- 13
- 77 948
Xariir Koosaar
United Kingdom
Приєднався 30 лис 2024
Travel | Vlogs | Revealing new and exiting locations
#Subacribe #Follow
#Subacribe #Follow
Відео
Dhulka ugu Abeesada badan S/land ayaan u safray
Переглядів 12 тис.6 днів тому
Kusoo Biir youtube keena
Magaalo la daganaa 200 Sano ka hor oo dhamaanteed duntay
Переглядів 20 тис.10 днів тому
Taariikhda masaajidka cismaaniyiinta (Turkida) ee Berbara
Переглядів 1,2 тис.15 днів тому
Berbara
Переглядів 12619 днів тому
Buurtan waxa ku qoran magaca Eebe Wayne | A mountain with the name of ALLAH
Переглядів 41 тис.19 днів тому
Kaluun malaga helaa Badda Boorama || Vlog
Переглядів 58023 дні тому
Safarkii ugu cajiibsanaa ee sanadkan sii dhamaanaya
Переглядів 49426 днів тому
Hargeysa oo siraadan
Переглядів 608Місяць тому
Waxan tagay gunta u hoosaysa buurtan cajiibka ah
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
Korontada iyo biyaha waa u bilaash tuuladan | A village where electrity and water are FREE
Переглядів 346Місяць тому
#subacribe #village #music #tradition #africa
Eyl
Переглядів 156Місяць тому
Welcome to my channel | Kusoo dhawaada Youtube channel kayga Xariir Koosaar
Переглядів 739Місяць тому
#subscribe
Ma wakhtigii rushku joogaa la dhisay
Xawayaan ruush baa dhisay .ma waxaad moodeysa somaalida carshaanta ku nool in ay dhiseen
Laba legen baa tihiin🎉😂🎉😂
War wax lga maqlo ma jirto mic fcn soo iibso
Moscow Xaafada Ma Layga Iibinayaa
Wow Amazing vedio xaadan lagamaba garto Russian
Inata. Aay. Cuuna Yaab. Qaadaka. Ku. Xiidhaan. Dhaan. Xoolaha. Canaan. Ama. Beero. Ka. Dhigayaan. Nimaan. Majiiraan. Meelo. Kaale. U. Lee Xiiya. Caajiisiin. Ilahoow. Soo. Haade
Inata. Aay. Cuuna Yaab. Qaadaka. Ku. Xiidhaan. Dhaan. Xoolaha. Canaan. Ama. Beero. Ka. Dhigayaan. Nimaan. Majiiraan. Meelo. Kaale. U. Lee Xiiya. Caajiisiin. Ilahoow. Soo. Haade
Waligay maraacin 😅
Allaah akbar yaa allah😊❤
Kkkk
1999❤
*MAGAALADII AY KA SOO GUUREEN.WEEYEEN BEESHA **#HABARMUUSE** EE SAMAROON BUUGUU UU KA QORAY NINKII ENGLISH KA AHAA EE **#BURTON** LA ODHAN JIREY SHEEGAY*
Sxb horay usoco 1 arin baan kugu boorinayaa in marka 1-aad eeaad muuqaalka bilaaeyhsid dadka xog ama information guud sii oo kusaabsan sida 1. Halka aad ku wajahantahay 2. Halka aad ka baxayso 3. Magacyada deegaanada aad mareyso 4. Taariikh kooban oo kusaabsan halkaad kusoco am meelaheeda qadiimiga ah
Aadbaan u mahadsantahay walal talada fiican eed na siisay insha allh muuqaaladeena dambe ayaanu sidaa samayn doonaa
Allahu akbar ❤❤
Gaadhi caano sida ayaan sxb kuso galay 2007
Keep going sxb sare
Halku kasoo baxay marka hore? please
War sxb anigaba ka yaabay yarkaa ilaa hada muuqaalka bilow ilaa dhexda baan daawanayaa mana uusan sheegin magca halkuu kasoo baxay iyo halkuu kusocdo
2013 kii wlahi😂
Nin yahow legend ayaad tahay 😂😂😂😂😂
Scw maxaa sababay in gawaadhidii oo dhan casaan ka dhigay miyey ka faashanaayaan waaban yaabaye inanku kulagaa waa dab damis kkkkkkkkkkkkkkkkk waaban yaabay markaan arkay gaadhidii yoo dhan oo wada casaana cajiib iga dheh cajabow cajaaib
gaadhiga waan raacay ano qaarabaha kaatagay maaraka dhiirta leyma sheegin marka geed ayaan madax laagaley
muqaaal cajiiba 10/10
dabdamis halwadan maalagasoo iibiyay waabe
CADNAAN IYO CAALIN IYO XARIIR DHAMAAN WAAIDIN SALAAMAYAA DALXIIS WACAN.OOWANAAGSAN MASHAA ALLAH
Wow Xeebtu aadbey u qurux badan thy 😮
Imisa sacadood aya lo soconya
🎉🎉Mzha Alh Guulayso sxb lkn cadnaan cadceed ma dibada dalxiis buu utagay mise odeyga wey ugaadhoo wuu soo noqday
Anuu Waan Usoo Lugeeyay WllkYow Barigii Dalka Lasoo Galay 😂
Gaadhigaa waa markii sadexaad aan daawado calin abyan adiga iyo cadnaan cadceed
Aniga mas hadan maqlo leyma sii arko 😂😂😂
Wlhi waa muuqaal aan daawashadiisa ku raxeystey zxp horey usoco❤
Scw❤❤❤❤
Wariye sre Xariir Koosaar Salaaamo Zxp halkaas kaga hay barnaamajiyadaada qurxoon ❤
2001
Safarkani waxa uu ahaa mid cajiib ba. Anigu magaalada waxaan ku soo galay diyaarad, waayo waxaan ku dhashay dibada
╭━━━┳╮╱╱╭╮╱╱╭━━━┳╮╱╭╮ ┃╭━╮┃┃╱╱┃┃╱╱┃╭━╮┃┃╱┃┃ ┃┃╱┃┃┃╱╱┃┃╱╱┃┃╱┃┃╰━╯┃ ┃╰━╯┃┃╱╭┫┃╱╭┫╰━╯┃╭━╮┃ ┃╭━╮┃╰━╯┃╰━╯┃╭━╮┃┃╱┃┃ ╰╯╱╰┻━━━┻━━━┻╯╱╰┻╯╱╰╯
Dhulka abeesad kusoo dhowaad hh😂
cerigaabaan usoo socdaa saaxiib
@ soo dhowow saaxiib
Meehu xagay ku taal walal
Degmada, Bullo Xaar Waa Dekkedii Ganacsi Ee ugu Horeysey Dadkeenu wax kla soo Daggi jireeN, Location,keeduna waa waqooyiga Hargysa, Gobbolka Saaxil
Xariirow safar dheer baad gashay
War ninkaasina ileen waa adi😂❤ salaam libaax
Hor uu soco abti
Somalidu dhul shisheeye inay dhisaan ayey jaceyl yihiin koowdana waa ay ka ordayaan😢
Bal hakufiin indeer intad nasoeegayso😅
War iska ilaali bahalaha miska ilahay haydin ilaliyee guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ❤❤❤❤
Illaahow raxmaanoow raxiimoow qaatumo San nagu dil marhore ayadhinteen maalin ayay noolaayeen sideenoo kale allaahu Akbar allaahu Akbar
Allahu akbar
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
Beenaale dakadu waxaygashay 12 aad
Dadku markay maangaabka yahin wa sidan oo kale bulaxaar way ka taariiikh weeyntay 200 oo sano waqtigi firacinta iyaay jirtay oo usiriis iya la odhan jiray usiriis oo ilaha farcinada ahayd marka farcinti waxay uu taqanay magalada ilaha usiriis berbera saylac iyo siyalow oo iyana konfurta ku taal way ka wawa horeysay
bari dhawayd ayuu awoowgay daganaa markii ay aasantay ayaan hargeisa oo cidlo ah oo dooxa uun xoolaha laga waraabiyo u soo guureen berbera ayaa ka horaysay sababtii loo soo degayna waxay ahayd Nuux Ismaaciil kii berbera deganaa ayaa isku laayey reer axmed nuux iyo reer yoonis nuux kadib markaa reer yoonis nuux ayaa usoo cararay bulaxaar markii reer axmed nuux ka adkaadeen dagaalkii .
🤣🤣🤣beenta dhagax uu dhig inader bisnka🤔
Allhu akbar