SIDRA Channel
SIDRA Channel
  • 75
  • 50 127
Nidaamka RAAD oo shaqo bilaabay
Nidaamka RAAD wuxuu qayb ka yahay barnaamijka Health Alliance for Digital Development and Action (HADDA), kaas oo ujeedkiisu yahay xoojinta nidaamka caafimaadka ee Soomaaliya iyadoo la adeegsanayo aaladaha dhijitaalka ah ee xogta iyo aqoonta lagu wadaago. Hindisahan wuxuu kor u qaadayaa awoodda shaqaalaha caafimaadka iyo siyaasad dejiyaasha si ay u qorsheeyaan, u maamulaan, una bixiyaan adeegyo caafimaad oo tayo leh, oo la heli karo, loona siman yahay dhammaan dadka Soomaaliyeed.
Nidaamka RAAD, oo beddelaya diiwaannada warqadaha ku saleysan, waxaa lagu rakibay qeybo kamid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Banaadir, Galmudug, iyo Puntland, halkaas oo mashruuca tijaabadiisu ka socoto.
Follow our social media platforms:
SIDRA Website: sidrainstitute.org/
SIDRA Twitter: SIDRAInstitute
SIDRA Facebook: sidrainstitute1/
SIDRA Instagram: sidrainstitute
SIDRA TikTok: www.tiktok.com/@sidrainstitute?is_from_webapp=1&sender_device=pc
Переглядів: 253

Відео

Hadalka Agaasimaha SIDRA
Переглядів 293 місяці тому
Agaasimaha SIDRA Salim Said Salim ayaa "Soo Bandhiga Daraasad ku Saabsan Fursadaha iyo Baahiyaha Yagleelidda Isbitaal Wayn oo Takhasus ah" ka sheegay in tan iyo markii la asaasay SIDRA, intii awoodiisa ah ay isku dayaysay in ay iftiimiso dhibbaatooyinka dalka ka jira gaar ahaan arrimaha bulshada, oo SIDRA wax badan oo cilmi-baaris ah ka sameeyay. Follow our social media platforms: SIDRA Website...
Soo Bandhiga Daraasad ku Saabsan Fursadaha iyo Baahiyaha Yagleelidda Isbitaal Wayn oo Takhasus ah
Переглядів 4753 місяці тому
Video-kan waxa uu soo koobayaa muuqaalka guud ee munaasibadii aan ku soo badhignay natiijooyinka cilmi-baaris ee ka soo baxday “Daraasad ku Saabsan Fursadaha iyo Baahiyaha Yagleelidda Isbitaal Wayn oo Takhasus ah”, oo aan xalay ku qabanay Garoowe. Daraasadan oo uu maalgeliyay Amal Bank isla markaana uu sameeyay Machadka SIDRA ayaa ujeeddadiisu ahayd in la helo isbitaal weyn oo takhasus ah oo ga...
Child Labor in Garowe IDP Camp: The Story of Abdikayd
Переглядів 1728 місяців тому
The Story of Abdikayd: A compelling short documentary that unravels the harsh realities faced by children living in the #Garowe Internally Displaced Persons (IDP) Camp. This poignant film follows the life of Abdikayd, a young soul navigating the complexities of the camp's challenging environment, where displacement and limited resources force children into the labor force. Through Abdikayd's st...
Maxay yihiin waxyaabaha keena ku shaqaysiga carruurta
Переглядів 1189 місяців тому
Carruur badan oo Soomaaliya ku nool ayaa la kulma xaqiiqada adag ee carruurta lagu shaqeysto. Arrintan ayaa waxaa keenay dhowr arrimood, oo ay ugu weyntahay faqriga, maadaama qoysasku ku tiirsan yihiin dakhliga carruurtooda si ay u noolaadaan. Sooyaalka colaadaha ee Soomaaliya ayaa sii wiiqay waxbarashada iyo kaabayaasha dhaqaalaha, xaddidayna fursadaha carruurta oo ku riixday xagga shaqada. Ma...
Hagaha Tababarka Ilaalinta Caruurta ee Ku-saleysan Qaab-dhismeedka Bulshada
Переглядів 3809 місяців тому
Hagaha Tababarka Ilaalinta Caruurta ee Ku-saleysan Qaab-dhismeedka Bulshada ayaa waxaa loo qaybiyay kooxaha bulshada ee hadda jira oo la shaqeeyo mashruuca CPSS ee SIDRA ay fulinayso. Hagahaan, oo loo isticmaali doono tababarada soo socda, ayaa waxaa loo sameeyay si kor loogu qaado aqoonta, xirfadaha, iyo hab-dhaqanka guddiyada ilaalinta caruurta ee bulshada kunool xeryaha barakacayaasha Garoow...
Ciyaaraha waxay ka qeyb qaataan badqabka jireed iyo maskaxeed
Переглядів 23910 місяців тому
Dhawaan waxaan soo gabogabaynay tartan kubbadda cagta ah oo dugsiyada dhexdooda ah oo loo qabtay dhallinyaro da'yar oo ka socday afar iskuul oo ay wax ka bartaan xeryaha barokacayaasha ku yaalla Garoowe, Puntland, iyadoo uu gacan ka geysanayo mashruuca CPSS. Tartankan waxa ujeedadiisu ahayd in kor loo qaado badqabka jireed iyo maskaxeed, kobcinta bulshada, horumarinta xirfadaha nolosha sida wad...
Wacyigelinta Bulshada iyo Ololaha Warbaahinta ee Xuquuqda Carruurta (Video 4)
Переглядів 26 тис.11 місяців тому
Ma ogtahay in malaayiin caruur Soomaaliyeed ah ay hadda ku nool yihiin xaalad aan lahayn adeegyadii aasaasiga ahaa. Xaaladda ayaa aad ugu sii daran dadka ku nool xeryaha barakacayaasha (IDP). Bal qiyaas caruurnimada oo aan lahayn daryeel caafimaad, waxbarasho, iyo waxyaabaha aasaasiga ah. Waa xaqiiqo haysata caruur badan oo ku nool Soomaaliya. Aan ka wada shaqayno wacyigelinta si loo taageero c...
Wacyigelinta Bulshada iyo Ololaha Warbaahinta ee Xuquuqda Carruurta (Video 3)
Переглядів 175Рік тому
Ma ogtahay in malaayiin caruur Soomaaliyeed ah ay hadda ku nool yihiin xaalad aan lahayn adeegyadii aasaasiga ahaa. Xaaladda ayaa aad ugu sii daran dadka ku nool xeryaha barakacayaasha (IDP). Bal qiyaas caruurnimada oo aan lahayn daryeel caafimaad, waxbarasho, iyo waxyaabaha aasaasiga ah. Waa xaqiiqo haysata caruur badan oo ku nool Soomaaliya. Aan ka wada shaqayno wacyigelinta si loo taageero c...
Wacyigelinta Bulshada iyo Ololaha Warbaahinta ee Xuquuqda Carruurta (Video 2)
Переглядів 83Рік тому
Ilmo kastaa wuxuu u baahanyahay deegaan badbaado leh si uu u koro, wax u barto, horumarna u gaaro. Waxaa murugo leh, tacadiyada ka dhanka ah carruurta weli waa mid ka jirta dhulkeena. Waa waajib ina saaran inaan ilaalinno badqabka ubadkeena. BULSHO ahaan, waxaan sameyn karnaa isbeddel! aynu kor u qaadno WACYIGELINTA ku saabsan muhiimadda ay leedahay xuquuqda carruurta oo aynu u abuurno deegaan ...
Wacyigelinta Bulshada iyo Ololaha Warbaahinta ee Xuquuqda Carruurta (Video 1)
Переглядів 129Рік тому
Xilliyada dhibbaatooyinku jiraan, carruurta barakacayaasha ayaa ah kuwo nugul. Carruurtan ayaa waxa ay la kulmaan caqabado waa-weyn oo ay kamidyihiin sidii ay u heli lahaayeen baahiyaha aasaasiga ah, waxbarashada, iyo daryeelka caafimaadka. Xaqiijinta ilaalintooda iyo fayoobaantooda waa mudnaan bini'aadminimo oo muhiim ah. Waa in aan mudnaan siinaa baahiyahooda si loogu fidiyo taageero si aan u...
Ku tababarida warbaahinta xuquuqda caruurta
Переглядів 53Рік тому
Muuqaalkani waxa uu soo bandhigayaa tababar ku saabsan xuquuqda carruurta oo loo qabtay xubno ka tirsan xarumaha warbaahinta #Garoowe. Tababrkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii xirfadlayaasha warbaahinta loogu baraarujin lahaa xuquuqda caruurta iyo sidii loogu qalabayn lahaa xirfado ku saabsan sidii maclumaad/warbixinada ku saabsan caruurta loogu gudbiyo si xilkasnimo leh oo sax ah. Macluumaad bad...
Shirkii ku saabsanaa xuquuqda carruurta iyo mudnaanta sharci dejinta ee loo baahan yahay
Переглядів 681Рік тому
Isbahaysiga ilaa todobo urur oo maxali ah ay ku midaysanyihiin, ayaa qabtay kulankoodii kowaad oo ku saabsanaa xuquuqda carruurta iyo mudnaanta sharci dejinta ee loo baahan yahay si loo ilaaliyo xuquuqdaas. Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SIDRA ayaa waxaa ka soo qeyb galay khubaro ka kala socotay qeybaha kala duwan ee bulshada, sida xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland, ururada ...
Agaasimaha SIDRA oo Rome, Italy, uga qeybgalaya tababar
Переглядів 28Рік тому
Agaasimaha SIDRA Salim Said ayaa kamid ah 22 khuburo dhanka sharciga oo ka socda 22 dal oo #Rome, Italy, uga qeybgalaya tababar uu qabanayo International Institute for the Unification of Private Law - UNIDROIT, oo la asaasay 1926. Macluumaad badan kala soco baraheena bulshada: SIDRA Website: sidrainstitute.org/ SIDRA Twitter: SIDRAInstitute SIDRA Facebook: SIDRAInstitut...
Tababar ku saabsan xuquuqda dhallinyarada iyo caruurta
Переглядів 27Рік тому
Tababar ku saabsan xuquuqda dhallinyarada iyo caruurta
Ka qeybgalka caruurta iyo dhallaanka arrimaha khuseeya horumarkooda
Переглядів 298Рік тому
Ka qeybgalka caruurta iyo dhallaanka arrimaha khuseeya horumarkooda
Fariin ku saabsan waxbarashada caruurta
Переглядів 22Рік тому
Fariin ku saabsan waxbarashada caruurta
Tacadiga ka dhanka ah Caruurta
Переглядів 1262 роки тому
Tacadiga ka dhanka ah Caruurta
Xuquuqsa Asaasiga ah ee Caruurta
Переглядів 522 роки тому
Xuquuqsa Asaasiga ah ee Caruurta
Tababar daryeelka iyo ilaalinta xaquuqda caruurta
Переглядів 322 роки тому
Tababar daryeelka iyo ilaalinta xaquuqda caruurta
Shirweynaha waxbarashada Puntland ee xaaladaha deg-deg ah
Переглядів 272 роки тому
Shirweynaha waxbarashada Puntland ee xaaladaha deg-deg ah
Drought impact on Schools in Puntland
Переглядів 1912 роки тому
Drought impact on Schools in Puntland
Challenges to to COVID-19 vaccine rollout in Somalia
Переглядів 662 роки тому
Challenges to to COVID-19 vaccine rollout in Somalia
Drought in Somalia
Переглядів 5912 роки тому
Drought in Somalia
Tababarka Adkaysiga iyo Badqabka Carruurta
Переглядів 472 роки тому
Tababarka Adkaysiga iyo Badqabka Carruurta
Tababarka Akaysiga Carruurta
Переглядів 162 роки тому
Tababarka Akaysiga Carruurta
Tababar Ku Saabsan Kor u Qaadida Nadaafadda
Переглядів 1412 роки тому
Tababar Ku Saabsan Kor u Qaadida Nadaafadda
Caqabadaha ay la kulmaan dumarka ku jira ganacsiga yar-yar ee Soomaaliya
Переглядів 4,5 тис.2 роки тому
Caqabadaha ay la kulmaan dumarka ku jira ganacsiga yar-yar ee Soomaaliya
Swedish and Norwegian Embassies Visit to SIDRA
Переглядів 252 роки тому
Swedish and Norwegian Embassies Visit to SIDRA
Electricity and Education.
Переглядів 102 роки тому
Electricity and Education.

КОМЕНТАРІ

  • @IbrahimcabdiGab
    @IbrahimcabdiGab 10 місяців тому

    😮waasmi

  •  11 місяців тому

    Mashruucaan waxaa wato.. qolo shaydaanka caabuda. Iska ilaaliya caruurta way xadaan gaalada ayay ka gadaan

  • @dhamaystiran
    @dhamaystiran 7 років тому

    woow maalmo xasuus badan iyo is barasho gabdho cilmi leh ilahy hadin xafido dhamaantin iyo tababarayaashi noo suura geliyey inaan halkan isugu nimaadno ay uGu horeyso walshay sahra ahmed kooshin iyo walal madah bootan iyo dhamaan xubnaha SIDRA institute.

  • @qaraacaaishacalimuuse8068
    @qaraacaaishacalimuuse8068 7 років тому

    hamblyo Hamblyo Team SIDRA waxaan ka baratay Shirkaa Asxabtaan ka baratay Gabadho Academic qaaliya Sida Dr Ayaan iyo Mrs Sahra

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin 8 років тому

    MashAllah.