- 32
- 263 919
Nasri giirre
Приєднався 16 сер 2017
I'm Nasri giirre and I make videos about unique destinations. I travel to different lands in search of culture, history and my favorite places in my country . Join me on my adventures and subscribe my channel.
Відео
Buurta Daalo || Dawga tabca || waa sidee wakhtiga barwaqada.
Переглядів 2,2 тис.4 місяці тому
Safarkaygii ceerigaabo part two..
Sidee looga ciiday ceerigaabo || miyay ka duwantay magaaloyinka kale.
Переглядів 6 тис.4 місяці тому
Sidee looga ciiday ceerigaabo || miyay ka duwantay magaaloyinka kale.
Marso ilaa kulmiye || dhul aanay cameradu gaadhin🏔️
Переглядів 4,8 тис.5 місяців тому
Marso ilaa kulmiye || dhul aanay cameradu gaadhin🏔️
Hal malin ayaanu ku noolayn goobaha dalxiis ee gobalka saaxil || campaign 🏕️
Переглядів 5 тис.7 місяців тому
Hal malin ayaanu ku noolayn goobaha dalxiis ee gobalka saaxil || campaign 🏕️
Mareero beach’ta somaliland. Waxaanu u hoyanay hal habeen || Bad iyo Buuro.
Переглядів 1 тис.8 місяців тому
In badan ka dib waa soo laabtay isha alah muuqaladeeni halkii ayay inooga sii socon doonan. More info: Facbook: f / nasrudingüire Instagram: nasri_girre?ig. Tiktok: & / nasri.girre
Magaalo xadku kala qaybiyo || waxaa mara xadka somalilad iyo Ethiopia || labi sagaala.
Переглядів 1,9 тис.Рік тому
Magaalo xadku kala qaybiyo || waxaa mara xadka somalilad iyo Ethiopia || labi sagaala.
Goob jin ku noolaa imikana noqotay meel loo dalxiis tago || laas-geel.
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Facbook: nasrudiingiire/ Instagram: nasri_girre?ig. Tiktok: www.tiktok.com/@nasri.girre?..
Maalinkii iigu danbeeyay jaamacada || The last day of university.
Переглядів 1 тис.Рік тому
Maalinkii iigu danbeeyay jaamacada || The last day of university.
Dhaymoole iyo Hudusa dhulalka ugu quruxda badan somaliland.
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Dhaymoole iyo Hudusa dhulalka ugu quruxda badan somaliland.
Waxaanu inan u doonanany magaalada burco.
Переглядів 1 тис.Рік тому
Waxaanu inan u doonanany magaalada burco.
Paintball game. Hargeisa oo caalamka la jaanqaadaysa.
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
Paintball game. Hargeisa oo caalamka la jaanqaadaysa.
Waxaanu afur ku samaysanay meel buur ah.
Переглядів 974Рік тому
Waxaanu afur ku samaysanay meel buur ah.
Buurta ugu dur-durada badan somaliland || hul-qaboobe.
Переглядів 4,5 тис.Рік тому
Buurta ugu dur-durada badan somaliland || hul-qaboobe.
SACAADADIIN || jasiirada ugu qurxda badan gayiga soomalida.
Переглядів 2,3 тис.Рік тому
SACAADADIIN || jasiirada ugu qurxda badan gayiga soomalida.
Saylac || magaalo la dhisay 1600 oo sano ka hor iyo sida aad ku tagi karto.
Переглядів 1,7 тис.Рік тому
Saylac || magaalo la dhisay 1600 oo sano ka hor iyo sida aad ku tagi karto.
Halkii lagu dilay cumar ku joog iyo biriishkii ugu horeeyay ee somaliland laga dhiso.
Переглядів 21 тис.Рік тому
Halkii lagu dilay cumar ku joog iyo biriishkii ugu horeeyay ee somaliland laga dhiso.
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
Переглядів 35 тис.Рік тому
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
Sideed ku tagi kartaa ceel gerdi | qorshaha iyo qarashka kaaga baxaya.
Переглядів 8 тис.Рік тому
Sideed ku tagi kartaa ceel gerdi | qorshaha iyo qarashka kaaga baxaya.
Gacan-libaax waa sidee xiliga dhaxamaha iyo wadada loo maro.
Переглядів 14 тис.2 роки тому
Gacan-libaax waa sidee xiliga dhaxamaha iyo wadada loo maro.
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
Переглядів 119 тис.2 роки тому
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
BIYO DHACAY || WADADEE LOO MARAA? THE RIGHT WAY TO GO BIYO DHACAY.
Переглядів 4,8 тис.2 роки тому
BIYO DHACAY || WADADEE LOO MARAA? THE RIGHT WAY TO GO BIYO DHACAY.
TOON || WAXAANU QADO KU SAMAYSANAY MEEL BAADIYE AH.
Переглядів 3,2 тис.2 роки тому
TOON || WAXAANU QADO KU SAMAYSANAY MEEL BAADIYE AH.
GOWL-BOG|| GOOB LOO DALXIISO OO AANAY CID BADANI OGAYN.
Переглядів 4,3 тис.2 роки тому
GOWL-BOG|| GOOB LOO DALXIISO OO AANAY CID BADANI OGAYN.
Degankaygiii😢😢 biyo dhacay sanaag 🎉😊
War yey warabuhu idinku cunin meshaa
Ardul abkor ciise waa magaldi aan ku dhashay guulayso legend
Bari miiya mise sanaag
Dhulkan maaxa loo beeri weey. Oman waaxa jiiro buur laa daaho ٱلْجَبَل ٱلْأَخْضَر, waaxa Luugu beera timir, tiin, Ubah, foox, leen, moos, caanbo, caanab, basal, galeey. ua-cam.com/video/iTcWr9RjFEU/v-deo.htmlsi=OUQP0X7c10gXxpsH ua-cam.com/video/4rqUAzjJbQ0/v-deo.htmlsi=Oj4XK8pjVwoVlmra
Machallah buloxar waa dulka cissa
Gaacidh xagy ku talaa waan ka helypee
Ceerigaabo sanaag
Mashallah dhul qurux badan "kulmiye springs"
Asc. Walaaal waaad kumaddsantay in aad soo bandhiigto quruxda. dalkeena hooyo Kuna darso. dalku sanaag kaliya maaha. Mahadsanid
Masha Allah qurux wlahi
Wagar dheh weger lahaane
Sheekh awliyada arabka kamìduu ahaa sheekh malaawe Ina cali qablax. Siyaasiga awliyaduu ahaa nin arab ah sheekh ciise ayuu la tashan jirey. Amarka isagaa bixiyey. Sheekhaasi arab magaalada waxaa la odhan jorwy Bulo xar baa laodhan jirey. Oo loo badalay bulo xaar. 50kii maay ahayn. 1840 kii baay ka horeysay Waa magaaladii caasimada somaliland ahayd markii hore. awoowgeey dhisay iyo laba nin oo aay isku reer ahaayeen taajiriin baay ahaayeen raashinka ayaa lagu dhisi jirey guryaha. Martina iyo Culimadana maay soo dhaweyn jirin sidaan war ku heley hooyadeey baa iiga sheekeysay markii danbana culimo ayaa timid waay xumeeyeyeen hadana waxaa tagay kuwii waaweynaa ee Congress awliyada. Oo ilaahay usoo direy kuwiina waay xumeeyeen sheekh ciise oo cabdale araba ayuu la hadlay sheekh maxamuud sheekh cali qablax. Maxaanu ka yeelnaa bullo xar wuxuu ugu jawaabay ilaahay oo aad caabudo u bari inuu baabiiyo kadibna wuxuu yidhi ina caliqablax. Ilaahayoow tan ka furnace fiihaa degrade waa inaay ku dhashaaa ishalah. Sidii baay kaga jeedsadeen oo lagu Roger magaaladii hrg ayuu yimid tan baa caasimadii wadanka noqoneysa ayuu yidhi . Wuu sii socday lug buu kuwada maray wadanka isagiyo culimadii la socotay. Meel uu habaaro meelo uu u duceeyo dad uu habaaro dad uu duceeyo ilaa uu halkii uukayimid uu tagay sheekhii burco ayaana qaboojiyey markuu burco maraayey 175 need buu qalay waana taariikh dheer oo aan halkan kusoo koobi karin ishalah
💚🤍❤️ Masha Allah dhuka Somaliland allow noobarakee
Cadan waa loo ciyaar gudi Jiray berigi ingiriiska 😂, buurta daallo waxaa laga arkaa daaraha newyork.😂
Borama
Hadaabala idiintaglayahay oo ad xudud ingiriis deydeyeysan maninhalgamey ayaxudud gumayste amina ama daydaya caqliguhashaqeyo
Aar baan badanaa aar idoorow nagadaaya hadadbadh badhaysaan tariikh anjirin hadabilaba hada book cusubfura
God job 💪
Woow meeshan is leeeyahay aad guri dhisatid in sha allah Kulmiye❤
Mchollah❤😊
This is top content bro, keep grinding, your videos will find dadkoodii ee waxa wacan jeclaa well done 👏
this video million views ayu u qalma wlhi ninkan wx quruxbdan ayu so gudbiya isagana hala qurxiyo shpyal Keep going shp nazri giire.
Wow❤
Masha allah going ahead zxp nusridiin
Hore u soco wll nasri
One of the best Somali content creators .
Horusoco walaal Nasrudiin Giire.
Fire on fire ❤
Keep going ❤
Maansha allah
Big legend keep going bro gacan dahable
Joogtayn Nasir
soo badi bro
Masha Allah walalkey waa ligeey qof hadal xuun umaa qoorin hadeey dhaacdana iga maa ahaa xumaan ee aragtiida lagu kalaa duwaanan kaara Aniga magacaygu waa ilyaas No qabiil iyo reer hebeel markaa tahay qof wax bartaay 🫡🫡🫡🫡🖐🏾🖐🏾🖐🏾
Dhul sh.isaxaaq
Keep going soo badi
Very Beautiful
This man need a raise videoskiisu waa wax klw wllhie
Maxaa caagad ay biyo ka cabeen ay ka tuureen laagaa waxa ka masuula dadkaa deegaanka sheeganaya ee caqliguudu siin waayey iney dhigaan caag xashiishka lagu rido iyo dadkan iminaya ee bilaa damiirka ah ee caagadaha biyaha ay cabeen ku tuuraya jannada quruxda badan ay joogaan iyo Wasaaradda deegaanka ee ku mushaharka qaadata
ماشاء الله رائعه ❤❤❤❤❤
Muuqal aad u quruxbdan hore usoco shp nasri giire hana ka daalin inad inoso duubto quruxda dalkeena
caagadda biyaha aad ka cabtey meesha ka muuqata ka qaad haddii aad adigu ku tuurtay.
Great, dalxiis wacan wl 💯💥
Mazhaallah ❤
Ku xidh naw nasir giirre
This is amazing 👏 😊
Eid mubarak ❤❤👍
Eid Mubarak!🙏🏼🙏🏼
Yaadag
Mncha Allah 6 sano kahor baan wada marey Kulmiye Aad by shiikh uga fogeyd wadooyinkaa Rafa waa beeraley. Mse dacabdale dadka degaana