- 4
- 4 154
Cabdirisaaq Xasiliye
United States
Приєднався 23 вер 2018
Ku soo dhawoow bogga rasmiga ee hal-abuur Cabdirisaaq Xasiliye, waxaad halkan ka daawan doontaa maansooyinka iyo dhawaan qisooyinkooda kala duwan. waad ku mahdsantahay hadaad halkan nagula tahay saaxiib hadii kalena nagu soo biir.
#Xasiliye #Cabdirisaaqxasiliye #Hargeysa #abwaan
#Xasiliye #Cabdirisaaqxasiliye #Hargeysa #abwaan
Qisada iyo Maansada AGOON WAALIDKEED JIRO
Waa mid kamid ah suugaantayda arrimaha bulshada aan ka sameeyay, waxayna ka hadlaysaa gabadh yar oo agoon ah oo aan la kulmay iyo fekerkii markaa ku dhashay maskaxdayda.
#Xasiliye #CabdirisaaqXasiliye #Hargeisa #Somaliland #somaliland #hargeisa #somalia #somali #suugaan #gabay #Abwaanxasiliye
#Xasiliye #CabdirisaaqXasiliye #Hargeisa #Somaliland #somaliland #hargeisa #somalia #somali #suugaan #gabay #Abwaanxasiliye
Переглядів: 202
Відео
Qisada iyo Maansada Baqool.
Переглядів 1,2 тис.21 годину тому
Halkan waa bogga rasmiga ee hal-abuur Cabdirisaaq Xasiliye, waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa maansooyinka iyo qisooyinka ay ku sabsanyahiin. Hadii aad ka mid tahay asxaabta nagu taxan mahadsanid, hadii kalena fadlan hada nagu soo biir adigoo mahadsan. #Xasiliye #CabdirisaaqXasiliye #Hargeisa #Somaliland
Qisada iyo Maansada Nitaaqo.
Переглядів 2,6 тис.14 днів тому
Waa mid kamid ah suugaanta jacaylka ah iyo qisada ay ku timid.
Ugu danbayn youtube waan is keenay.
Переглядів 50314 днів тому
Soo dhawaada saaxiibayaal, ugu danbayn waxa aynu isugu nimid youtube. Muuqaalkani waxa uu soo dhawayn u yahay qisooyin taxane ah, mawduucyada arrimaha bulshada, oo aynu si todobaadle ah u wadaagi doonno iyo suugaanteenii oo hab ka duwan sidii hore aynu halkan ugusoo gudbin doonno.
Xasiliye❤
Keep going ❤❤❤
❤❤❤ ❤❤❤❤
😢qalpiga
Mansada qalbige iga tabatay wlhi 😢❤ aad banu u jeclahy inn mar walba akhriyo 🥺note keyga by igu qoran thy ❣️. Inantu waa tu ad la kulanthy 2018 soo maaha qof walbo garad io caqli u zxb ah wuu garan dona mansada 😮 - Eedaydu maa hoo man-doran aniguye waxn eega faraya qof kasto amuurtiyo arinkyga donow,I ogaada mantoo abtirsimahygoo,cidan aayo sheegto ,hoyo an adeeciyo ,Aabo ii arimiyiyo ,arxan ii xigal iyo urur qoys ma aragoo ‘ab- waxan wadagna umadaa islamko’kama dhalan ugadhiyo ciidiyo aborke ‘cidla Kama abuurminee ‘ ugxanti-yo waxan ahy - laba aadmi sheegtoo if kaga durkenoo ,waxan ahay -Aduunyada AGOON WALIDKED JIRO 💔😭
Guleyso wll❤
Keep going brother ❤
Karaamo dushaada ha ahaato abwaab xasiliyo🎉
Masha allh cbdi risaq dhirigaliye wllo hore usoco
Wna ku salamaya abwana clrisaqa horaya u soco waa tagerayashada boorama
Abwaan maansadii WAKHTI soo tiri qisadeedana kusodar Mahadsanid ❤
Sxbkey ayn u share gareyni waan kuwada tageernaa❤
Walahi aad ayn kusugayey ❤
Wax badana waa ka faaiiday
Allah haku sharfo abwankayga waxad tahy shikhs aan si gar ah u taagero aqoontiisa awged
Abwaan waa ku sugeynay❤❤
اهلان وسهلان ومرحبا يا الشاعر 🥰🥰
Qisan walal hayaye hlken kugu so gudbin kara
xasiliye2@gmail.com
Waaw kusoo dhowow abwaan UA-cam ka
Mashalah
Maasha allah abwaan xasiliye Alle haku barakeeyo
Ku soo dhawoow UA-cam waa ku tageera insha allah 1M iyo ka bada 💕🤗
Waa ku faraxsanhy abwaan in youtubka ku so biirtay❤
Masha lla wll ku sodhawa abdi risaaq
Mansha allah abwaan
❤keep goin abwaan
Masha alaah 🎉❤
Allha ku karameyo abwan magaca iyo muuqaba ka xasiloon soo maansooyinka ma dhmaystirna ina kayd ahaan u oqarnayn ubdntehe 🎉
In aad keligaa baxdaad☝️💔 Is moodaysee basraay🥺 Waxaaad Kala badhay naftii🥺 adiGa beryo kuu xidhnyd😔💔
Mansha Allah wll ❣️ee mansada calwa qisadeda rabna hday macqul thy😊wadna mahadsan thy🎉
Abwaan c/xasiliye kal iyo laab uugu soo dhawoow youtubka ustaad.
M.a abwan igu qaaliya guulayso
M.a abwan cabdirisaaq waa abwan an tagero buuxda u ahay abwan alle ha kuxafido
❤❤❤❤
Cabdirisaaqow walaal marka laga soo tago suugaantaada waxa kale een kugu jeclahay waa dabacsanaanta Allah ku sharfo wll qof humble ah baad tahaye Intaaa kadib waxaad noo soo gelisaa maansadii Agoon aabba leh 🫡
🙏
Fvv abwaan🥰
Welcome Abwaane 🎉❤
👍
Abwaanka kaliyeeen ugu jecelahay abwaanada cabdirasaaq xasiliye noloshu kuma xumayzo prother 😇🥰
Duntu Muuqa Maahee Milgo Loo Dhashaa Jira Wiil Gobonimo iyo Dadnimo leh
Allahuma barik abwaane❤
❤❤❤❤
Mashallah wllo carry on😊
Allah haku sharfo abwankayga
M A abwaan xasiliyr❤
Abwaan xasiliya ❤
Thanks wllo❤
Guuleyso wllo👍❤️
keep gain pwe❤
Keep goin Abwane❤🎉