Borama Media Group
Borama Media Group
  • 358
  • 654 879

Відео

Reer Borama oo si adag uga Hadlay Balan-Qaadka M.Hore ee Daahir Rayaale ee Dhismaha Dekada Lughaya.
Переглядів 2,4 тис.6 місяців тому
Reer Borama oo si adag uga Hadlay Balan-Qaadka M.Hore ee Daahir Rayaale ee Dhismaha Dekada Lughaya.
"Ismaaciil Danan Lacag iyo Caawin midna uma Baahna" Ayaan Badan Ismaaciil Danan Walaashii.
Переглядів 416 місяців тому
"Ismaaciil Danan Lacag iyo Caawin midna uma Baahna" Ayaan Badan Ismaaciil Danan Walaashii.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo soo furay biyihii Galbeedka Borama
Переглядів 111Рік тому
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo soo furay biyihii Galbeedka Borama
indhaha waxba kama arkayso, luguhuna ma shaqaynayaan, ma Hadli Karto 😭😢
Переглядів 50Рік тому
indhaha waxba kama arkayso, luguhuna ma shaqaynayaan, ma Hadli Karto 😭😢
Shacabka Borama oo Amaan ugu Qubeeyay Maayarka Maxamed Baradhe.
Переглядів 102Рік тому
Shacabka Borama oo Amaan ugu Qubeeyay Maayarka Maxamed Baradhe.
Gudoomiyihii Xisbiga Waddani ee G.Salal oo is Casilay.
Переглядів 39Рік тому
Gudoomiyihii Xisbiga Waddani ee G.Salal oo is Casilay.
Dhalinyada Dhul-Bahante ee Borama Ku Sugan Oo Baaq Loo Diray.
Переглядів 624Рік тому
Dhalinyada Dhul-Bahante ee Borama Ku Sugan Oo Baaq Loo Diray.
Warka Agaasimayaasha Guud
Переглядів 26Рік тому
Warka Agaasimayaasha Guud
Iskuduwaha Wasaarada Beeraha G.Togdheer oo khubad cajiiba ka jeediyay maalinta Cuntada Aduunka
Переглядів 702 роки тому
Iskuduwaha Wasaarada Beeraha G.Togdheer oo khubad cajiiba ka jeediyay maalinta Cuntada Aduunka
Madaxweynaha Been Ayay u sheegayaan
Переглядів 962 роки тому
Madaxweynaha Been Ayay u sheegayaan
Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Aqoonyahanka G.Awdal
Переглядів 1662 роки тому
Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Aqoonyahanka G.Awdal
Caleemo Saarka Suldaan Samatar Sul.Ibraahin Jaamac Samatar
Переглядів 2,5 тис.2 роки тому
Caleemo Saarka Suldaan Samatar Sul.Ibraahin Jaamac Samatar
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay mudaharaadkii ceerigaabo
Переглядів 282 роки тому
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay mudaharaadkii ceerigaabo
Khudbadii Ugu Saamaynta Badnayd Ee Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle
Переглядів 42 тис.2 роки тому
Khudbadii Ugu Saamaynta Badnayd Ee Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle
Xildhibaan Maxamed Abiib "10 Jeer Ayaa La I Xidhay"
Переглядів 6332 роки тому
Xildhibaan Maxamed Abiib "10 Jeer Ayaa La I Xidhay"
"Ma Xajka Alle Oo La Tago ayu Qaranku Ku Dumayaa" Sh.Shacbaan
Переглядів 492 роки тому
"Ma Xajka Alle Oo La Tago ayu Qaranku Ku Dumayaa" Sh.Shacbaan
Cabdirashiid Xasan Mataan "Jiho Cusub iyo Jiil Cusub"
Переглядів 532 роки тому
Cabdirashiid Xasan Mataan "Jiho Cusub iyo Jiil Cusub"
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Geerida Khadra Daahir Cige
Переглядів 4602 роки тому
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Geerida Khadra Daahir Cige
Maayar Maxamed Baradhe Oo Hantay Quluubta Shacabka Borama.
Переглядів 8342 роки тому
Maayar Maxamed Baradhe Oo Hantay Quluubta Shacabka Borama.
Xildhibaan Maxamed Abiib
Переглядів 1702 роки тому
Xildhibaan Maxamed Abiib
Dugsiga Aayatiin Oo Abaal-Mariyay Ardaydii Ku Guulaysatay Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka 2021-2022
Переглядів 2472 роки тому
Dugsiga Aayatiin Oo Abaal-Mariyay Ardaydii Ku Guulaysatay Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka 2021-2022
Borama Iyo Xuska 26 June 2022
Переглядів 2752 роки тому
Borama Iyo Xuska 26 June 2022
Dr.Gaboose iyo Borama
Переглядів 5472 роки тому
Dr.Gaboose iyo Borama
Dhalinyaro Kasoo jeeda G.Awdal Oo Baaq Culus U Diray Madaxweyne Biixi
Переглядів 592 роки тому
Dhalinyaro Kasoo jeeda G.Awdal Oo Baaq Culus U Diray Madaxweyne Biixi
Raysal-Wasaaraha Cusub Ee Somalia Oo Hadlay.
Переглядів 302 роки тому
Raysal-Wasaaraha Cusub Ee Somalia Oo Hadlay.
Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Beelweynta Warsangali.
Переглядів 322 роки тому
Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Beelweynta Warsangali.
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Bulshada Borama Masaajid Kala Hadlay
Переглядів 492 роки тому
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Bulshada Borama Masaajid Kala Hadlay
Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed ee Somaliland
Переглядів 682 роки тому
Madax Dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed ee Somaliland
Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Borama.
Переглядів 5482 роки тому
Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Borama.

КОМЕНТАРІ

  • @nuurtaash2804
    @nuurtaash2804 3 дні тому

    Doofaar

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 Місяць тому

    Ismaaacil danan big legen

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 Місяць тому

    Maanshallah abtigay waa Mid ka mida dadka somalida guud ahaan ugu caqliga badan rutni gaar ahaan shacabka gobta ah ee uu kasoo jeedo ee somaliland iyo reer Awdal maanshallah alleh haku xifdiyo abti qaali.

  • @Siciiddool
    @Siciiddool Місяць тому

    BADII. IYO ABAGAADHAHA. LUGHAYA. LAKEENAYO. KAMAAD. HADLIN. BALANKEENU. WAA. WADANI. HADAYNU. SAMAROON. NAHAY.

  • @maxamedsheikh1183
    @maxamedsheikh1183 2 місяці тому

    Baraddi cilmiga Borama

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 2 місяці тому

    Axmed-Yaasiin waa qeexitaanka ereyga "hogaamiye".

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому

    Guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому

    Somaliland wa dalkeni illahay inagu beeray aynu iimansano

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому

    Mnsha allah wiilyaro caqli badan oo cilmi leh nolow inader ❤❤❤

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 3 місяці тому

    Beeno badan iyo Taariikho Fabricated ah sida ta axmed guray buu isku Qasay Ahmedyasin

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 3 місяці тому

    Who still watching 2024 This song is hot 🔥 🎤

  • @abdiqadir1232
    @abdiqadir1232 3 місяці тому

    Waxaan dhegay sanayaa 12/7/2024 iyadoo xaaladuhu murug samyihiin ilow khayrka dhig adaan kubaryayaaaye

  • @aadenjaamac5602
    @aadenjaamac5602 3 місяці тому

    2015kii markay soo baxday baan dhigaysan jiray ila hadana waa dhegaysta 8/7/2024 qisadeda dhabta ahna waa ogahay sida la darted Bay idamaqda 😢

  • @farxaanabiib969
    @farxaanabiib969 3 місяці тому

    10/7/2023 maalin aan ilaabi doonin noloshayda inta ka dhiman wan xasuusan doona 😞

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 місяці тому

    Muuse muxuu dhisi, xeebtiinii ayuu amxaarka ka iibiyey.

  • @ina____waaberi
    @ina____waaberi 5 місяців тому

    Ileen ninee sudohdii nooshahay ma dago ma daremo raxo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 місяців тому

    1) Taliskii Siyaad ma kaligiin ayuu idin dhibaayey. Ummadda oo dhan ayuu dhib ku hayey. 2. Itoobiya oo cadow ah ayaa dabada galiseen oo sirtii wadanka aad siiseen, Itoobiyana waligeedba way raadinaysay Soomaali kala jabtay oo badh iyada gacanta.u gala. INA KOLLEYOW, FUTA XUME DAMBIILE AYAAD TAHAY. WAKHTIGAY NOQOTABA WAA LAGULA XISAABTAMI.

  • @iali8540
    @iali8540 6 місяців тому

    DADKAN NAKARAFOONADA LA MEERAYSANAYA DALKA HALAGA QABTO.

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 6 місяців тому

    Kkkkkkkk hal malyan deked ma dhisto midda kale meeday halkii malyan warqad been ah ayuu jeebka kasoo saaray

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 6 місяців тому

    Kkkkllkkkkkkhhhhjj daahir riyaale hadalka muuse u soo dhiibay si ay run u moodaan oo aanay u kicin filim baa haddab loo dhigayaa😅

  • @sihamahmeth3646
    @sihamahmeth3646 6 місяців тому

    Waan rajaynaya qoralkan ina dip uso boqan dono malinta an xanunkan hada daremayo an kabaxo wxn jecladay qof addunyo iyo qurux keliya jecel an jcylka waxba ka aqon sa idna u khiyamo badan mxy intay naso radiyan hadhow no ciqaban 😔

  • @Ghiiu
    @Ghiiu 7 місяців тому

    Maalin cabdirishiid wanku salamay❤❤❤

  • @Khasaarekadaalkainaxasandaahir
    @Khasaarekadaalkainaxasandaahir 7 місяців тому

    Axmed yaasiin sh calibayaanle labaxiniinyoodle inanka samaroon

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 7 місяців тому

    Halka shay ee ugu muhiimsan een ka bartay jacaylka waa inaad dooratid qof daacad ku jecel oo adiga kuraba

  • @Khasaarekadaalkainaxasandaahir
    @Khasaarekadaalkainaxasandaahir 7 місяців тому

    Saaxibu aqli ina sh cali ayaan inabar dadkan dhagolayasha

  • @Khasaarekadaalkainaxasandaahir
    @Khasaarekadaalkainaxasandaahir 7 місяців тому

    Axmed yaasiin sh cali ayaanle ehelusharaf nogabasho

  • @isaxaqaxmed-ue2zq
    @isaxaqaxmed-ue2zq 7 місяців тому

    Waxa lagu jiraa 2024: 3;02 xiligan ban dhagaysanayaa faqri caashaq kugu dilay halkay dadna 7 sano ka hor iyo 8 sano ka hor dhagaysanayeen🥺 Kolay kali ma ahiye imisaa igula isbitaalka heesan qofka samaha diidaan naxariis ka doonaa🥺💔

    • @Yazien.
      @Yazien. 7 місяців тому

      Runtii waa hees dareen gara leh

    • @nassiromar5267
      @nassiromar5267 Місяць тому

      2024 oo dhamaad ah 🙋

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @acacius9903
    @acacius9903 8 місяців тому

    Who is this guy. What a lovely young man. I hope he becames the president of Somaliland in the future. He is smart and knows how to make it happen for his people. We need more leaders like him in Somaliland. I don't give a damn about a clan in Somaliland. If you are from Somaliland and you want what's best for our people in our country Somaliland and you work hard for it, then you have my full support.

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 6 місяців тому

      He was parliament member for almost 15 years. He is a religious and smart man. He is no longer in politics but it is good to bring him back, because our current leaders are not suitable to lead the nation.

  • @InnocentBlackKitten-dv3wh
    @InnocentBlackKitten-dv3wh 9 місяців тому

    Dholay nebiga laga dhamalo adookale hooyo maydhalin

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 місяців тому

    Mansha allah sh axmad Yasin Sh cali ayanle ilahay waxn ka Baryayaa inu caqliga, labada Cilmi, cibadada, carrurta, iyo Cimriga kuu ziyadiyo is ciziga

  • @indho2294
    @indho2294 9 місяців тому

    Still witching 2024 Marnaba kama dalo dhagaysiga hestan❤😢

  • @abdishakurmuxiyadin1386
    @abdishakurmuxiyadin1386 10 місяців тому

    😮😢 23/12/2023 maliin sabti ah

  • @seidharun89
    @seidharun89 Рік тому

    Abeesguul meela mada dagto warna iskuma seegana😅😅😅😅😅😅😅 Tiyoo mobile na heshay na

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 Рік тому

    raga galbeedk ee samaroon maxay uga hadalk miya la haystaa

  • @blackyy9764
    @blackyy9764 Рік тому

    Intaas oo sharaxaad been ubadan kursi buu isaaq ugadoonayaa yaa miskiin caruur maa meesha joogta

  • @cadomedia
    @cadomedia Рік тому

    Mashaa Allah illaahay caqliga iyo cilmiga hakuu barakeyo

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 Рік тому

    Heeskan waxaa shageestay iyadoo maqala 2015 ka😢😢

  • @cabdicawaaleAwcabdi
    @cabdicawaaleAwcabdi Рік тому

    Bah

  • @yaakcon
    @yaakcon Рік тому

    War orod oo waligaa idoor futada kaga jir Somali kuu baahan ma jirto miskiin yahow.

    • @halimali8389
      @halimali8389 Рік тому

      Idoor anigaa 8 years xukumayey. Nin idoor ah weligii xil intaa leeg kamu soo qaban meshan horta waa kow. Waa ta 2aad ee Qarankan aan anuu dhistay halkeed ii dhaanta ee aad ii wadaa?🤔

  • @yaakcon
    @yaakcon Рік тому

    Soo adigan hadda wax dulmaaya ma ahan. Maxaa ku geeyey oo aad ka sameynaysaa Sool? Ma adigaa dega maxaad wiilashiina ugu dirteen?

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Рік тому

    Barkaa maqan ruuxa hees ta bar uu tabayo adiga ku racay hdl weyn

  • @hanahodan7737
    @hanahodan7737 Рік тому

    Sitaat qor wll No sitaar

  • @NimcanAhmeth
    @NimcanAhmeth Рік тому

    Heesku dareen waynaaaa

  • @maxamudmaxamed-dk8bm
    @maxamudmaxamed-dk8bm Рік тому

    Caashaq daacad waayan Utumaa durbaanada Oon Wali daryeela 2023... 2.30am

  • @abdirazak__1043
    @abdirazak__1043 Рік тому

    Legend ahmed yasiin 🤝✊🏽

  • @ismahansuleiman1031
    @ismahansuleiman1031 Рік тому

    Abeeesguul mela mawada dagto warna iskuma seegana kkkkkk tiiyooo mobile na heshay kawrn

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Рік тому

    Masha allah

  • @timroyacoub8369
    @timroyacoub8369 Рік тому

    History markaad been ka sheegto mustaqbalkana been baad ku noolaan 😂😂 heedhe ileen been hadaad meel la jecelyahay beenta la donated waaba lagu sacbin, ganacsigii ka socday saylac xiligii uu ingriisku yimidday ma waxbaad ku lahayd?

    • @yacqubcumarqawrax-cy9bg
      @yacqubcumarqawrax-cy9bg Рік тому

      Oo ciligaa yaa dhulka izka mamulanayay bal taarikhda dib uzoo baadh gadabuursi isagaa dhulka iska maamulan jirey ilaa ardul xabazh

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Рік тому

      @Yacqub Cumar qawrax waxba ma u maamulin waligii 90 naadkii ka hor ee carab turki British wixii magaalda soo dagay dad bay kala tashanayeen magaaladan iyo hareeraheedaba gudabiirsey borama ma soo dhaafin British ka hor, maamul iska daaye dadka uu u soo shaqa tagay hadday kala raagan wixiisii oohin buu ku gabyi jiray, taarikhduu iyadaa is qorta la iskama sheegto uun , gabdhohoogana bilaash bay ugu dhisayeen dadka ay u shaqeeyaan si ay wax uga daba helaan oo abti nimo loogu macaasho adeer, miyirso oo wax soo baadh

    • @halimali8389
      @halimali8389 Рік тому

      @@yacqubcumarqawrax-cy9bgnin aan waxba ogayn waxad ugu jawaabtaa waa qalad.