяці тому

    Hi

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 2 місяці тому

    War ninkaan waaba kuheesta abaabina 1991 ayuu soo maraya 😢

  • @Maalik125
    @Maalik125 2 місяці тому

    Alx

  • @jaakanooh
    @jaakanooh 2 місяці тому

    And another one…. Somaliyey husen wuu noshagay wax badan masha alah

  • @jaakanooh
    @jaakanooh 2 місяці тому

    I really love him

  • @CademahadOmar
    @CademahadOmar 2 місяці тому

    2015

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 місяці тому

    Xuseen maxad nagaso donaysa somaliland waa xor cid aan wax kasugaynana majiro oradad kponfur xore oo dawwalad jawhara ah udhis anagu idinma rabno

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 2 місяці тому

    KKLKKLKK Snm, xuseen caydiid maxaa helay , you never come in Somaliland stay where you are

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 2 місяці тому

    Waa nin qaali ah

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 місяці тому

    Ninkaan yaa u so dibay fikirkaan hala iska jiroo

  • @Marshalwarso
    @Marshalwarso 2 місяці тому

    ninkan fathia absie bu ku shaqeeya wa mashruci fathia absie wuxu faafinaayo qoto qoto

  • @saidali6971
    @saidali6971 2 місяці тому

    Qurbaha dad gaalo ah oo an carur dalin ba joga waxay ku xisab taman caruuta Somali ga axmaqa ah uu dhalayo 😊❤

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 3 місяці тому

    Wcs wll qaali masha allaha amiin yaarabi

  • @abdirizakali5611
    @abdirizakali5611 3 місяці тому

    QAC WAAYE KAN

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 місяці тому

    Mas Abur dhalay

  • @daahfeydmedia5016
    @daahfeydmedia5016 3 місяці тому

    Ninkaan waa janan waxbdan og!!

  • @Beec-gn6ll
    @Beec-gn6ll 3 місяці тому

    Ismaaclll

  • @awgeele
    @awgeele 3 місяці тому

    waar caqli hadaad hayso somaliya hagaaji

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 3 місяці тому

    Isaaq mamul goboledkisa ha amino uruursamale wax waqoyi iyo konfur la dhaho ma jirto dadkina dhinac ka raaca xusen ceydiid hadad caqli ledahay ma hadashen abaha inu layay shacab Somali maati ah ma ogiid crazy

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 місяці тому

    NINKAAN WAX BADAN AYUU OGYAHAY LAAKIIN DADKU MA OGA

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 місяці тому

    ISAAQ JEEBKA HABAR AWAL AYUU GALAY EE HAKU DAALIN. ISAAQ WAXAA HORMUUD U AHAA GOBTII GARXAJIS EE CILMIGA IYO AWOODDA LAHEYD MA JOOGAAN.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 місяці тому

    welcome dhashii liibaxa

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 3 місяці тому

    Alla ha shaafiyo goormuu xanusaday talaw wiilkii janan caydiid dhalay ?!? Alla ha shaafiyo

    • @KareemHussein-yr3yp
      @KareemHussein-yr3yp 3 місяці тому

      Ducadu ma xumee daacad ma katahay mise waa ciyareheenii Belo ku ciyaadhay!

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 3 місяці тому

    Waa xiilli hore.....

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 місяці тому

    ninkani waa xanosanayaa waa Isku dix yaacay😮😮

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 місяці тому

    Waa jaajuus kani

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 місяці тому

    War waxaan aburka ah waraysigiisa maad naga daysaan caydiin baad ka urinaysaan meeshaana waxaa ka muuqda maskii inuu abur dhalay oo uusan is dealing naga dhaafa warkiisa suusaca ah yaq yaqsigiisa

  • @maxamed-zh9ei
    @maxamed-zh9ei 3 місяці тому

    ❤ K

  • @mohamedbaniin4335
    @mohamedbaniin4335 3 місяці тому

    Engineer ka xog badan ayuu hayaa 😂

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 cajaaaib

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 3 місяці тому

    Kan ma riwaayad hayaa mise waa jaajuus?