![Hoodo Show](/img/default-banner.jpg)
- 116
- 368 882
Hoodo Show
United Kingdom
Приєднався 9 гру 2014
Ku xidhnaashahaagu waa noo muhiim nala wadaag tallo iyo tusaaale,waa loo baahan yahay, si aynu u wada jaanqaado mahadsanidiin ..
Hoodo Showyoutube.com/@hoodoshow?si=g9je5pJGM46bPKMQ
Hoodo Showyoutube.com/@hoodoshow?si=g9je5pJGM46bPKMQ
"Hadii dagaalkani boqol sanno qaadanayo waanu wadaynaa."Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland
"Hadii dagaalkani boqol sanno qaadanayo waanu wadaynaa."Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Переглядів: 24
Відео
Berbera iyo Bari-samaadkii qaybta 1-aad
Переглядів 125 місяців тому
Berbera iyo Bari-samaadkii qaybta 1-aad
Turkigu wuxuu inoola dagaalamayaa,waxa u hirgaliwayday Inay Somaliland la midawdo Somalia
Переглядів 55 місяців тому
Turkigu wuxuu inoola dagaalamayaa,waxa u hirgaliwayday Inay Somaliland la midawdo Somalia
"Waxaad anfafiir ku rideen Cadawgii Somaliland"Madaxwayne Biixi
Переглядів 45 місяців тому
"Waxaad anfafiir ku rideen Cadawgii Somaliland"Madaxwayne Biixi
Waxaan rajaynayaa,inay dhawaan dhalinyarda Somaliland,ku filnaan-doonaan,suuqa technology ada .
Переглядів 95 місяців тому
Waxaan rajaynayaa,inay dhawaan dhalinyarda Somaliland,ku filnaan-doonaan,suuqa technology ada .
Muxaadaro Cusub Sheekh Jabuutaawi
Переглядів 76 місяців тому
Cagarog Media Kala Soco Warar Sugan, Warbixino Xiiso Badan, Riwaayadii Hore & Dhexe iyo Madadaalo Kale. Media@Cagarog Media
Sooyaalka Taariikheed ee Somaliland iyo imaatinkii Boqortooyada Ingiriiska. Qaybtii 1-aaad
Переглядів 127 місяців тому
Sooyaalka Taariikheed ee Somaliland iyo imaatinkii Boqortooyada Ingiriiska. Qaybtii 1-aad Soosaare: Cali Axmed Cawaale (Caanodhame)
Daahir Riyaale oo wasiir Fiqiga Soomaliya ku tilmaamay nin aan hadalkiisu qaangaadh ahayn.
Переглядів 67 місяців тому
Daahir Riyaale oo wasiir Fiqiga Soomaliya ku tilmaamay nin aan hadalkiisu qaangaadh ahayn, oo uu yahay mid raqiis ah. Mar uu ka hadlayay Munaasibadda Xuska 26-ka june
"Ninka Ciidanka Qaranka Somaliland dhib inay gaadho ku farxaxay Cod hasiinina"Shabcaan Ismaaciil
Переглядів 598 місяців тому
"Ninka Ciidanka Qaranka Somaliland dhib inay gaadho ku farxaxay Cod hasiinina"Shabcaan
Maxaad kala Socotaa Shilalka Gaadiidka
Переглядів 2811 місяців тому
Hoodo Show Kala Soco Warar Sugan, Warbixino Xiiso Badan, Riwaayadii Hore & Dhexe iyo Madadaalo Kale. Hoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ShowHoodo ...
Wefti uu hogaaminayo Suldaan Salmaan Colhaye ayaa lagu soo dhaweeyay Dalka Tansaaniya
Переглядів 71Рік тому
Wefti uu hogaaminayo Suldaan Salmaan Colhaye ayaa lagu soo dhaweeyay Dalka Tansaaniya
Suldaan Salmaan oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in hablaha in wax la barro
Переглядів 112Рік тому
Suldaan Salmaan oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in hablaha in wax la barro
Abwaan Hadraawi | Gabayga Gudgude | Dhamaystiran.
Переглядів 4,3 тис.Рік тому
Abwaan Hadraawi | Gabayga Gudgude | Dhamaystiran.
"Haybado Ismaaciil Cumar Geele Waanu idin Siinay"Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha JSL.
Переглядів 4272 роки тому
"Haybado Ismaaciil Cumar Geele Waanu idin Siinay"Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha JSL.
Bandhiga Buuga Huda Cali Banfas ee Cariga Ingiriiska
Переглядів 8042 роки тому
Bandhiga Buuga Huda Cali Banfas ee Cariga Ingiriiska
Fariinta Suxufiga Wariye Maxamed Xuseen Cali
Переглядів 4262 роки тому
Fariinta Suxufiga Wariye Maxamed Xuseen Cali
xuska Mawliidka Nabiga ee dagmada arabsiyo.
Переглядів 4902 роки тому
xuska Mawliidka Nabiga ee dagmada arabsiyo.
Raga iyo Dumarka iyamaa Suugaan Yahansan Abwaan Jiheeye
Переглядів 1,9 тис.2 роки тому
Raga iyo Dumarka iyamaa Suugaan Yahansan Abwaan Jiheeye
Maxaad ka Taqaanaa Dadka loo yaqaano Yibraha?
Переглядів 8 тис.2 роки тому
Maxaad ka Taqaanaa Dadka loo yaqaano Yibraha?
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
Переглядів 41 тис.2 роки тому
Wankayga Cadoow Ha naaxin AHU Abwaan Af-gudhiye
Daawo: Taariikhda Somaliland oo la soo ururiyay 1884-kii ilaa 1960-kii
Переглядів 2902 роки тому
Daawo: Taariikhda Somaliland oo la soo ururiyay 1884-kii ilaa 1960-kii
Dr Xaglo -toosiye oo Soo Dhaweeyay ururka Hilaac ee Pro samater
Переглядів 1412 роки тому
Dr Xaglo -toosiye oo Soo Dhaweeyay ururka Hilaac ee Pro samater
Heesta keen Midigta iyo kooxda qaranka
Переглядів 2692 роки тому
Heesta keen Midigta iyo kooxda qaranka
BANDHIGGA BUUGGA BOQOL SHEEKO IYO SHEEKO. QORAA MAXAMED XASAN CALI (WAJJI)
Переглядів 2363 роки тому
BANDHIGGA BUUGGA BOQOL SHEEKO IYO SHEEKO. QORAA MAXAMED XASAN CALI (WAJJI)
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
Переглядів 1,9 тис.3 роки тому
sheekh waro oogo nabi amaan iyo allabari
wariyaha wa nin qalbi xun wayo hadalkuu ku ad adkenaya odayga🥺💔
❤❤❤❤❤
Qofka kagaaga soo diray bal
Usha waa astaa tii nabi muuse
Odaygani kabala ayuu samaynayaa
Allaha unaxriisto halyeeybu aha
Dee Soo dhamaystir wareysiga
Maxamed mooge liban ilaahy naxaristi jano haka warabiyo
Siyaad Barre dalka af Somaliga ayaa u qoray lakiin Ina Cigaal dalka Somaaliya waxba Uma qaban
Adeero.wuxuu.ahaaba.ninkaasi.nin.qiimo.iyo.qaayaba.leh.weeyi.markaa.waxaad.afka.ugu.taagtaaba.ma.jirto.ee.adigaa.wax.yasayee.sasida.dadka.kadaa.qabyaaladbaad.udhimanaysaaaayee.
🎉😢
Waaw❤
Alle ha unaxariisto abwankeeni
waa wariyihi caanka ahaa ee idiris xasan diiriye reer booramaa ayuu ahaa markii danbe bbcsomali ayuu ku biiray
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle ha u naxariisto abwaan hadraawi
Samater
Xasan Ganey iyo Sangub (A.h.u), innaba caadi ma ahayn labadaas abwaan.
Qofkii wax ahaaba waxaa u qaran Alle ha u naxariisto.Gabaygan wuxuu tilmaamayaa habka ugu fiican ee isha xaasidka laysaga ilaasho... Allah ha u naxariisto dhamaan
Sagaalkii sanadood sifo dawlad la moodiyo sawirkeedba ma.ool.calanku wayska sudhnaa ninkii tiriyey waa nin isaaqa ee taa ogow
abwaan hadraawi iyo saxiibki maxamed mooge alle hawnaxaristo
Ninkaasi nin inaga mid ah ayuu noqday inaad u jawaabto may aheen
Alle haunaxariisto jeclaaya dadkiyo dalka
Msha allh.
Sheiqan Allah khir ha siyo viva la Yibir
❤❤❤❤❤
Gudgude
😂😂😂
Saasaa.sax
Qalidkii iigu WAYNAA aan sameeyay noloshayda waa ka tagii dhaqanka Soomaaliyeed ee ku salaysan Islaamka. Maxaan la kulkay? Diin la'aan. Lacag la'aan, dulunimo, doqoniimo, iyo kalsooni daro. Suudh ayaa la ii xidhay. Xashig yarns luqunta ayaan la iiga lulay. Waxa la iigu yidhi isticmaal kalmadaha: demokrasi, haayado, iyo xuquuqda biniaadamka. Axmed Bahjad
Gaal boow ahaa mana Kato bad kee nin jahanamo alaha geeyo siyaad bare iyo inta jecel ilaa hada oo far majo know ka yahay
0:22
LACUSEGEYUTIONS
LIVES
LOVES
LIVE
SHARE
LEGETA
Cali mahdi iyo Caydiid maxay culumadii tabliiqa u laayeen?
Waxaan rabaa inan ogaado qisada dhabta ah ee culumadaas
ALAHA uu naxariisto abuwan axmed
ALAHA uu naxariisto abuwan axmed 11:27
ALAHA uu naxariisto abuwan axmed
ALAHA uu naxariisto abuwan axmed
Masha Alahu Abuuwaan
Usha uugacanta gadaasheeda ku celinayo salka ayay ubalaaran tahay He has been practicing since childhood, highly coordinated motor skill. Qofkastaa baran kara Waa kaas ee bidixda ama lugta ama madaxa ku socodsii ku dhaha. Dabcan Waa Muslim oo Allaah baa ducooyinka ajiiba dadkuna way isu baahan yihiin. Waana wax San in qofkii wax kuwaydiistaa kuuna ducaynayo aad wax siisid. Balse ushu indha sarcaad maahee ( you can practice, just trick) banoonigaba waa lakala MOOLAYSAN IYO TIRIS OG YAHAY.
Waxayna waqtigooda kusoo aday boqortooyadii cismaniyiinta markaas oo yahudi quduna laga saray yuhudi yurub ee isbiina christaanka iska soo saareen waa xiliyada aad aay ukala firirtay tumaal iyo yibro iyo qeeyb amxarada ladega ayaa wada dhashay
Waana runtii somalida diin mahaysan waxay caabudi jireen waaq sida hadaba kusii danbeyso qabiilka rindiilaha looyaqaano ee kenya dega nimankana islaamka ayaa kaso saray qudus kadibna somaliya ayaa looga dabayimid waxayna ahayeen dad ahlukitaab ah
Waxaan baaristaa waday mudo 15 iyo tobak sano ah waa xaqiiq dhab ah oo jirta waakaa afkiisa ka qiray inay kayimaadeen daanta galbeed qudus.
Nimankaan hibraha iyo tumaasha wey wada dhasheen waxayna wada degenaayeen jabuti iyo somalinad agagaarkeeda waxayna ahaayeen reer banii israail kitaabka towraad ayayna heysteen ilaa islaamka soo gaaray xiligii axmed gureey qeeybna waala laayay qeybna wey islaamen qeybna waa la sdoonsaday waxana somali utaqaan xawaalo tumaaleed waana sababta logga guursanwaayay looguna guuriwayay waxayna asal wadaag yihiin qabiilka falaashaha layiraahdo ee ethopia.
Legend ❤.