KOOR MEDIA
KOOR MEDIA
  • 135
  • 90 864

Відео

"Dadkii Oog ina Keenay ee Ciidanka Jabiyay ayaa Wali ina Hor Taagan..." Faysal Cali Waraabe.
Переглядів 2207 годин тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
General Caydiid oo Taalo looga dhisay Somaliland iyo Sabaabta
Переглядів 57214 годин тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
" Diyaar baan u ahay hadaad i xidhaysaan " Daaci Saalax
Переглядів 26821 годину тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
"Jabhadaha dad-baa caan ku ah ayaan leeyahay ee ha khaldamina..." Cabdicasiis Mohamed Samaale
Переглядів 318День тому
"Jabhadaha dad-baa caan ku ah ayaan leeyahay ee ha khaldamina..." Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Mohamed Samaale
Sheekh Nasiiba Sheekh Aadan Siiro oo Golaha Wakiilada looga Yeedhay iyo Sabaabta
Переглядів 331День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
"Buuni Wuxuu ahaa Jariyada Salladda u qaada Xaaska Xassan Sheekh Maxamuud" Xisbiga Waddani
Переглядів 213День тому
"Buuni Wuxuu ahaa Adeege Salladda u qaada Xaaska Xassan Sheekh Maxamuud"Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Waddani
"" Dacwadda ka dhanka ah Xil Maxamed Abiib halkaa ha lagu damiyo.."" Gudoomiyaha xisbiga UCID
Переглядів 196День тому
"Kaantaroollada dalka waa in la adkeeyaaa..," "Komishanka waan ku bogaadinayaa Jadwalka cusub ee ay soo saareen..," "Kulmiyihii hore ee ku badan Xisbiga WADDANI waa la ogyahay wixii aad qabateen iyo wixii aad qaribteen .." " Dacwadda ka dhanka ah Xil Maxamed Abiib halkaa ha lagu damiyo.." "Faarax Macalinkii cadawgeena ahaa maanta meel uu istaago ayuu la'yahay.." "Madaxweynow inta Doorashada ka ...
“ Cirro waxuu ku soo bixi cod aanu waligii Madaxweyne Somaliland ku soo bixin waayo …” Cali Guray
Переглядів 311День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
Xamarji oo amaan kala Dul dhacay
Переглядів 16День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
Qaabkii Xilka Looga Qaaday Prof Samater Guddoomiyaha Cusub ee Hilaacna lagu Doortay
Переглядів 182День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
" Muuse Wuu la ambaday... " Ex Xildhibaan Kijaandhe
Переглядів 151День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
" Jabhada la leeyahay Waa Arab maaha ee Waa Dhufaysyadii Muuse Biixi " Xuseen Axmed Caydiid
Переглядів 139День тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
Dawlada Somaliya oo ka Hadashay Maamus ka Xayuubinta lagu Samaynayo Xildhibaan Maxamed Abiib.
Переглядів 591День тому
Dawlada Somaliya oo ka Hadashay Maamus ka Xayuubinta lagu Samaynayo Xildhibaan Maxamed Abiib.
" Maxamed Abiib Haduu Xishoon Waayo Labada Indhoodbaa la tabanaya Waa la iska Celinayaa. " Xinif
Переглядів 21714 днів тому
Kala Soco Warar iyo Warbixino ku Xiiso galiya Goor Kasta iyo Goob kasta KOOR MEDIA Waa wehelkaaga
“Awdal waxa loo xoqoyaa sidii Laascaanood ee ha laga daayo....”. Wasiir hore Axmed Muumin Seed
Переглядів 7014 днів тому
“Awdal waxa loo xoqoyaa sidii Laascaanood ee ha laga daayo....”. Wasiir hore Axmed Muumin Seed
Beesha xildhibaan Maxamed Abiib oo Afka Furtay Hanjabaad Culusna Dirtay.
Переглядів 14414 днів тому
Beesha xildhibaan Maxamed Abiib oo Afka Furtay Hanjabaad Culusna Dirtay.
Cali Xaamud oo Faratoon u Hanjabay iyo Xog Ku Saabsan Maxamed Abiib oo banaanka keenay
Переглядів 33914 днів тому
Cali Xaamud oo Faratoon u Hanjabay iyo Xog Ku Saabsan Maxamed Abiib oo banaanka keenay
Madaxdhaqameedka Beelaha Gabooye oo U Tafa xaytay Heshiisiinta Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar
Переглядів 16214 днів тому
Madaxdhaqameedka Beelaha Gabooye oo U Tafa xaytay Heshiisiinta Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar
Guddoomiyaha Waddani oo ka Hadlay Isbahaysiga Xisbigiisa iyo Ururka Kaah
Переглядів 7314 днів тому
Guddoomiyaha Waddani oo ka Hadlay Isbahaysiga Xisbigiisa iyo Ururka Kaah
“ Maanta Taariikh cusub ayaynu sameynay ..." Musharax Cabdiraxmaan Cirro
Переглядів 5914 днів тому
“ Maanta Taariikh cusub ayaynu sameynay ..." Musharax Cabdiraxmaan Cirro
"lama arki jirin Maayir ku xigeenka laga cabanayo ..."Badhasabka gobolka Togdheer
Переглядів 17814 днів тому
"lama arki jirin Maayir ku xigeenka laga cabanayo ..."Badhasabka gobolka Togdheer
Ururka Hilaac oo Eryaay Guddoomiyihii Ururkaa Pof Samater
Переглядів 22514 днів тому
Ururka Hilaac oo Eryaay Guddoomiyihii Ururkaa Pof Samater
Musharax Cirro oo Faahfaahin ka Bixiyaay Heshiiska Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah
Переглядів 14614 днів тому
Musharax Cirro oo Faahfaahin ka Bixiyaay Heshiiska Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah
XOG CULUS : Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah oo isku Biiraya
Переглядів 34214 днів тому
XOG CULUS : Xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah oo isku Biiraya
Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay laba Nin oo naftooda Halis Galiyaay
Переглядів 15714 днів тому
Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay laba Nin oo naftooda Halis Galiyaay
Hanjabaad Culus oo La Diray " Dalka Doorasho kama Dhacayso
Переглядів 31614 днів тому
Hanjabaad Culus oo La Diray " Dalka Doorasho kama Dhacayso
Beesha Arab oo Dagaal Loogu Baaqay iyo Cida Dagaal Galinaysa
Переглядів 39314 днів тому
Beesha Arab oo Dagaal Loogu Baaqay iyo Cida Dagaal Galinaysa
" Ina Samater wuxuu idinku yidhi Mija hooda Kabriid Baad mooda Codna wuu idinka Doonaya " Eng Faysal
Переглядів 13021 день тому
" Ina Samater wuxuu idinku yidhi Mija hooda Kabriid Baad mooda Codna wuu idinka Doonaya " Eng Faysal
Gacan ku dhiigle La Qabtay + Xogo Qarsoon
Переглядів 7321 день тому
Gacan ku dhiigle La Qabtay Xogo Qarsoon

КОМЕНТАРІ

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 2 дні тому

    Ciro 15$ kun ha uga dhigo $150 kun.

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 дні тому

    Feysal faaruq muuse handaraab wax kale kama rabo waxa la gaadhey wakhtigii $15 Kun ee la siin jirey markey doorashadu soo dhawaato si Cirro loogu dire.faysal hankiisu wuu in uu muuse soo saaro si uuna Cirro u guuleysan. Feysal faaruq wuxu ka xun yahay in uu Cirro mar uun noqdo m/weyne waayo feysal qofna dooranmaayo.

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 6 днів тому

    Kuwii dhiga u hurayba umaydun dhisin makina maydun xasusan yaahuu

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 8 днів тому

    ninyahaw wax runta kuu sheego ayaad weyday e walaahi waxaa ka muuqda hadalkaaga waayo aragnimo la'aan iyo garaad yari aad u wayn. tan hore wax waad ka badali kartaa se tan dambe waa nasiibkaa ee horta doqoniimada jooji oo is aqoonso inaad garaad ka jaahil ka tahay waxan aad ka hadlaysaa TOTALLY WAA WADA QALAD yaa kugu yidhi dumarku wax yar ayay ugu dul qaadan wayday ragga doqon yahaw ahahahahahahahahahahahah aaaaaaaaxxx waar illeyn heedhaha kanaa kale waa jaanjaan waar heedhe aniga ii kaalay aad farta waawayn aan wax kuugu dhigo e waar nin yahaw waxaad wayday in runta laguu sheego e waar iska aamus oo foolxumada iyo yaqyaqsiga aad ku hadlayso eed waliba isla qumantahay jooji hadaad is dhagaysan lahayd waad yaqyaqsoon lahayd imikadan videogan ayaaban kaala hadlayaa waar doqon baad tahay e iska aamus ninyahaw aaamus oo naga aamus uuuuuufffffffff diinta si qalad ah ayaad u fahantay walaahi xidh afkaaga oo umada ka aamus hablahan ka sheekeynaysona afka ka dhig oo taada u tali hadaad wax isla hayso kuwa dadka kalena u nabad gali hadaanad wanaag ku tarayn aamus oo aamus

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 9 днів тому

    Oo ninkaan miyaanu ahayn ninkii lahaa reerkayga waan wada shaqaalaysiiyey....!!!.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 днів тому

    Alaa ya cisak waa taa xaqiiqadu

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 13 днів тому

    Sharcigii ma in labada indhood layskasoo tuuruu isu bedelay hadii xildhibaan hadlo, hadiise xildhibaankii indhaha lagasoo tuurayo shacbka kii hadlana dee gawracbaa u yaal. Alahayaw Somalilan badbaadi 0:06

  • @user-vr2fq7uw3z
    @user-vr2fq7uw3z 13 днів тому

    Habar karaaciin.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 13 днів тому

    Ha ciyaan ha ciyaane waligood ha ciyaane 😂😂😂😂😂

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 13 днів тому

    Faqash fooqal faqash waar koonfur kama talisid iska daa Somaliland danahaaga gaarka ah ka tali Reer Awdal dad la diri karo maaha waxaad is leedahay isku dir Somaliland hore ayay u maraysaa

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 14 днів тому

    Xinif walee waa Geesi Qaran ❤❤nolow

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 17 днів тому

    WELL DONE MARKIISII HOREBA WAAN ARKAYAY WAA NIN ISLA WAYN ADUUNKANA WAXA UGU DARAN NIN MASKIIN AH OO HADANA ISLA WAYN ILLAHAYNA WUU NACAA WAXUU ISKUGU SHEEKEEYAY INUU SOMALI OO DHAN KA CILMI DHEER YAHAY KA CILMI BADAN YAHAY ISAGOO ADOON ILLAHAY OO SIDA DADKIISAA KALEBA ISKA XOOGSADA AYUUN ISSU DHIGAY INUU DADKII KALOO DHAN INTAA DHEERYAHAY ALHAMDULLILAH KOL HADDII ELITKII URURKA KULA JIRAY AY FAHMEEN WAXA UU KA SAMEYSAN YAHAY BOOSKIISII RUNTA AHAANA KU CELIYEEN WAXAANU LEENAHAY YOU WELKOM DHALINYAROW INCHALLAHU WAAD SOO BIXI DOONTAAN KOL HADAAD MUNAFAQII WAYNAA EE HEERYADA IDIN KU DADAN AHAA ISKA TUURTEEN

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 17 днів тому

    Ina Afka Dhuuse hooyadii wase xun buu ahaa; haduu wax ogaaday meel fiican bay maraysaa wax la qarqariyaba Somaliland waa laga gaadhay ujeedadii laga lahaa oo ah Isaaqland maldahan oo waxmagaratada Harti iyo dhuuniqaatayaasha reer Awdal.. Iidoor yuu cidna eersan. Iyagaa qaawiyey.

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 17 днів тому

      waxan aad ka hadlaysaa waa maxay saaqid yahaw nolosha ku saaqiday maxaad tahay adigu sidaad wax aan cidiba wax kaa waydiinayn adiguna ogtahay afka xun ee dheer kuu taraysaa maad candhuuftaada uraysa iska liqdid si ay cudqdada ku kiifta caloosha kuugu badhaxdo yaa maskiin hortaajireba wax laga waydiinayaa ma jiraan ee dalkan dadkii lahaa ayuunbaa leh oo ah UMADA REER SLD waana MACRUUF CIDDA AY YIHIIN samroon ilaa dhuloos kaa xintamaya ee xaasidka ah ee cudurka aan dawada lahayni hayo iyo isaaq iyo ciise iyo gabooye iyo fiqishini iyo magaadleh iyo madhibaan iyo intii kaleen ka tagayba WAA ISKU WADA DAN WAA WALAALO adiguna kamaad dhigin illahaybaa u dooray wayna ku qasban yihiin DADKA INTIISA UGU BADANA WAA AY OGSOON YIHIIN MIDDAA ALHAMDULLILAAH DALKA INUU DALKOODII YAHAY WAY OGYIHIIN ALHAMDULILAAH DADKU INAY WALAALO ISKU DAN AH YIHIIN WAY OG YIHIIN ALHAMDULILAAN inta kalee kasoo hadhay ilaa kuwa reer sh isxaaq uu cudurku kaa galay na ku daran oo ee diidan QARANIMADA JSLD waa kula mid waanu takooraynaa waanu karbaashaynaa walaahi inaydaan cizi iyo sharaf arkayn ilaa aad toobad keentaan ILLAHAYAW QARANKA JSLD JABI CADAWGOODA

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 20 днів тому

    Waxaa fiicnaan lahayd in Reer kastaa urur doorashada ka qayb gala.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 20 днів тому

    Miyaad hurudeen intaas oo bilood. Awoow yaal hayska dhoqaynina kolayba Odaygu wuu is og yahay in aanu urur noqonayn hadii uu macaa Doorashada galo. 😂😂😂😂

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 20 днів тому

    Miyaad hurudeen intaas oo bilood.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 20 днів тому

    Yaabka yaabkii. Horta Odaygu ma urur reer leeyahay ayuu DARAWAL ka yahay. Mise mid qaran leeyahay. 😂😂😂😂

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 28 днів тому

    Itoobiya bada lasiinayo 50 sano kadib sidey uga kacdaa wey adag tahee maxa iminka uga hadley weydey sharci darada lagu wareejiyey ee howd iyo riseef eriya beeshaada cidina kagagma badnee

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju 29 днів тому

    Beenaale waxataraysaa yaraa waxaataykii dibu eegtaariiikdaada

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Місяць тому

    Rali ahaawo ,kulmeyi waguun ,bila abaal ,very sorry

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 Місяць тому

    Beenalayaal dress kii ayaad ceebeysen laaluush ayaad ku nooshihin qofkii soo xidha laydinku yidhah ayaad qafalatan idinkon sharciga ictiraameyn kuligin qabil baad ku fadhidan astan boolis ma lihidin

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Місяць тому

    Waa sidaa aad u sheegtay

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju Місяць тому

    Waadcabsantahay

  • @ahmedelmi3514
    @ahmedelmi3514 Місяць тому

    Allah waxa uu inna faray: “Haddii Lagu Salaamo, Mid ka wanaagsan Ka Celi, Haddii Kale Mid La Mida Ka Celi. Haddad gacanta u taagtey isagu gacanta makusoo yuubey, hats ka yara jilicsanaatee? siday doonto haka ahaytee, hadduu salaanta kaa qaadi waayey Allah ayaa ku leh deynkaas “Assalaamu Lillaah.” Adiga waxa kugu waajib ah sabir iyo dulqaad iyo inaad hubiso inuu kuu kasay mar hadday dad faro badani gacanta u wada taagayeen. Dalbo inaad aragto hubsana shaqaalaha idiin dhexeeyaa inaaney lug ku lahayn wixii dhacay June 26.

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Місяць тому

    Yarkani waa leefleef badan yahay wuu ogaa inaan meesha la Rabin waxaan cidiba u ogeyn ayuu sheeganayaa naagtan uu qabay waxba ma u tari weyday.Muuse waa inangumeed waxaad ku kala baxaysaan xeerka Muuse dheriyada.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Місяць тому

    Somaliland eey Muse Biixi waa kaa Inan gumeed ciil iyo cadaawad kama kore isaga ayaa midgaan ah ha u cadhoon Muuse Allah hayna wada dhaafsho Yaa ictiraafaya ninka muwaddinkiisa ciseyn waayey weliba kuwa laga badan yahay

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Місяць тому

    Abaanow si fiican buu kula hadlay waayo adigaa guulwadeyn jiray Muuse waa inangumeed waxna ma ilaawo.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Місяць тому

    4 daarad la igu soo ururiyay. Kkkkk

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Місяць тому

    GARXAJIS LABA NINBAA U TARTAMAYA HADAY KURSI DOONAYAAN MIYAY ISGU TANAASULAAN.

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Місяць тому

    Fight kulmeyi corruptions even MOU ,meeye hilibana mucaaradka ,weak opposition

  • @KayseMaxamed-cs1ju
    @KayseMaxamed-cs1ju Місяць тому

    Cadawcadawdhalay

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Місяць тому

    Beenaale midkiin madigaan runta iska sheeg Lascaanood imtixaankii Somalia waa lageeyey Iidoor aakhiro kuu shafeeco qaadi maayo.

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Місяць тому

    Waxaa ceeb ku ah maayar mooge inuu soo dhawayn u sameeyo qofka noocaa ah, Really I'm sorry for him.

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 Місяць тому

    doqon torooriska idinkaa ka daran duli iyagaaba isla wanaagsan ka xishooda umada goor walba aad nadhaaciska la hor fadhidaan

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Місяць тому

    Dabkii hore ee waaheen wuxu ka bilaabmay baakhaar xidhan, kannada baakhaar xidhan, waxa cad qof muftaaxa hayaa intuu dab qabadsiiyo inuu qufulo oo iskaga tago. Dawladdu waa inay baadhis ku samaysaa qofkii xidhay labadaba jaarkana la waydiiyaa markuu ka baxay. Ciidan dambi baadhisa oo aqoonleh ayaynaan lahayn. Qofkasta oo caqli lihi uu garanayaa in ujeedo loo gubayo suuqa.

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Місяць тому

    Faysalaw ninkaad kabo ka tolanaysoo kabahiisaa la eegaa. Waxan uga socdaa talo ku anfacaysa oo ah muunadda wasiiradaadu haka muuqdqqn xisbigaaga, waayo kuma aragno dadka ku agtaagan qof u qalma wasiir. Ragbadan oo dalkan I,o afrikaba hogaamin kara laakiin midna ma haysid ee ragii soo celi hadaad karto.

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Місяць тому

    Waar ina abiib wuu khalkhalay 25Aug ayuu ciidanku jabay ee maxaad sheegtay adigu

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Місяць тому

    Meesha laga tegay ee Tukuhu fadhay looma taliyiyo ma anigaa Tuban. Waa erayo nala beri jiray yaraantayadii ama carruurnimadii oo miyi aan kusoo qaatay. Inminkaan fahmay micnaha erayadaas. Dulmiye oo qofkasta oo caqli lahaa iskaga tegay oo last minute y campaign garaynayaa....magacaa be, oo belaayo kula Fanax weynaatay......!!!!!.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Місяць тому

    Caarkeenu waa lama taabtaan baad leedahay bal ka waran ka jeelka Gebileey ka buuxiyay ee suuqa dhexdiisa ku graacay inan yar oo siidhi afuufaysa, faqashtii may samaynin, bal se kuwan hadda joogaaba ka xun. Miyaad aragtay qof habefn madaw gurigiisa lagala baxayo oo la leeyahay wax baad Facebook ku qortay, ama qurbaha jooga oo la leeyahay Airport ka baanu kuu taaganay car kaalay. HEEGO waa faqash fawqal faqash.

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz Місяць тому

    Meelkasta XINIF ABU-JAHAL iyo BUUNI CAGA BARUUR baa. Ka hadlaaye, miyaanay cidkalaba hayn .

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Місяць тому

    Riyo Raac “Sheperd was the worst corrupted NEC(Somliland Election commissioner) in Somaliland history be cause of election funds and he was campaigning ruling party so that he could not be impartial when it comes to National election. He was kicked out Mogadishu before he comes to Somaliland . He was misled even his fellow commissioners and they disagreed on his hidden agenda.

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Місяць тому

    Goormaa loo doortay SULDAAN mise uu riyooday. Allaa kariim Suldaan Daauudna ku qabsay.

  • @ahmedelmi3514
    @ahmedelmi3514 Місяць тому

    Waar dadkii dhulkan ku noolaa, ee 4 jirka laga yaabi jirey garaadkiisu siduu u sarreeyo oo bookskii laga qorayna ay yaalaan librarieska calanka, miyay madheen? Dadka camerada isasoo hortaaga saacad kasta waxaad mooddaa in inta la laayey oo garaadkii laga reebay dub ifka loogu soo celiyey!!! Bal kan day - laba qof oo aanu aqoon ayuu midna caayayaa midna wax ammaan u eeg ku miisayaa. Midda kale gabayga uu inta yar kasoo qaatay muxuu u sheegi waayey ninkii tiriyey?

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 Місяць тому

    Ina Adhi Raac doqonimadiisa magaciisa ayaa sheegaya saaxada siyaasada Wadani ayaa soo geliyey dawladda Xamar lacag buu kala soo baxsaday markaasuu Kalshaale la yimi waa Xinifka Siilmadowda.

  • @Istahil416
    @Istahil416 Місяць тому

    Raga dalka u naxaya waa kuwan

  • @Ronaldoisthe74
    @Ronaldoisthe74 Місяць тому

    Sooo ayagiii lahaaaa diyaarado ayaaaan sameeeynaaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @alijama3401
    @alijama3401 Місяць тому

    KKKK. KKKKK. NOOCANI IMIKA MA SIYAASIBAA HHHHH. YAA KU SOO WAALAY KINIIKA WAALIDA AYUU. U BAAHANYAHAY

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn Місяць тому

    Libaax ka mida libaaxyada j kulmiye

  • @Charkherad
    @Charkherad Місяць тому

    Waar dee waa runtood ilamaa goorma ayaa lanagau baadhanayaa ood xoolihi umada ku cunaysaan waa lasoo halgamay !?!?!?! Halganku ma astaan dadka dareenkooda lagaga ganacsadaa !?!

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 Місяць тому

    Kkkkk faysal sawkii lahaa reeraha ayaan kagu ololeyn oo qabyaalada hala joojiyo masigibaa leh reerkeyga waa iwataa