Dahab Media
Dahab Media
  • 290
  • 364 501

Відео

Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo Nabigeena Waalidkiisi!!!Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo Nabigeena Waalidkiisi!!!
Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo Nabigeena Waalidkiisi!!!
Переглядів 393 години тому
Waqtigaasi Haddadan Ayaa Taagantahay😭😢😭Waqtigaasi Haddadan Ayaa Taagantahay😭😢😭
Waqtigaasi Haddadan Ayaa Taagantahay😭😢😭
Переглядів 16316 годин тому
Waxa Ninkan Sheegayay Sax Makulatahay???😂😅😂Waxa Ninkan Sheegayay Sax Makulatahay???😂😅😂
Waxa Ninkan Sheegayay Sax Makulatahay???😂😅😂
Переглядів 2120 годин тому
Gabadh Soomaali ah ee Kasoojeedaa Soomaali Galbeed......Gabadh Soomaali ah ee Kasoojeedaa Soomaali Galbeed......
Gabadh Soomaali ah ee Kasoojeedaa Soomaali Galbeed......
Переглядів 202День тому
Sheikh Musdafe Xaaruun ❤️🥰😍Sheikh Musdafe Xaaruun ❤️🥰😍
Sheikh Musdafe Xaaruun ❤️🥰😍
Переглядів 43День тому
Nin Oromo ah Gabadh Soomaali ayguursaday😂🤣😅Nin Oromo ah Gabadh Soomaali ayguursaday😂🤣😅
Nin Oromo ah Gabadh Soomaali ayguursaday😂🤣😅
Переглядів 209День тому

КОМЕНТАРІ

  • @AliAbdullahiMohamed-p9v
    @AliAbdullahiMohamed-p9v 13 хвилин тому

    Mansha Allah proff

  • @tawhidchannel5629
    @tawhidchannel5629 47 хвилин тому

    Idinka xataa jihadka xagjirnima ayaad kutilmasnteen

  • @munaayaan1145
    @munaayaan1145 Годину тому

    Diintiina shukaansi iyo gabdho ma dhaafi waaysay faaraxow

  • @NuurQorane-i7t
    @NuurQorane-i7t 2 години тому

    Umalaw ufbaan lagu yidhi

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 години тому

    Aad oo weyn

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 4 години тому

    Maashallah, Cagjar wuu caqli badan yahsy, innaga reer Puntland ah aad iyo aad ayaanu oga xumayn markii maamulkii hore ee Puntland ay soo qab qabanayeen walaalaheen Soomaali falbeed. Waxaad ogaataan in Zountlsnd loo haystsy dida Soomaali Galbeed loo hsystsy, shacsbkuna syssn is dhaqaajin karin. Maanta se waa Alle mahaddii

  • @Samsam-ty4yt
    @Samsam-ty4yt 4 години тому

    Waruntii profes sababtoo ah gabdh guri lagu tarbiyeyey maxaa wiil ka ajaniba daba dhigay hadey guur iska raban hays guursadaan inta ka horeysa xaran bey kala yihiin

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 5 годин тому

    Warun hadal kaan ❤❤❤

  • @MiskiHassanAli
    @MiskiHassanAli 7 годин тому

    Wiilal iladhas ayaan 10 jeer ushiday😅😅😅😅

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 8 годин тому

    Ninuu ilaah bukdhabaayo buurkiisa mahina buktiisa lama maqlo

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 8 годин тому

    Masha Allah Prof: Bursaliid

  • @calicumar7166
    @calicumar7166 8 годин тому

    Idiin diidnay een een een odhan karimayno

  • @calicumar7166
    @calicumar7166 8 годин тому

    😂😂😂😂

  • @saidmohamedxaashi1360
    @saidmohamedxaashi1360 10 годин тому

    Mashaalaah

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 10 годин тому

    Taatabashow Timtimbiyow😂😂😂

  • @IftinTube
    @IftinTube 11 годин тому

    Mashaa Allah Wa Runtiisa professor

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 12 годин тому

    Caqli ma jiro. Dacawaaley baad qabsanweydey oo 60 nin dibjiro kaaga dileen. What are you talking about?.

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 15 годин тому

    Soomaliland dal ma aha waa gobal dalwaa somaliya oo dowlad burburtay oo aaday nadam qabiil

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f 23 години тому

    Us yaa qotiyo

  • @Shankaroon123-9p
    @Shankaroon123-9p 23 години тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f 23 години тому

    🤮🤮🤮🤮🤮

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f 23 години тому

    🙊🙊🙊🙊🙊

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f 23 години тому

    👃👃👃👃

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 23 години тому

    Sheikh dadkuu diidayaa inuu niyad jabiyee wuu ogyahay xaqiiqada Somalia 🇸🇴 inay mid uun tahay dad iyo dalba ama hays dilaan ama hays daayaan❤❤❤

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh День тому

    😂😂😂

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День тому

    Masha allah waa runtii profeserka

  • @fahmaahmed2328
    @fahmaahmed2328 День тому

    Somalland dowlad ma aha ee ha qaldamin

    • @ArmaanMohamett
      @ArmaanMohamett День тому

      wll waa somaliland dawladnimana munan sheegin sheekhu dhiigu yuunan kugu karine😂😂😂😂 wx soosaarka,dhaqaalaha iyo tirokoobkuba ictiraaf looma eego siyaasiyada iyo militaryga umbaa ictraafku ku xidhan yahay tusaalana waxa kuu ah meesha TAIWAN la yidhaah

    • @Hiil1242
      @Hiil1242 16 годин тому

      Qadaadwayntu meelwalba way qadhmuuby la taaganthy 😂😂😂😂 nagu soo kala qabo 😂

  • @deardevil1264
    @deardevil1264 День тому

    Wadaadka madow maxaa ka khaldan?

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo День тому

    Sheekhoow xagee Somaliland lagu yiri waa wadan? Ma qabyaalad baa ku madax martay adigoo culimo sheeganaya? Waa cajiib sida ay qabyaalada u saameyso dadka qaar. Bal eeg farxadiisa marka uu beeshiisa Iidoor wadan ku sheegayo!

  • @FaadumoYuusuf-x9p
    @FaadumoYuusuf-x9p День тому

    masha allah jir o jog waliga

  • @OsmaanAbdi-k3u
    @OsmaanAbdi-k3u День тому

    Sax

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 День тому

    Waw wa run

  • @NafisaAbdirahman-u8n
    @NafisaAbdirahman-u8n День тому

    😂😂😂😂😂 astaqfirullah hhhh

  • @LeyloMaxamed-s5o
    @LeyloMaxamed-s5o День тому

    Masha Allah runta ayuu ka hadlay

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 День тому

    Balaayo dhanbaa nagu soo wajahan allow Naga qabo

  • @A-c5x
    @A-c5x День тому

    Sheekh mowduucu ka hadlaayo ha jarjarin dadkana qalaad hfahansiin cajalaada laga duubay sii wadda daa san warka u fahano acuudu bilaahi minnashaydaani rajiim

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 День тому

    Mar bay i dheheen quraan loma aqrin karo madaxay iga galeen

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 День тому

    Been badanaa Odaygaan faanka badan yahuu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AshoMuhmed
      @AshoMuhmed День тому

      War heedhe hayeelin kadaa baan ku idhi

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 День тому

    Somaliland ma dal aa been badanaa sheekhan Somaliland waa Jabhad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AbdullMowlid
      @AbdullMowlid День тому

      Wlhi qofki igu horeye an argo nolesheyda leh sheikh mustafa been bu sheegaya waye qofkan

  • @IsmaëlYacin-l7f
    @IsmaëlYacin-l7f День тому

    Subhana Allaah ☝️ 🤲😢🤲😢🤲😢🤲😢🤲😢🤲

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed3276 2 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryanCabdi-c6o
    @MaryanCabdi-c6o 2 дні тому

    Warun tisa allow na xifdi ❤❤

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 дні тому

    Masha allaah sheekhow rabi adiga Iyo bursaliidba hadinka abaalsiiyo

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 2 дні тому

    DIIFLE FARMAJO MUQDISHO AANKUGU SUGAA

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 дні тому

    ilaahow kuxafid mw cagjar laabta ka ogsooni

  • @HelloHi-sq6ll
    @HelloHi-sq6ll 2 дні тому

    Alaah ak bar

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 2 дні тому

    War ninkani wax fiican ayuu sheegay oo ah wixii diinteenu ina fareysey ma fahmin waxa uu ku khaldamay Ama uu hsleeyey.

  • @MahamedOmer-n9j
    @MahamedOmer-n9j 2 дні тому

    Alxm hadii 3 aynu dhaano Republic of somaliland Somaliaba waa dalka ugu amniga xun calanka

  • @seed3966
    @seed3966 2 дні тому

    Kkkkkkkkkkk wadaadka allaah kheyr hasiiyo maamulka somaliland isku magaacaabay ma dowlad baa maya

  • @MrSahaldon
    @MrSahaldon 2 дні тому

    *♡استغفر الله لكل ذنب اذنبته* . *♡استغفر الله لكل ذنب يضيق الرزق*. *♡استغفر الله لكل ذنب يمحي* *الحسنات* . *♡استغفر الله لكل ذنب يضاعف السيئات* . *♡استغفر الله لكل ذنب يميت القلب* . *♡استغفر الله لكل ذنب يبعدني عن الجنه* . *♡استغفر الله لكل ذنب يقربني الى النار* . *♡استغفر الله لكل ذنب وأتوب اليه . `أنشر ولك اجر المستغفرين`*🤎🌱* *اللهم اغفر لوالدينا وارحمهم كماربونا صغارا* * لَآاِلَهَ اِلَّاْاَنْتَ سُبْحَاْنَكَ اِنِّيْ كُنْتُ مِنَ اَلْظَّاْلِمِيْنَ* *لاَالَهَ الّْاْاَلْلهُ المَلِكُ اَلْحَقُ اَلْمُبٍيْنْ* في كل يوم مائةمرة"١٠٠*