buuloxuubey
buuloxuubey
  • 40
  • 584 384
koobkii ramadaanka
koobkii ramadaanka
Переглядів: 917

Відео

JACAYLKA QARDHO
Переглядів 39 тис.14 років тому
JACAYLKA QARDHO
mahad yare and alceyn
Переглядів 9 тис.14 років тому
mahad yare and alceyn
somalia war 4
Переглядів 1 тис.14 років тому
soomalia war 4
somalia war
Переглядів 1,5 тис.14 років тому
somalia war
somalia war 2
Переглядів 1,4 тис.14 років тому
somalia war 2
somalia
Переглядів 2,6 тис.14 років тому
somalia
saado cali warsame
Переглядів 95 тис.14 років тому
saado ali warsame
Axmed Cali Cigaal
Переглядів 72 тис.14 років тому
axmed cali cigaal
Somali Media of Minnesota
Переглядів 6 тис.14 років тому
Somali Media of Minnesota
Xildhibaan Faaduma Cabdullahi Q4AAD
Переглядів 29914 років тому
XILDHIBAAN FAADUMA CABDULLAHI
Xildhibaan faaduma cabdullahi Q.3AAD
Переглядів 43314 років тому
xildhibaan faaduma cabdullahi
xildhibaan faaduma cabdullahi Q.2AAD
Переглядів 73214 років тому
xildhibaan faaduma cabdullahi
Xildhibaan faaduma cabdullahi Q.1AAD
Переглядів 89314 років тому
xalidhibaan faaduma cabdullahi
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Переглядів 3,7 тис.14 років тому
QAYBTA KOOWAAD
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Переглядів 4,3 тис.14 років тому
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Переглядів 3,9 тис.14 років тому
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Sheekh C/qaadir Cukaasha
Переглядів 11 тис.14 років тому
Sheekh C/qaadir Cukaasha
somali week
Переглядів 52314 років тому
somali week
DEEQA BILAN XADATO
Переглядів 24 тис.14 років тому
DEEQA BILAN XADATO
puntland
Переглядів 64614 років тому
puntland
SADO ALI SINJIGA LAMA BADALIKARO
Переглядів 15 тис.14 років тому
SADO ALI SINJIGA LAMA BADALIKARO
Libdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam
Переглядів 185 тис.14 років тому
Libdhi Maysid Laascaanood- Iyo Saado Cali Warsam
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q. SADEXAAD
Переглядів 1 тис.14 років тому
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q. SADEXAAD
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q.LABAAD
Переглядів 92214 років тому
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q.LABAAD
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q.KOOWAAD
Переглядів 1,2 тис.14 років тому
Wasiirkii hore ee amniga Puntland General C/laahi Saciid Samatar Q.KOOWAAD
ilays band iyo Augsburg College Band
Переглядів 1,8 тис.14 років тому
ilays band iyo Augsburg College Band
qardho
Переглядів 15 тис.14 років тому
qardho
boosaaso 2010 somali media
Переглядів 53 тис.14 років тому
boosaaso 2010 somali media
xafladii soo dhaweynta amiir mohamud ee minneapolis,minnesota Q.3 aad
Переглядів 82214 років тому
xafladii soo dhaweynta amiir mohamud ee minneapolis,minnesota Q.3 aad

КОМЕНТАРІ

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 10 днів тому

    Wariyah afsomali baa ku yar muu yiraahdo markii la doortay madaxweyne abdilahi yuusuf Ahmed 2004 xafladi Minnesota

  • @Baabkasool
    @Baabkasool 20 днів тому

    Somali inan sheegto Waxa Kunjeer iga dhaw Anoo dhaha Nin dhulbahanta Ban Ahay Adeer 2024 Yaa dawanaya Farta taga ☝️

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Місяць тому

    Ssc Laascaanood Libdhimayso

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Місяць тому

    Laascaanood Waa Caasimadii Sssc

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Місяць тому

    Saada Cali Ma Dhiman Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Місяць тому

    Maansha Allah My Dream Caming Treu Laascaanood Free

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 місяці тому

    Allaha Ha U Naxiiso Saada cali Maanta Shalay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 місяці тому

    Maansha Allah Laascaanood maanta Free From Idoorwagashe

  • @mahadismaelhashi8851
    @mahadismaelhashi8851 2 місяці тому

    18/08/2024 yaa ila daawanaya heestaan

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 2 місяці тому

    Alla yaa raxma saadooy

  • @AmeeraHassan-lg7up
    @AmeeraHassan-lg7up 2 місяці тому

    Quruxey qabriga kaa soo saari lahaa hadaan awoodee allah haku naxariisto jeclaan hahaaye adoo manta lascanod nala dhex jooga janadii ku raacxayso eedo

  • @faizasaid3294
    @faizasaid3294 2 місяці тому

    This song should get a million My Laascaanood ♥️

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 2 місяці тому

    Haday maanta joogi lahayd 💔

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 2 місяці тому

    Saado Ali, Sheikh Abdinaasir, Hodan Naalaye maanta in ay Noolaad baan jeclaan lahaa oo Arkay Dhulkii laga sifeeyey Cadowgii SNM illaahow adigaa naxariista bixiye u naxariiso dhaman Shuhadadii nooga shahiiday Halgankii guuleystay

  • @Arabsigad
    @Arabsigad 3 місяці тому

    Ilahow ku naxariiso

  • @salmaabdinasir4843
    @salmaabdinasir4843 3 місяці тому

    9.july.2024 mamo alle haku naxariisto😢

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 місяці тому

    Been Raad Ma Leh in Laascaanood Khaatumo State of Soomaaliya

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 місяці тому

    Ha Biqin I'm in Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Khaatumo 2

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 місяці тому

    I'm Happy I'm in Laascaanood

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 місяці тому

    Booye Shalay iyo Maanta L

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 місяці тому

    Maanta Iyo Shalay

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 місяці тому

    Heestan lyrics keeda yaa igu caawin karo ereyo badan baanan fahmine hdana wlhi waa jeclahy markasto aan qayiilayo waa dhagaysta Wxaan xasuusta hapeen aan jiida kujirey 7/23/2023 saan heestan qura udhagay sanayay baa badfac nagu bilow dey Alleh ha idiin naxariisto shuhadadii halkaa ku nafwaayay Inteena nool na waxaan inoo rajeenaya nolol qurux badan iyo inaynu ilaashano midnimada dadka iyo dalka Wxaanan ilaawin hooyo saado cali warsame alleh qabriga hakuu nuuriyo hooyo😢

  • @mawlidmaxamed9386
    @mawlidmaxamed9386 3 місяці тому

    😢😢😢 allaha u naxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo 😢

  • @WaxyBoot
    @WaxyBoot 3 місяці тому

    From sool laascaanood

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 4 місяці тому

    7/62024 Aun saado cali warsme

  • @MaxamedElkacaze
    @MaxamedElkacaze 4 місяці тому

    Kuwa yar yar ee kubada ciyaraya ayaa dhigooda ushubuy hooyo jada ku led 😢

  • @MaxamedaliWarab
    @MaxamedaliWarab 4 місяці тому

    Lasaanood 2024 /5 /30 ❤❤❤❤❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 4 місяці тому

    My Dream Coming Treu Laascaanood Free

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 4 місяці тому

    Gabdhaha Reer Ssc U Duceeya Abwaan Saada Cali Warsame Majid U Dhisa

  • @gardersomal5765
    @gardersomal5765 5 місяців тому

    I garder somal of tassia nairo i like it

  • @ridwaismial-qt2gb
    @ridwaismial-qt2gb 6 місяців тому

    My home 🏡 laascaanood

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 6 місяців тому

    Ala yaaraxma.saado cali warsame iyo intii dhimatay saado waxay ahayd fanaanad qiimo badan oo halgankii ssc khaatumo ka qayb qaadatay

  • @AOH4963
    @AOH4963 6 місяців тому

    Axyaa reer abti jama siyad bah ayey hooyo hayaag bah ayey aabo jama siyad aniga isaaq bn ahy habarjeclo reer daahir reer yuusuf wn idin jecelahay dhulbahantow dhamaantiin😢❤❤

  • @aliomarmohamed300
    @aliomarmohamed300 7 місяців тому

    Leegadii baad Ku lammaanayd Looxa diintiyo Loollankii hore Waa laguu qiray Laabta kaa ogi Lurka kii wada 'Lax' lagaa yidhi Waa luqluqashee, Libdhi meyside Laascaanood Laba maaha Waddankeennu!". "Liibaantooy Weynaatooy Ladnaatooy, Lafta dhabarkaad Dalka tahayoo Kuma loodshaan Laabatada diid Waw luggooyee Waad laxaadsano Ninkii lumayaa Beenta laasima Runta laalee, Libdhi meyside Laascaanood Laba maaha Waddankeennu!".

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 7 місяців тому

    Kama daalo heestan ❤.

  • @Jualli
    @Jualli 8 місяців тому

    Allow kuu naxariiso hadalkaaga allaah wuu aqbaley 25/08/23❤❤

  • @abdirizakmohamud2706
    @abdirizakmohamud2706 8 місяців тому

    02/18/2024 baan dhagaysanaya si niyad leh midhuhuna macno ii sameynayan LA oo Aan ku Dhashay waxa igu danbeysay 2006 insha alahu 2024 waan dhex tagayaa Mamo Saado Ali allow ku naxariiso waxay no ahyd hogaamiye aragti dheer taariilhdana xusi doonta .

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 8 місяців тому

      Aad io aad ilaahay ha unaxariisto hooyo saado cali warsame .

  • @Sarreye
    @Sarreye 8 місяців тому

    Still 2024

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 8 місяців тому

    Illa hun sada A.warsame❤ viva ssc kha tumo

  • @faisaawad6335
    @faisaawad6335 8 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤SSC guul RIP eedo mcn😢

    • @AOH4963
      @AOH4963 6 місяців тому

      Habo❤

  • @MoIntertains-hk1ix
    @MoIntertains-hk1ix 9 місяців тому

    Iidoor wuu ku qanci la'yahay maanta in dhulbahante dhul kooda maamulanayaan oo ay xor u yihiin. Iidoor wuu orday oo amxaaro iyo oromo ayuu dabada la galay. Qorshahoodii waa sidii dhulbahante loo gumeeyn lahaa mar kale. Wallee dhici meeyso oo waa biyo kama dhibcaan! Somali Maxamed markan yaan dhulbahante keligii lagu eegan ee waa inan amxaaro iyo Iidoor baqti gooda jiidnaa nacalaa ku taale doofaarada!

  • @ibraahimmaxmuud
    @ibraahimmaxmuud 9 місяців тому

    Alle haku raxmado habo saado cali warsame

  • @mohamedabdimohamed2729
    @mohamedabdimohamed2729 9 місяців тому

    20/1/ 2024 ❤

  • @mubaraksalah5943
    @mubaraksalah5943 9 місяців тому

    Mission Accomplished Habo, LA free from SNM.

  • @akramfaisal5122
    @akramfaisal5122 9 місяців тому

    cawa yaa ila dhegeysanya heestan 12/1/2024 hbeen jimce aha xuska khaatumo🥰

  • @RidwaanUbdullahi
    @RidwaanUbdullahi 9 місяців тому

    ʟɪɪᴄɪ ᴍᴇʏsɪᴅᴇ ʟᴀsᴀᴄᴀɴᴏᴏᴅ ᴡʟʟʜɪ ᴅʜᴜʟʙᴀʜᴀɴᴛᴇ ᴍᴀᴀ ɪʜɪ ʟᴋɪɴ ssᴄ ᴡᴀɴ ᴊᴄʟʜʏ ɪɴᴇ ɢᴜᴜʟᴇsᴛᴀɴ ɪʟʟᴀʜᴏᴡ sᴏᴏᴍᴀʟɪ ᴏᴏ ᴍɪᴅ ᴀʜ ᴍᴀʟɪɴ ɪᴛᴜᴜs

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 9 місяців тому

    Waxan ka imiday wadanka koonfur ku lahaa.

  • @MohamedSulub-kt6xl
    @MohamedSulub-kt6xl 10 місяців тому

    25 December 2023 baan dhegeysanayaa laascaanood 4 bilood bay xor tahay ❤

  • @zircabdiwalijaamac840
    @zircabdiwalijaamac840 10 місяців тому

    24/12/2023 siniyadaan udhagaysanayaa heestan

  • @abdallamataan919
    @abdallamataan919 10 місяців тому

    24/12/2023 laascanood neecaw nabdon ka dhacayso alxm libdhi maysid lascanood❤🥰