- 51
- 340 951
GOLAHA MAHIIGAAN
Приєднався 14 лип 2017
Waxaad kala socon kartaa waxqabadka, suugaanta iyo guud ahaan dhaq-dhaqaaqyada Golaha Hiddaha, Dhaqanka Iyo Suugaanta Ee Mahiigaan.
AXMED DHEEG IYO MAANSADII SOOMAALI LAGA DAAH
AXMED DHEEG IYO MAANSADII SOOMAALI LAGA DAAH
Переглядів: 272
Відео
Gabyaa Cagmadhige iyo barnaamijkii KHEYRAADKEENNII DIHNAA XAGGEE BUU KU DAMEEYEY
Переглядів 6023 роки тому
KHEYRAADKEENNII DIHNAA XAGGEE BUU KU DAMEEYEY
GABYAA MAXAMED SAKARIYE XIRSI IYO GABAYGII CAADA REER KALE
Переглядів 7413 роки тому
GABYAA MAXAMED SAKARIYE XIRSI IYO GABAYGII CAADA REER KALE
MAXAMED AXMED-SHIRE (QORANE) IYO GABAYGII MAHADHO
Переглядів 5083 роки тому
MAXAMED AXMED-SHIRE (QORANE) IYO GABAYGII MAHADHO
MAXAMED CABDINUUR GARYARE IYO GABAYGII AGOOMAHA LA DHACAY
Переглядів 3253 роки тому
MAXAMED CABDINUUR GARYARE IYO GABAYGII AGOOMAHA LA DHACAY
BANDHIGGA BUUGGA AFSHAXAN MAHIIGAAN
Переглядів 3253 роки тому
BANDHIGGA BUUGGA AFSHAXAN -GAROWE GOLAHA MAHIIGAAN
GABAYGII NIMAY SOORI QAADAY EE HAL-ABUUR CABDIRAXMAAN MACALIN
Переглядів 9934 роки тому
GABAYGII NIMAY SOORI QAADAY EE HAL-ABUUR CABDIRAXMAAN MACALIN
GABAYGII DUNI MIYAA LAABAN EE GABYAA MAWLIID-BIRIIR
Переглядів 5984 роки тому
GABAYGII DUNI MIYAA LAABAN EE GABYAA MAWLIID-BIRIIR
CABDIRAXMAAN MACALIN CABDULQAADIR IYO GABAYGII SAAMAHA ILAAH BAA WADA
Переглядів 7915 років тому
CABDIRAXMAAN MACALIN CABDULQAADIR IYO GABAYGII SAAMAHA ILAAH BAA WADA
GABYAA CABDIRISAAQ MAXAMED SUGULE IYO GABAYGII GOBOLAYSI
Переглядів 3995 років тому
GOLAHA HAL-ABUURKA GOBOLKA SOOL
GABYAA YAASIIN CABDI IIDAALE IYO GABAYGII HAL BAAN GOOBAYAA
Переглядів 4155 років тому
GABYAA YAASIIN CABDI IIDAALE IYO GABAYGII HAL BAAN GOOBAYAA
CABDIRAXMAAN SICIID DUCAALE SUDAYSI IYO GABAYGII MAHURAAN
Переглядів 4975 років тому
CABDIRAXMAAN SICIID DUCAALE SUDAYSI IYO GABAYGII MAHURAAN
CALI DIRIR IYO MAANSADII DADKAYGOW HORA USOCO
Переглядів 1 тис.5 років тому
XOGHAYAHA GOLAHA HIDDAHA, DHAQANKA IYO SUUGAANTA EE MAHIIGAAN
GABYAA CABDIRAXMAAN MACALIN CABDULQAADIR IYO GABAYGII TUSAALE
Переглядів 1,8 тис.5 років тому
GABYAA CABDIRAXMAAN MACALIN CABDULQAADIR IYO GABAYGII TUSAALE
GABYAA CABDULLAAHI WAQOOYI IYO GABAYGII DHALIIL WAXBARASHO
Переглядів 5 тис.5 років тому
GABYAA CABDULLAAHI WAQOOYI IYO GABAYGII DHALIIL WAXBARASHO
Gabayaa Maxamed Sakariye xirsi iyo Gabaygii RAJADU GUURTEY
Переглядів 7 тис.5 років тому
Gabayaa Maxamed Sakariye xirsi iyo Gabaygii RAJADU GUURTEY
Gabayaa Mawliid Cismaan Nuur Cali Qonof iyo gabaygii JIRJIRROOLE
Переглядів 3,5 тис.5 років тому
Gabayaa Mawliid Cismaan Nuur Cali Qonof iyo gabaygii JIRJIRROOLE
HAKUDEYIN MAYEESHEE ABWAAN JAAMAC NUUX
Переглядів 3625 років тому
HAKUDEYIN MAYEESHEE ABWAAN JAAMAC NUUX
Gabaygii Alif-yeen Abwaan jaamac nuux
Переглядів 1,2 тис.5 років тому
Gabaygii Alif-yeen Abwaan jaamac nuux
BANDHIG SUUGAANEED GOLAHA MAHIIGAAN ABWAAN JAAMAC NUUX CAWD-GALE
Переглядів 2,5 тис.5 років тому
BANDHIG SUUGAANEED GOLAHA MAHIIGAAN ABWAAN JAAMAC NUUX CAWD-GALE
Maxamed Cabdinuur iyo Gabaygii Sow hal gara maaha
Переглядів 6356 років тому
Maxamed Cabdinuur iyo Gabaygii Sow hal gara maaha
MAXAMED SAKARIYE IYO GABAYGII DOOD ABWAAN
Переглядів 3,8 тис.6 років тому
MAXAMED SAKARIYE IYO GABAYGII DOOD ABWAAN
CABDIRIXMAAN SUDAYSI IYO GABAYGII AGAB DHAQAN
Переглядів 3746 років тому
CABDIRIXMAAN SUDAYSI IYO GABAYGII AGAB DHAQAN
CALI DIRIR IYO GABAYGII YAA INDHAHA SAARAY
Переглядів 4676 років тому
CALI DIRIR IYO GABAYGII YAA INDHAHA SAARAY
SHUKRI CABDULLAHI RUUSH IYO MAANSADII IMA GAYO
Переглядів 5426 років тому
SHUKRI CABDULLAHI RUUSH IYO MAANSADII IMA GAYO
QORANE AXMED SHIRE IYO GABAYGII SOW HAL JIRA MAAHA?
Переглядів 8126 років тому
QORANE AXMED SHIRE IYO GABAYGII SOW HAL JIRA MAAHA?
Abwan maxad sakariye😊
🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉
Gabayga labaad ee Abwaaan suufi aw cali been anon shegayn walee waa cajiib balse waa dhif iyo naadir abwaan hada jooga oo gabayga marinkara ama mid la mida maskax maal weyeh alle maskaxda how barakeeyo 😮😮❤❤❤❤
Masha alha ❤
Maryo dhigasho waa ceeb adoon maanku kaa tagin hhhh madax qubo intaa cunilahyd adhiga maa maashid
Onaddcommentsonfecepok100.000kunsuufoocalishere
Ma abwaanki nuur cali qonof ayaa awowe u aha
Reer puntland waxaynu odhan karnaa waa hoygii suugaanta
❤
Gabayga sufi oocali waxba kamaqan marku marayo miroowga doobki cuna miiqma caatada Maxabada lagaclkiyo jacyl waysku kaymarin (Maaraha cabaysani saqdhexe waa kumirayaa) Aniga maqsud kaga dhigin saan ma maalaniye Inta bisha kujirta waa kabooday abwanku maka afgonadsaday😂 23:10 marku marayo weeye
Abwaan suufi oo aan mar la joogay ban waydiiyey balse wuxu ishegay in gabdho mesha jogeen meerisyadaasna laga jaray balse isagu uu mariyey layskuna raacay in laga jaro xigmadaa wa haysaa legend baa tahay😂😂😂😂
Hadal baxay meel unbaa lagu soo gaadhaa, waase muddo waxaan jeclaan lahaa inaan gabadhaa doogta wacan siduu damiirku i yidhi salaan jagac leh kilomitirada aan ka dheerahay uga soo wajaafo. Hadalkaa aad dareen iyo damiirkaaga ku maaxisay ayaan meel aan raga maanta joogaayi uga soo cankuur joogsanin ayaan anigu wax ka milicsanayaaye ragii waa gunoobayaaye suugaanta ku soo garan siiya micnaha moonadey sidaan.
Masha allah
Suufi aw ali abwaan soomaaliyeed
Adeerkay Cabdiqqadir Salaad Faarax aqoonyahan badda ku takhasusay
🎉❤ Abwaan fuufi
Marka hore maxa inoo diiday ina aynu fahano waxa udhaxeeya miuo magaalo
𝐠
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡
Abdi Xamiid gmadiid. Hargeisa uga Yeedha nextime Ninka dhalinyaradaa ee Abwaan idaajaa yidhi Halkii gaariye ayuu idionkujiraa Rer hrgeisa. Bosaaso lagu xirey ee Markii lasso Daayey gabey Amaaan ah Qiimeleh Majeerteen u tiriyey .Laguna xirey argagixiso baad tahy.Putland soodeysay Jecelna Reer bariga
Ninkaa sheekadiisa maqaal uun bey igu ahayd balse wan soo baadhi xagu ku danbeeyey. Colaaduhu markay inaga baxaan ayaan rajaynayaa inaan team dhalinyaro abwaaniin ah barri ku nimaadno in sha Allah
Ayadoo halnin aqriyaan arkijirey magaicisa halaishego ninkii qoraalki gabayadaan iskumar meerinjiray❤
Halkii nin ee akhri jiray wuxuu ahaa Suufi Aw cali
Jabuti iskuday ee kukentay elatare cidanki eey tababar ugeyeen qadar elatare firdhisamay xududa katilabay iyo kuwii eey hori uqortay kurad tireysa hadaba yeey hori uqadatay qadar hadana yeey ugeysay elatare halfamiil kuwa xudud kabax kuwana fasax qadasho tikid dalkaga qarash ubahan keyga waa kuqasaro faqri shilin reer abti mase reer ader carurtada ilen dalka majogtide saldhigagana keen aderkaga uuyirahdo qofki uyimado abo nol ader sedee logu badalaa isgarsin maya haa micno masameyneyso wadan dhan walbo badiyo wakil loyahay mayimid falus qeru sharci waa mabnuuc lacata mobelka ee dolar wax lagukala ibsado iyado xansho lahen bila nabar tiro bila xudud xaramiga uguweyn ee bila bangiga ah kan lodonanayo lacagta sidanbi badan
Guulayso mowliid Cisman
Ma Abwankii Wayna Ee Mohamed Nuur Gonof Baa Awoow U ah WiilkA
Mash alaalah
Waxay soo bandhigeen Suugaan wacyigeedu sareeyo. Waa sidii lagu yaqiinay Abwaaniinta ka soo jeeda gobollada Waqooyi-Bari ama P/Land oo aan la buunbuunin murtidooda, Gabayadaan Waxaa ku jira cilmi wayn oo laga baran karo 1. Reer guuraaga iyo nimcooyinka miyigeena yaal 2. Barashada noolayaasha badda ku jira Nolosha bulshada badda iyo nimcooyinkaa ay haysato. 3. Iyo in magaalo ku tiirsantahay Reer guuraaga iyo bad-dhacda. Waa sadex bulsho oo wacyigooda nololeed kala duwanyahay Waana arin ugub ah oo Waa markii ugu horaysay oo ay Gabayo iskugu hal celinayaan Abwaaniin kala matalaysa bulshooyinkaas inta la ogyahay suugaanta somalida
masha allh abwaan yusuf shaacir wax badan oo taarikh iyo gabayaba leh ayuu ururiyey oo weleyey kuwao hals ugu jiay iny lumaan
Masha Allah adeer Allaha kuxifdiyo❤❤❤❤
Sufi awcalo
Sufi awcalo
Msh allh ilhay afka kuma goyo abwan
abwaan qiimo leh
Abwaan maxamed Adan jama Maweel Xigmadiisaa waa inuu Abwaan ku xaragoodaye Waa inuu Xishood gaara iyo xaswa leeyahaye Waa inaanu xaabxabsaane U xigsimoodaye War waa inuu Xirgiga gees ka adag kaga Xidhnaadaye
Macaratamee gabaygaa waa sii cunsuriyaye Mantiyo caruurnimo ma baran Hilibka ceedhine Aroosyada Camiran gafafki cimidhaa loo joogo Habeenkan cashiiro iyo xidid laguba ceeshaynin Fuluhu coog coogo Laysku cuun duurka cumar bini khidaab iyo Sidi cali ibnu daalib Casamada habeen iyo shirkaan caan bax ka ahaaye Ninkasto culuumlihi Anigu iga cabaadaye Jawabaha culculus Bay hal qiigu igu ciseeyaan
Dunidaba Xidkuhu waa Todobaa Feelaga duulaye Dalacag muuluug iyo marku Saxalku Diir beelo Ay dabaqa loolkiyo kulmaan Dalalyada waagu Docdaa meerijaan Ku xigay waa u dareen qabay
Cabdu Qaadir saalaad caaqil cabqari ah Weeye allaha daayo
31 March 2022 Allahaa cimriga noo barakeeyo
8/4/2022 waliba bil ramadan 7 tahay
Ugu dhawaan mayo
Mnsha alllh gapay aad u qurxoon apti
Mnsha alllh Apti
M.a
Sharaf iyo karaamo
M.a abwaan antagero
Maasha ALLAHA waa abwaan qiimo leh ALLAHA ALLAHA xifdiyo
Luuqdii Kh.sh.M
Wiilkaa lanbarkiisa yaa hayah abwaan mawliid cismaan nuur cali qonof waxaa baafinaya reer cali qonof
M.alaah cabiraad suganbay ahayd waqtigaas uucuriyey abwaanku
Gaani nuur gaani
Suufi kuu qiray abwaan gabyaah
maxamed aadan jaamac ( Maaweel ) dhashay 1942 dhintay 2004 Alle ha u naxariisto. murtimee mahadsanid. abwaanku waa reer ceerigaabo/ dhulbahante
Naalaye axmed
Asc