Dabshiir Media
Dabshiir Media
  • 167
  • 288 343

Відео

Waar Dag Dag ah
Переглядів 25514 днів тому
Waar Dag Dag ah
Waar Dag Dag ah
Переглядів 37121 день тому
Waar Dag Dag ah
Waar Dag Dag ah
Переглядів 33Місяць тому
@DABSHIIRMEDIA #SomaliaNews
Qof baahani Gob maaha,Xasan ayax maanta haduu qabuuriha fagtay lafihii maytidana canshuurayo
Переглядів 298Місяць тому
@DABSHIIR MEDIA #HD Somalia
Pro amare Xasan dhiiqo Iyo Muuse Bixii Taariikhda Iyaa Dishay Way soo Urayaan labaduba Bulaacad
Переглядів 63Місяць тому
Pro amare Xasan dhiiqo Iyo Muuse Bixii Taariikhda Iyaa Dishay Way soo Urayaan labaduba Bulaacad
Waar Dag Dag ah
Переглядів 73Місяць тому
Waar Dag Dag ah
Waar Dag Dag ah
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
Waar Dag Dag ah
Waar Dag Dag ah
Переглядів 27Місяць тому
Waar Dag Dag ah
WARKII OO FIDSAN
Переглядів 40Місяць тому
WARKII OO FIDSAN
Waar Dag Dag Ah
Переглядів 40Місяць тому
Waar Dag Dag Ah
TOP SECRET MILATARIGA ITOOBIYA
Переглядів 96Місяць тому
TOP SECRET MILATARIGA ITOOBIYA
WAAR DAG DAG AH
Переглядів 44Місяць тому
WAAR DAG DAG AH
WAR DAG DAG Ah
Переглядів 46Місяць тому
WAR DAG DAG Ah
WAAR DAG DAG Ah
Переглядів 74Місяць тому
WAAR DAG DAG Ah
WAAR DAG DAG Ah
Переглядів 68Місяць тому
WAAR DAG DAG Ah
Ciisow Dalkeeni Gacanteena U ka Baxay Hurdada ka Toos Oo Babaadiya Djibouti H/awal Iyaa Dalkeeni
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Ciisow Dalkeeni Gacanteena U ka Baxay Hurdada ka Toos Oo Babaadiya Djibouti H/awal Iyaa Dalkeeni
WAAR DAG DAG AH
Переглядів 460Місяць тому
WAAR DAG DAG AH
War Dag Dag ah
Переглядів 562 місяці тому
War Dag Dag ah
War deg deg ah
Переглядів 1322 місяці тому
War deg deg ah
Waar Dag Dag ah
Переглядів 1,2 тис.2 місяці тому
Waar Dag Dag ah
WAAR DAG DAG Ah
Переглядів 6042 місяці тому
WAAR DAG DAG Ah
War deg deg ah
Переглядів 2472 місяці тому
War deg deg ah
WAAR DAG DAG Ah
Переглядів 842 місяці тому
WAAR DAG DAG Ah
Xasan Sheekh iyo dowlad Gobaleedyada oo isku mari la’ 2 qodob, Habargidir oo ku hanjabtay hadii la
Переглядів 1852 місяці тому
Xasan Sheekh iyo dowlad Gobaleedyada oo isku mari la’ 2 qodob, Habargidir oo ku hanjabtay hadii la
WAAR DEG DEG Ah
Переглядів 1 тис.2 місяці тому
WAAR DEG DEG Ah
War deg deg ah
Переглядів 4212 місяці тому
War deg deg ah
ilaahow hanoogu caroon foolxunada iyo diin la aanta ka dhacday mudugLeelkasow tolow waad ceebowdeen
Переглядів 3122 місяці тому
ilaahow hanoogu caroon foolxunada iyo diin la aanta ka dhacday mudugLeelkasow tolow waad ceebowdeen
War deg deg ah
Переглядів 1982 місяці тому
War deg deg ah
War deg deg ah
Переглядів 392 місяці тому
War deg deg ah

КОМЕНТАРІ

  • @الصومالي-ك3ض
    @الصومالي-ك3ض 21 день тому

    From Somali GaLbed GuuL baan Rajaynaynaa Shekh Waan Xoraynaynaa dhuLka

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 Місяць тому

    Adigaaba ka ah number 1 kala qoqobka

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Місяць тому

    Waa reerkaaga!!!

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Місяць тому

    EDEERKAAGA UNKA GURIGIISU YAHAY GAALKA GABADHIISU QABO U SHEEG!!! CIISE mamaasan baa halkaa dhigay!!!!

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    CIISE CANFAR BA DHAMAYSEE MEE CIIISE . SXB DHAQALA DHAWAN BA LALA WAREEGIYE SUGG

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    NIN KAN DA.DA AH MA CIILBU MUTAY. WHY he IS not feelingen good

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Місяць тому

    Hassanow ! Daruud iyo Raxanweyne waa ku fahmeen

  • @user-ks9yt2bm8k
    @user-ks9yt2bm8k Місяць тому

    Beenale

  • @MjaamacXasan
    @MjaamacXasan Місяць тому

    Nin wayn oo saqiiray xiligaasaad qabyaalad ka sheekaynaysaa

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому

    Hor meesha aad tahey iyo waxa aad tahey ayaa ku filan jawaabtaada hargeysa iyo somaliland maahaba meel aad hadalqaadi karto xaar walwaalyaw

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 2 місяці тому

    Mar hore waaye Video ma aha hada saa la soco waa 2023 before August

  • @UbaxHassan-yp9ss
    @UbaxHassan-yp9ss 2 місяці тому

    💅🏽💅🏽💅🏽💅🏽👠👠🙈💀🤮🖕💍🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👠💅🏽💅🏽💅🏽🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 2 місяці тому

    waa maxay goojacadaha aad ka sheekaynaysa 2024

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 2 місяці тому

    Dila garaca❤❤❤

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 2 місяці тому

    Waa in magalada barbara dhiiggu mulucyeeyo.❤❤❤❤

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    Waxan umalaynayaa in indoor larogayo

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    Inshaa Allah wuu jabayaa

  • @CabdikarinElmi
    @CabdikarinElmi 2 місяці тому

    Haa

  • @leumnanthavong
    @leumnanthavong 2 місяці тому

    Great video and nice sharing

  • @abdikadirabdi7427
    @abdikadirabdi7427 3 місяці тому

    Always guul SSC.

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we 3 місяці тому

    Waa alshabaab mabda ay aaminsan yihiin ayuu la yimid xasan gurguurte ciyaartii dhiiqda uu sheegi jiray ayaa u bilaabmay KKKK

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we 3 місяці тому

    Xasan gurguurte waa calaamo munaafuq wuxuu ku dhaqmay kkkkk dawlad ayuu qoys ka dhigay kkkkkk waa fashilmay mw ma aha cid ay wax ka qaadi karaan ma jirto qabiil walba wey hubeysan yihiin mw looma aqoonsano waa mw hore waa is ku dabayl kicis wuxuu wado ma is qarin karo ilaah ayaa fashilay qof fashilan oo alshabaab la shaqeysta waa xasan iyo dumuljadiid wey fashilmeen

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 місяці тому

    Balwaan Geesi Geesi dhalay 🦸🦸‍♂🦸‍♀💌🤟🍀🏩🥊🧤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Scw❤❤❤❤ abti codkaaaga iska hagaagi mahadsant

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 3 місяці тому

    Codka video hagaaji waa uu guuxayaa sida qol aan la daganeen oo laga dhex hadlaya oo kale sxb

  • @user-wx4rd9sv4j
    @user-wx4rd9sv4j 3 місяці тому

    Both of them they are traditional enemies of Somalia.

  • @user-wx4rd9sv4j
    @user-wx4rd9sv4j 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @KhalidCawale-jl4di
    @KhalidCawale-jl4di 3 місяці тому

    Oowalaal waxaan in dib loo eego siday kuyimaadeen

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 3 місяці тому

    WAA IN AAD KA HADASHO PL IYO SSC ARIMOHOODA BENTA LALA WAREEGAYO. DANI WAXAAD LA HESHIISAY MARKUU KHAATUMO IS GARAB ISTAAGAY. WAANA NIN HADAF LEH INTAAN KA ARKAY WAANA ( BAH DHULBAHANT) INUU DHULBAHANTE YAHAY BU ISU ARKAAYE ABIY MALA SOO QAADAYAA QADIYADA HARTI. HADII PL DHIMATO SSC NA SIDO KALE .

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 3 місяці тому

    ITOOBIYA MAWAXAY RABTAA SSC? MA DHICI KARTAA INAY ITOOBIYA DHIHI KARTO SSC IYO MUUSE JUUDAAN HESHIISII? ANAGO HARTIYA WALAALAHAYA IYOA ILMA ABTIYAASHAYAD OO HALKAA KU DHAMAADAY.

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 3 місяці тому

    AYUUBOOW EEDO MACAAN DALJIR TV/AMA JAAMAC GALAD WUXUU LEEYAHAY SSC KHATUMO BAA LA DHAGRAYAA. TAASI NAMA QABATO. ANOO CISMAAN MAXAMUUD AH 9BILOOD MA SEEXAN GAROOWE OO AAN KU KORAY WAXAA IIGA XANUUN BADANAYD SSC. ADUUNKA SIDAAN DADKAAS UGU DAMQADO WELIGAY MJ UGUMA DAMQAN. KA HADAL ARINKAAS. WISWIS BU JAMAC GALAD IYO INA QUUJE O ISKU HADAL KU HADLAYA WAAN DHIBSADAY. MAKULA TAHAY IN UU DANI DAYACAYO SSC OO AXMAARO KA YEELAYO WALAALAHA DHAQAR.

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 3 місяці тому

    ❎❎❎

  • @MaxamuudSaalax-mv3ij
    @MaxamuudSaalax-mv3ij 3 місяці тому

    Xasan dalka ma hogaaminkaro

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 місяці тому

    Madax waynaha iyo RW hadba kii qaldan ha la cayriyo intii Madax wayne khaldan dalka qaribilahaa Soomaaliya Soomaali baa leh kalitalis ha dhaco.

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 3 місяці тому

    qabyaalad noocii isticmaarka ah qabiil walba isaga dhexdiisa isku dir kan xika kaqaad ina adeekii ku badal ayagu ha isdilaane shacakana baahi ku dil haku daba socdaane فرغ تسد iyo جؤع كلبك يتبعك waa labadaan daqriiqadood waxa uu ku spcodo oo loo soo dhiibey

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 3 місяці тому

    Shiikh Cadi dadkaan lacag bay qaateen wax ka socanayana ma jirto ee niman yahaw idinkaan nahay walaaladiis xaaska kiin gabdhuhiina marka plz 😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱

  • @user-mg4kw1wh2y
    @user-mg4kw1wh2y 3 місяці тому

    Sidee isu qabaneysaa Dastuurkii hore ayaa sharci ah iyo Raysal wasaaraha waxaa eryi kara Madaxweynaha

  • @abdirizakbarkhadle6493
    @abdirizakbarkhadle6493 3 місяці тому

    Siyaasiyiin-teena qaarkood waxay qabaan 100% ha lagu heshiiyo Dastuurka ama hala kala guuro. Dalkaan Garowe ONE iyo TWO ayaa lagu soo maamulay, mana la kale guurin, si kastoo laysku khilaafsanaa. Maanta oo Baarlamaanka Qaranku saxayo Dastuurka miyaa la kala guurayaa? MA JIRO wax la yiraah “Wadar-Ogol”, mana lagu sii jiri karo “LOOMA DHAMA”. Doorashadii ugu dambaysay Mareekan-ka waxaa lagu kala baxay 53% iyo 47%. Waa in dhameestirka iyo ansixinta Dastuurka looga dambeeya Barlamaanka, lana aqbalaa go’aanka Xildhibaanada Qaranka.

  • @maxamedfilacaduur357
    @maxamedfilacaduur357 3 місяці тому

    WAXA LAYIRI DOFARKA FICIL LA AN BAA LOO CADABAA • HALKA MAJA DHERTU EEY KU RIYAQAN SIYASI HAWIYE OO DANTODA WADA• FIQI WAA NIN HAWIYE MATALA GESINA AH

  • @maxamedfilacaduur357
    @maxamedfilacaduur357 3 місяці тому

    SAWIROW JABUTI • OGADENIYA ENEFDII • WAA SOMALI EE ADIGA BOSABOR KASO QADO

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 місяці тому

    Xasan aways .ayaa yidhi . 2009 in ay cibaado tahay rammadaanka in la laayo dadka isagoo sheegaya in ay yihiin kufaar

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 місяці тому

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 місяці тому

    SHEEKH ALIF WAX MALEH IYO WAX BUU LEEYAHAY BAAD ISKU DARAYSAA.!!!

  • @cadaanixasan8246
    @cadaanixasan8246 4 місяці тому

    warkaagu ma waykarkaraysaa uunbaa

  • @user-ls8yd1yj2u
    @user-ls8yd1yj2u 4 місяці тому

    Guul farmaajo

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 4 місяці тому

    Timaha ayuu abuurtay ayaan maqli jiray hadana ma isdhaqay ileen kuwa filinka hindiga fiirsada waxeey ula jiraan saas waaye ma ninaa mase waa naagkkkkk

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 4 місяці тому

    Odayga wejiga miyaad kadhaqdeeyn

  • @batistayonis1789
    @batistayonis1789 4 місяці тому

    Beeshe Somalia oo noquday hawiye iyo darood isku haydaan subxanallah meeshen waddan gormaa ahay noqdoodha dowllaad.

  • @cabdiraxman5032
    @cabdiraxman5032 4 місяці тому

    Kkkk tuuladiisa ha iska aado

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 4 місяці тому

    Farmago nac love you