Al shiikh qaadii armiye masha Allah Xalayna sidan buu shiikha u daakiraayay masha Allah 🎉 1/August 2023 baan nasib u yeshay in aan ka qeyb galo siyaaratu shiikheyn warshiikh maqbulo Allah ka dhiga
Xadiiska kwrn uu jacfar ibn abi talib r.a ardul xabash ka soo noqanayey uu hal lug intu ku boodo nabiga amanayey scw? Waad garane xadiiska ee bukhari ayey ku jirta. Marka ma wxa ledihin saxabigas aya mubtadic ah? Hadey shar ahan lhyd nabiga ka qaban laha.
+Ahmed Mohamuud . kkk waryaa qubuuri sawaaxiliyahoooow, war afsoomaali ma garaneysaa? shabaabku waa daraawiishtii sayidka, noocii ugu dambeeyey, qabuuri kastna sidii Aweys dheere nolosha loogu gubey, bay nolol ugu gubayaan, ama wey goowracayaan, ama way qarxinayaan, kadibna gabay digasho ahna baa loo tirin. marka intaan lagu gubin ama lagu gowricin, ka har shirkiga iyo Gaalada kenya, itoobiya, Uganda, Burundiga oo ilaahay u towbad keen!!!!!.
Msha allh
الله الله مولانا كريم ليس ينسانا ببردالعيش كافانا اله مالناسوىالله......ماشا ءااله
Qadiriya dikri xasuus biyoleey bari samaadkii
ما شاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الله
نحن٬قادريه
xaaji armiye masha allah
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Al shiikh qaadii armiye masha Allah Xalayna sidan buu shiikha u daakiraayay masha Allah 🎉 1/August 2023 baan nasib u yeshay in aan ka qeyb galo siyaaratu shiikheyn warshiikh maqbulo Allah ka dhiga
Maasha allaah❤❤❤❤
Alaahuma sallis wasalama calayhi
waxa aminsanahay kheer iyo tasbiix ineyssn eheen balse waa dikri beer dhagaajinay
Acuudu billaah shaydhaan ayaad3tahay alaah yaa allaahu dol jalaali maa hadana shaki kaga jiro
💖💖
سبحان الله أليس هذا من البدع والخرافات
Maansallh ❤️❤️❤️👍👍👍
Asc
Mansha allaah
MASHA ALLAH ILLAHOW IDIN XIFDI ADUUN IYO AQARABO
Masha allah
Qaadi armiye iyo qaadi cabdulQAADIR diirshe
M a qadi armiya alah dhow ro
Maasha Allaah
Adkartsn caadi maaha waa daraawiish nuur calaa nuur jasaaka laah kheyr
Masha alaah eshcalaa xadro jaskalah kheyr
wan ilmeya waayo dadku dambi waye ayay dhahan dadna dambi ma aha . ilaaha og xaqiqda lakin waxan laoynayo ayaa ah xusus ooo markii indhaha an kala qadaay ilmo 4 jir ahaa oo hoyadey igeyn jirtay meelahn lagudikriyo oo ay kudhafri jirtay oo wax qori wata an weligayda arkin nabad iskahysanay iyagu ay namaamulaayeen , iyo waxan is bardhigay xaalada maanta oo maalinba qolo cusub diin sheegata oo culimadi iyagu isqilaafsan iyo wadankii oo maalinkasta laisdilayo wax nabadna kasoo dhaweyn
Walaal waxaan waa wax qaldan sal iyo raadna diinteena suuban kuma lahan
@@عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّ halkaan yaa kugu balamiyay ka bax meesha wahaabiyahow
@@عبدالغفّاربنحسّنالسلفيّjaahilow been low ayaad tahay ilaahay anta maqsuudun carafnaa anta macbuudun miyaad diidantahay
Adiga un isla garab dhig allaahayaow waxaan ogaanay maqluuq tahay waxaan ogaanay macbuud inaad tahay waxaan
Masha allah
muxyadiin
mu
I Love you ❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💕💔💖💗💙💚
218 habikan waa xasus ana IGA go eeen💕💓💓💓💓💓💓💔💔💔💔❤❤❤❤❤
mahubtaa
Waxaan sunada nebiga eheen ninkii la imaado asaa lagarabaa meeshii uu kakeeni
Adiga hadda inteed kakeentay halka aad iiga sheegayso warkaan jaahilow wax baro
Xadiiska kwrn uu jacfar ibn abi talib r.a ardul xabash ka soo noqanayey uu hal lug intu ku boodo nabiga amanayey scw? Waad garane xadiiska ee bukhari ayey ku jirta. Marka ma wxa ledihin saxabigas aya mubtadic ah? Hadey shar ahan lhyd nabiga ka qaban laha.
maasha allah qurux badan
maashaa allah kor allaha kayeelo diinta iyo ahalkeda
fuusiy safiino mayoo
Masha allah xafida llahu lisaanaka
Maasha.Allaah Maasha.Allaah kor Allaah ha ka yeelo culimadeena
Masha Allah
wa culimadii Asalka ahayd O layaqaanay Ahlu-wal-Waljamaaca diinta ahalkeeda kor allaha kadhigo bidcadane Allaha naga qabto insha allah
Masha Allah sh. Armiiye illahow kheyr ku sii
masha alah adi mah
masha alah adi mah
ilaahey dembishoo hadhaafo dhamaan Teena aamiin
MASHA allah MASHA allah jana da ilaahey hanga waraabiyo
MASHALLAH
on uyuk ilk
mshlh allah idin dhowro qaadiriya
Masha Allah
masha Allhh
markuu sayidku u adkaysan waayey shirkiga iyo shaydaan caabudka qaadiriyada buu wuxuu amray in nolosha lagu gubo sheekha qaadiriyada u weynaa sheekh Aweys dheere. waxaana Aweys dheere nolosha ku gubey darwiish la oran jirey Xaaji Suudi. markii Aweys dheere nolosha lagu gubeyna, 40 berri baa roob da'ayey! kadibna sayidku tixdaan buu u tiriyey:- war suudiyoow doqon baan ogeyn dahayo naareede, wuxuu dookhaneeyoo aweys xumaan dali la meeraaba, candho dogoble goortaad dishaa roobku noo da'aye.
wewe ni al shabab
+Ahmed Mohamuud . kkk waryaa qubuuri sawaaxiliyahoooow, war afsoomaali ma garaneysaa? shabaabku waa daraawiishtii sayidka, noocii ugu dambeeyey, qabuuri kastna sidii Aweys dheere nolosha loogu gubey, bay nolol ugu gubayaan, ama wey goowracayaan, ama way qarxinayaan, kadibna gabay digasho ahna baa loo tirin. marka intaan lagu gubin ama lagu gowricin, ka har shirkiga iyo Gaalada kenya, itoobiya, Uganda, Burundiga oo ilaahay u towbad keen!!!!!.
+Yassin Jama kkkkkk sxb suufi wax qarxiyo wali ma arag ee al shabaab aya wax qarxiyo ee culimada ha naga cayin
wewe ni shaydaan kabisa walaahi k
Yassin Jama sayidka qababiileste so mahen? ninkii may mayda u tagay kuna yiri af muslim ama af gaal la imaada xoolahoodina dhacay
aarmiya Masha allah allow qeyr sii
Habeen kaas waa xasuus aan Iga go.eyn cimri gey jamaacadas Dikrineyso ayaana dhaxda uga jiraa Waa dhafarkii aaba sheikh muxumud Sheikh cabdiraxmaan waa habeenki Ladawada ooyay qeybta dambe Markii lagu soo waayay wafaatul xabiibi Scw inyar maahe wala wada Oo yay karaamo ayaana ka daahirtay Meeshaas barakeysn ee war sheikh
masha allaah karamo cajiib ah aya no shektay walalken masha allaah intii ka so qebgashey iyo inta dhawataba ajar allaah haka siiyo amiin amiin amiin
i
0 0 p
Hhhhhhh sheko walan aha
Aboo
Mashallah Qadi Armiye..
mashaalah nuur calaa nuur eshcalaa dikri