Fankeenna
Fankeenna
  • 17
  • 7 442
Short film screening (Henna stain) - Filmmaker talk + Q&A (Af Soomaali) #Fankeenna
Waa waraysiga Nimco Cabdiraxmaan Cartan @nimcoayuusuf oo ah filim sameeyaha Heerheer xinne "Henna Stain" oo ah filin gaaban/short film, oo waxaa warayasiga daadahinaysay Farduus M. Dheere, waxaa lagu soo bandhigay #Fankeenna 13kii September. #Hargeysa
Переглядів: 151

Відео

Najaax Haaruun
Переглядів 182Місяць тому
Todobaadkan barnaamijkeena Shaah iyo Shaxan waxaa inoogu marti ah Najax Haaruun oo ka sheekeesay waxqabadkeeda iyo kaalinta uu farshaxanku u qaabilsanyahay bulshada iyo hormarkeeda. Waxaana waraystay Mustafe Axmed.
Khadar Caydaruus
Переглядів 1122 місяці тому
Waa Kalkii 11aad ee Shaah iyo Shaxan martida ku ahaa Khadar Caydaruus, oo la duubay kadib markii filinkiisa "Xaaska xabaal-qodka (The gravediggers wife)" aan ku daawanay goobta @Fankeenna, waxaa waraysiga daadahinayay Mustafe Siciid. Fiiro gaar ah: Cillad farsamo awgeed ku timid duubitaankii podcast-ka iyo qaybta su'aalaha ka soo qaybgalayaasha oo si fiican loo duubin, baa keentay in qaybtaas m...
Muna Axmed - Shaah iyo Shaxan Ep10
Переглядів 1582 місяці тому
Waxaa marti ku ah todobaadkan Muna Axmed oo Mustafa Axmed ka waraystay Qoraalka iyo kaydinta dhaqanka .
Axmed Faayis - Shaah iyo Shaxan Ep9
Переглядів 1383 місяці тому
Todobaadkan waxaa marti ku ah Shaah iyo Shaxan Axmed Faayis oo kala sheekeestay Maxamed Badri sawirqaadista iyo muuqaal-samaynta oo u kala shaqeeyay goobu warbaahineed iyo Haay’adu caalimi oo kala duwan.
Maxamuud Xasan - Shaah iyo Shaxan Ep8
Переглядів 894 місяці тому
Todobaadkan iyo #ShaahIyoShaxan podcast, waxaa marti ku ahaa Maxamuud Xasan, oo ah Sharci yaqaan iyo weriye caan ah oo leh waayo-aragnimo ballaadhan dhanka saxaafadda isagoo la soo shaqeeyay wakaaladaha warbaahinta Carabta. Maxamuud, oo sameeyay qaamuuskii ugu horreeyay ee Carabi-Soomaali 2013-kii, sidoo kale waa qoraa iyo abwaan sameeyay gabayo carabi ah. Waxaa kala hadlay mashaariicdiisii hor...
Fankeenna Film Fest 2023 - Promo
Переглядів 365 місяців тому
Fankeenna Film fest was ongoing for 6 months, 6 themes, 6 workshops in #Hargeisa. A special thank you to @moviesthatmatterst for their support of making this fest happen.
Fankeenna - Shaah iyo Shaxan - Bonus episode
Переглядів 1748 місяців тому
This audio break was made for SAVVYZAAR radio by Fankeenna collective, is a lively meet-up of artists and thinkers from the collective, sharing their music, sounds, and poems. It celebrates old traditions and new ideas, mixing traditional rhythms with modern music to make a unique sound that touches the heart. In this audio intermission the collective talks about their activities and their plan...
Farshaxanka (Cabdinaasir, Shayma iyo Ayaan) - Shaah iyo Shaxan Ep7
Переглядів 1388 місяців тому
Cabdinaasir cabdiqaadir, Shayma cabdiraxmaan, Ayaan siciid ayaa Marti ku ahaa Shaah iyo Shaxan oo ka wada sheekeestay Farshaxanka geeska afrika iyo sida shaxanku noloshooda u saameeyay iyo arrimo kale.
Axmed Xasan "4by4" - Shaah iyo Shaxan Ep6
Переглядів 1549 місяців тому
Toddobaadkan waxa marti ku ah Shaah iyo Shaxan Axmed Xasan “4by4” @4by4arts oo ah Farshaxaniiste ku xeel dheer sawirgacmeedka oo dad badani magaciisa yaqaanaan. Waxaa la sheekestay Ibraahin Iimaan @iimaan_ka . #ShaahIyoShaxan #Podcast #VisualArts #Farshaxan #4by4
Huda Cali BANFAS - Shaah iyo Shaxan Ep5
Переглядів 3479 місяців тому
Todobaadkan waxaa marti ku ahayd (Shaah iyo Shaxan) Nuural Huda Cali BANFAS @huda_ali_banfas waxaana sawirqaadista iyo shaxankeeda kala duwan ka waraystay Xamse Sulub @hamzasulub . #ShaahIyoShaxan #Fankeenna.
Cabdirisaaq Bidixo - Shaah iyo Shaxan Ep4
Переглядів 60510 місяців тому
Abwaan: Cabdirisaaq-Bidixo Xasan Daahir oo heeso iyo maansooyin kala duwan tiriyay, hal-abuurkiisa waxa kala sheekaystay Dr Caqiila Cabdikariin.
Aadan Nuux (DJ Adam) - Shaah iyo Shaxan Ep3
Переглядів 53910 місяців тому
Aadan Nuux (Adam on the Beat) waa Somali music producer, heeso badan oo caan ah oo la xiiseeyo ayuu u sameeyay kana duubay fannaaniin badan. Waxaana heeso samaynta iyo isku dubaridkeedka kala sheekeestay Mustafe Siciid iyo dadweynaha Fankeenna ku sugnaa.
Mustafe Siciid - Shaah iyo Shaxan Ep2
Переглядів 31911 місяців тому
Shaah iyo Shaxan waxaa todobaadkan marti ku ahaa Mustafe Siciid oo kala sheekeestay Maxamed Badri sawirqaadista/sawirsamaynta.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
Переглядів 3,8 тис.11 місяців тому
Ismaaciil Ubax in badan baa lagu bartay inuu waraysiyo xiiso leh qaado, maanta se isaga ayaa la waraysan doonaa. Nagala soo qaybgala wada sheekaysiga Ismaaciil Ubax iyo Mustafe Axmed.
Waa maxay SHAAH IYO SHAXAN
Переглядів 27311 місяців тому
Waa maxay SHAAH IYO SHAXAN
Dood/Kulan ku saabsan Xanuunada dhimirka (Mental health) Bandhigga Filimada ee Fankeenna
Переглядів 26511 місяців тому
Dood/Kulan ku saabsan Xanuunada dhimirka (Mental health) Bandhigga Filimada ee Fankeenna

КОМЕНТАРІ